NINKII NAAGTA ISKA DHIGEY OO ARIN LA YAAB LEH SHEEGEY IYO CHALLENGE AY QOYSAS BADAN ISKU FUREEN SANA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 115

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 หลายเดือนก่อน +14

    Quruxkudhiigle waligay waan ixtiraami jiray maantana waan ku sii ixtiraamaayaa sababtoo ah anigaba wiilkaas naagta iskadhigay warkiisa yaan la sii wadin ee meeshiisa halagu iloowa waayo ninkaas xadkii iyo xuduudkii uu ilaahay dhigay buu ka gudbay.

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille หลายเดือนก่อน +3

    Miskiinka halacaawiyo, Dambiguu galay waa asaga iyo Alihii abuurtay dhexdooda Allahaaso ah Qafuururaxiim❤️‍🩹

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +12

    Qurux ku dhigle challenge waa noga daran inad isa soo cadaysid ma raxaweyn tahay mise isaaq habar yonis omg jack 😍 😂😂 waa lakala shakiyay

  • @AyaanDhabaney
    @AyaanDhabaney หลายเดือนก่อน +24

    صلي على الحبيب محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤

    • @yunisdakane
      @yunisdakane หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤️❤️❤️

    • @RdEs-w5k
      @RdEs-w5k หลายเดือนก่อน

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Khadar-c4e
    @Khadar-c4e หลายเดือนก่อน +10

    Azaxaabey Nabiga ku zaliya. Zcw

    • @CabdiRaxmaan-2024
      @CabdiRaxmaan-2024 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw ❤😊

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 หลายเดือนก่อน +7

    Car wakas yaa iga horeya caaw😫❤️😂 qurux kudhigle 1M come soon wlhi farxadas waan sugi la ahay😊

  • @Mohanomar1
    @Mohanomar1 หลายเดือนก่อน +5

    Qurux ku dhiigle waan ku salamay bro from Djibouti 🇩🇯

  • @ashawarsame1662
    @ashawarsame1662 หลายเดือนก่อน +3

    Taasi Waa Jaahinimada Nahaysa wlhi ninkaas oo miiranweeye somalidu illahay iyo diintiisa kama xishoodaan 😢

  • @Edbashir
    @Edbashir หลายเดือนก่อน +5

    haddaad ragnimo wax kusiin weyseen dumarnimo ha idinka daadsado.. keep going brosis ayaan leeyyahay 🤣🤣😆😆😆

  • @iqlas8093
    @iqlas8093 หลายเดือนก่อน +3

    quruh ku dhigle...😂😂😂😂I like for the sake of Allah

  • @Beru700
    @Beru700 หลายเดือนก่อน +3

    Ninka gabadha iska dhigay ha la dilo.
    Balan weeye dilkiisa lacaga ayaan ku bixinayaa

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x หลายเดือนก่อน +5

    Wiilkaan alle hacaafiyo codkii wali masaaba Bedalay maqaldame waa illh

  • @SayfudiinCabdiSheikh
    @SayfudiinCabdiSheikh หลายเดือนก่อน +4

    Qurux ku dhiigle noo duceey hoyadey way dhi baa tay San thay

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 หลายเดือนก่อน +7

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @Canababiib-gr4rb
    @Canababiib-gr4rb หลายเดือนก่อน +5

    Really quruxku dhiigle wan kugu racasnhy ani

  • @CaaishaBashir
    @CaaishaBashir หลายเดือนก่อน +1

    اللهم ألهمني الخير في أمري وألق الاطمئنان في قلبي ❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน +3

    Wiilkaan naagta iska dhigayooow hadaad i dhaha dhiig kakeento waa kaa xaaraan lacag somaaliyeed dambe Waayo
    Been iyo fuxshi iyo waxx alaah xarimay oaad ciqaab adag ku mutaysan lahayd gashay dadkii masaakinta ahaaye aad xolahoda qayaano kaga cuntay kumeey cafinin waayo
    Adigoo sidu allaah kugu ogaa ah hadaad muslimiinta uso dan shegan lahayd laguma xumeeyeen laakiin
    Kkķkkkkk
    Qaniisnimo af balwad dilootay SUBXAANA LAAH WAJIGAA GUBAY xataa icafiya maleh waan xadhgudbay maleh😢😢😢

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw หลายเดือนก่อน +4

    Suuxida sokorta waa kaduwantshay suuxida caadiga ah waa runtiiis adoo suuxay daqiiqad kahor baad hadana sidii qof soonoolaaday u hadli karaa anaa sokor qaba waa runtiis

