Barnaamijka -Qisadii Nabi Muuse - SOO DHAWAADA - (Qeebta 1)- ᴴᴰ┇Abubakar & Omar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 เม.ย. 2020
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    th-cam.com/users/MrAbubak...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

ความคิดเห็น • 388

  • @ridwanahmed2117
    @ridwanahmed2117 4 ปีที่แล้ว +1

    Qisoyinka aan ugu jecalahay qisada nabi muse and nabi Yusuf aleyhi salam

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 4 ปีที่แล้ว +12

    Sida Qeybta 1aad ee Nabi Muuse C.s noogu kulmii Maanta dhamaadka Qisadane Alle ha inagu wada kulmiyo.🤲❤🙏

  • @aishahabdi3214
    @aishahabdi3214 4 ปีที่แล้ว +4

    وعليكم سلام ماشالله🌷mashallh qiso aan sugeyney💖💖💖💖

  • @naciimonalka2469
    @naciimonalka2469 4 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤Scw scw scw Alxamdulilaah🌙Ramadaan mubaarak Maasha allaah jazaakallaahu qeyraa walaalaha alle hanii xifdiyo jazaakallaahu qeyraa

  • @iglaniglan7763
    @iglaniglan7763 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalah allh dartis ayaan idiin jech waxan idiin leeh ramadan mubarg❤✋🕋🕌🌘🌗

  • @ayandhalad6392
    @ayandhalad6392 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah qisada nabi muuse cs Aad ayn ujeclhy Alx wn ka faidysan doonaa
    Alx ilah ayaa mahd leh nagu simy bisha adunnka igu kheyrka badn ❤❤❤❤

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว +7

    يارب إستجب لنا ما تعجزُ ألسنتنا عن قوله
    وأنت تعلمه،
    وتقبّل كل دعوة تسكن في قلوبنا ولا نعلم كيف نرفعها إليك.🌱💜

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 4 ปีที่แล้ว +55

    Masha Allah qiso🌙 an inbadan sugay farxad ithy manta alx ilhy hayn cifdiyo walahy qaliga♥️🤲

  • @fatimanoor2587
    @fatimanoor2587 4 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله عليكم بارك فيكم وجزاكم الله كل خير احسن برنامج رمضان كريم وكل عام وانتم بخير وصحة وعافية يارب العالمين

  • @hanaanabdulqaadir8975
    @hanaanabdulqaadir8975 4 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan kariin dhmn walalhy islaamka melkasto ad jogtaan isha allaah wxaan idiin rajayn aniga iyo idinkuba inaa noqono kwii ka faidysta bishaan barakeesan WYO wxaa laga yaaba in ad markle nasiib uyelan wyno ... Illhy aya mahdle oo bishan naga yelay kuwa so gara taasin wa nimco wy oo mudan in lgu shukriyo : الحمدالله علي هدهي نعمة

  • @umamiin5202
    @umamiin5202 4 ปีที่แล้ว +20

    AS SALAMU Alekum jimco Mubarak Mashaallah Ramadan karim🙏 scw Scw scw scw kusaliya nabigena Muhammed

    • @Hijabilover102
      @Hijabilover102 4 ปีที่แล้ว +2

      um amiin wa alaikum Salam warahmatullahi wabarakatahu Ramadan Mubarak
      Sallallahu caleyhi wa Salam

  • @monaabdullah7350
    @monaabdullah7350 4 ปีที่แล้ว +5

    اليوم ٢ | رَمضان |
    اللهم ارزقنا كل شيء نتمناه وندعوك به، وارحم امواتنا واغفر لهم، واسعدنا يالله💛💛

  • @haniabdulaahi6121
    @haniabdulaahi6121 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah wlhi waa qiso aan in badan sugayey allaha idiin dhowro walalaheyga aan illaahey dartiis u jeclahay ❤❤❤❤

  • @malyunali4227
    @malyunali4227 4 ปีที่แล้ว +1

    masha alahwansugeyne qishan ramadhan kariim walalahay anjeclahay

  • @sacdiyoabdirizaqmohamed673
    @sacdiyoabdirizaqmohamed673 4 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan Mubarak dhamantin
    Allah naxafido aamin.
    2/9/1441
    25/April/2020
    1:41 am
    xasuus

