Reer Somaliland haka xabxabiyaan hungrigooda markaste jar ka tuuro. Djibouti oo waxba ahayn ba shuukanta uu haysa reer Somaliland ba isu geeysaney oo xisbiga fadlan igu shubo ee waddni uu codeeyey.
Waxa Maanta Jabuuti laga Hirgaliyaay inay Noqotay Muulkilaha Jamhuriyada SLD iyado labada wadan meelba iskga dhiciin ee Taana ha la Ogaado, Mishahar aya lo qoray Xildhibanadi SLD magalada Jabuuti
Taladu dadka reer soomaliland bay utalaa Raga cadawga raacay ee kabadhedhay waxayka yeelayan yanay iman wadaka ha laga horjoogasdo Cadawgan dabadhilifta ah ninka ciro ee xukumka u soosocda ha lawaydiiyo dee muxuu ugu diray walahi soomaliland huwan baa qabsataye Allah ha u gargaro
Waar waa in aan abi Axmed Aqoonsiga Somaliland ku dhawaaqo in ta aanu Ciro immanin oo uu ciidamaa na keeno maxaayeelay Ciro waa Cadowga Somaliland maxaa geeyey baarlamanka Somaliland Jabuuti ma Jabuuti bay u shaqeeyaan imse waa Somaliland.
Giiire gudmiye ku xigeenku wuxu arakay ina abiib ooo ismacil la taagan markaas is yidhi lacagtii oo dhan la siiyay Waa nin iiban la oo diiintiisu tahay lacag Sharkid baaburta kiraysa wasaarada cafimaadka isaga leh
Reer Somalilandnow Waxaan idin waydiiyey Nimankan ma waxaa loo dhaariyey. Somaliland mise Djibouti??? Maxay tahay nimankan shaqadoodii ka maqan ee dayacay wadankale ugu shaqaynaya Dulmiga . Ha u guuran Djibouti oo sidaa ha ku maqnaadaan Waar waxan waa in aynu iska qabanaa hadii kale waynu Duloobaynaa 🙁😬
Absolutely I agreed with you !! One ☝️ love ❤️ Somaliland guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌
Ubxale media geesi qaraan weyi guuleyso hore u soco
Inaga isu gaysanay markii lacag loogu footiyey xusbiga wadani markaa inta damiirka leh ee reer Somaliland indho gaara halagu aago guul Somaliland ❤❤❤❤
ubaxle guulayso qaranka gaadh baad ka haysaa
Allah Djibouti ha dumiyo intey somaliland dulmiyey.
Waddanka shacabkiisi ayaa god dheer ku riday,sida looga soo saarayaana run ahaan mid sahlan maaha.Ilaah baase jira!!!
❤❤guul somaliland guu❤❤❤❤❤❤❤❤l❤❤❤ ssb ❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤ Asc A:Rahma Ubaxle media 24 thanks for your support our country JSL 👍👍👍
Sland waxa dumiyay oday dhaqameed lacag laga dhargiyay 5 taa sano ayay dumasaa taas hala ogaado waa nasiibkeen
Guul somaliland geesi Ubaxle
Subxa alla ilahey ha inaga qabto xisbiga wadaani Soomaaliland khery uma hayaan
Somaliland guuuuuuuul insha Allah 💚🤍♥️💪💪💪💪💪💪💪
W C K WLLO QAALI ubaxle cisi IYO SHARAF ku noolow
Jabuti iyaduu dumiyay calool gelle
Jsl ma dumin karan ilahayba dhisaya
ALLA HA SAHLO
Amiin 🤲🏾
Wcs mujaahiid qaraanku liciimaaye waliigodba haa xiqaan hareerah lagaa jooga walee
❤❤❤❤❤❤❤ guuul
Ilaahy baa arkaaya khaayimiinta dhamaantod inga macaashimayaan caloosha haw wada dhintaan
Laakii .a isataahilo Ciro wa I na uu dhadhamiy xanuunka iyo mu aarada nimada😅😅😅😅😅😅😅
ISBADALKII LA INOO SHEEGAYAY WAA IN JAMUURIYADA SOMALILAND LA BADALO!!! HA LOO DIYAAR GAROOBO DAGAAL DALKA LAGU DIFAACAYO MAR KALE
Anu Saab garansyeeey markay warcade soo sariwayeen ciro waxan isaaga Wada xoogi isaaq lagu muquninayee sys bilowdeeye
Ciro , Lacagtii uu Ismaaciil . C . geele iyo khadra Xayd ka soo qaatay ha isaga celiyo, hadii kale sheekadan waligeed dhamaan mayso.
Dadkani jsl hada ha qabanqaabiyaaaan mudahaaryo aaan kala joogsi lahayn ciro hada waa in uuu talada dalkayaga dhaafaaa sida ugu dhaqsaha badan
Waxaano dhan waa laogyahay maxaa rer somaliland odayashoda iyo soyasintodaa uga khorsheysaan
Halagu mudaharaado gale kaka reer somaliland
Geesi rag
Shacab ka jsl sida wax loo doorto keliya ayey yaqaanaan lkn sida loola xisaabtamo madaxda aad doorateena waa inaad barataan.somaliland wixii lidi ku ah jiritaankeeda waa inaynu diyaar u ahaano ka hor tageeda cidna yeynaan ku halayn
Reer Somaliland haka xabxabiyaan hungrigooda markaste jar ka tuuro. Djibouti oo waxba ahayn ba shuukanta uu haysa reer Somaliland ba isu geeysaney oo xisbiga fadlan igu shubo ee waddni uu codeeyey.