  • @SayfudiinCabdiSheikh
    @SayfudiinCabdiSheikh หลายเดือนก่อน +5

    Ku saliye na bigeena scw

  • @LipaNCapdulahi
    @LipaNCapdulahi หลายเดือนก่อน +3

    Hampalyo Quruxkudhiigle 1M❤

  • @C.casiisMaxamed
    @C.casiisMaxamed หลายเดือนก่อน +5

    Qurux ku dhiigle 1m coming soon i.a

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan wuxuu u egyahay wasiirkii maaliyada xasan shiikh ugu horeeyey armuu aabihiis yahay ku raadiya

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilkas sokoro qaba lacag 3kun waa laga qaatey Hooyadiisana la xiran

  • @AbdinasirSiciid-p9u
    @AbdinasirSiciid-p9u หลายเดือนก่อน +4

    KAn mar danbe haduu ku khiyaamo wllo adaa jiran😂😂

  • @filsansiciid-kr7gd
    @filsansiciid-kr7gd หลายเดือนก่อน

    Qurux ku dhiiglow ani saan kuu taa geero keep going ina ader❤

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 หลายเดือนก่อน +2

    Oo wili codkiisii waa sidiisiiiye ma naag ayaa ka dhex hadlaysa

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan หลายเดือนก่อน +3

    Qurux ku dhiigle you are not easy maxaa dhahday horta gabdha shaqaalada mid lacag ayuu ka xaday midna wuu duqeeyay aa😂😂

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp หลายเดือนก่อน +3

    MLinkaste moshin cusub iyo wR cusub ilaahow na asstur

  • @CabdallaFany
    @CabdallaFany หลายเดือนก่อน +3

    Sxb kumin tigeyga soqado ples wan ku tagera 😢Tageraha kow waad aan ahay 🎉

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 หลายเดือนก่อน +1

    Coming soon 1 million subscribers ❤!

  • @BabkaBarko
    @BabkaBarko หลายเดือนก่อน +3

    Bunbuninta hos ❤❤❤

  • @Micraaj22
    @Micraaj22 หลายเดือนก่อน

    1m soon dhaqsada gaarsiyaa guys wuu uqalmaa ka badan xataa❤

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana หลายเดือนก่อน

    Cafidakisa hala so baro ninkan❤😢

  • @IbrahimAli-g2q6l
    @IbrahimAli-g2q6l หลายเดือนก่อน +4

    Taliye ❤

  • @FuaadLiinaan-j4p
    @FuaadLiinaan-j4p หลายเดือนก่อน

    Saxib the family haka ilabin Marwalba Ina kuala dhohoan raw adne Waa ii gabmisaa😅😂

  • @Mawliid_tareeso
    @Mawliid_tareeso หลายเดือนก่อน +3

    The family Um um😅😅😅😅

  • @sanaag_boy1
    @sanaag_boy1 หลายเดือนก่อน +1

    Bumbum in the house 😂🎉🎉🎉

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar หลายเดือนก่อน

    Qurux ku dhigle koko yeku so garin weku so hesaa yeka hormarin

  • @CabdiwakiilCusmaan
    @CabdiwakiilCusmaan หลายเดือนก่อน

    Qurux ku dhiigle waa ninka ayan katageero baraha bulshada
    Video yadiisa wan jeclahay❤

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn หลายเดือนก่อน +2

    Allah caafiyo

  • @AbukarCadde-p1h
    @AbukarCadde-p1h หลายเดือนก่อน +4

    Hye raxawenow wan ku salamay

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +3

    Coma sokor uqabaa musdalifa soobaartay diabetes waa lala suuxaa

  • @XamdiMaxamed-q9s
    @XamdiMaxamed-q9s หลายเดือนก่อน +1

    Wuu hadlikaraa wll wuxu waa sonkor somagaran sbb to ah qofka markay sokortisa dhacdo kadib wax mcn sokor ama sharaabo aad umcaan lasiyo wuukasolabanaya suuxtinka xogaa awood ayaa sogalaysa xitaa wuba soconkara 😢

  • @daljirkadahsoontv8682
    @daljirkadahsoontv8682 หลายเดือนก่อน +3

    Qurux ku dhiigle
    Ma biyo maalba mise waa isaaq
    Hala so qarxiyo

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 หลายเดือนก่อน +3

      Kuu yahayba wa isku mid wa walalo xita rawnweynta dhashayba wan ku wadana wa boqor hadi afkisa somalidu ka amaan helayan😅

    • @daljirkadahsoontv8682
      @daljirkadahsoontv8682 หลายเดือนก่อน

      ​@@dhashisheekhisaxaq9514maxa walaalo ah . Ma biyo maal iyo isaaq .