  • @fowsiyaqayre1561
    @fowsiyaqayre1561 4 ปีที่แล้ว +8

    سبحان الله والله ما أعرف كيف أردلك جميلك الحمد لله رمضان كريم

    • @samn.c.raxmaan8255
      @samn.c.raxmaan8255 4 ปีที่แล้ว

      واخيرا شفت كومنت باللغة العربية عشان م اعرف اقرا اللغة الصومالية

  • @user-xz5ok2en9i
    @user-xz5ok2en9i 4 ปีที่แล้ว +4

    Alle idinma kala qaado walalaaha alle dartii idiin jecelahay

  • @anfacanfac6059
    @anfacanfac6059 4 ปีที่แล้ว +1

    Alx mahad.Allale usugnataay m.a Ramadan Mubarak

  • @sacdiyoabdirizaqmohamed673
    @sacdiyoabdirizaqmohamed673 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    waxaa kaloo qofka markuu afuro Ku farxaa inuu gutay waajibaadkii Allah (SW) Ku waajib yeelay
    الحمدلله رب العالمين
    Allah idin sharfo dhamantiin

  • @xafsaclraxmaan3919
    @xafsaclraxmaan3919 4 ปีที่แล้ว

    Allah haydinka jasaaisiiyo sida wanagsan eed wanaaga nooso gaadhsiisan abubakar iyo omar جزاكااله

  • @fartuuncabduqadirfartuunca6581
    @fartuuncabduqadirfartuunca6581 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wllkeyga ilaahey swt haidin xifdiyo aniga wanbo jecelhy qisadii nabi muuse insha allah wan
    Idinla socana ramadan kreem ilaahey haidika awal mariyo❤❤

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayal nashiidadan mgceed wn ka helee

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 4 ปีที่แล้ว +2

    حزاكم الله خيرا
    الله يحفظكم من كل شر

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q 4 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله💜💜💛💛
    رمضان مبارك 💟💟💟💟💟

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll Abubakar Mohammed omar faarquu ilaahay ah inaa barakeyo Aamiin Aamiin 🤲🤲

  • @farhiasiman4028
    @farhiasiman4028 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a alle ajir ha idinka siiyo

  • @Fahmoadan
    @Fahmoadan 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah qiso quruxbadan allah kuwii qato allah hanagadhigo. Sheqa allah haka awalmariyo kitabkisana gacanta midig allah hakasiyo

  • @edman878
    @edman878 4 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah ad ayad qurux bdntihi 😍illah haidin xifdiyo ad iyo ad ayan u jclhy wax shegina 👌

  • @ummujaweriya6693
    @ummujaweriya6693 4 ปีที่แล้ว +1

    Nashiidadaan aad iyo aad ayaan ujeclahay xageen kahelaa abuubakar iisoo jawaab walal Ramadan kariim

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qisooyinka aan aadka ujeclahy ayey kamid tahy qisadaam shugran walalaheeena nala jacel wanaga AlhAlhmdulilah ❤️❤️

  • @nadiracarab1251
    @nadiracarab1251 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxan kuqushuucaa hadalada xigmada ah eeaad kuhadashaan ookaliya wana qoran doonaa insha Allah walaahay aad Ayaan ujeclahay qisooyinka nabiyada ee alleh SWC haydin xifdiyo Aamiin

  • @katraquen6015
    @katraquen6015 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wlhi qisooyinka anbiyada aadban u jeclhy shiekh abukar, shiekh cumar jazakallah khayr alaha dartiis idin jeclhy alaha idin jeclaado❤❤❤❤❤❤

  • @salwachannelofficial6339
    @salwachannelofficial6339 4 ปีที่แล้ว +6

    ماشاالله آلله يحفظك يا شيخ أبوبكر وا عومر ماشاالله جازاك الله خير

  • @vatabgshdhrjr1489
    @vatabgshdhrjr1489 4 ปีที่แล้ว +3

    Alx masha allah

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 4 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilllah Rabbi swt. Ayeey mahad oo dhaani u sugnaatay alhamdulilllah allow inaga dhig kuwii ku camal fala kanah faaidysto Bishan Quruxda badan. Walaheyna alle Haka ajar siiyo . Thanks 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminogasaarif7692
    @aminogasaarif7692 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasaha,allaah,walalyaal,noosoobadiya,qisooyinka

  • @sundusmama9261
    @sundusmama9261 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah inbadan ayaan sogayey malintaan alxamdulilaaah

  • @filsancadey1397
    @filsancadey1397 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Kareem #abubakar iyo #cumar ⭐🌙

  • @ifraxahmed3439
    @ifraxahmed3439 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan krin

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 4 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الرحمن وجزاكم الله خيرا أخوي الكرام

  • @ishwaqqaali3754
    @ishwaqqaali3754 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah jzakallah khyR 🌹⚘❤🖤

  • @iamubeid07
    @iamubeid07 4 ปีที่แล้ว +2

    *Ramadan mubarak*

  • @salmaali3967
    @salmaali3967 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi waa qiso aad iyo aad u macaan waad mahadsantihiin sheekh abubakar iyo sheekh cumar illaahay Ha idin xafido aaammiiinnnnnn 💓💓💓💓

