Tinta Qaleelka kan kaga jooji. EXTREAME MOISTURE!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 89

  • @mandeeqosman1147
    @mandeeqosman1147 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllaah tabarakaAllaah that makes sense jazaaki Allah kheir ❤❤❤❤

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 ปีที่แล้ว +2

    Abaaayo please wax yaalo badan ayaa noo sheegtay ee 3 wax oo aan ku dhaqano sheeg . Qeeyr badan abaayo alaah haku siiyo

  • @farxiyoxasan7118
    @farxiyoxasan7118 ปีที่แล้ว +3

    Asc abaayo tinta jilcisa marsan jirey tiinta waa ii daadaneysa aadey u nuxur yartahay
    Hada waxaan rabaa inan iska daayo jilciisada maxaa ku badali kara

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 ปีที่แล้ว

    Jilciside ogufican Abayo olive iyo mega growth

  • @aaminocumar2892
    @aaminocumar2892 ปีที่แล้ว

    Abaayo qaali inad icawisan rawa timaha Aya zaid igadadta halke kalasoxarira illaah hakuxifdiyo

  • @khayrjecel5047
    @khayrjecel5047 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll kaso hadal please jilcisda iyo sida loo daryeelo

  • @aasiyacilmi9518
    @aasiyacilmi9518 ปีที่แล้ว

    Cilaan waa marsadaa jilciso waa marsadaa mana ku dhaqo shaambo iyo nafaqo jawaab

  • @umuabdirahman961
    @umuabdirahman961 ปีที่แล้ว +1

    asc abayo kaso hadal timaha jilcisada la mariyo sida lo hananeyo am loga ilaliyo qalelka iyo goitanka badan

  • @Hodanhassan222
    @Hodanhassan222 ปีที่แล้ว +3

    Asc wllo ani color aya mariyey hadana karentin hadana madawbayso hadana color hadana madawbayso isla 6 months hudahood aya waxas oo badala an ku sameyey hada waa ii madaw lkn timihii way iga daten wayna jajabayan bixidna warkeda daa😢 maxaa xal ii ah plze iga soo caawi

    • @SamiraIge
      @SamiraIge ปีที่แล้ว

      Bisinka adigaa dilay timahaaga

  • @munaawoowe7052
    @munaawoowe7052 ปีที่แล้ว

    Habo mcn inaa jilciso bilaabo aya rabaa midka fcn isoo sheeg

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 ปีที่แล้ว

    Xbbt bidaarta kawaran raga markay Ku soo socoto

  • @munaomar72
    @munaomar72 ปีที่แล้ว

    Thank you sister qalila yaa nafta ii kenaya ❤❤❤❤❤

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 ปีที่แล้ว

    Championg lahayn sulfate iyo silicone nala wadaag

  • @istarhassan5870
    @istarhassan5870 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo daawo .jilcisa marsada timihina wee iga gurmeen

  • @qadiijobile7999
    @qadiijobile7999 ปีที่แล้ว

    Abaayow jilciso bnmarsada weiga sisime lkn weyibaxdy maxansaneya

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 ปีที่แล้ว

    Asc habibti xageen laga helaya midakale Africa seed kukeni karta wllshy mahadsanid

  • @juujuumk4985
    @juujuumk4985 ปีที่แล้ว

    Abaayo Saliid saytuunka cun cun igu kiyaa qunbahaan marsadaa

  • @hayaathilwa7019
    @hayaathilwa7019 ปีที่แล้ว

    Abayoy kaso Hdl Subagayada Timaha la mariyo sida Shea butter iyo Subaga itobiyanka Faa.ido iyo Qasaaro wuxu leyahay Africa Saaid loga isticmaalaye Sanadkan Plz Iso jawab Ado mahadsan muhiim ithy❤

  • @xawomaxamad1189
    @xawomaxamad1189 ปีที่แล้ว

    Xbbty wxd kasoo hadshaaa timaha jilcisada lamariyey sida loo daryeelo intaanan lama rin way yara dheraayen mrkaan msriyey wayba sio yaraadeen mrka xbbty iso jwb unshllh

  • @umuaxamed1436
    @umuaxamed1436 ปีที่แล้ว +1

    Nafaqad maa lag dhaqayaa abaayo

  • @najmomahamed5827
    @najmomahamed5827 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga jilcisaan marsadaa sidaan u kergarynkaaa anigooo isticmalaya ayada

  • @glamorousshayla
    @glamorousshayla ปีที่แล้ว

    Abaayo biyaha rosemaryga lagu karkariye maxa ka qabtaa oo tinta lagu buufiya everyday.

