Doqon weeye Qabiiliistaa Lkn adigoo aan caayin wax uun Usheeg" Mala sidaan filayo Wuu Arki Fal celinada Waana Dadka mooda uun Iney Xamar qudha tahay Somaaliyoo idil " War Somaali waa afar Jiho Bari Galbeed Woqooyi Iyo Koonfur Ee bal soo baro ayaan ku odhan leyn Adeero Intaadan La hor iman Bulshada Waxaanad hubin Sal iyo baar"🇸🇴🇭🇹💯🦁✍️ Viva Mugadishu Cadeey Dad aan matalin Miskaha ha usudhin Adeero Ee Cinwaanka iska Sax
Fob Waxay u taagan tahy fresh of the boat. waaxa laga wada qof Africa hada ka yimid ama jooga. Dhalinyartta qurabaha oo say wlhi da ayaa u bixiyay kuwa aan say wlhi hayn. Waa eray cay ah
Horta sxb darisle waan ku salamaye Dadkan inta badan falcelinta erayga amxaar qora Maha runtii dhalinta muqdisho Ee waa dhalinyada Gobalada sida Putland iyo somaliland jooga U fiirso dadka caanka ah re yirahda Amxaar ayaa tahye inta badan muqdisho waligod ma tagin ama mar iyo labo ayey tagin sida Somalia gamer iyo wiilka kale Aad so qadataye hadda oo kale Dhalinta muqdisho ku dhalataye inta badan dadka Ay Aay u caayan waa carurta ku dhalataye dalka dibadiisa diasbaro ayey dhahan Lakin kuwa jig jiga ka yimada inta badan waxa la dhahaa Dowlad deeganka Maxay yeelaye rer xamarka inta badan Ma jecla in alaga gooyo Somalia dadka degan dowlad deeganka
Libaax been maaha Waa xaqiiq alkj iminka waxaan dareemayaa Inu lasoo dag dagay Xaqiiqatan War bixintan iyo Cinwaanka uu dul sudhay ee Ahi Mugadisho Cadeey" Mala maanu hubsan Lkn wan u cudur daari balse waa inuu Raali galin ka bixiyaa Ama Badalaa Magacaa illeyn Dulmi qaadan meyne Aanu galin Innagu Maqaam ahaana inooma cuntanta Mana Cafin doono In la inagu gafaa Adeero Salaama Inta Samaha jecel Bulshaan laheyn Ma jidhto Ruux xun Lkn Maaha Ka bari Jooga Ama Galbeed Jooga ama Woqooyi Jooga Dhibtooda Ama Gafgooda in dusha loo sudhaa Dhalinta ku dhaqan Koonfur waana Gaf weyn midaa
Adunka waxan ugu necbahay dadka yira dds Ethiopia yahu war dhulkas anaga leh Ethiopia wey naga dhacdy mana anan kaharin ee wn so ceshan dona ama dowlad gara bey no noqon donta maxa xabashi na daba dhigy
Doqon weeye Qabiiliistaa Lkn adigoo aan caayin wax uun Usheeg" Mala sidaan filayo Wuu Arki Fal celinada Waana Dadka mooda uun Iney Xamar qudha tahay Somaaliyoo idil " War Somaali waa afar Jiho Bari Galbeed Woqooyi Iyo Koonfur Ee bal soo baro ayaan ku odhan leyn Adeero Intaadan La hor iman Bulshada Waxaanad hubin Sal iyo baar
