Barnaamijka -Waxay i bartay Suratu Yusuf - Yusuf & aabihiisa- (Qeebta 2)- Abubakar & Omar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2018
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    th-cam.com/users/MrAbubak...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakarfstv
    MAHADSANID
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 231

  • @ciisemaxamedabu241
    @ciisemaxamedabu241 6 ปีที่แล้ว +105

    Inta kaheley qisada nabi yuusuf #like halii saaro yaana lii xasdin 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💞💞

    • @ruwedohassan5567
      @ruwedohassan5567 6 ปีที่แล้ว

      ciise maxamed abu 😀😂

    • @ciisemaxamedabu241
      @ciisemaxamedabu241 6 ปีที่แล้ว

      Ruwedo Hassan haye xppti

    • @ruwedohassan5567
      @ruwedohassan5567 6 ปีที่แล้ว

      ciise maxamed abu maku xasdin yahee

    • @ciisemaxamedabu241
      @ciisemaxamedabu241 6 ปีที่แล้ว

      Thanks abaayo mcn

    • @malcolmbentlee9475
      @malcolmbentlee9475 2 ปีที่แล้ว

      you probably dont care but if you are bored like me atm you can stream all the new movies on instaflixxer. Been streaming with my brother lately xD

  • @amiiraboodhlle5934
    @amiiraboodhlle5934 6 ปีที่แล้ว +25

    Ya Allah janooyinkaaga mida ugu saraysa ku abaal mari culumadeeena runtii abaalkiina ma gudi karno guulaysta aduun iyo aakhiraba aamiiiin aamiiin aamiiin❤❤❤❤❤

  • @dekadeganali7985
    @dekadeganali7985 6 ปีที่แล้ว +12

    RAMADAN KAREEM❤💜👍
    HORE USOCDA

  • @mariyadiomond5117
    @mariyadiomond5117 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan uga hely qisada nabi yusuf scw

  • @barwaqoabdillahi9317
    @barwaqoabdillahi9317 6 ปีที่แล้ว +2

    Mncha allaah qisadan nabi yousuf wn jecelhy aad baad u mahadsantihiin abokor iyo cumar jazaakal laaha

  • @salmayuusuf2424
    @salmayuusuf2424 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakalaah sheekh cumar faaruuq iyo sheekh abubakar sidiiq allah haydin ka raalinoqdo allah haydin jeclaado 💕💕💕💕💕💕

  • @dekadeganali7985
    @dekadeganali7985 6 ปีที่แล้ว +8

    Alle dartii baan idiin jeclahy brothers

  • @daacimohamedidiris6933
    @daacimohamedidiris6933 5 ปีที่แล้ว

    Mncha allaah 😍😍❤️ wuxu ahaa barnaamij quruxbadan oo idhaafay oo aan jecla ina ramadanti dawado

  • @nasrinaali3368
    @nasrinaali3368 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah cajiib qiso mida ugu quruxda badan shukran ikhwani

  • @fahiimamohamed7765
    @fahiimamohamed7765 6 ปีที่แล้ว +5

    Barnaamijadaada waan Ku tixanahay wallal sida aad qeyrka u faafineysid Alah kuu xifdiyo

  • @zeynabsocial72
    @zeynabsocial72 6 ปีที่แล้ว

    masha allh jazakallh walaalahayga aan allh dartii u jeclhay shukran in badan waa qiso cajiib ah qisada nabi yusuf masha allh

  • @amiiraomar2457
    @amiiraomar2457 6 ปีที่แล้ว +1

    ربنا يبارك فيكم ويكثر من امثالكم يارب 😍😘

  • @bkrb.c.m1862
    @bkrb.c.m1862 6 ปีที่แล้ว

    Jazakamullh kheyrn
    Sh.abubakar and sh.omar

  • @juujuuqueen1354
    @juujuuqueen1354 6 ปีที่แล้ว

    mansha allah jazakumulaahu qeyr Omar iyo abuubakar allha idiinka raali noqdo

  • @zahramohamed9246
    @zahramohamed9246 6 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Shukran axbaabi

  • @bahjamohamedali609
    @bahjamohamedali609 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilhy hni xifdiyo ilhy janadiisa hangu kulmiyo dhamanteen

  • @zawjatulahmednuur5812
    @zawjatulahmednuur5812 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waa qiso macan Alle khayr badan ha idin siiyo caafimaadkana ha idin siyaadiyo

  • @muxyadiinkhadarxaashi77
    @muxyadiinkhadarxaashi77 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheekhay giiyow❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
    Xadiiska,Qur'aanka,Salaada,
    Ducada, Sifiican Ayaan U diyaarinayaa. Ramadaan Kariim.

