Kaftanka Siyaasada 548 oo aad u xiisa badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 169

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media 8 วันที่ผ่านมา +14

    Cali iyo yaasiin waan idin salaamaya magacayga waa Samiir Mohamed Adan oo jooga baydhaba waar niyoow xeli dambe saqdhexe noo tahay ayaad soo geliseen waan dhegaysanaya intaa ka gam ayo salaama ❤

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 7 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @gurronewsnetwork
    @gurronewsnetwork 7 วันที่ผ่านมา

    Cali Cabdi Xirsi - Xaraare waa nin aan runta iyo taariikhda saxda ah aan marin habaabin, mar horena waan daawada qisada halyayga Somaliyeed ee Marka ku shahiiday.
    Beesha Biyamaal taarikhdeeda waa la qariyaa lakin Cali oo kale wuu ku yaryahay aqoonyahanka iyo war tabiyayaasha Somalida.
    Mahadsanid walal Cali Xaraare.

  • @calideeq12379
    @calideeq12379 8 วันที่ผ่านมา

    Wariye sare Cali, wa aqoonyahan waliba xurfadisu sad u sareysu… Mahadsanid mudane

  • @AdenBare-by2xi
    @AdenBare-by2xi 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ali harare legend analyst

  • @mohamedosman2262
    @mohamedosman2262 7 วันที่ผ่านมา

    Waryaada hee kaftanka siyaasada waad qaboojiseen sidii hore uma kulula sidii dani cabdi wali cali gaas aad ugu shidi jirteen ugushida dee madoobe iyo gurguurte

  • @user-xt6gj3yr7g
    @user-xt6gj3yr7g 8 วันที่ผ่านมา

    Mash'ruuc in lagu aamiino ow raba...
    Oo guryo ah....
    Wa'bi'lahi' tow'fiq

  • @ZakZakaria-y6g
    @ZakZakaria-y6g 7 วันที่ผ่านมา

    Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin ❤❤❤

  • @kaisefarah6089
    @kaisefarah6089 8 วันที่ผ่านมา +1

    Cawa waa qururufti dameer camal.

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 8 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed Nadoobe taageero uma hayo,laakiin Xasan gurguurte in lasoo qabto,sheekadaa waa ka helay,from
    Jubaland.

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 7 วันที่ผ่านมา +1

    Yaasin Yare bisinka iyo burdaha 😊iska dhaaf ee bismilaahi dheh

    • @masuul1441
      @masuul1441 7 วันที่ผ่านมา

      Sax

  • @ahmedjamac8421
    @ahmedjamac8421 8 วันที่ผ่านมา

    Cali iyo saxibkii wan salamay

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaba ma dhaafin xasan sh maxmud, 3 walaahi hadi uu sidaas ku dhinto Aakhiro Ilahay ba garan waxa u yaalo lkn wax fcn ma sameeyo Intan Aragno wa musuq everywhere ah xita Masaajid kama baxsan

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 7 วันที่ผ่านมา

    Hooyo xasustaadu iga ma hadho adna alle qabriga ha ku nuuriyo

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 8 วันที่ผ่านมา

    🥺. . 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.

  • @zahraabisye7937
    @zahraabisye7937 8 วันที่ผ่านมา +2

    Waa baytkii illaahay yaa laga iibsadsy oo lacagta qaatay

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 7 วันที่ผ่านมา

    Cali wAan kusalaamay khayr ilaahay ku siiyo afartaa nin walaalaha ka codso inaad barnaamij ka samayso wacyo galin siday dadki wada dhashay isu waayeen.