Ilaahay sharkooda Somaliland haka qabto. Xusbigii kulmiye muxuu u hadli waayey?
Waxa Maanta Jabuuti laga Hirgaliyaay inay Noqotay Muulkilaha Jamhuriyada SLD iyado labada wadan meelba iskga dhiciin ee Taana ha la Ogaado, Mishahar aya lo qoray Xildhibanadi SLD magalada Jabuuti
Mudahade gudo Iyo dibada hala qaado abihin Iyo gunimada tihinba wase Nimo r qaabil dalkaan haa loo kaaco waa ine shir deegdaga belaste. Isaaq xalasha reer Waale baale Iyo bero aha somaliland somalilander nimada xalasha mudaharade
Waa in talaabo shacbigu ka qaadaa raga jabuuti u tagay burburint qaranka hadii tan loo dulqaato waa lagu dhiiranayaa waa in loo dhintaa wadanka
jabuuti waxay diidantahay ictiraafka somaliland iyo hirumarka dekeda berbera markaa wadani wuxuu duminayaa dekeda berbera iyo somalilandba
Mujaahid Ubaxle halyay qaran noolow
Gufaacadan arkaa ma gu horaybaa. Mise ciil igalaan ku gaboobayaa
Asc imika ma xaka socoda jabuuti iyo ciro dad ka uu u dirtay jabuuti what is going on
Iam confused too
❤❤❤❤❤❤
Cabdirax ubaxlaw komotiga miyaanad akhriyin niyaw waxaan kaacodsanaynaa in shacabka reer somaalilaan ee jecel qaranimada somaalilaan haloogu baaqo mudaharaado ka dhan ah jabuuti wixii dabadhilif u ah midakale waxaloobahanyahay dad mutadawiciin ah oo baraarujiyo bulshada
Asc waa in nimankaas il gaar lagu eegaa maxkamadna la saraa
Taladu dadka reer soomaliland bay utalaa Raga cadawga raacay ee kabadhedhay waxayka yeelayan yanay iman wadaka ha laga horjoogasdo Cadawgan dabadhilifta ah ninka ciro ee xukumka u soosocda ha lawaydiiyo dee muxuu ugu diray walahi soomaliland huwan baa qabsataye Allah ha u gargaro
oday xanuunsan oo wareersan iga dheh
Saaxiibkey ma haysaa xubnahaa magac yadooda
Waxaan ka garanayaa Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Somaliland Cali Xaamud iyo Cabdilaahi Cukuse.
@gaagaale1528
Aad ayaad u mahadsantey saaxiib waxaanan filayaa maanta isla arag mooyee isku sheeg uma baahna
Nuux diihaal kii adoonsan jiray wuu dhacay ee iska aamus
DJINOUTI MAXAY RABTAA????.DEKEDA BERBERA INAY XIDHANTO AYEY RABTAA!!!!!.NOLOL INOOMA OGOLA!!!!!.DAGAAL HALOO DIYAAR GAROOBO!!!!!.ETHOIPIANA WAA INOO FURAN TAHAY!!!!.WALAAHI WAR KALE OO YAALAA MA JIRO!!!!!.
Dalka waa in ladiifaca nimanka jabuuti tagayna waa in lalayoo madaboy khiyamo qaran ku kaceen dadwaynu waa inu qaranimadooda diifac cadaws somaliland u adeegayasha waa inu dhan ugasoo wada jeegsado dalkeena badbaadino shacabaw kakaca hadanbaynu ku dhacnay shadh qabiilba laynagu hodayee diifaca dalkiina
Hadaa gobalakay ku jiria godi name imaada goyase Cro waa lagu Sugayaa meeshada la marto qaranka
Isaga dumi ismaciil dumin mayo somaliland
Waar waa in aan abi Axmed Aqoonsiga Somaliland ku dhawaaqo in ta aanu Ciro immanin oo uu ciidamaa na keeno maxaayeelay Ciro waa Cadowga Somaliland maxaa geeyey baarlamanka Somaliland Jabuuti ma Jabuuti bay u shaqeeyaan imse waa Somaliland.
Salaan kadib soomaalland way dhaxlwareegtay .sixir kii goojacade ka awood badan ....baa loo adeegsadae yaa inga .furaa ya sixirkan ..iwm
Inqaliba yan qabsan ba
JABUUTI IS NOT GOOD POLICIT.
Giiire gudmiye ku xigeenku wuxu arakay ina abiib ooo ismacil la taagan markaas is yidhi lacagtii oo dhan la siiyay
Waa nin iiban la oo diiintiisu tahay lacag
Sharkid baaburta kiraysa wasaarada cafimaadka isaga leh
Reer Somalilandnow
Waxaan idin waydiiyey Nimankan ma waxaa loo dhaariyey. Somaliland mise Djibouti??? Maxay tahay nimankan shaqadoodii ka maqan ee dayacay wadankale ugu shaqaynaya Dulmiga . Ha u guuran Djibouti oo sidaa ha ku maqnaadaan Waar waxan waa in aynu iska qabanaa hadii kale waynu Duloobaynaa 🙁😬
Waa in la abaabulaa kacdoon shacab. Way inoo badherdheen tiimkaka Abdirahman Ciro. Somaliland was in dib loo difaacaa oo nafta loo huraa!
Too late sow tii shacabku ogaladey in coodkooda lakle ibsadoo.