KIIS CULUS: GARYAQAN OO DILAY WIIL CEYR AH IYO GABDHI UU QABAY OO DACWO AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

ความคิดเห็น • 35

  • @user-wx5xf4sf8n
    @user-wx5xf4sf8n 29 วันที่ผ่านมา +2

    Magalada iyo iyo xeebta waxa udhaxeysa wa gaan

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 หลายเดือนก่อน +3

    Naagtan wax bay qarin

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run warka cadee

  • @Mrloyal60
    @Mrloyal60 หลายเดือนก่อน

    Quraafadka aad meesha ku haysaan ma .ahan maxkmad

  • @Animals-channel1
    @Animals-channel1 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naagtaan waa beenkeey 2012ku xaradheere shabaab ayaa ka talinaye qof xub heystay ama becad badeed ma jirin

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 หลายเดือนก่อน

    Oo badalka aad sheegeysaan xagee buu ugu tagey.Naar Afuufo baad tahiin. Ilahey en ma taqaaniin. Dabagaale iyo ilbaax baad meel wada keenteen.????
    Waa aqliga Hawiye. Horey bey u dhacadey oo hada koow mahan.

  • @user-wx5xf4sf8n
    @user-wx5xf4sf8n 29 วันที่ผ่านมา

    Warkeedu makala cada

  • @MuuAli77
    @MuuAli77 หลายเดือนก่อน

    Waa kiis fashil sh

  • @lulafarah2038
    @lulafarah2038 หลายเดือนก่อน

    War naagtan interview ma taqaan habergidir iska shifeysi waa aqiro samaan dahirow garyaqaan ka leexo wali good ayey Somalia isxaqiri jiren aqiro ayey waryaala.

  • @user-wx5xf4sf8n
    @user-wx5xf4sf8n 29 วันที่ผ่านมา

    Vababuur islasisocoto iskama hor yimaden masuura gala

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 หลายเดือนก่อน

    Garyaqaan kan homeless ka ah ee Minnesota truck 🛻 ku dhex nool Maaha?

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt หลายเดือนก่อน

    Wax laga heshiiyay diyo lagula qaatay daahir faarfaaristeeda jooji😊

  • @user-wx5xf4sf8n
    @user-wx5xf4sf8n 29 วันที่ผ่านมา

    Sabab la aan qoff savab tii lagu dilay

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 หลายเดือนก่อน

    Inay Burcadbadeed isdishay ahaayeen ayaa laga yaabaa,
    Garyaqaan reer baadiye mooryaana waa u egyahay.

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt หลายเดือนก่อน

    Waa beeenleey garyaqaan 2009 south afrika joga meeqa Sana Kaso wareegtay

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 หลายเดือนก่อน +1

    Doofaar Calasow dilkii Abwaan Badal kaaga hari meyno hadaa nahay Beesha Sheeqaal, Yurub dacwaa ka fureynaa

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j หลายเดือนก่อน +1

    Hg dadkey so dilen dad yar moye waxi joogay xamar

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be หลายเดือนก่อน

    Naagtaan ninka dhintey wax laxawa kama Lahan ilmahedana xaqiisa uma hadleyso Waalhaven cabsiiye waa Cali beesteenka cayr 😂😂😂 wallaahi reer baardiye hadaad maqasho waa taniokale

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 หลายเดือนก่อน

    Somali waa isdhamaysay..... makaa ni kaan kugooni.

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt หลายเดือนก่อน

    Haa wajirtaa dad badan ayaa la iska dilay wagaas

  • @TahlilMohamed-qq6nt
    @TahlilMohamed-qq6nt หลายเดือนก่อน

    Dagaalkii salameen iyo ceyr xarardheere EE burcad badadeedka wa la yaqaan anaa cayr ah garyaqaan s afrika 2009 johanisberg ayuu joogay. 2012kahadlaysaa qoftaan EE dahir fuusto kale soo riox

    • @Animals-channel1
      @Animals-channel1 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      2012ki weliba shabab ayaa ka talinaye meeshaas oo shaqsi hubeysan ma jirin

  • @habiibashiiq3676
    @habiibashiiq3676 หลายเดือนก่อน

    Maxkamadaadi waa fashilintay

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 หลายเดือนก่อน

    Gabarta wax bey qarineysaa
    Waxey u eg tahay qof cabsaneyso

  • @MaxamedshariifYuusuf
    @MaxamedshariifYuusuf 15 วันที่ผ่านมา

    Naagtan been bey sheegeysaa

  • @sbrothers1144
    @sbrothers1144 หลายเดือนก่อน

    Tani waa doqon weyn

  • @Kamaal-hy7ql
    @Kamaal-hy7ql หลายเดือนก่อน

    Qoftaan wax baay Qarineysaa Qof Nadiif Ma،aha Daahiroow iska Dhaaf

  • @Nairobipoy
    @Nairobipoy หลายเดือนก่อน

    Wiilka la dilay xitaa hooyadiis wa saleebaan

    • @TahlilMohamed-qq6nt
      @TahlilMohamed-qq6nt หลายเดือนก่อน

      Walaalow waxa isku key wafijisaa garyaqaan 2009 johanisberg anaa wada joognay 2012 miyuu laabtay dagaalkii burcad badeedka e ceyr iyo saleemaana gorma ayuu ahaa anaa taarikh la isku qalda mise fuusto annaa cayr ma ana iga Gadmin EE dabaday miyuu laabtay mideeda kale

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784 หลายเดือนก่อน

    Garyaqaan Haku Ceeboobin Naagtaan Adaa Soo Ijaartee😂😂😂😂😂😂

  • @Kamaal-hy7ql
    @Kamaal-hy7ql หลายเดือนก่อน

    Maxamed D,uud aamuus Wasaqyoow cotkaada waa i dhibayaa oyaaye

  • @arish3651
    @arish3651 หลายเดือนก่อน

    Naasa weene naagtan adaa so waday ileyn ninkas dagal aa kaga la dhaheeyo Dhilo calasow wlhi ma aqana garyaqaan kan lakin kan inuu wecel yahy aan oghay

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 หลายเดือนก่อน

    Iska tuur nagtan is qarineyso wax bey qarineysaye

  • @AliMohammed-yn3yv
    @AliMohammed-yn3yv หลายเดือนก่อน

    Warkani been buu u egyahay iyo sheeko laga soo shaqeeyay

  • @FahadYasinYasirBossman
    @FahadYasinYasirBossman หลายเดือนก่อน

    Daahir Gabadha mabaqeeso qadka ka culus ee waxkasta inee ku sheegto diyaar ayay U tahay sida wajigeda ka dareemayo