Barnaamijka -Quruxda Nolosha - Isku qabiil ayaan nahay! - (Qeebta 3)- ᴴᴰ┇Abubakar & Omar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ค. 2019
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    th-cam.com/users/MrAbubak...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo ___
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

ความคิดเห็น • 375

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +66

    BaL Aan Arko Inta HooYo La JeceL Janada Illahow Hoyooyinkeena Cadaabta Ka XoreeeY baL HooYo Darteed subscribe iyo Like iigu saar wll

  • @muniishdemodelistgirl7773
    @muniishdemodelistgirl7773 5 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah illaahey haidin xifdio aduun io aaqiro my brothers love you for the sake of allah🙏🙏😍😘😘💕

  • @ugbadfaarahofficial2894
    @ugbadfaarahofficial2894 5 ปีที่แล้ว +19

    Inta ramadanta ku faraxsan like saara

  • @azilali7147
    @azilali7147 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa barnaamij aan u bogay
    Wax badan wan ka fa'iday
    Illahy Ha idinka abal mariyo
    Wanaga aad nala Jeceshihiin 😍
    Shukran Omar & Abubakar 💯

  • @meerajal-banat6784
    @meerajal-banat6784 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashaalah Ilahay ha idin barakeyo
    Waa labo walaalo oo isku duuban, isjecel hadana diinta jecel Mashaallah
    I wish......................... walalaalke sidan intuu igu dawaado.

  • @bilanbelle2988
    @bilanbelle2988 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc mansaha Allaaaha hnoh haye

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wallo wanaga nalajacel allah Haidin cizeeyo amiin amiin

  • @munafaarax753
    @munafaarax753 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah alle ha nii xafido mahatsanit wllha is jecel

  • @Ema_Nasserr
    @Ema_Nasserr 5 ปีที่แล้ว +9

    Mansha allah barnamid qurux bdn
    Jazakallah walayaal zhiikh abuubabr io shiikh cumar ❤❤❤❤❤

    • @nastamohamed3386
      @nastamohamed3386 5 ปีที่แล้ว

      Mashallah jazakalaaho qeyraa Allah ha idin xifdiyo💖💞

  • @bushrasaid5010
    @bushrasaid5010 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah shekh abubakar iyo sheekh cumar

  • @najmaderie2555
    @najmaderie2555 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalahu khyr sheekh Omar iyo
    Sheekh abubabakar rabi haydin xafido

  • @Zuzuabdi4186
    @Zuzuabdi4186 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh ilahy aa nixafido aduun iyo akhiro jazakalaha kher Ramadan kariim

  • @najaxabdi4099
    @najaxabdi4099 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah sheikh abubakar and sheikh omar faruq❤😍

  • @daakirabillah7639
    @daakirabillah7639 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa wax lo bahan yahay in laga hadlo oo lagu bararujiyo walalaha qofna qofka kale maka qalisana💯jazakallahu jannah Abu bakar & Omar

  • @ayaanandhibob1819
    @ayaanandhibob1819 5 ปีที่แล้ว

    Jazakumullaahu kheyr wllyl

  • @ayanahmed9007
    @ayanahmed9007 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 5 ปีที่แล้ว +1

    In sha allah, Ilaahay baan ka magan galay in aan dadka hab-qabiil ku kala fadilano, Subxanallah. Waa wax xun runtii kala fadalista dadka.
    Mahadsanidin Ilma Mohammed Cumer, Alle ha idin sharfo hana idin karameeyo❤

  • @yaaskaaxmed6844
    @yaaskaaxmed6844 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah waa barnaamij fcn alah ha idin xafido😍😍😍😍

  • @fardowsoaxmed8145
    @fardowsoaxmed8145 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah waa mahadsantaiin hore usocda

  • @fatumamuse3791
    @fatumamuse3791 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah jasaakalaah khayr shiiq allaah yaxfadaka barnaamij aad khiimo badan

