Magacyadda Masuuliyiin Musuqmaasuq Xabsiga Loogu Taxaabay Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 46

  • @MohamedHassan-py9tj
    @MohamedHassan-py9tj 5 ปีที่แล้ว +5

    Ka kuxiga waa kuwa Magaalada xukuma ama maayarka iyo kuxigeeenkiisa

  • @sahrafaarax3312
    @sahrafaarax3312 5 ปีที่แล้ว +10

    solteco iyo ku xigeenkiisa iyo guri barwaaqo intaana ha lagu hubsado jeelka

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa sidaa wllo

    • @sahalfarah5762
      @sahalfarah5762 5 ปีที่แล้ว

      Soltelco ma habar jeclad mooday yaa ku dhaca waa reer hargeysa way rogman hadii uu muse isku dayo xarshin ka soo sokaynayo

    • @sahrafaarax3312
      @sahrafaarax3312 5 ปีที่แล้ว

      @@sahalfarah5762 huno ama habarjecla ha ahaaado ama cid kale cidi hantida dadka lunsato jeelka ka sokayn maaayo indhahaagana wad ku arki 😏😏😏

    • @mrsomalijacayltv3656
      @mrsomalijacayltv3656 5 ปีที่แล้ว +1

      Sahal
      Ma habar jecaalad
      Usoo dhigteen
      Markaad garxajis gunimo dhigteen oo qarna jabhad ka dhigteen?
      Habarjeclo.ciidanka ugu badan ee somaliland waaa habarjeclo
      Mar hadii dagaal ku baaqdo .waladan gebiley ka sokeynaynin.
      1 INA KAAHIN baa xidhay.taas ogow
      2.muuse amar ka habarjeclo ayuu ku shaqeeya .waaxana amara .inakaahin iyo saleeban
      3 dhediga isaaq oo fanaya waa ceeb. Xinayaha barjeclo ayaad ku joogta kursiga .
      4 ina kaahin ayaa aminagaaga kaa masuula
      5 saleeban baa sharciga kuu haya .
      Habarjeclo 5 wasiir reeer ka qudha ee leh weeye.iyo gudoomiye.
      Taasna xinin yahayaga ayaanu ku gaadh ney.

    • @sahalfarah5762
      @sahalfarah5762 5 ปีที่แล้ว

      Adigoo habar jeclo ah ayaad habar awal sidaa ilaa hadlaysaa waa yaab adaan habar yoonis kaa celiyey laangaabyow arab waa jilib yar reer samatar ayaa ku filan gaadha gabigoodaba qaada garxajisna bari horaan ka adkaanay saxiib super awal super power

  • @khalidmohamedabdillahi478
    @khalidmohamedabdillahi478 5 ปีที่แล้ว +7

    Ninku Ku xigaya Aniga Aya Garanaya Waa Mayorka Magalada Hargeisa Soltelco 😂😂

    • @taahoilkacase3264
      @taahoilkacase3264 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh waad garatay madhawa waa 8 nin baa ladoonayaa

    • @midkuudaranmidkudooranalla4734
      @midkuudaranmidkudooranalla4734 5 ปีที่แล้ว

      @@taahoilkacase3264 mamaxmud xashi muna ku jirin 8bdaa nin

    • @taahoilkacase3264
      @taahoilkacase3264 5 ปีที่แล้ว

      @@midkuudaranmidkudooranalla4734Ala maydee maxamuud xaashi waa madaxweynaha 5-ta sanno ee soo socota

  • @farhmahamuud8005
    @farhmahamuud8005 5 ปีที่แล้ว +2

    Good maanta ayuun baan arkey isla xisaabtan waa sidaa iyo arimo hadhey dawladnimadu......

  • @taahoilkacase3264
    @taahoilkacase3264 5 ปีที่แล้ว +8

    8-dii nin ee ladoonayay 6 baa hadhsan yaa ku xigi doona ayay kula tahay

  • @realwaryaa9193
    @realwaryaa9193 5 ปีที่แล้ว

    Waa xaaranta

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah Tuuga ILAAHAY ( S W ) Ayaa nacay waana Xaraami ku Noolaado Xoolaha ummadda Cuduro aan Dawo lahayni ku dhacaan Kuna dhinta Toobad la'aann! Cidda Cunta Xoolahaa Tuugada ihina waa lamid Yaan loo naxariisan!

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 ปีที่แล้ว +5

    wadan ku waaa socdy mrka laso qab qab to kuwa masuq masuqa sameyay mudane mdx wyna cid wlpa ooo xoolaha umada cunty waa in sharciGa lamariyaaaa

  • @munamuna8335
    @munamuna8335 5 ปีที่แล้ว +4

    Tuug oo dhan qabo madaxwayne

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 ปีที่แล้ว +2

    DANYARTA 😘😘DANLAYDEE DHARIGOODU🤔🤔 MADHANYEY👊 CASHUURTA AY DHIIBTO NINKA DHUUNTA MARIYOOW QAAXO AAD KAQAADO IYO XINJIR DHIIG LE MOOYE MAD CUNIN WAX DHEEFLE

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 5 ปีที่แล้ว

    THE NEXT TARGETS ARE INA CIDIN&SOLTELCO WELL DONE MUUSE BIIXI

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan8175 5 ปีที่แล้ว +4

    waar xidh xidha tuugta fooqyo ayay ka dhisteen

  • @rafarafinha7537
    @rafarafinha7537 5 ปีที่แล้ว +7

    Muuse walaahi nin adag solteko soo qabo tuuga tuugu dhalay handaraab kaa umadii isagaa dhameeyee