  • @hanicadey5757
    @hanicadey5757 4 ปีที่แล้ว

    Scw Asc Masha Alalh aad iyo aad ayaan ufarax sanahay waan sugaayi bar naamijkaan

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilhey qeyr ha idinka siiyo
    Walaalo an ilhey Dartiis ujclhay
    Xafidullah adun iyo aqiro

  • @umalkheyrabdillahi2630
    @umalkheyrabdillahi2630 4 ปีที่แล้ว +1

    asalaamu calaykum waraxma tulaahi wbrkaatu dhamaan muslimiinta ramadaan kariim

  • @nimcodagan9173
    @nimcodagan9173 4 ปีที่แล้ว

    Manshllh waa qiso an inbdn sugaya alle ha idiin xafiido walaleya❤❤

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 3 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulilaah dadkaga io walalha madaxa isaranyihin

  • @layloabdikaadir6361
    @layloabdikaadir6361 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa qiso wngsn zajakallahu qeyraa

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว

    Ramadaan mubaarak dhamntiin walalaha jecel wanaga allha noodanbi dhaafo🤲🤲

  • @lL-kp9hu
    @lL-kp9hu 4 ปีที่แล้ว +1

    RAMADAN MUBARAK

  • @somaliwaxmafahmaanwlhisare9714
    @somaliwaxmafahmaanwlhisare9714 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah abubakar iyo cumar ale ha idinxafido aduun iyo akhiraba

  • @fardowsomacalinabdulahi2640
    @fardowsomacalinabdulahi2640 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ramadan kariim dhaman

  • @sumayoaxmad4301
    @sumayoaxmad4301 4 ปีที่แล้ว

    masha allaaaah sheq abubakar iyo sheq cumar & illaahay sanada fardosha ha likaliyo ❤❤❤💜💛💚mahsanidiin ❤❤❤🎈🎋🎋❤

  • @liilowcade23daada93
    @liilowcade23daada93 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah kan kiisa kale alle hana kulan siiyo sheikh

  • @nuradinbishar7002
    @nuradinbishar7002 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah jazakallahu ya Akhii

  • @sagalabdiadan5911
    @sagalabdiadan5911 4 ปีที่แล้ว

    Sheelh noo soo badi ilaadhamaad zajakumulaah khayr

  • @maryamaali480
    @maryamaali480 4 ปีที่แล้ว +4

    RAMADAN MUBARAK RAMADAN KARIM 🥰♥️🤲👍🙏

  • @user-zm3mr8ig1q
    @user-zm3mr8ig1q 4 ปีที่แล้ว +4

    رمضان كريم وكل عااام وانتم بخير❤❤❤

  • @fatimfarxsn8031
    @fatimfarxsn8031 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadn karim

  • @edman878
    @edman878 4 ปีที่แล้ว +2

    Ramaddan mubarak 🎆🥀walalaha qerka nla jcl 😍sido kale wad idinla jclhy qerka illah jndisa hanagu kulmiyo🤲

  • @ilhanhassanmuse9658
    @ilhanhassanmuse9658 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa Allah qiso inbadan an sugaynay waye jazakallah ❤

  • @dribrahimmusehusein9287
    @dribrahimmusehusein9287 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wan somanahy xooga yar xanun daremaya iso duceeye

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 4 ปีที่แล้ว

    Jasajallahu khyr qisooyinka aad bn ujeclahy👈

  • @axlaamburhaan5866
    @axlaamburhaan5866 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazkumullah alle ha ni barkeeyo dhamantiina Ramdan mubraak meel walbe aad ku nolashiin dhamantiina alle hangu gaarsiiyo ramdankan ramdankiis cimri dheer iyo cfmd insha allaah

  • @siraajiabuukar292
    @siraajiabuukar292 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abubakar io omar allaha ha idin xafida aduun io aaqiro

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sugaynaaaa insha allh

  • @halimaishaq8934
    @halimaishaq8934 4 ปีที่แล้ว +1

    ramadan mubarak🌙

  • @najaahali3891
    @najaahali3891 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah wan jeclahay inan qiso walba nabbisha dhan inaan dhageysto warakalahu fikum

  • @nimcoxasan527
    @nimcoxasan527 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah waa qiso aan in badan sugaayay masha Allah Allah idin xifdiyo walaalaheyga qeerka noola jecel

  • @fardowsaaxmed166
    @fardowsaaxmed166 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah sheek Allah haku barakayo

  • @raxmamaxamed211
    @raxmamaxamed211 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh sheekh Omar and Abubakar
    Allah hydinka abaal mariyo