  • @drsdeeqo6387
    @drsdeeqo6387 5 ปีที่แล้ว

    barnajiimka waa mid aad iyo aad u qurux badan wll mashaallah ku xifdiiyo

  • @iqrosoomaaliamiirah5309
    @iqrosoomaaliamiirah5309 5 ปีที่แล้ว

    m.a mahadsanidiin ducaadeena

  • @shukrilaabane4879
    @shukrilaabane4879 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waan lasocdaa barnaamijka waliba isfiican

    • @amiinalli252
      @amiinalli252 5 ปีที่แล้ว

      Asc masha allah jazakumulahu kheyr

  • @hudaabdillahi8162
    @hudaabdillahi8162 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah khyr jzaaa sheikh abobakar io sheikh omer Allah ha idin sharfo

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 ปีที่แล้ว +10

    Ramadaan kariim Alaha naga dhigo kuwa soonkod la aqbalo Alaha nagu daro kuwa naarta laga xureeyo Aaamiin Plz Like Saar Hada qoralke kaheshay subscribe ikucaawi Alaha kubarakeye

  • @ladanabdi4641
    @ladanabdi4641 5 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu qeyrn 🤗waan kufarax sanahay Somali badan inee iska dhaafto qabyaalada

  • @malikmursal1066
    @malikmursal1066 5 ปีที่แล้ว +1

    Qodob zaaid muhiim u ah baad ka hadasheen walahi Masha Allah👏

  • @mahdimaxamud1534
    @mahdimaxamud1534 5 ปีที่แล้ว

    Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan shukran cumar & abubakar

  • @mimiqaali9105
    @mimiqaali9105 5 ปีที่แล้ว +1

    MACHALLAH Tabarakallah Jazakallahu kheir que ALLAH vous préserve

  • @bigman900
    @bigman900 5 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan karim

  • @fardowsomacalinabdulahi2640
    @fardowsomacalinabdulahi2640 5 ปีที่แล้ว

    masha allah jizakalahu kheyru jiza wilashena allaha idin barakeyo

  • @hoowakayse9422
    @hoowakayse9422 5 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ خیرا جزا

  • @imcmc8775
    @imcmc8775 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jaza kallahu kheyran abubakar iyo cumar walal yalyaalaa allah idin xafido wa darus ad u qima badan oo laso fududeyey

  • @alideghazaali2558
    @alideghazaali2558 5 ปีที่แล้ว +2

    Isoduceya imtixaan ayaa galirabaa Ina ilahey iifududeyo anaga uu dhami inta ardeyah asxapta nusoduceya

  • @user-us1qh7rz2k
    @user-us1qh7rz2k 5 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @fatimamahamet9341
    @fatimamahamet9341 5 ปีที่แล้ว +4

    masha AllaH Abuubakar$cumar Allah Ha idinka Abaal mariyo wll Qlihah❤💯

  • @aishaahmed8585
    @aishaahmed8585 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah walaalayaal alaha idin barakeeyo❤

  • @ummukhalidinaabubakar1647
    @ummukhalidinaabubakar1647 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallah khery xqiq midaas

  • @idilwacan3370
    @idilwacan3370 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah abubakar and his brother Omar long life ilahay janada hangu kulmiyo🤲

  • @kariimaahmed2453
    @kariimaahmed2453 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah rabi raali ha idiinka inoqodo shiekh

  • @queenmaryamo1140
    @queenmaryamo1140 5 ปีที่แล้ว +10

    Waa habeenkii ugu horeysay ee aan daawado marnaamijkan wana ka faaidi doonaa insha allah ABUUBAKAR IYO OMAR FAARUUQ ALAHA IDIN XAFIDO

  • @jihaanshariif2022
    @jihaanshariif2022 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalah ajar iyo xasanaad Allah idin ka siiyo

  • @nimcomohamed1338
    @nimcomohamed1338 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah jasakallaah khayr Alle ha idin xifdiyo wll 😍😍