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 ปีที่แล้ว

    Sual wlo saliid saytuunka toxob bay ii samaysa marka maxa dhiba tolow wl?

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 ปีที่แล้ว

    Sawiradooda aya noso dhigi lahayd sifican banu u arki lahayn

  • @saciidojaamac9921
    @saciidojaamac9921 ปีที่แล้ว

    Jicilsadaa isticmaalaa abyo fidiyow noosamey

  • @sitramokhtar7271
    @sitramokhtar7271 ปีที่แล้ว

    Maa sha Allah abaayo bahalka Amazon kadalbatay headka madaxa magaciisa maiigu caawin kartaa maxaa kuqoraa marka aan dalbanaayo

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs ปีที่แล้ว

    Ani tinta iga daadataa maxaa sameyaa walal tinta ayado dheer salka kaso goeesaa qafiifna way i naqatay

  • @xamdicismaan4943
    @xamdicismaan4943 ปีที่แล้ว

    Abaayo daawo jilciso ayan mariyaa every 3 months lkn wax nafaqo ah ma mariyo conditioner oo moisture ah ma is ticmaalo talo iga siiii wixii aad u isticmaali lahaa

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 ปีที่แล้ว

    Kuwa Somalia jooga saliidee isticmaali karaan sis taasoo madaxa qoysa

  • @naimamohamud6208
    @naimamohamud6208 ปีที่แล้ว

    Masks u fiican oo protien overlords noo sheeg hbo

  • @najmoaxmed6124
    @najmoaxmed6124 ปีที่แล้ว

    Asc nooso gali timaha jilcisada marsan iyo sida loo xanaaneyo iyo waxa lamarsado oo fiican

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 ปีที่แล้ว

    Abaayo geedka timah halkeen ka heli karaan

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha

  • @happyali5541
    @happyali5541 ปีที่แล้ว

    Kaso hadal abayo dawada jilcisada iyo jilcisada ta ugu wangsan

  • @barwaqofarah2848
    @barwaqofarah2848 ปีที่แล้ว

    Abayo timaha adag oo qalelka ah maxa lagu daweyah

  • @xamdicabdi214
    @xamdicabdi214 ปีที่แล้ว

    Abaayo Amaaa Marsado noosoosharax

  • @barwaqoahmed5859
    @barwaqoahmed5859 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wlo

  • @najmahussein1080
    @najmahussein1080 ปีที่แล้ว

    Abayo I would like to start using keratin
    What do you advice me to do?

  • @shamisalasow4660
    @shamisalasow4660 ปีที่แล้ว

    Asc abyo suaal hadii qof uur leh marsato daawo jilcisada ma mar sankaan dumarka uurka leh

  • @raliyanur5963
    @raliyanur5963 ปีที่แล้ว

    Nambarkaa wan ubaxnaaa comment kusoqorooo inigoooo raliii ah

  • @nacimasalax812
    @nacimasalax812 ปีที่แล้ว

    Qli timaha jilcisad la mariyo ka soo hadal

  • @asliadanchannel400
    @asliadanchannel400 ปีที่แล้ว

    Tintayda way qalalan tahay salid qumbaha wan ku qooyaa sideen isaga dhaafi karaa maxanse ku badalan karaa walale mana adko waa normal

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 ปีที่แล้ว

    Jojoba ladhaha hohoba miyaa lo akhriyaa meshina

  • @salmaanmoomin1138
    @salmaanmoomin1138 ปีที่แล้ว

    can you write me this product ?

