Maxkamada Dahir alasow : MAXAA SABABAY IN AABE UBADKIISI NOLOSHA KU DEYRIYO ? ? YAAB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 18

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 3 หลายเดือนก่อน

    Queenta waba layasaye😁

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAXKAMADA AL SHABAABKA SHUUTE O LALUSHKA KU QATA INEY SARAAN TIIRKA DHALINYARO AN WAX SAMEYN MEY XABSI KU GURAAN AABAYASHA DAYACEY ON MASRUFIN ILMAHOODA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน +1

    WADANKA MAREKANKA WA XARIG AABO AN MASRUFIN ILMIHIISA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน +2

    NAGTAAN EDADA U AH ILMAHA MEXEY ULA HADLI WEYSEY WALALKEED INU MASRUFO ILMAHA

    • @MaxkamadaDahir55
      @MaxkamadaDahir55  4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxay dhahday wuu masruufa sidan ku ogatay ban la yaabnay ma iyaduu qabaa

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 4 หลายเดือนก่อน

      @@MaxkamadaDahir55 Daahir lanbar iyo tell aan wax ku sadaqaysto lanbarkaaga ee soo please

  • @mahadgooni
    @mahadgooni 3 หลายเดือนก่อน

    Waa maamo qurux badan imaan leh ninkii heysan waayey wlh waa bastar

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 3 หลายเดือนก่อน

    Reer barqadle Soo Maha lafaha yaryar waa weenka waa reer jalaf Io hilowle ayaanle nimcaale a ntas sacad ka qaado

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    HOYADAAN IYO ILMAHEEDA WAXA DHACEY AABO XUN O UGU TALA GALEY IN ILMIHIISA EY SUQA GALAAN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    DOWLADAHA YURUB IYO DOWLADA MAROOKO ABIHI MASRUFI WAYO ILMIHIISA ILA EY SHAQO KA HELAAN WA XARIG

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    WADANKA MAREKANKA HADU DEGEN YAHEY HA LAGA DACWEYO INUSAN MASRUFIN CARURTA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    ILMAHA AABOYASHA DAYACAAN WEXEY KU SUGAN YIHIIN INEY SKUL ADIN INEY BAHI U RACAAN DAD GADA MANDORIYAHA GADA JIRKOODA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    HOYADAAN HALO QABTO LOYAR MAREKANA HALO SHEGO DHIBKA HEYSTA HALO DIRO MASAWIRADA ILMAHA HALO SHEGO KAN JIRAN WUXU KA GUDBINA DACWO HADU DHIIBI WAYO MASRUFKA USAN BIXIN INTEY ILMAHA KA SHAQEYSANAYAAN WA LA XIRA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    HOYO REER YURUBA O LABO CUNUG HEYSATA NINKI KALA TAGEEN NINKI WAXA LAGU XUKUMEY INU MASRUFO ILA EY SHAQO KA HELAAN ILA HADA AYU MASRUFA AYAGO 30 35 JIRA HADU GOYO XABSI AYA LO TAXABA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    MUXU UGU GANBANA WALASHIIS AYADA MA ILMAHA AABO U AH

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 หลายเดือนก่อน

    WAGI U JOGEY MADAXWEYNE SIYAAD BARE WUXU DIFACI JIREY DUMARKA CARURTA ABAYASHA AN MASRUFKA DHIIBIN XABSI AYU KU GURI JIREY HADEY DIBADA JOGANA DACWO AYU KA GUDBIN JIREY

    • @deeqoali308
      @deeqoali308 4 หลายเดือนก่อน

      Alaha unaxariisto