Idirsele waad xaldantahay somalida noorway maraykan iyo qurbaha kale joogta waa dad qurbe jooga somaliga north eastern kenya jooga waxa uu jooga dhul uu isagu leeyahay somalida kilika joogtaana waxa uu jooga dhul uu isagu leeyahay halkiisa ayuu somali ku yahay somalinimadu waa wax loo dhasho ee wax cid loo daba fadhiyo maaha taas ayaa loo baahan yahay in dhalin yarada loo gudbiyo qomiyad nimadii iyo siyaasadii bay dadka qaar isku qaldayaan dalal badan mu aadin waad ka noqon kartaa laakiin ha qomiyad uun buu qofku ka dhalan karaa sida runta ah
idirislow koonfurta qof walaba oo u nacameeyay ama way garacan ama way cayan ceeb uuun buu ka hela amaxarada ay kugu sheegayaan way inaga xigta koonfurta anaga horta way naga xigta wayba na dhaaleen tan kale way nooga wanagsan nayaeen xasidiinti diyardaha sodonka iyo madafiicada iyo miinada nagu riixayay dadkan isaaqa ciisaha samrooonta amaba beelaha direed dna way la wadagana amaxarada been yaan la isu sheegin amaxaradaa way sharaf dhaanta dadka koonfurta waxan ka dhaca ma ku aragtan iyagaoo amaxaro ka dhacaya wa maya nin leh uurban leehay ma aragtan wa maya marka duliyiintaan looma joojiyo sidadeba somali lalama murmo aniga amaxaara ku dheh ha diiin hadii kale way kula dabo soconayane aniga ilahan ku dhartee way soo qoreen ma tahid somali amaxaro ayaad tahay waxan ugu jawabay yes waayo amaxaro wa kuwii na dhalay wana iga ka xigan mar danbe ima soo qorin waxas
Dirisle wa nin ciise wayne wa nin calanle ❤❤❤ horay usoco ina adeer
Keep going pro ❤🎉from somaliland
Waa kuwataa Darisle Abdi
Dirisle lagand bad tahay pro .
Hore u soco .qofkasta oo waxa kaa sheega waa qof noloshada ka masaysan .
Keep going pro
Waa sax Axmaro manihin somali ahaya❤
Huud iyo ancaam hadii la aqriyo, dirisle qofan ku doorsanayo social media kuma jiro❤❤❤❤😊
Exactly dirisle somaalidu waa deegaana badantahay.
Guuleyso wll❤
Keep going inader
Dirisle is the best🎉wlh
Dirisle good boy hore usoco🎉🎉
Dirisle is the best❤
War lama yaabeyno wllo Caruur caga weyni weye waxani Tusaale Dunidu Waa Afar Jiho Oo kala Ah Koonfur Galbeed Bari Iyo Woqooyi" Qofka Jooga Woqooyi Wax walbaa wuxuu Moodayaa iney ka dhacayaan Koonfur ama Mucaarad uun lagaga yahay Allow Amuuraha Sahal Koonfur uun maaha Somaaliya Ee Cuqdada Uska Saara Ilma adeerayaal Somaali Waa Mid🇸🇴 Viva Xamar Cadeey Xuduntii Dalka Hooyo🇭🇹🆎️✊️💯💯
Wllhi soomaali dhaqan xumada ku soo badanaysa badanaaa ilaahow jidka toosan nagu ilaaali wax kala garan mayneee
Idirisle cabdi cay malaha wa nin dhaqan leh❤
Keep going bro legend
My Bro keep going
East to west somali is the best
First comment 😂😂 love ka isi
Somaliyeey isoo duceeya