  • @yasminsead5971
    @yasminsead5971 5 ปีที่แล้ว

    Masha allha illha ha idin xifdiyo wallalheyga jizaakumu llhu kheyr

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah wllheyga aan dar alle u jeclhy alle ha idin xifdiyo barnamijkaan hada qalpiga ku haayi wlh aad ugu farxay markuu isow dhacay alle ha idinka farxiyo 😍😍

  • @aishaali949
    @aishaali949 5 ปีที่แล้ว

    Maa sha Alaah Ramadaanul kariim

  • @alhudaonlineacademy5474
    @alhudaonlineacademy5474 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh wani sugayay idinka nii fadhiyay

  • @hismuslimqueen2694
    @hismuslimqueen2694 5 ปีที่แล้ว

    Mncha alah Jazakalahu Khayrakum 😍

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakumullah omer and abubakar allah yubarak fiikum

  • @mariamohammed6621
    @mariamohammed6621 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa qodob muhiima

  • @fardosaali990
    @fardosaali990 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abuubakar iyo cumar jazakallahu qeyr marar badan ayaan maqlay erayga ah inee somali 1 noqoto ee ilahay ha inoo rumeyo mahadsanidin

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 5 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh Abubakar and Omar

  • @hodhanmahamud6805
    @hodhanmahamud6805 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah alle ha idin xifdiyo

  • @drsdeeqo6387
    @drsdeeqo6387 5 ปีที่แล้ว

    mashaallah allah ku xifdiiyo wll mcn

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Jazakallah shehk Abubakar iiyo omar 😍😍😍💥💥❤💜💚waa sax subxaanallah

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว

    Mahsa allah mahadsanid wlladay jazakallah khayr

  • @carfooncali1678
    @carfooncali1678 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha idin xifdiyo

  • @filsanchannel3487
    @filsanchannel3487 5 ปีที่แล้ว

    jazakumullaahu kheyra

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad8547 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay ha idin xafido

  • @xaliimomaxamed8301
    @xaliimomaxamed8301 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakumullahu qer

  • @christianoronaldo5766
    @christianoronaldo5766 5 ปีที่แล้ว +1

    allaha idin xifdiyoh abubakar iyo omer our motivational speakers

  •  5 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله جزاك الله خيرا يا إخواتي
    و بارك الله في فيكم و 🌙رمضان كريم🕊

  • @iqracadeeyiqracadeey2401
    @iqracadeeyiqracadeey2401 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah abuubakar iyo cumar masha alah adunyada ayaa kusha qaysaten masha allàah

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah jazaakallaahu qeyraa sheeq abuubakar iyo sheeq cumar allaaha idin barakeeyo aduun iyo aaqiro shukran alle dardiis baan idin jecellaahay wallaahi billaahi tallaahi dhamaanteena allaaha nagu kulmiyo janada aamiin aamiin aamiin yaa rabi shukran

  • @cosobabdi9068
    @cosobabdi9068 5 ปีที่แล้ว

    jazakallahu qeyr sheikh yadeena

  • @fatumaadan5021
    @fatumaadan5021 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah illah ha nii xifdiyo

  • @user-jm7vi3jr1p
    @user-jm7vi3jr1p 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh abuubakar miyaanad imnayaa hargeeysa waankusoodhaweeynaynaa👍👍👍

  • @hibomekup7707
    @hibomekup7707 5 ปีที่แล้ว

    mashllh waa marki igu horeysay ee aan dawado barnamijkan
    Abubakar & omar
    jasakllhu alif khyr

  • @labawajiilechanall2189
    @labawajiilechanall2189 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ha.idin barakeeyo wallahayga muslimiinta ah waxaan idin jclhy alle dar tii

  • @sahroxusen964
    @sahroxusen964 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xafidulah wlllo qali

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilhy hayna xifdiyo ilhy hayna dhawro jasakumulaah .ilhy idinko kale hanoobadiyo ,yasalaaam💗💓💞💝🌙💖😘🌙