  • @zakariyeibrahim6005
    @zakariyeibrahim6005 7 วันที่ผ่านมา

    Cali waa nin weyn illaahay ba weyne
    Și aan dadku ugusii mashquulin khururufta Ka yeedhaysa ayay dadka și caqliyaysan ugu dirayaan fariin ah
    Qabowba lagalay
    Waan idin salamay wll dar illaahay ban ku jeclahay

  • @abdikadirsomane8967
    @abdikadirsomane8967 7 วันที่ผ่านมา

    Xassan xaabsade unada Allah ha kaqabto

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 7 วันที่ผ่านมา

    Ali Hareeri waa taariikhda wuu haayaa runtii,

  • @mrali3601
    @mrali3601 8 วันที่ผ่านมา

    Good points in brief and precise

  • @GuuledMaxamud-o5q
    @GuuledMaxamud-o5q 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdulIsmael-m6k
    @AbdulIsmael-m6k 8 วันที่ผ่านมา +1

    Welcome Ali and Yasin

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 7 วันที่ผ่านมา

    Qofka hadii dayn lagu leeyahay oo uu dhinto haday dadkii kulahaa yimaadaan oo yidhaahdaan lama aasi karo xaq bay uleeyihiin waana sida Nabi maxamed scw uu sheegey way yara adagtahay mooyaane waa sharci

  • @MascuudAhmedManne
    @MascuudAhmedManne 7 วันที่ผ่านมา +1

    Cali xaraare waan ku salaamay, waxan joogaa ceerigaabo ninkii Mala qabtay caliyoow?

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 7 วันที่ผ่านมา

    Alloow sahal amuuraha

  • @yaasirabdi6605
    @yaasirabdi6605 7 วันที่ผ่านมา

    Waan ku salamay cali xarare waxan tagay muqdisho waxan ku arkay waxa lala yabo ee illah iga sowaday ayaa mahada leh ee malin wareysi ha ayaan raba ee sxb sare lasoco

    • @sharmakesamatar6666
      @sharmakesamatar6666 7 วันที่ผ่านมา

      25:00 25:01 ١ غذغذذذلذشىغذغغذءذ 25:03 😂ذ ذ ذ٦ذغذ٦ذ ذغذغذذنذذ7377777777 77357 7877377373 377377 77373271 78 7 337277337 777337 3 737 7797773. 777 7 77777337377777 377757277877777777 777773 737 7737733 277373 7787773377377. 73373 77737. 77777 7. 7 7 377 3 77. 77 77. 7 7 773 777 777777لذذ7777877777787. 77 777***%*،**** ** ذa Z. 77777777887779 57777777. 99777777777777777😂7 7 7778737777a😮 bA😂s 25:52 😂😂😂 c aY. 😂😂Y y Z😂 26:03 cAzCAaa😂 😂6aA 6a V YDC 26:19 😂a 6 26:23 😂 26:24 26:24 A6AFA😂AAaAa😂 26:25 😂😂

    • @sharmakesamatar6666
      @sharmakesamatar6666 7 วันที่ผ่านมา

      JY 26:33. 😂 😂 😂 😂😂😂 26:50 26:51 26:51 😂😂 A a. Z ayZ a Zy. zy Y 27:06 27:07 27:07 a. Y. a. 😮 Z. A 27:11 27:11 27:12 😮a. 27:05

  • @SalmanMaxamuud-z8s
    @SalmanMaxamuud-z8s 7 วันที่ผ่านมา +1

    Cali xaraare nin qiima badan ❤

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 7 วันที่ผ่านมา

    dufdheer mabilawday dufkii Akh Akh Uff Yasinaaw Dufdheer

  • @yaasirabdi6605
    @yaasirabdi6605 7 วันที่ผ่านมา

    Sheekadas waa marki labad ayaan dhagestey

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 7 วันที่ผ่านมา

    Ali Harare yassin ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 7 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheikh. Lagakari waa imaradka iyagaana Aakhirka. Iyagaa katuraya xukunka. Laakiin ma. Arko. Hashu lasnka Aragtaye. Laaleyda meyarag.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 8 วันที่ผ่านมา

    Insha'Allah masjidka lacagta lagu iibsaday lacalfanmaayo musiibo soo deg degtay ayaa kudhicidoonta kuwa iibiyay iyo kuwa laga iibiyay labadaba😢