Dirisle IS thé best🎉
Alahu akbar Somalia wey dhiban tahay si kasta been run dhac dil ayay wax ku radiyen ilahow u gargar subxanalla 😢😢dhibaato bdana
Walahi in aan aros wan raba balse qarash mahayo balse in aan qoftug sado noqdo allah ayan iska sugaa iyo dadalkeyga
SHAQAYSO DE ABDI QASARE
So qalad maaha Iminka Cinwaan aan Qaas ama Gaar uquseyn Muqdisho inaad kudul qabtaa Muuqaal Aanu Mugadishu Ugaar ahi Mala Ma Daawasho badani ku hel ayaad isleedahay Ama Dareenka Dhalinta Xamar sare kici ayaad isleeday" Tan kale Xamar waa Meesha qudha aanu waalidiintu Ubadkeegu Aanu barin Qabyaalada iyo Qudhunka iyo Beela Naceybka Beelaha Daga Goballada kale Dib isugu noqo Adeero Cinwaankana iska sax Mar kale" Salaama inta Samaha Jecel🇸🇴🇭🇹💯🦁🤝
Ina aderkey darisle cabdi goorma Djibouti noogu iman maalin an cimamada kusarne
Doqon weeye Qabiiliistaa Lkn adigoo aan caayin wax uun Usheeg" Mala sidaan filayo Wuu Arki Fal celinada Waana Dadka mooda uun Iney Xamar qudha tahay Somaaliyoo idil " War Somaali waa afar Jiho Bari Galbeed Woqooyi Iyo Koonfur Ee bal soo baro ayaan ku odhan leyn Adeero Intaadan La hor iman Bulshada Waxaanad hubin Sal iyo baar"🇸🇴🇭🇹💯🦁✍️ Viva Mugadishu Cadeey Dad aan matalin Miskaha ha usudhin Adeero Ee Cinwaanka iska Sax
Fob Waxay u taagan tahy fresh of the boat. waaxa laga wada qof Africa hada ka yimid ama jooga. Dhalinyartta qurabaha oo say wlhi da ayaa u bixiyay kuwa aan say wlhi hayn. Waa eray cay ah
Legend
Wll qaaliya idirisle cabdi
Dirisle sxb waa sax , dhalin badan ayaa arintaan si khaldan ufahmay .
Qofka asalkiisa iyo meeshu uu kudhashay isku mid ma aha . Meeqo somali ah ayaa wadamo kale kudhashay ? .
In arintaan sahlan , dad badan fahmi waayaan , waxaa sababay ayeey ilatahay , aqoon-la'aan , jahli.
Xitaa dad caan ayaa kamid ah , dadka arintaan kufashilmay
Guuleyso wllo
Dirisle runta lama gabatid midaas ayana iga gadan sxb
Ha ujabin cadawga zxp
Waxaydhurayaan shagta hawshigin
Idirsle Axmaq Sxb 🎉
Qof walba haduusan muqdisha so hadal qaadin inu hadlayba ma moodo dadka ethopian kugu tilmamay reer muqdisha maba ahan😊
War lama yaabeyno wllo Caruur caga weyni weye waxani Tusaale Dunidu Waa Afar Jiho Oo kala Ah Koonfur Galbeed Bari Iyo Woqooyi" Qofka Jooga Woqooyi Wax walbaa wuxuu Moodayaa iney ka dhacayaan Koonfur ama Mucaarad uun lagaga yahay Allow Amuuraha Sahal Koonfur uun maaha Somaaliya Ee Cuqdada Uska Saara Ilma adeerayaal Somaali Waa Mid🇸🇴 Viva Xamar Cadeey Xuduntii Dalka Hooyo🇭🇹🆎️✊️💯💯
@MrSahaldon waa dad aan waxba hubsan wixi xunba xamar ula so carara