  • @Sidra_abdi
    @Sidra_abdi 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh allha ajar ha idinkasiiyo

  • @bellashariff8730
    @bellashariff8730 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalayal allah idin xifdiyo

  • @zuleikamohammed5527
    @zuleikamohammed5527 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakallahu kheyr

  • @xafsoyuusug8603
    @xafsoyuusug8603 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay ku xifdiyo akhiro iyo aduun abubakar iyo Omar farxad ku nolaada waligiin

  • @idilsalad144
    @idilsalad144 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha idin xifdiyo wllaheyga muslimiinta ahow

  • @sabirfadhli3721
    @sabirfadhli3721 5 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله ..تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال...

  • @aaminosiciid6231
    @aaminosiciid6231 5 ปีที่แล้ว

    Mshaaalh shiekh abuubakar and cumar fruuq

  • @haphza5055
    @haphza5055 5 ปีที่แล้ว +3

    XalqaDii 3
    Masha Allah Allaha
    IdiN xaFidoH😘💕🔥

    • @akram5894
      @akram5894 5 ปีที่แล้ว +1

      mnshalah waliba dadkeen somali dhaqankani kubadan yahay ilhy ha nagsaro🖕

  • @mariaabdi7428
    @mariaabdi7428 5 ปีที่แล้ว

    Manshalah Ilahay hanibarkeyo

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahy ha idin barakeyo guys ❤️

  • @ashacadey187
    @ashacadey187 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllaheyga alle ajar ha idinka siiyo alle ha idin xifdiyo aduun iyo. Aqiro

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 5 ปีที่แล้ว +3

    ILAAHEY HA XIFDIYO ADDUUN IYO Aakhiro waa Dhalinyaro ku dayasho mudan

  • @caashocabdi6727
    @caashocabdi6727 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaal key Alle haku xifdiyo

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว

    Mancha allah Tabrakalah Jasakumlah Khayr alla Haydinka abaal mariyi sida quruxda badan ee khayrka nola wadagtaan

  • @carfooncali1678
    @carfooncali1678 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah khayr walalayal

  • @zahraahmed9182
    @zahraahmed9182 5 ปีที่แล้ว +1

    M.ALLAH
    Wiilasheen ALLAH idin barakeeyo

  • @axlaamburhaan5866
    @axlaamburhaan5866 5 ปีที่แล้ว

    Aad baan barnaajimkan uga helaya jazkumullaah omar faaruq & abubakara

  • @angelarohi9375
    @angelarohi9375 5 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah

  • @muunamashaallah5650
    @muunamashaallah5650 5 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah ale haydinka ajar siiyo

  • @deeqomacalin9314
    @deeqomacalin9314 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah kajahil ixiya tankale ale drtii man idinjaclahay dadkan runta ushega

  • @filsancadey1397
    @filsancadey1397 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jizakallaahu kher #abuubakar &#Omar

  • @ismahanapdy4807
    @ismahanapdy4807 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alla idin barakeyo

  • @faadumoahmed7114
    @faadumoahmed7114 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh sheikh jaskum allh khayer

  • @faadumoabshir6105
    @faadumoabshir6105 5 ปีที่แล้ว

    mnsha allah abuubakar iyo cumar allah ha idin xifdiyo

  • @axlaanczamd8798
    @axlaanczamd8798 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh abuubak and omar ilhy ha idn barakeeyo ilhy dartusa idin jeclhy

  • @jamiilahilowle6651
    @jamiilahilowle6651 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah baraka llahu kuma

  • @nasteexoibraahim5729
    @nasteexoibraahim5729 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh wll aad ayaad u mahadsan tihiin

  • @naimolove6981
    @naimolove6981 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @caaishaxasan486
    @caaishaxasan486 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله
    ILAHEY SWT qabyalada quluubteena haka tirtiro