  • @hamsemohammed4809
    @hamsemohammed4809 6 ปีที่แล้ว +1

    Machaallah alle haydin xifdiyo
    Jasaakalaa kheyr

  • @husseomg1494
    @husseomg1494 6 ปีที่แล้ว

    Sheikhyahow aad ba idin xiiseya inaa idin daawado ma daawan jirtiin waxaan lkn idhinga sii fcn ba ugu dhigtin Masha Allah ilaahay Idin siiyadiyo idin jecliyaa😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @adontiirabbi6346
    @adontiirabbi6346 6 ปีที่แล้ว

    msha allh abubakar iyo omar rabbi ha idin xafido qiso aad umcn una qurux bdn ilh ha idin brkeeyo wllhen qaaliga saa qeyrka nola jeclaateen rabbi ha idin dhowro

  • @fatumaabdullahi5139
    @fatumaabdullahi5139 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah inkasto Ramadaankii hore oo barnaamijkaan quruxda badan i dhaafay hada ayaan ka faaiideysanaa ilaah ayee mahad u sugaanatay oo Ramadaankaan caafimaad iyo nabad nagu so gaarsiiyay allaha idin xafido walaalo sidaa lheyr nola jeceshihiin allaha idin jeclaado amiin ya rabbi

  • @sundusmuxiden9999
    @sundusmuxiden9999 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh jizaka allh qer ilahee ha idin xafdiyo cumar iyo abubakar ❤❤😙😙😘

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle hadin xafido Aduun iyo Aqiraba Alle dartis idiin jeclahay

  • @shukriali5174
    @shukriali5174 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ilaahey ha idiinbarakeeyo dhalinyaro ayaa tihiin

  • @KhadijaHassan-xj8lz
    @KhadijaHassan-xj8lz 4 ปีที่แล้ว

    Wakujeclahay illahey dartisa may we all meet in the highest rankin janatul firdowsa allahuma amiin

  • @nasroalimohamed7047
    @nasroalimohamed7047 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh sh Omar Faruuq and sh Abubakar mohamed alla haaa idin xafido alla dartiis baan idin jeclahay alla haaa idin xafido alla haa idin jeclado jazakallah kheyra

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash"allah qiso mida ugu quruxda badan alle ha idin xifdiyo shukran wallaheyga

  • @mascuudabdimalik4940
    @mascuudabdimalik4940 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah jazaakalahaa qeer Wll ilaah hani xifidiyo Ramadan mubarka

  • @maryamocaahi9169
    @maryamocaahi9169 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaah ha idiin xafido jasakallaah qeyr wllo farxad kunoolow amiiin amiiin amiiin

  • @hananmohammed2822
    @hananmohammed2822 6 ปีที่แล้ว

    شكرا جزاكم الله خیرا😍😍

  • @xafsoabdishire2257
    @xafsoabdishire2257 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah masha alah lah haidin xifdiyo walahi waxa tihin kuwa lagu dhayasha mudan masha alah yarabi cimri der iyo cafimaf aidin rajeynayo masha alah

  • @ayaanhassan7539
    @ayaanhassan7539 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazaakalaahu kheyr sheekh Cumar&Abuubakar waa barnaamij aad muhiim u ah ilaahey ha idinka abaalmariyo ILAAHEY ha idin xifdiyo

  • @laylaabdirazaq2498
    @laylaabdirazaq2498 6 ปีที่แล้ว

    masha allah allah ha idin xifdiyo wallayal allah dartii Ayaan idin jeclhy

  • @sahrocalicumar7436
    @sahrocalicumar7436 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah cumar wacdigiisa adbuu uqurux badan yahay abuubakar adigana waxalaguu dayay dhanka shactirada iyo waxaan jecel nahay sidookale wacdigaaga

  • @fatmaadan587
    @fatmaadan587 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah shukran brothers waa qiso macan

  • @caaishaxasan486
    @caaishaxasan486 6 ปีที่แล้ว

    masha allah ILAHOW kuwi wax ka qaado naga dhig kuna anfaco

  • @amiinamohammed8859
    @amiinamohammed8859 6 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi ha idinka siiyo Ajar iyo Xasanaat, Xayakumu'Allah Abubakar iyo Cumer.
    Ramadan Mubarak Akhwaatii❤😍🌙