  • @fardowzaosobleosoble6436
    @fardowzaosobleosoble6436 4 ปีที่แล้ว

    Ma.alah qiso aan sugaya🌙 aad aya mahadsanid shikh abubakar

  • @asiakalib1236
    @asiakalib1236 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Kareem wll qli ilaahay ha inaga aqbalo cibaadada bisha barkaysan ee Ramadan Kareem

  • @sanfuraziizomuniiza4700
    @sanfuraziizomuniiza4700 4 ปีที่แล้ว +2

    Alhadulilaaah

  • @nasrinahaajisacid6132
    @nasrinahaajisacid6132 4 ปีที่แล้ว +4

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته 🤝❤ما شاء الله تبارك الله ❤❤🌹🌹🌙❤

  • @aishaabdullahiomar7350
    @aishaabdullahiomar7350 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim 🥰🥰🥰🥰🥰😍

  • @haniitarashiid5657
    @haniitarashiid5657 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim ❤❤❤

  • @kingabdifatah2706
    @kingabdifatah2706 4 ปีที่แล้ว +3

    Mash allah ilaahay Ramadan caafimaad ha inoogu dhameeyo

  • @fatuyosuf9065
    @fatuyosuf9065 4 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله تبارك الله الله يسعدك شيخ ابو بكر انت وشيخ عمرر
    زي م تسعدنا كل رمضان💛🌙 وكل عام وأنتم بخير رمضان مبارك💛❤️❤️.

  • @fatxiyasomaliaofficial9034
    @fatxiyasomaliaofficial9034 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wllheen allaha heydin xafido caleyna wacaleg ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @safiyomaxamuud2584
    @safiyomaxamuud2584 4 ปีที่แล้ว

    Masha allha aad baad u nuureeysaaaan allga hadin xafido

  • @naemamadar1838
    @naemamadar1838 4 ปีที่แล้ว

    Qiso macaan illahay ha idin barakeeyo hore u socda

  • @allahkariimyaallah7871
    @allahkariimyaallah7871 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah jizakalaahu waqeyraa allaha idin barakeeyo 🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲

  • @Fatush360
    @Fatush360 4 ปีที่แล้ว

    Mash allaah ilaahey qeeyr ha idin siiyo ilaahey dartiis idin jacelnahay

  • @bidhanqurux7544
    @bidhanqurux7544 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @qalbifuran1566
    @qalbifuran1566 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a walalo Jazakaallah

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว

    Wallahi Allaha ayan kudhartaye quranka waxa kujiraan ahado aad iyo aad cajiiib u ah quranka asigoo cajiib ah ayaa hadan aniga ayado aya i cajab galiyaan sida qisadaan ayada kujirtaa suratu qasas Ayada 13
    فرددناه الى امهي كي تقر عينها ولا تحزن ولتعلم ان وعد الله الحق ولا كن اكثرهم لا يعلمون
    Ilahey waxo leyahy wan usoo celinay nabi muse hoyadiisa si ay u indha qabobsato o aysan u murugoon markasna ay ogaato ilahey balantiisa iyo yaboohiisa inu xaq yahy lknse badan kooda ma oga Allahu akbar😥

  • @maryanaxmed4598
    @maryanaxmed4598 4 ปีที่แล้ว

    Ramadaan kariima
    Abubakar iyo omar
    Jisa kallhu khayr
    Alle haniga abaal mariyo ⭐🌙scw
    Scw scw scw scw

  • @hamadaoman798
    @hamadaoman798 4 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kareem

  • @queensaabriin82
    @queensaabriin82 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ❤💋❤🥺🥺🥺🥺🥺

  • @drsfaatima6307
    @drsfaatima6307 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a Waa qiso cajiib ah

  • @shukrishanta6008
    @shukrishanta6008 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaalkega

  • @maxamedciise3051
    @maxamedciise3051 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah ilaah baa mahad iskaleh dhamaanteed

  • @deeqacadey8499
    @deeqacadey8499 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah ramadaan walba waansufaa

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 4 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb Allaha idin barakeyo Walalahena quruda badanb ee qeerka nosogudbiya

  • @scwatat6918
    @scwatat6918 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey subxaana watacaalaaa haku xifdiyo My walaalkeyga 😍😍😍😍

  • @lialafarahibrahim8630
    @lialafarahibrahim8630 4 ปีที่แล้ว +1

    الحمدالله🤲❤

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qiso aan wax badan sugaayey I masha allah Abtiyaashey mcn Ramadaan mubaarak ✌✌❤❤masha allah Ramadaan kariim nolasha niima xumeyso Abtiyaashey mcn Ramadaan kariim 👍👍

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 2 ปีที่แล้ว

    الحمد لله رب العالمين الحمد لله الحمدلله الحمد الله على نعمة الاسلام والايما