    • @CabdiSamad-rq6ce
      @CabdiSamad-rq6ce หลายเดือนก่อน

      Add iyo add pro​@@dhashisheekhisaxaq9514

  • @MusdhafMaxamed-x6d
    @MusdhafMaxamed-x6d หลายเดือนก่อน +3

    Sxb sare guulso
    Q

  • @Alaabtaydaiiuruursha
    @Alaabtaydaiiuruursha หลายเดือนก่อน

    Kan Faarax maaha ee dee waa Cadaan😂😂😂😂

  • @YAHYASAIDAWALEH
    @YAHYASAIDAWALEH หลายเดือนก่อน +2

    😅😅😅😅qurux Ku dhigle

  • @siradm
    @siradm หลายเดือนก่อน +2

    Sey u fiirisay lee! Nasro kkk

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq หลายเดือนก่อน

    Wa inan sirta farax ku ogadho o la sameyo😂😂

  • @HibonuraadenNuraaden
    @HibonuraadenNuraaden หลายเดือนก่อน +2

    Adigu fawaaxishkaad faafisaa halaguu firsado!!!😡😡😡

  • @ZakarisAli-f3t
    @ZakarisAli-f3t หลายเดือนก่อน

    1M coming soon 🎉

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 หลายเดือนก่อน

    Habo iska guurso bitte 😊😊😊😊😊

  • @Yurub-q4z
    @Yurub-q4z หลายเดือนก่อน +3

    Wll qurux ku dhiigle wanku tagera lkn cawa wanku yara dhaliilaya bini Adam ayaynu nahay qalad waa inaga dhaca qaar inaga mida dhiigbay galan qaarkalena dambiyo kale oo waawayn lkn miskiinkan yar inaad ku digato may hayn hora loo yiri calol bahan gob mahan ninkan dhibato dhaqale aya ku kaliftay wa nin yar oo hooyadi nairobi ku haya aan waxba haysan marka illahay aynu uducayno inuu arsaq xalala siyo uuna ku cimri qaato waxan maqlay in ay hooyadi oo xanuusanaysa ay laxirantay mida kale xanuunada uu soo ban dhigan jiray social media ha wa xanuunadi hooyadi si uu dawada usiyo

  • @saidabdirisack9410
    @saidabdirisack9410 หลายเดือนก่อน

    Asc Aqii wlh sanatkan dad Kah Ben todah zaid wa yeh wlh xalay xatah masjidka al hidayo Nak ka duka neysoh ha lica wiyoh dhah day wa xa la dha hay so bax guri gah lura coh la dha hay ka Dib wey carar tay wlh yab anagah wlh dadka wey ha lawen allha no dam bi dha foh dadka allha so ha nu niyoh Amiin ya rabay

  • @nastehobottan9024
    @nastehobottan9024 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinfaraxnorHusseinfaraxnor
    @HusseinfaraxnorHusseinfaraxnor หลายเดือนก่อน

    1m keep goin 😊

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 หลายเดือนก่อน +2

    Waaruntaa baahidu nin iyo naag makalahan ninimadiisu kudansheegan lahaa

  • @CabdiraxiinCabdisalaan
    @CabdiraxiinCabdisalaan หลายเดือนก่อน +3

    Horta wiilkaan intii uu naagta ahaa lacagtii loo aruuriyay ma keydsanin miyaa
    Ciyow way dhamaatay miyaa

  • @Maaliyow
    @Maaliyow หลายเดือนก่อน +3

    Qurux kudhiigle 1m waxa nooga hartay 20k pro ❤❤

  • @idrissBarkaddarar
    @idrissBarkaddarar หลายเดือนก่อน +3

    From Djibouti

  • @haa8793
    @haa8793 หลายเดือนก่อน +1

    Church or charge its jugde somalay

  • @fardusa411
    @fardusa411 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan daraamadii buu sii wadaa

  • @FartuunCali-m8r
    @FartuunCali-m8r หลายเดือนก่อน

    Nafta hakaa baxdo sheydanyahow

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 หลายเดือนก่อน

    I agree

  • @RobleMahamedmouhoumed
    @RobleMahamedmouhoumed หลายเดือนก่อน

    Qurux ku dhigle africa marka ka baxdeey waxaad bilowdey challenge erop naga da

  • @CabdaleCabdi-p2b
    @CabdaleCabdi-p2b หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @AdanAbdu
    @AdanAbdu หลายเดือนก่อน

    Xalimo kab mxay uso siibata horta😮

  • @abdikhalidbilal8399
    @abdikhalidbilal8399 หลายเดือนก่อน

    legend 🎉

  • @ahmedxasan720
    @ahmedxasan720 หลายเดือนก่อน

    Wiilka naagta iska dhigay daruuf baa ku kalifay wuuna xanuunsan yahay muslmiinoo sabarkiina aaway iyo sama fal alle jecel yahay قال ص)ص( من ستر مسلما ستره الله في الدنيا والآخرة alh caafiyo maskiin ka toowbad keenana