  • @nasra_suliemon6486
    @nasra_suliemon6486 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا اخواني في الله

  • @nasroalimohamed7047
    @nasroalimohamed7047 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh cajib waa qiso qurux badan alla haa idin xafido

  • @amranhassan1827
    @amranhassan1827 6 ปีที่แล้ว

    MashAllah walayal Allah nibara keyo adunyo iyo aqhiro

  • @kaltuunyuusuf9257
    @kaltuunyuusuf9257 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah alle ha idiin xafido alle dartiisa ayaan idiin jeclhye wllhi alle ha idiin dhowro

  • @aminahcusman314
    @aminahcusman314 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal ilahey ajar iyo xasanat aan laso kobbi kariin haka Ramadan kariim

  • @bishaaromaxamuud4878
    @bishaaromaxamuud4878 6 ปีที่แล้ว

    Mashallha diintu waa iftiinka qofka ♡allha ha idina barakeeyo my brothers

  • @sundusqueen11
    @sundusqueen11 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Dar Illaahy Idin Jclhy Alle Ha ikiin Xafido Aboweyaal ❤👈

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilahay ha idin xifdiyo walalahey

  • @sucaadabdelkader202
    @sucaadabdelkader202 6 ปีที่แล้ว

    مشاءالله رمضان كريم

  • @hudayusuf7088
    @hudayusuf7088 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllo ilaahay khayr ha idiin siiyo aduun iyo akhiroba

  • @nuseybadiin7351
    @nuseybadiin7351 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Tnx❤❤

  • @sahriinappe8641
    @sahriinappe8641 6 ปีที่แล้ว

    alaha idinbarakeeyo shekh abu bakar iyo omar faruuq

  • @farhiyaabdisalan3042
    @farhiyaabdisalan3042 6 ปีที่แล้ว

    Manshallah Alle Haidinxifdio Omar&Abubakar

  • @ahlaamhassan5427
    @ahlaamhassan5427 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah💖 Jazaakumu Allahu kheyran 💖💖Ramadaan Kariim 💖💖

  • @munanour293
    @munanour293 6 ปีที่แล้ว

    masha allah
    jazakumulahu khyr
    wll allaha idinka
    abalmariyo khyrka ad nafraysn mrksta

  • @umu.mohamedamiin6531
    @umu.mohamedamiin6531 6 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله جزاكم الله خيرا ياأخواتى

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi2652 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalllah kheeyran aqi

  • @caishaadoontiallah5368
    @caishaadoontiallah5368 6 ปีที่แล้ว

    Mash.allh Walal nashido ya qadey

  • @quruxbadhan8053
    @quruxbadhan8053 6 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Allah janadhisa hanagu kulmii i.a

  • @qumanosmaan4001
    @qumanosmaan4001 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Mansha Allah
    Qeybta sadexaad aaan idinka sugaynaa

  • @quman1439
    @quman1439 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah ilhy haydin barakeeyo culimadeena sharta badan 💞💞💞🌙

  • @adontiialle9251
    @adontiialle9251 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalayal Allah idin jeclado
    Jazakaallahu kheyr

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 6 ปีที่แล้ว

    Masha'allh Salaan qaas abu bakar and Omar Allh Yxfdak
    #Ramadaan #Mubark

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 6 ปีที่แล้ว

    Masha, Allah iqwaani,ilahay hani barakeyo aduun iyo aaqiro , Amiin

  • @waadmahadsanthy
    @waadmahadsanthy 6 ปีที่แล้ว

    masha allah illaahey ha idin barakeeyo

  • @hodoabdi6674
    @hodoabdi6674 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله الله يكثر أمثالكم

  • @hanasalah5601
    @hanasalah5601 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah jazakalah kheer barakaallahu fikm

  • @ayaanabdalaah5075
    @ayaanabdalaah5075 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha idin xifdiyo wllo isjecel

  • @deeqomaxamednuur4405
    @deeqomaxamednuur4405 10 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤

  • @shukriahmed8262
    @shukriahmed8262 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Allah idin barakeyo

  • @aaliyah2005
    @aaliyah2005 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ramadan karem

  • @saynababdi6153
    @saynababdi6153 6 ปีที่แล้ว

    mashallah Allah mashallah Allah mashallah Allah 💕💕 barakalaahu fiikum walalahayga khayrka jecel ❤