  • @HassowGaani
    @HassowGaani 8 วันที่ผ่านมา

    Kaftankii aan sugeynay Somali A❤❤❤ one 1

  • @liibaanshariif8398
    @liibaanshariif8398 8 วันที่ผ่านมา +2

    Ninka ay dileyn talyaniga waa lafoole naftiisa ayuu u huray dalkisa iyo dadkisa

  • @user-xt6gj3yr7g
    @user-xt6gj3yr7g 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkan amiin ma ahan...
    Waxan ku heysta...
    Waa is'qari'na

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 7 วันที่ผ่านมา

    Waa runti Ali Harasre hal xidhallee Aroos miyi 😂😂😂

  • @Daacad_okiza_wilka_qoraxey
    @Daacad_okiza_wilka_qoraxey 7 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay waxaan kabaryayaa in lagu kala calaf qaado

  • @abdimalikmalin645
    @abdimalikmalin645 7 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah war yaasiin bisinka iyo burdaha aad ku cel celinayso iska ilaali waa khalad

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 8 วันที่ผ่านมา

    Marka Hore Garoowe Qof Haduu 50 Dolar Qof Yeesho Halay Xiro Ayuu Dhahayaa Waana loo Xirayaa Marka Gabadhan Qabiilkeedu Waa Madhibaan Sidaas Ayay Dadkani U Qabsadeen Meydkeeda Oo Lacag Aanay Ku lahayn Ugu Sheegteen Waayo Qabiilka Madhibaan Ma Hubaysna Wasiir iyo Xildhibaan U Hadlana Kuma laha Buntland ❤

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 8 วันที่ผ่านมา

    Wadani way badheedheen ka dibna markiiba xisbigoodu ku guulaystay maamulka ayeey socdaalkii uga horeeysey ka hilaabeen Jabuuti

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 8 วันที่ผ่านมา +1

    70 sano laba cid siyaasadooda ayaa laga sheekeeyaaa
    USA

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 7 วันที่ผ่านมา +2

    Alaahu akbar kabiiraa❤❤❤❤

  • @MabarigAxmed
    @MabarigAxmed 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤sxbayal waan idinsalamay guuulaysta

  • @abdiciro7610
    @abdiciro7610 8 วันที่ผ่านมา

    ascww waaryaahe cali xadhaadhe aan kula kaftamee inaad jawhar ku dhalataan moodaye shaw reer hargaysaad ahayd

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 8 วันที่ผ่านมา +1

    Laba cid siyaasadooda waxay noqotey sida Tom and Jerry cml

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 7 วันที่ผ่านมา +1

    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi rajucuun. Allaah SWT hawnaxariisto foosiya Abdi ismail 😢😢

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 7 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 8 วันที่ผ่านมา

    Soomalida waxaan ku nacaa xayaysiinta guryaha Nairobi, Muqdishaa ka guryo iyo ganacsi badane maad xayaysiisaan.

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 7 วันที่ผ่านมา

    Yaasiin yare walal maxay tahay bisinka iyo burdaha aad leedahay ma kitaab kale ayaa haysataa?

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 8 วันที่ผ่านมา

    CALI XARAARE. XAARAAN BAATAHAY. UMADA SOOMAALIYEED. HA QIXININ. WASAQ😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😂😂😂😢😢😢

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 8 วันที่ผ่านมา +1

    *MASAJIDKA 300SANO JIREY IYO ARINKA LAGA BEDELAY MAGACA XERADA **#JENERAALKA** AADBAAN UGA **#XUMAHAY* YAAB*

  • @Myway3801
    @Myway3801 7 วันที่ผ่านมา

    Ali wiilkan xaged keentsy 😂😂😂😂

  • @abdiasiisdaud5832
    @abdiasiisdaud5832 8 วันที่ผ่านมา

    Ali xaraare labada xayaysiis waan nacnay adiga uunbaan ku qaadi waynaye nagadaa hadaad rahto inaan kugu sii xidhnaano plz

  • @maxamedisaaq944
    @maxamedisaaq944 8 วันที่ผ่านมา

    WADANKII. MAA U AMAANTID. NIJAAS😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ainachajama709
    @ainachajama709 7 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhh walaahi subag ayaan laxoox ku cunayaa sxb Ali iyo Yasin hhhhhh 28:22

  • @maxamedafrax6393
    @maxamedafrax6393 7 วันที่ผ่านมา

    Nasan Maha xasan shekh iyo eheel kisa

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 8 วันที่ผ่านมา

    Yassiin hadalka yaree

  • @mohammedsaid9259
    @mohammedsaid9259 6 วันที่ผ่านมา

    Asc Yaasiin,
    Xasaasiyada waxaa kaa caawinaaya AVAMYS NASAL SPRAY. ama Kiniinka CETRIZINE!