Idirisle mansha Allah ayuu noqday
King 🔥 Andirazak ❤❤
Sax waaye Somalidu waa qof walba oo Somali ah it don’t matter meesha ku dhalatay iyo passport heesato
Zxp Goob kasoo jeeda deegaanka soomalida sii gaaraa dhalintii jigjiga kuwan kale iyaga oo Somaliya jooga ayay xamarada uu nikiiyaan
Inagana waligeed ethiopia way no foorarsata
The legend
👍🏿
Horta sxb darisle waan ku salamaye
Dadkan inta badan falcelinta erayga amxaar qora
Maha runtii dhalinta muqdisho
Ee waa dhalinyada Gobalada sida
Putland iyo somaliland jooga
U fiirso dadka caanka ah re yirahda Amxaar ayaa tahye inta badan muqdisho waligod ma tagin ama mar iyo labo ayey tagin sida Somalia gamer iyo wiilka kale Aad so qadataye hadda oo kale
Dhalinta muqdisho ku dhalataye inta badan dadka Ay Aay u caayan waa carurta ku dhalataye dalka dibadiisa diasbaro ayey dhahan
Lakin kuwa jig jiga ka yimada inta badan waxa la dhahaa
Dowlad deeganka
Maxay yeelaye rer xamarka inta badan
Ma jecla in alaga gooyo Somalia dadka degan dowlad deeganka
Libaax been maaha Waa xaqiiq alkj iminka waxaan dareemayaa Inu lasoo dag dagay Xaqiiqatan War bixintan iyo Cinwaanka uu dul sudhay ee Ahi Mugadisho Cadeey" Mala maanu hubsan Lkn wan u cudur daari balse waa inuu Raali galin ka bixiyaa Ama Badalaa Magacaa illeyn Dulmi qaadan meyne Aanu galin Innagu Maqaam ahaana inooma cuntanta Mana Cafin doono In la inagu gafaa Adeero Salaama Inta Samaha jecel Bulshaan laheyn Ma jidhto Ruux xun Lkn Maaha Ka bari Jooga Ama Galbeed Jooga ama Woqooyi Jooga Dhibtooda Ama Gafgooda in dusha loo sudhaa Dhalinta ku dhaqan Koonfur waana Gaf weyn midaa
Dirisle abdi
Adunka waxan ugu necbahay dadka yira dds Ethiopia yahu war dhulkas anaga leh Ethiopia wey naga dhacdy mana anan kaharin ee wn so ceshan dona ama dowlad gara bey no noqon donta maxa xabashi na daba dhigy
Somalida waxaa ka maqan dhulkaan inuu yahay dhulkoodi ay Ethiopia sinayaan wlhi waa juhalo
Dirisle abdi waa nin gabyalad wado somalia waa diida
7:20 FOB: fresh off the boat
weeye, ciyaala *say wallahi* ayaa ku caaya kuwa immika qurbaha yimi amma aan ku dhalanba. Waa reer miyi uurle oo kale.
Somalida wa fobs gone wild 😂😂😂😂
Haaa amxaaar kkkkkk😅😅😅😅
Saaxiib khaniiz caawimad mlaha diintenuna ma ogalah akhira lagu waydiin
First
Ina Abdi'yaw Nio Waxbadan ayaan Soo Wada Jabhadayne Bal Bishan ii soo Xus 😂
Idrissle the legent ❤🫡🫡
Sxb waaku taaageera
Axmaar ayay soo qorayaan war Anu éthiopien ayaan ahay Ayaan ku dhahaa maxay iga badali😂karaaan 😂😂😂
Sax❤❤❤❤
Somali Galbeed Etiopian ma ahan.waa dad Somali ah.