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 ปีที่แล้ว +1

    Horta dawlada Muuse Biixi ma waxay raadsanaysaa beesha Siilaanyo maxay hanti dhowrku u qaban la yihiin mayaarka magaalada Hargeisa mise Muuse Biixi ayay isku reer yihiin oo lama taabanayo

  • @the90skidk22
    @the90skidk22 5 ปีที่แล้ว +1

    1:29 Macaanka Iyo cudurada waxa uu kaqaaday waa xoolaha dadka masakiinta ah ee uu aayar cunayey
    Alxmadulilah dheh hadeynan adiga waxba kugu dhicin

  • @faizahargeisa1311
    @faizahargeisa1311 5 ปีที่แล้ว

    No more corruption and viva Mr president

  • @kiirunta1271
    @kiirunta1271 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku tageersanay dawlada inay xidho tuugta

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 5 ปีที่แล้ว +1

    muuse qabyaalada ha joojiyo inaabtigii muxuu u soo xidhi waayay markuu wasaarada maaliyada hayay isagoo waxaan sanad gaadhin hayay uu xoolihii qarankaba leqay xilkuun buu ka qaaday isagoo asturay ilayn wuu la dhashaye

  • @abdirahmanali3334
    @abdirahmanali3334 5 ปีที่แล้ว

    War intuu soltelco free yahay musuqmasuq la izku xidhaa wa filin kale wllhy !¿

  • @hamzenuur5877
    @hamzenuur5877 5 ปีที่แล้ว

    Dumarkeena sharaftaleh hala dhawro waayo iyagu war kama hayn waxa kasocda meesha ciidanku markay hawl galka wadan dumarka iyo maatidaba cidii musuqmaasuq lagu arko hala karkariyo hadii ladone rag iyo dumar kuu donaba ahade lkn dumarkeenu sharafbay inga
    mudanyihiin si ixtiraamleh hawla dhaqmaan ciidanku waayo

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 5 ปีที่แล้ว

    Xaqa umada iska soo cesha tuugyahay alle ka go,ay hadii kale xanuun iyo xadhigba waa idiin hanti

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 ปีที่แล้ว

    Qofkii haduu hantida ummadda ku takrifalay waa waajib in sharciga la mariyaa. Laakiin waa in sharciga loo sinnaadaa oo qof walba shacigo qabta ee aan loo eegin reer. Hadii sidaa loo raaco natija fiican ayaa kasoo baxaysa. Hadii kale se waa munaafaqad, waqti lumis iyo hanti lumis

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 5 ปีที่แล้ว

    MADAXWAYNAHU WUU MAHAD SANYAHAY.SIILANYO RRU DA WUXUU KU XASUUQI JIRAY SHACBIGA.MUUSE WUXUU KU XASUUQAYAYAA MUSUQMAASUQA.

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 5 ปีที่แล้ว

    Muusow kuwan d.h.h.gabigood ayaa ugu xun soo dalac soltelco kuxigeynkiisa dhaman tod xidh wakusidee fooqyada magalada ee lagu jabo tumashada habeen iyo maalin xoolaha umada aakhiro udir muusow malaha xogentaada commant kuuma sheeganee ee anagu waxanu garanlanahay dhulbeey kusiiyeen malaha adiga iyo ina kaahin waryadheheen alaaanu ku dacweyneynaa in uu dagdag uqabto

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 5 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂 yaa ku faraxsan

  • @abdisalanhussein5479
    @abdisalanhussein5479 5 ปีที่แล้ว

    solteco Hala dhaadhiciyo ninkaasbaa umada madhiyaye

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว

    Hankii qarankaa rumoobay... walaahi horaa loo soconayaa

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 5 ปีที่แล้ว

    Wasiirka maliyada ayaa ku xigi doona haday jirto cadaaladi

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 ปีที่แล้ว

    gabay ayay ku jirtay, wanka wayn ninkii helikaroow waxarka haw dhaafin , bahasha qoor waynta halaga bilaabo waxba yaan wiilasha yar yar lagu meeraysane

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 5 ปีที่แล้ว

      Qoorweyntu waa khatar labo sababood daraadood,
      1. Beelo iyo ciidamo culus oo difaacaya.
      2. Xog badan oo dad Muuse iyo Ina Kaahin ka mid yihiin iyaga oo haya. Yacni wax badan oo la xaday baa meelo la isla ogyahay lagu wada qarsaday. Haddii la soo qabto waa waramayaan, isna soo qabta ayaa ka dhacaysaa.
      Waxarku xog mahayo uu qarxiyo.

  • @khalidmohamedabdillahi478
    @khalidmohamedabdillahi478 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 haade wa In La Arka Masuliyin La xidhxidhayo Oo umada Xoolo ka xaday

  • @riwnakiid2060
    @riwnakiid2060 5 ปีที่แล้ว

    Soltec soo qabta nio iska daaya agsimayasha

  • @mohamedabdilahi6449
    @mohamedabdilahi6449 5 ปีที่แล้ว +2

    WAAYAAB MAXAY AFKA XAMUURADA KAMARSATAY

  • @warbaansoosidaa9108
    @warbaansoosidaa9108 5 ปีที่แล้ว

    Habar Awal dareen baa galay, waayo dee iyagaa inta badan meelaha shilimaadku yaalo oo musuqmaasuqu la dagay fadhiya. Beelaha kale waa iska naashnaash, tuugo waa ku jirtaa laakiin kuwo badan waxay xukumaan meelo iska cidla ah oo aan waxba oolin.