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 8 วันที่ผ่านมา +1

    Nairobi ayaa la is geynayaa,Hargeysa,Kismayo iyo Boosaaso maxaa ku dhacay?

    • @RASHID-hs9zd
      @RASHID-hs9zd 8 วันที่ผ่านมา +2

      Bal caqligii Somalida eeg miyaynaan dal Lahayn waxaynu xoolo haynay kenya ayahnu geynay xabashidina inay ina qabsato tii on xabad ridin ayay rabtaa Allah caqliga ha inoo soo celiyo..wadanka aduunka ugu wanaagsan dad bu u bahanyay

  • @AshkeyCabdi-y8t
    @AshkeyCabdi-y8t 8 วันที่ผ่านมา

    Asc somaliyey siyasada waa dhesha ciyarta kadaa cml

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 7 วันที่ผ่านมา

    Waay yaab
    Allow sahal
    Beri bu cabdi iley australiya
    noogu yimid
    asago wafti wata,wuxu naga codsady
    inan dagaanka
    maalgashi kasamyno
    canshur dhafna etobiya
    nasinayso
    anigu waxan aha qofki uhoreey ee
    ka aqbaly iskavetor 30 ton ah ayan
    geeyey markaan kaso dhofy nin besha dhexe aha oo magac laha baa iska jiity oo babuur saarty 5 sano ayaan kiradedi iyo lafahedi kawayay.wuu dhinty,xabaashi
    baan kuqabsany in waxayagi nala siiyo,wiilkisi baa yiri waad heleysan xaqiina,laakin maanta waa 5 sano wuxu isna juuq noo
    odhan 10 sano
    kiradedi iyo bahashina wali
    layma siin
    cali xararow
    katab dheh

  • @ENG.BASBAS
    @ENG.BASBAS 8 วันที่ผ่านมา +1

    Caliyow yaasiin duufle nagabadal

  • @groep8lolgroep824
    @groep8lolgroep824 7 วันที่ผ่านมา

    Asc walaale horta waxaan waydiiyey cali naga daa xayeysiinta yaasiina soo qaado warqad naga daa khuruf khurufta sankana faraha ka daa camaro ayaa horfadhidaa wali wax ma aadan baran miyaa hayo ha ina ceebayn naga daaya xaakada iyo duufka inta aydaan soo gelin soo dhamaysta duufka iyo khaakhda ha la ilaaliyo soomaali nimada🙏

    • @Rayan15-s1n
      @Rayan15-s1n 6 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkk wlh isku fikrad ayaan nahay ninkaan yaasin ah waa duufloow aqas wax mucuni karo marka aan dawanaya khalaas

  • @ibrahimileya7001
    @ibrahimileya7001 7 วันที่ผ่านมา

    Cali horta kaliga maxad ushahaysa

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad 8 วันที่ผ่านมา

    Bax😊

  • @jamaljons2294
    @jamaljons2294 7 วันที่ผ่านมา

    Haada caaliyo maaxad noogoo kuur dhiisay

  • @cabdulaahixuseensilow9319
    @cabdulaahixuseensilow9319 8 วันที่ผ่านมา

    Yaasin bisinka yuusan ku darin burdaha

  • @abdiMMjama
    @abdiMMjama 8 วันที่ผ่านมา +4

    Waar Caliyow nimankan gadhka dheer ee lacagtii dadka ka dhameeyey , hadana wadamo kale dhisaya naga daa xayaysiiskoda

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 7 วันที่ผ่านมา

    Waa sax qabtaaladi horumar ma leh ilaahay hayna badbaadsho

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 7 วันที่ผ่านมา

    Ac
    Culumada rer punt land gabadha lacagta halaga bixiyo
    Ama saciid Dani wa inu bixiya hadii kale sanduuq ayanu u furin
    Qof deyn qaba lama asikaro
    😢😢😢😢😢Mahadsanidiin

  • @mustafasufi-ul5hh
    @mustafasufi-ul5hh 8 วันที่ผ่านมา

    ceerigaabo nabad bay rabtaa ,qabyaalafa halaga daayo.

