"Maanta Miisaaniyaddii Qaranka Oo la Candadawlay Ayaa La Ansixiyey"Xil Maxamed Abiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 21

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 3 หลายเดือนก่อน +1

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK
    MR ABIIB

  • @cabdirashidshawr7664
    @cabdirashidshawr7664 3 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhalay 👍👍👍👍👍💪💪

  • @CabduNuur-k5p
    @CabduNuur-k5p 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhiban m abiib
    Waad mahadsantahay

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 หลายเดือนก่อน +1

    INTA MUNAAFUQADA KA SHAQEYSA AYAA KA SOO HIR JEEDA MAXAMED ABIIB GUULAYSO GUULAYSO

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 หลายเดือนก่อน +1

    GEESI GEESI DHALAY

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 3 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga caana-lo'aad lagu qabay. Asc

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 หลายเดือนก่อน

    WALEE WAA FARIID HADAL CAD XAQA TAAGEERA GUULAYSO

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 หลายเดือนก่อน

    Caga baruur kan yarbey soo direen reer awdal.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 3 หลายเดือนก่อน

    War wad xidhantahay oyaye

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 3 หลายเดือนก่อน

    Wadankii wuu waashay wlhi
    Barlamaan ciyaal ah oo wada qaylinaya ,
    Madaxwayne aad moodo oday fadhi ku dirira
    Mucaarad biyo lagu shubay oo huwan ah
    Somaliland ilaahayba u maqan

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 3 หลายเดือนก่อน

    Fariid hadal yaqan ah
    Halkeedaad dhigtay

  • @mouseuse
    @mouseuse 3 หลายเดือนก่อน

    Waa nin caqliga saafiga ah ku hadla oo qaardhan oo xanuunsanaya dhaama

  • @cabdiraxmaan2769
    @cabdiraxmaan2769 3 หลายเดือนก่อน

    Dameer aan aqli lahayn maxaa qaaq kaa siiyey

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 หลายเดือนก่อน

    MAXAMED ABIIB GEESI FARIID CADOW KUMA QABTO GUULAYS0

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmanMohomoud
    @AbdirahmanMohomoud 3 หลายเดือนก่อน

    Nin waalan oo cid qabsata wayay ayad tahay xaqiiqdii

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 3 หลายเดือนก่อน

    Sax waa ruunta

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 หลายเดือนก่อน

    Libaaxa caga baruurka barlamaanka jam.somaliland

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 3 หลายเดือนก่อน

    Matihid ee cadaw badnoqotay wan ino xabad oyayo

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 หลายเดือนก่อน

    Kani waxwalba mucaridad uyaqaan

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 หลายเดือนก่อน

    Nacas nacas dhalay ciyaal xaarkii xaafadaha shiidi jirey ooyaaye beenaale