ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Ilaahow badal kheeer qabo ugu badal wiilkaas balan qaaday baasboorka sabiga lagu wadi lahaa jazaka allaahu
War reerka caawiya Somaliyey, hooyada ayaa nafaqo daro ka muuqataa. Allahayo caawi.
hooyada ayadaba xanuun ka muuqdaa ilahy ha kuu caafiyo mamo
Allahu akbar saxiix 😢😢
Ilaahay ha u caafiyo madax xanuun dhibkiisa mayaree 😢
Asc wr wb abti daahir waan ku sallaamay abti hoowshaad haaysi niyada gali kuna dhawaaq inaad Illaah dartiis u sameyneysid jizaakaLlaahu qeeyran❤
Laailaaha ilalaah ilahow umadada ugar gaar
Maxkamada daahirow waan u baahanahy wall isò qabo
Hooyo hooyo ifka hibo ku nooloow aakhiro halkii roon hooyooy aakhiro halkii roon
Hindia waa qaali wlhi 20,000 ilaa 30,000 cml waaye
SHIIKH CABDIRAXMAAN CALI JIMCAALE WA IN ARRINTAAN SO GALO O CUNUGTA LO QADO FISO YURUB
Ilaheey ha garab istaago😢
Illaheyow ugargaar
Axay ax waar daahirow please marka hore tubada caloosha horta ka badalaIllahow u caafi ya rabi
HOYADA AYADABA JIRAN OY KA MUQATA NAFAQO DARO DAAL NASIINO LA AN O KOR TAGAN CUNUGTA HAR IYO HABEEN MISKIIN😭😭😭😭😭😭😭😭
AMIIN AMIIN AMIIN
Allah ku cafiyo guri haku hayan is bital banadir keeya
Masar baa fiican ee geeya
YURUB HADI LA KENO LACAG LA AN AYA LAGU DAWEYNA
Allaha caafiyo
ha canaan maskiinta si naxariis leh ula hadal pls🥹
Saxiix erayga anaga maxaa naga rabtaa eray fiican ma aha😢
INTA SADAQADA DHIIBATEY ILAHEY HA UGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA AQIRANA JANADA FARDOWSA KURSIGA DAHABKA O UGU DHEER O EY KU FADHISTAAN DADKA SADAQADA DHIIBTA
Lacagta mesha wexey utaalaa in shisheye lukalkaalo
WA IN BASABOOR LO SAMEYO HOYADA IYO GABADHA WA IN DHAQATIIRTA EY QORAAN IN AN SOMALIA WAX LOGA QABAN KARIN
HINDIYA YAN LA GEYN YURUB HALA KENO
Hindiya kadaaya
WA IN LO QADO FISO YURUB O DAWO LOGU QADAYO
Asc
Isbtal bandir keya
masaakiinta waa layaasaa why?
maya yasid ma jirto waana ehelka daahir gabadha yar xanuunsan waa sacad waxa layiri soo qimeey qarashka ku bixikara gabadha dib uso labo
HOYADA WEY DALAN TAHEY CUNUG JIRAN AYEY KOR JOGTA HAR IYO HABEEN WAX FUDUD MA AHA
HABARTA AYADABA JIRAN O NAFAQO DAWO NASIINO U BAHAN
20 kun dollar camalaa ku baxeeso
Waa yahay e Dahir Ilmo Gehandkapte ah maxa loo qalaa?. Daawo aan xanano wanagsan ahayn maleh!. Dhaqatiirta Somalida dadki wa lugoyeen!.Gabadha in la firiyo inay biyo iyo wax inay cabi karto la fiiriyo iwm!.
Hooyada ayadana daawo ubaahan tahay lafteeda, war jarmalka geeya ka daaya hindiya
Ilaahow badal kheeer qabo ugu badal wiilkaas balan qaaday baasboorka sabiga lagu wadi lahaa jazaka allaahu
War reerka caawiya Somaliyey, hooyada ayaa nafaqo daro ka muuqataa. Allahayo caawi.
hooyada ayadaba xanuun ka muuqdaa ilahy ha kuu caafiyo mamo
Allahu akbar saxiix 😢😢
Ilaahay ha u caafiyo madax xanuun dhibkiisa mayaree 😢
Asc wr wb abti daahir waan ku sallaamay abti hoowshaad haaysi niyada gali kuna dhawaaq inaad Illaah dartiis u sameyneysid jizaakaLlaahu qeeyran❤
Laailaaha ilalaah ilahow umadada ugar gaar
Maxkamada daahirow waan u baahanahy wall isò qabo
Hooyo hooyo ifka hibo ku nooloow aakhiro halkii roon hooyooy aakhiro halkii roon
Hindia waa qaali wlhi 20,000 ilaa 30,000 cml waaye
SHIIKH CABDIRAXMAAN CALI JIMCAALE WA IN ARRINTAAN SO GALO O CUNUGTA LO QADO FISO YURUB
Ilaheey ha garab istaago😢
Illaheyow ugargaar
Axay ax waar daahirow please marka hore tubada caloosha horta ka badala
Illahow u caafi ya rabi
HOYADA AYADABA JIRAN OY KA MUQATA NAFAQO DARO DAAL NASIINO LA AN O KOR TAGAN CUNUGTA HAR IYO HABEEN MISKIIN😭😭😭😭😭😭😭😭
AMIIN AMIIN AMIIN
Allah ku cafiyo guri haku hayan is bital banadir keeya
Masar baa fiican ee geeya
YURUB HADI LA KENO LACAG LA AN AYA LAGU DAWEYNA
Allaha caafiyo
ha canaan maskiinta si naxariis leh ula hadal pls🥹
Saxiix erayga anaga maxaa naga rabtaa eray fiican ma aha😢
INTA SADAQADA DHIIBATEY ILAHEY HA UGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA AQIRANA JANADA FARDOWSA KURSIGA DAHABKA O UGU DHEER O EY KU FADHISTAAN DADKA SADAQADA DHIIBTA
Lacagta mesha wexey utaalaa in shisheye lukalkaalo
WA IN BASABOOR LO SAMEYO HOYADA IYO GABADHA WA IN DHAQATIIRTA EY QORAAN IN AN SOMALIA WAX LOGA QABAN KARIN
HINDIYA YAN LA GEYN YURUB HALA KENO
Hindiya kadaaya
WA IN LO QADO FISO YURUB O DAWO LOGU QADAYO
Asc
Isbtal bandir keya
masaakiinta waa layaasaa why?
maya yasid ma jirto waana ehelka daahir gabadha yar xanuunsan waa sacad waxa layiri soo qimeey qarashka ku bixikara gabadha dib uso labo
HOYADA WEY DALAN TAHEY CUNUG JIRAN AYEY KOR JOGTA HAR IYO HABEEN WAX FUDUD MA AHA
HABARTA AYADABA JIRAN O NAFAQO DAWO NASIINO U BAHAN
20 kun dollar camalaa ku baxeeso
Waa yahay e Dahir Ilmo Gehandkapte ah maxa loo qalaa?. Daawo aan xanano wanagsan ahayn maleh!. Dhaqatiirta Somalida dadki wa lugoyeen!.
Gabadha in la firiyo inay biyo iyo wax inay cabi karto la fiiriyo iwm!.