Xukuno laga soo saaray shilal ka dhacay Hargeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 6

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 3 หลายเดือนก่อน

    Tuugbaa tuhiine umada xaqsoorka ilaahay halagu dadaadl00

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 3 หลายเดือนก่อน

    WAXBAY ISKA LEEYIHIIN

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 3 หลายเดือนก่อน

    Waa cadaan shilkani...cadaalad baanay ahayd runtii ....gaadhiga yar ayaana qaladka leh

  • @israhassan4925
    @israhassan4925 3 หลายเดือนก่อน

    Waa wanaag aduun lama arag dadka la qanciyo oo wax cad latuso maashs alaa ilaa hayow dawladeena inooga illaali cadawga oo nabad gelyada noo siyaadi

  • @fdama
    @fdama 3 หลายเดือนก่อน

    Sheeko makhaayad 😂😂😂

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 3 หลายเดือนก่อน

    Aduunka lama arag
    Aniga madax ah
    Aniga looyar ah
    Aniga garta qaadaya
    Aniga askari ah
    ... Aduunka OO dhan waxa ka jira sharci u kala xaq qaada police ka iyo shicibka
    Waayo sida uu qofka shicibka u khaldami karo ayuu ninka police ka ahi u khaldami kara
    Waxa fican I la sameeyo hay'ada madax bannaan oo aan ahayn maxkamad police ka si loo yareeyo khaladka labada dhinacba