Xafada somalida ay ka dagan tahey Addis Ababa | Bole michael | waa meel side ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • #somalitravel #diinyjunbox #ethiopia #vlog #travel #market #addisababa #somalia #vlogger #bole

ความคิดเห็น • 46

  • @terraheesosomali8874
    @terraheesosomali8874 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qiimaha hudhelka xaafada kle addis ababa isheeg zxb

  • @mohamedtaha-yi8qz
    @mohamedtaha-yi8qz 4 หลายเดือนก่อน +1

    My favorite youtuber 👌. Keep going bro, from 🇩🇯

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  4 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you brother

  • @minjare9138
    @minjare9138 4 หลายเดือนก่อน +1

    I love Bole My Village,Gabu!

  • @user-vc9uz3ez7d
    @user-vc9uz3ez7d ปีที่แล้ว +2

    Qiimaha guryaha seddexda qol ahi
    Iyo maciishada ardeyda bal nooga warm ee addis ababa
    😊

  • @SomaliDNAPeaceProject
    @SomaliDNAPeaceProject 3 หลายเดือนก่อน

    I hope they build the roads in the Somali areas.

  • @passport_light
    @passport_light ปีที่แล้ว +2

    Wow bro nice xafada kale Jira somalida dagan tahey sida adisafar saaris bus ba Laga raaca boley ku geynaya

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  ปีที่แล้ว +2

      Thank you wll , insha allah 👍🏽

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 ปีที่แล้ว +2

      @@diinyjunbox diini bro waxay aheyd inaad video ga ka soo biloowdo xafada bole rwanda waayo markuu u xiiso badnaa ayuu video gii dhamaday.diini waxaan xiiseyneynaa sida soomalidu ugu nooshgahay adis ababa qiimaha guryaha hotelada qiimaha maqayadaha wax looga cuno waad mahadsan tahay walaal xafadaha soomalida nooga soo duub adis ababa da kale nagadaa uma xiiso qabno thanks legend

    • @mohamedabdulle9501
      @mohamedabdulle9501 10 หลายเดือนก่อน

      @@diinyjunbox adi safar tag sxb meshas

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +2

    Waar sideed u Aamin Tay
    Way isku dhex maydhan
    Ka canbaarta leh iyo ka caadiga Ah

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 หลายเดือนก่อน +1

    Kirada guryaha waa imisa halkaasi oo loo yaqaano qurba nacaas

  • @AdannurApdishakur
    @AdannurApdishakur ปีที่แล้ว +2

    Shp guraha imasa lagu kireya adiisaba aroos ayan raba ina ku gale ka soo hdl taliya

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 ปีที่แล้ว +2

    diini bro soomalida adis ababa meeshay ka dagan tahay waa ka naxay walahi waa islii nairobi oo kale ma aqaano soomalida ma lagu xumeeyaa mise iyagaa wasaqda jecel hadana waa dadka u nabad galyada fiican canshuurta u badana baxsha waxay ceeb ku tahay dowlada hoose ee adis ababa

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad brother, 👍🏽

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 6 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaa u geeye waa meesha uqu raqiisan. Tan kale Somalida waxay jecelyihiin inay Somalida kale ka ag dhawaadaan.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 ปีที่แล้ว

    War iska ilaali xabashida😮

  • @Bahraad
    @Bahraad ปีที่แล้ว +1

    Sxb waa imiso qiimaha Green valley Hotel 🙏

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 ปีที่แล้ว

    Annaa tagay labo jeer Bole Michael waxaad ka sheegaysid waa run.
    Wax walba waa qaali.
    Tookada labaad waan ka guuray Gotera degay markaas unbaan nastay

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad brother, thank you

  • @gedi80
    @gedi80 ปีที่แล้ว

    mesha aad mareyso sxb waan maray

  • @user-ig3hk6sk6g
    @user-ig3hk6sk6g 11 หลายเดือนก่อน

    Kirada guryaha kaso hadal wllo

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t 8 หลายเดือนก่อน

    Labadaayo ma arag horey miya

  • @hasanadan345
    @hasanadan345 8 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb waxaad no sheegta Hotel qeyma Macquul ah somali ah nadafad aan xumeyn iyo qeymihiisa.
    Madahsanid

    • @sevdaomer4666
      @sevdaomer4666 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa jira mid an dagana oo an ka helay ,Hotel daawad ayaa la dhahaa ka so horjedka dahab shiil xafadan somalidan ayuu ku yala suuqa dhexdisa nadafadisa mid fican ayay ahyd iyo qimihisaba waa macqul qaali ma ahan somali bana leh.

  • @xamseaadam1954
    @xamseaadam1954 6 หลายเดือนก่อน

    Bro hwl ayn ka leyhy gorman kuso qbtaa

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  6 หลายเดือนก่อน

      Waad iso qaban kartaa brother

  • @rashiid187
    @rashiid187 ปีที่แล้ว

    Somalidu ma xaar walwaalba maxaa meel xun oo dhiiqo leh dajita markasta Eastleigh ayaan arkay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 ปีที่แล้ว +1

    5bir 0.3

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aadan hadlin, ma garan karaan inaad Soomali tahay iyo in kale, mise xabashi bay ku malaynayaan?

  • @sahraxajicabdi3952
    @sahraxajicabdi3952 ปีที่แล้ว

    SKY hotelka Isago La dhisayaa ka tahay Magalaada

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 ปีที่แล้ว

    Meeqa waaye halkii maalin hotelkaa degan tahay bro

  • @NO-SIMP
    @NO-SIMP 7 หลายเดือนก่อน

    Cameridee isticmashay scb

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  7 หลายเดือนก่อน

      Dji pocket 2

  • @diiny8326
    @diiny8326 ปีที่แล้ว

    Cópia

  • @terraheesosomali8874
    @terraheesosomali8874 5 หลายเดือนก่อน

    Qiimaha hudhelka xaafada kle addis ababa isheeg zxb

    • @diinyjunbox
      @diinyjunbox  5 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaan ku ogaa 800 birr