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 4 ปีที่แล้ว

    maanshaallaah thanks ❤❤

  • @iamsavage2375
    @iamsavage2375 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakumulahu khyr sheikhyashayada ilahy janada ha inagu kulmiyo wll Ramadan Mubarak ikhwati fillah

  • @yaasmeencumar5183
    @yaasmeencumar5183 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahey hani barakeeyo ajir alle haniga siiyo kherka aad nala jaclaten aaamiin aamiin😊😊😊

  • @maryamamahmoud8365
    @maryamamahmoud8365 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hore u socda wllyal waa qiso aad u macan

  • @abdallemalik5087
    @abdallemalik5087 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah buqo channelka Life now teach

  • @saaraabdulle76
    @saaraabdulle76 6 ปีที่แล้ว

    ilaah ajar ha adiinka siiyo sidaa noga faideseen qeerka masha allaah

  • @luulhassan8188
    @luulhassan8188 6 ปีที่แล้ว

    mahadsanidiin ilahey kheer haidinsiiyo walalo allah haku xafidyo

  • @inasheikhahmed2118
    @inasheikhahmed2118 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah jazakallahu qeyr

  • @fardowsahassanmudie3002
    @fardowsahassanmudie3002 6 ปีที่แล้ว

    Barakal laah ya ikhwaani

  • @mariyadiomond5117
    @mariyadiomond5117 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ale ha idin xifdiyo wlalhyga

  • @asmajaamac6037
    @asmajaamac6037 6 ปีที่แล้ว

    Mcha allah wllhy rabi hayni barakeyo

  • @hodanmohamed6618
    @hodanmohamed6618 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha idin barakeeyo

  • @kaafiyaaxmad2932
    @kaafiyaaxmad2932 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll alleh ha idin barakeeyoh

  • @ibtisaamcumar9068
    @ibtisaamcumar9068 6 ปีที่แล้ว

    Shukaran jazak Allah shiikh

  • @f.n6491
    @f.n6491 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Jazakallah

  • @adoza7567
    @adoza7567 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله أحبك في الله يا أخواتي😍❤

  • @kadraclhi3021
    @kadraclhi3021 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah WLLO waqiso cajiiba

  • @duniyaaliabukar7488
    @duniyaaliabukar7488 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilaahey kheerbadan ha idinsiiyo

  • @sundus207
    @sundus207 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakalh kheyr

  • @sundushassanomar6100
    @sundushassanomar6100 6 ปีที่แล้ว

    Jaza kallah walalahay ilaahay haidinxifdiyo

  • @fatximohamed7251
    @fatximohamed7251 6 ปีที่แล้ว

    M.Allah illahy hani barakeyo💖💖

  • @asiyahasan1369
    @asiyahasan1369 6 ปีที่แล้ว

    Wllo nashidada aad bay umacan tahy masha allah youtubkaa noo sodhiga allah yacisak wana sugayna qaybta saddaxad 👍👍👍

  • @indhoqli8412
    @indhoqli8412 6 ปีที่แล้ว

    Sheekhow abu bakarow waan ku jeclahee xalkee lagaa helaa

  • @aliladane3051
    @aliladane3051 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi adban idin xiiseya
    😚😚Alle haidin xifdiyo😘😗

  • @bilkhayrchannel8924
    @bilkhayrchannel8924 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow mnshllllh qabtii labad farxad 👍

  • @samiromuhiyadin5039
    @samiromuhiyadin5039 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wn idin salamay insha allah wna ku xirnan dona taxanaha ramadanka wn jeclhy qisooyinka wxana rajeynayaa inad kuwa kale noso bandhigi dontan jazakalah ilahey dartis idin jeclhy

  • @makkahcadey
    @makkahcadey 6 ปีที่แล้ว

    Baraku Allahu fikum. Illahi ha idin xafido. Khair kinda wa ka hele, ma sha Allah. I think you guys would be great Arabic teachers because of the way you explain things. If you know Arabic please an bara if you can. Thanks.

  • @rayaanmaxamed5815
    @rayaanmaxamed5815 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh ha ina xifidiyo walalayaal

  • @faadumosaid7606
    @faadumosaid7606 6 ปีที่แล้ว

    mansha Allah ❤

  • @akodhaz872
    @akodhaz872 6 ปีที่แล้ว

    Man sha allaaah barakallah