  • @saredomohamed3155
    @saredomohamed3155 ปีที่แล้ว

    Tinteyda afaka hore bas ayey ka qalale

  • @sucaadabdilahi3375
    @sucaadabdilahi3375 ปีที่แล้ว

    Abaayo mxn ku badal karii saliid qunbah

  • @umuyasirofficial8213
    @umuyasirofficial8213 ปีที่แล้ว

    Asc abayo kaso hada tinta jelcisida sida lo nafaqeeyo

  • @aasiyacilmi9518
    @aasiyacilmi9518 ปีที่แล้ว

    Aniga waa marsadaa ee ii sheeg

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 ปีที่แล้ว

    See loo dalbadaa saliidada abyo website miyaad haysataa

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 ปีที่แล้ว

    Abyo leave condition ka waran ee timaha lagu dhafo

  • @enterinbox8199
    @enterinbox8199 ปีที่แล้ว

    Kaso hadal jilicsada sida loo daryeelo

  • @saynab7902
    @saynab7902 ปีที่แล้ว

    Abaayo nafaqada maa laga dhaqayaaa plz

  • @asmahassan6554
    @asmahassan6554 ปีที่แล้ว

    Kaso hadal abaayo

  • @ifk02
    @ifk02 ปีที่แล้ว

    noo poo methode wali matijaabisay abayo

  • @aasiyacilmi9518
    @aasiyacilmi9518 ปีที่แล้ว

    Jilcisada waa marsadaa

  • @aminaahmed3391
    @aminaahmed3391 ปีที่แล้ว

    Waxn raba inad I cawiso number kaga ma heli kara wll

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 ปีที่แล้ว

    Abaayo number ka see u soo wacaaa maxaan ka hor mariyaa marakaan soo wacayo kenya ayaan joogaaa xbbtii jwb

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 ปีที่แล้ว

    Abyo jilcisada kaso hadal

  • @happyali5541
    @happyali5541 ปีที่แล้ว

    Xagan kalaso xirira pls

  • @kaltumamuhumed3145
    @kaltumamuhumed3145 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalo waxan lahaa timo jilisan lkn hada timihe way iga adkaden iyo qalele zaid ah ee salid fcn iso sheeg insha Allah

  • @Roda511
    @Roda511 ปีที่แล้ว

    Please abayo timaha jilcisada leh kasoo hadal sida loo care gareeyo

  • @Queen-official
    @Queen-official ปีที่แล้ว

    Ors olive oil moisturiser isticmaala oo karen ah cadi maha timaha wu jilciya xita qalelkana wu u ficanyahy

    • @inaomer
      @inaomer ปีที่แล้ว

      Xamar Malaga helaa abyo

    • @Queen-official
      @Queen-official ปีที่แล้ว

      @@inaomer wan umalena abayo radi ani ma jogo hada lkn melaha shopinka weydi

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 ปีที่แล้ว

    So confused abayo tira badna 🙌

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 ปีที่แล้ว

    Asc kowsar abaayo adiga oo naga wacyi gelinaayo saliid timaha minerals leh ha marsanina guriga hadeey idiin taalo tuura hada waxaa leedahay saliid ayaan soo saaray minerals ayaa ka buuxo se clm

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😂 waxbadan ku dhiman youtube hada joogto qofba hadal ku shege

    • @faadmamohamed7291
      @faadmamohamed7291 ปีที่แล้ว

      @@shamisali4599 wallahi meeshaan ku yaabay ayaan fadhiyaa hhhh

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 ปีที่แล้ว

    Productskaas wadanka iyagoo arginal lagama helo coppy uun

  • @hooyouroon8981
    @hooyouroon8981 ปีที่แล้ว

    Apaayo soomaali joogna see ku heleen leaving condition

  • @nawelnalka
    @nawelnalka ปีที่แล้ว

    Dawada Kenya maka hela

  • @fadumoarts1091
    @fadumoarts1091 ปีที่แล้ว

    Conditioner ka olive oil ka caadi maaha anaa isticmalay walhi lagama sheken karo lkn wan raadiyaa dukamada mana helo

  • @raliyanur5963
    @raliyanur5963 ปีที่แล้ว

    Plz namberkaaa inteee kaheliii karaaq!

  • @fatmabosir5927
    @fatmabosir5927 ปีที่แล้ว

    Abyo ani jilciso wan marsadaa tintana gogo iyo dadis qalelel iga ah inaa iska dayo rabaa maxaa igula talin lahed

  • @fatimamuse9540
    @fatimamuse9540 ปีที่แล้ว

    Asc xbbt anigu wxn mariyaa qasilka ka wrn wll

    • @nafisaabdulkadir5902
      @nafisaabdulkadir5902 ปีที่แล้ว

      Bishii hal mar mari abyo iska ilaali timaha iney qaleel kaa noqdaan

  • @qalbinuura373
    @qalbinuura373 ปีที่แล้ว

    First 🥰🥰🥰

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 ปีที่แล้ว

    Numberkaagi watsupka mee walal

  • @raliyanur5963
    @raliyanur5963 ปีที่แล้ว

    Acs

  • @suadfarah8997
    @suadfarah8997 ปีที่แล้ว

    Asc walaal number kaaga aad what’s up ku heysato ii soo qor