  • @mahadyare-q5e
    @mahadyare-q5e หลายเดือนก่อน

    DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj หลายเดือนก่อน

    Qumayadan haiska dhimato 😂😂

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo

  • @najma8166
    @najma8166 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂

  • @SafaMaxamed-s6f
    @SafaMaxamed-s6f หลายเดือนก่อน +3

    Kamisoon 1m

  • @fatimamaxamed5753
    @fatimamaxamed5753 หลายเดือนก่อน +4

    😂🎉

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 หลายเดือนก่อน +2

    You're funking talking brought language

  • @FaaisoHassan-k3d
    @FaaisoHassan-k3d หลายเดือนก่อน

    WCS❤❤❤❤❤

  • @itzManha125
    @itzManha125 หลายเดือนก่อน

    Walkeye sokorta teb 1 kuma intaa gasho soo kaceeh hadan heesan daawo cuno waa u dhimanah allah wuu idin cadabah dadkaan aa damacdeen hadnah intee tooban runta sheegaan lagu diganah isku naxriista allah yiri kuwiina jooga dhulka sida samada aa naxriis idinkaga soo dajiyo allah suu kugu ridin oo kamida aadan u soo arag jooji digshada

  • @kawsarnalka
    @kawsarnalka หลายเดือนก่อน

    Laan ingilish maa nootorjuntit😅

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg หลายเดือนก่อน

    🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤ 😂😂

  • @AbdiAbdimaxamedaadan
    @AbdiAbdimaxamedaadan หลายเดือนก่อน

    Saabib

  • @MALYUUNCABDI-y7e
    @MALYUUNCABDI-y7e หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SayfudiinCabdiSheikh
    @SayfudiinCabdiSheikh หลายเดือนก่อน +3

    Qofkii koowaad oo soo galaaaaaa ahy

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 หลายเดือนก่อน

    Tuugsi waa cudur lagakabmeen subxanallah

  • @abdiomer5706
    @abdiomer5706 หลายเดือนก่อน

    م محمد رسول الله صلى الله عليه

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน +2

    Ninka Naagta iska dhigey no excuse in lamusaafeeyo macalada hakudhacde

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 หลายเดือนก่อน

    waxa uaabaa wiil leh uuur baan leeyahay waa yaaab haduu dhibtooday isago wiila muuu baryo dadka mise wiilasha wax lama siiyo horta waxa la shegay in la badhay aanu weligiisa khaniis noqon lakiin kolay waaxaa jira dad xanuunsan oo waxa ilahay u aabuuray mooye doona ka kale inay noqdan wiilkana wa dadakas baan is idhi coma uu glay yes wa ka soo kici kara ana arkay wiil shaqda ku dhacay intu cup juic cabay dictar wuxu yidhi hadan hospitalka la keenin wuu dhiman laha socontiisa sodon gaadhay waana ka soo kici karaa comna wa geli karaa sonkorta wa khatar ilahay ha ka daweeyo inta ay hayso wiilkaasna meel ha loo sameyo ha la cawiyo sonkorta xata qofka maskaxdiisa wa khlkhashaa oo waxay noqdan sidaii sarkhanka oo kale markay xoog u badato hadan weli ilahay ka dhigin qoomkii xuma ha la gadho wiilka diinta ha la baro wax haa loo hagajiyo ilahay dartiisa walid malaha la yidhi

  • @ApdirahmanMahamud-u6e
    @ApdirahmanMahamud-u6e หลายเดือนก่อน +3

    First❤

  • @AmiinxaajiMaxamed
    @AmiinxaajiMaxamed หลายเดือนก่อน +3

    please reply qurux kudhiigle

  • @DengLun-su4gd
    @DengLun-su4gd หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @maanali3680
    @maanali3680 หลายเดือนก่อน +4

    No Views

  • @MohamedOsman-f5q
    @MohamedOsman-f5q 21 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkk

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 หลายเดือนก่อน

    good he deserves 😅😅😅

  • @AfrahKwt-rh2wr
    @AfrahKwt-rh2wr หลายเดือนก่อน

    Bobo ha iga ilaawain ❤❤❤

  • @XawoMayoow
    @XawoMayoow หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @abdihakimfargab1107
    @abdihakimfargab1107 หลายเดือนก่อน

    Nono Kas lamaanikara

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan markii la rafaadinaaye aan ogaa inuu koomo galaayo hoyadey ayaa sokor qabi jirtay xanaaqa iyo murugta waa laga ilaalin jiray

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa5954 หลายเดือนก่อน

    Minaa la yaapo yaasiinka