Garaaca wadnaha (PULSE RATE) | Calaamadaha Nolosha qeybta 2-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • VITAL SIGNS -ka Ama calaamadaha nolosha aadanaha sida loo cabiro, meelaha laga cabiro iyo waliba muhiimada eey leeyadahay in aan cabirno.
    FADLAN SHARE DHEH OO LA WADAAG ASXAABTAADA.
    MAHADSANID

ความคิดเห็น • 37

  • @barwaaqojibriil8919
    @barwaaqojibriil8919 ปีที่แล้ว +2

    Normal pulse rate
    Casharkaah soo dhig ustaad👏peliis

    • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
      @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo 7 หลายเดือนก่อน +1

      Normal pulse rate 60-100
      Tachycardia = greater than 100
      Bradycardia = Less than 60

  • @Asiya_ismail2024
    @Asiya_ismail2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalh dr blood pressure nose gali macalin inshalh

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah go head pro

  • @sokormacaan800
    @sokormacaan800 2 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم سلام شكرا اخي جزاك الله خير امين الله يشفيه مريضنا و مريض المسلمين🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @BahjaHarun-uh1eb
    @BahjaHarun-uh1eb 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @bishaaromaxamuud3429
    @bishaaromaxamuud3429 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @amiindaib2292
    @amiindaib2292 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sxb horay usoco

  • @mariyaxasan4324
    @mariyaxasan4324 3 หลายเดือนก่อน

    Kuwa kle no so Gali wll muhiiiim iyhy mahsanid😊

  • @daganeyare3810
    @daganeyare3810 2 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad sare

  • @hanidhemanhanidheman5507
    @hanidhemanhanidheman5507 3 ปีที่แล้ว +2

    Iam first one I would like to study healthy special piplic health and nurse so dr thank you so much . Can you tell me how to study healthy eay please tell me

    • @drck1895
      @drck1895  3 ปีที่แล้ว

      U welcome sister
      You can learn simply by online.

    • @hanidhemanhanidheman5507
      @hanidhemanhanidheman5507 3 ปีที่แล้ว

      @@drck1895 thank you so much dr so so how can I get online healthy?

    • @drck1895
      @drck1895  3 ปีที่แล้ว

      Contact me via whatsApp +252633995856

    • @nimcocalinuur6926
      @nimcocalinuur6926 2 ปีที่แล้ว +1

      @@drck1895 noosoo badi cashiradaan Dr mahadsanid

  • @shacnushsalaad8594
    @shacnushsalaad8594 2 ปีที่แล้ว +1

    Please blood pressure nosoo geli wll

  • @jamiilaismail4964
    @jamiilaismail4964 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnshallh dr lkn telegram samayso please

    • @drck1895
      @drck1895  2 ปีที่แล้ว

      Hye hno insha allah dhawaan

  • @ayaanabdulahi50
    @ayaanabdulahi50 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid dr nosoo gali blood pressure

  • @farxiyaxuseen2479
    @farxiyaxuseen2479 9 หลายเดือนก่อน

    Manshlaah

  • @yalaxoowyare5120
    @yalaxoowyare5120 2 ปีที่แล้ว

    M a dr thnks

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 2 ปีที่แล้ว

    Aad baa umahadsanty Dr

  • @nimcainabashiirnimcainabas8653
    @nimcainabashiirnimcainabas8653 2 ปีที่แล้ว

    Wllo nosogalin nocyaad kanolka io waxa lo iticimalo

  • @ExcitedCorgi-hv6ku
    @ExcitedCorgi-hv6ku 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @quruxbadan4094
    @quruxbadan4094 2 ปีที่แล้ว

    Wlll laabtan ka dareemaya bodbod la mooda inaay hiigo ii haysoo giig intuu dhahoo ayuu hadana giig cidladaa 1week ban isku arkayaa cidladaas wax ii sharaxana mà hayo wll markaan waa markaan jeefo un inta kle caadi ban ahy bal wixi aqoontaada igu caawi wll

    • @Zaki_Muse
      @Zaki_Muse 2 ปีที่แล้ว +1

      hada side ma tahay wll

    • @Suu550
      @Suu550 ปีที่แล้ว +1

      Abayo aniga kula mida ahay Mudo sanad ku dhow Sidas ayan ahay Markan jiifsado le wadnuhu said igaracmaya Mrkan istagana cadi aya noqonaya, wxan rajaynaya inad ka fican yhy, igu so warceli abaayo sidad noqotay.

    • @saharabashir1357
      @saharabashir1357 ปีที่แล้ว

      ​@@Suu550abayo aniga suthas ahay wax dawa maheshe

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 2 ปีที่แล้ว

    Noolasoo dhakhso kuwakale

  • @shucaybdj6537
    @shucaybdj6537 2 ปีที่แล้ว

    Dr maxan ku daweeya garaaca wadnaha ado mhdzan

    • @wayraxyare4671
      @wayraxyare4671 ปีที่แล้ว

      Sxp ana waa igaracma ee dawo ma heshay???

    • @Inashariff123
      @Inashariff123 ปีที่แล้ว

      @@wayraxyare4671wll sidokale isoshega hadaa ogatid please

    • @Suu550
      @Suu550 ปีที่แล้ว +1

      @@Inashariff123 abayo wlhi cawa wan seexan la ahay wadne garaac dartis

    • @Inashariff123
      @Inashariff123 ปีที่แล้ว

      @@Suu550 sorry bayo luqa igalasohadal

    • @Fafo0
      @Fafo0 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Inashariff123 luuqe pyo