War wiilkas cismaan runta ayu ku sheegay Rashka boy hala caawiya tiri lkn adiga daba dhigan jiray oo nafta u keeni jirey mrku heesi jirey mrku hafsa qabey iyo mrku asma qabey hada mxa ka rabta
Marka dumarka maxa ku diiya wllo❤
Oo hada kan commentiga soo qoray ma ciyaal xamar micnaha h.wase xamar waba ku saste
Doqon weeye Qabiiliistaa Lkn adigoo aan caayin wax uun Usheeg" Mala sidaan filayo Wuu Arki Fal celinada Waana Dadka mooda uun Iney Xamar qudha tahay Somaaliyoo idil " War Somaali waa afar Jiho Bari Galbeed Woqooyi Iyo Koonfur Ee bal soo baro ayaan ku odhan leyn Adeero Intaadan La hor iman Bulshada Waxaanad hubin Sal iyo baar
😂😂😂 waa bila caqliye haw bixin taliye😂😂😂
War amxar deah ma ahaan axmar hhhhh
Asc
Wcs
Waxd ushida kuwa kugu idhahda amxarbtahat gabygi yaxye yebaash😂
Dirisle benaale
Idirsele waad xaldantahay somalida noorway maraykan iyo qurbaha kale joogta waa dad qurbe jooga somaliga north eastern kenya jooga waxa uu jooga dhul uu isagu leeyahay somalida kilika joogtaana waxa uu jooga dhul uu isagu leeyahay halkiisa ayuu somali ku yahay somalinimadu waa wax loo dhasho ee wax cid loo daba fadhiyo maaha taas ayaa loo baahan yahay in dhalin yarada loo gudbiyo qomiyad nimadii iyo siyaasadii bay dadka qaar isku qaldayaan dalal badan mu aadin waad ka noqon kartaa laakiin ha qomiyad uun buu qofku ka dhalan karaa sida runta ah
Hhhhhhhhh
DIRISLOOW MAAMI GARASHADAADA IYO TIISISI WAA KALA LABO WAANA LA AAMINI KARAA ILLEYN HOOYADIISBAA QIRATEY INEY ISLA OGAAYEEN MAADAAMA AAN RAGGA TUUGSI AAYAN BARAHA LAGU CAAWINI
Bulshadena somalida wax magaratada ayaa nagu badan hala yaabin. Shicibka somali galbeed waa somali dhalad ah taa shaki kuma jirto.
Fariin dir
Ninkaas inuu reer doolo yahay oo soomali galbeed yahay inta garaneeyso ismuujiya. Ethiopian nimo hadiiba la isku tilmaamayo asaga ayaaba kaaga dhow😂😂😂
ma idinla tahay inu bayt ilahay isago joogaa hadu wax waydiisto ku gaajoon laha isago jilbaabta waata ayuu masajidka xaga dumarka ku jiray waxay sidasi subaxan Allaah dumarow is ilaliya jilbaabkan wa la isugu soo dhuuntaye
😂😂😂
Nio kick maa furatid bro
Idirsle sxb Waxaan kugu Xidhnaa Ilaa 2016 kii Guulayso sxb
I,m Somali sijui and am proud to be Somali I don't listen what they said❤
hhada munafiq buu kugu yidhi munafiqa waa gaalnimada ka ugu xun cadabta haalka ugu hoosaysa gala sidee qof ugu odhan kartaa wa duliyin jaahilina doqomo ah runtii
idirislow koonfurta qof walaba oo u nacameeyay ama way garacan ama way cayan ceeb uuun buu ka hela amaxarada ay kugu sheegayaan way inaga xigta koonfurta anaga horta way naga xigta wayba na dhaaleen tan kale way nooga wanagsan nayaeen xasidiinti diyardaha sodonka iyo madafiicada iyo miinada nagu riixayay dadkan isaaqa ciisaha samrooonta amaba beelaha direed dna way la wadagana amaxarada been yaan la isu sheegin amaxaradaa way sharaf dhaanta dadka koonfurta waxan ka dhaca ma ku aragtan iyagaoo amaxaro ka dhacaya wa maya nin leh uurban leehay ma aragtan wa maya marka duliyiintaan looma joojiyo sidadeba somali lalama murmo aniga amaxaara ku dheh ha diiin hadii kale way kula dabo soconayane aniga ilahan ku dhartee way soo qoreen ma tahid somali amaxaro ayaad tahay waxan ugu jawabay yes waayo amaxaro wa kuwii na dhalay wana iga ka xigan mar danbe ima soo qorin waxas
Waa run amxaar xun bad tahay😂
Mxa ka dhigay ma afkagu ku noqonaya war isku xishood
Dhelidii ku dhashay was iyo siilka qadhuumn ee ka soo baxday was iyo khaniiskad tahay was😂😂😂😂😂
Keep going inader
Ha ujabin cadawga zxp
Waxaydhurayaan shagta hawshigin