  • @Maxamedxafiis
    @Maxamedxafiis 7 วันที่ผ่านมา

    Asc. An kaasaxo. Ciidamada. Caas. Jhesto. Waa. Juba. Laan

  • @AbdikadirMuse-y1j
    @AbdikadirMuse-y1j 7 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂

  • @MohaAli-l3g
    @MohaAli-l3g 7 วันที่ผ่านมา

  • @superfun1819
    @superfun1819 7 วันที่ผ่านมา

    Isaaq Gaajo in Ceerigaabo 2 gudomiyaha ku yeesho Harti wax ku la,hen waa khalad dhacay...
    Ceerigaabo 2 state Harti hospital aaynu dhiisaano..
    Isaaq kaligis ma istaago afxuumo madaayo..
    Wa loo ara

  • @Safsaf-dk3df
    @Safsaf-dk3df 7 วันที่ผ่านมา

    والله حرام عليكم البلدي الله ياخذك ياحسن شيخ مشغول في مصالحك وانسى مصالح شعبك وارضيك 😢

  • @MacalinMuktaar
    @MacalinMuktaar 5 วันที่ผ่านมา

    Aliyow maayirka magalada garowe Qaabila Dadkiina waxaa la yiri maxkamad imaada

  • @Mideye157
    @Mideye157 7 วันที่ผ่านมา

    Nimanka malkooda wadama gale gelinaya xayaysintooda naga daaya. Lacagta ay Somaliya ka sameeyan bay wadamo kale gelibayaan.

  • @ENG.BASBAS
    @ENG.BASBAS 8 วันที่ผ่านมา

    Yaasiin duufle fuuq fiiq

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 7 วันที่ผ่านมา

    Arrinta Xerada Ciidanka ee Magaca laga bedeley waxay muujinaysaa Damiir xumida wadaniyad xumidada Khaa'inu wadanimada Xasan Sheikh iyo Qofka uu yahay

  • @jirojogow
    @jirojogow 8 วันที่ผ่านมา +2

    qabyalad ku dishey ahmed modowbe oo joogry 15 sano kismayo ayad dafsceysaa subxanalah !!!!

    • @madadaaloqosol8457
      @madadaaloqosol8457 7 วันที่ผ่านมา +2

      Qabyalad ma diline axmed waa kii shala uu tagerayey xasan ee ma mantu xasan walan yahay mise shala mee loo raaco ha yeesho axmed madoobe inuu daalin yahay umad xoog ku haysta lama diidane.

    • @Xalkeen
      @Xalkeen 7 วันที่ผ่านมา +1

      Qabyaaladii adiga ku dishey kuma dhigto. Xasan oo masaajiidii kaniisado ubadalaya ayaa qabyalad ku taageertaa, waxaad qabiil ku taageertey Carab tuug ah ninka magiciisa u bixiyey saldhig. Nin cayaalkiisa maahane aan adi ku aqoonin ayaa qabiil ku taageertey. Nacalad qabyaladiina ku dhacdey. Naj-asow

    • @kanxgdgsa
      @kanxgdgsa 7 วันที่ผ่านมา

      Qabyaalad maahee adiga ayaa wax kugu jiraan.

  • @abdiwais8419
    @abdiwais8419 8 วันที่ผ่านมา

    Ali sad based hawiyaha aad ugu shidaa, please ka dhin, xoog bay daawadayaashu u dareensan yahiin, Daarood Vs Hawiyaha. Dad kale ma jiraan. Ali appreciate that as he Daarood man. You can read read the person and you can understand Ali.

  • @ShCabdilaahi
    @ShCabdilaahi 7 วันที่ผ่านมา

    Cali iyo Yasmin ma hargaba ku dhacay

  • @fadhiyarechanel3364
    @fadhiyarechanel3364 7 วันที่ผ่านมา

    War waxan isla fuuq fuuq leh waa maxay

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 8 วันที่ผ่านมา +1

    Hi guys 👦 I have a question 😮 why Somalis are investing or building houses and apartments in other countries instead of their COUNTRY 😊😊😊THEY DESTROYING THEIR COUNTRY AND KILLING EACH OTHER AS A TRIBES 😮DIVISIONS AMONG THEMSELVES 😳 SO SAD 😊THE COUNTRY YOU ARE BUILDING BELONGS TO KENYANS 😢A COUNTRY SO CALLED KENYA 🇰🇪 NOT 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 SOMALIA

  • @MarshalDalton
    @MarshalDalton 7 วันที่ผ่านมา

    yacin yare please no sheeg maxad cali xarare ku neceb tahay ma cabtooy nimada baa mise wa benlow nimada ? lacagta ka xaado moo iska shaqeyso sxb

  • @BileCumar-ku1yb
    @BileCumar-ku1yb 8 วันที่ผ่านมา

    Caawa maxaa idinkaqaldan qururuftaad haysaane

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 8 วันที่ผ่านมา

    inkaar alekugu dhacday gurgurte

  • @jirojogow
    @jirojogow 8 วันที่ผ่านมา +1

    meshu darod kaliya ma dagan bajun shiikhal galjecel caera male raxan weyn iyo qabiilo kale oo badan oo darod aheyn aya dagan kismayo

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 7 วันที่ผ่านมา

    Caliyow kasoo hadal ninka uqaabilsan UN ka dumarka somaliya wuxuu qabto pls.

  • @mohamudi2331
    @mohamudi2331 8 วันที่ผ่านมา

    Warkiiba waa bururuf iyo qururuf un caawee😂

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad 8 วันที่ผ่านมา

    Aamus

  • @AA-op2bz
    @AA-op2bz 7 วันที่ผ่านมา

    the back ground is upside down the books are upside down please fix

  • @AY-bf7ec
    @AY-bf7ec 7 วันที่ผ่านมา

    Cali xaraaro waxaa jooga raiisul wasaaro, wasiirka arimaha gudaha iyo kii arimaha fadaraalka ee wasiir waxbarasho maxaa soogiliyay!!!! Dabcan waa war aan jirin.
    Warka sida jaziira naga soo bisleeya isagoo cayriin ah baad saas noogu soodayseen!!
    Qaybtaa dambe waxaan ka soo xigtay jilaagii caanka ahaa Sooraan Allaha naxariisto

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 7 วันที่ผ่านมา

    Lacagta uu. Xasan. Kudagaalamayo. Ayuu. Imaaraadku bixinayaa

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 8 วันที่ผ่านมา

    Sheegashada Abgaal Cusmaan uu kismayo sheeganaayo Xassan Culusow ayaa kadhaaciyay miyaa iyo inuu kismanyo qabanayo kadibna Abgaal kuwaejjin doona miyaa?😂

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad 8 วันที่ผ่านมา

    Doqon

  • @AididIndhacaad
    @AididIndhacaad 8 วันที่ผ่านมา

    Londom warsgeli

    • @superfun1819
      @superfun1819 7 วันที่ผ่านมา

      Kondom Isaaq 😅😅

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkii caqli leh oo manta nool
    Misana cafimad qaba waa uu
    Garan karaa in mdx waynuhu
    Danta dadka iyo dalkaba uu ka
    Horumarinayo danta Shisheeyaha si ay uga helan
    Waxogaa yar oo lacag ah !!!
    Inaguna waligeenba reer hebel
    Aynu ku mashquul sanaano ila
    Inta yar ee ka hadhay in la inala dhaxal wareejiyo ???