ABDIRAHMAN NASRI IYO HAMZE INDHO | WAYDII SU'AAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • ABDIRAHMAN NASRI IYO HAMZE INDHO | WAYDII SU'AAL
    Ku soo dhawoow Abdikarim Gorse podcast, waxaan bogeygan an ku leeyahay TH-cam Ku Soo Bandhiga Waraysiyada Xaqiiqdada Ku Salayan ee wacyiga iyo waayaha nolosha Dhabta ee shaqsiyaadka an ku waraysto Gobtaydan Podcast, isha kalsoonida waraysiyada bulshada kala duwan ee canka ah, Sida Abwaanada Fanaaniinta iyo dadka hal - Abuurka leh ee Dhamaan bulshada Soomaaliyeed sido kale waxanu idinla wadaagi doona Waraysiyada gaarka ah, Ee ka socda adduunka inagu xeeran. Waxana diyaar u ahay si aan u soo jiidano markaan soo bandhigno ajandayaasha qarsoon, iyo sheekooyinka caadiga ah, oo aan ka bixiyo fikrado ujeedo leh arrimaha ugu culus ee waqtigeenna. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khibrad ah u leeyahay waraysiyadda Podcast, sido kale waxaan ku dadaaleyaa inaan kuu soo bandhigo sheekooyinka ugu muhiimsan.
    Welcome to the Abdikarim Gorse podcast, on this TH-cam page I present interviews based on the facts of the awareness and real life experiences of the individuals I interview in this podcast, a reliable source of interviews from different social groups, such as poets, artists and people. - The creator of all the Somali community, we will also share with you special interviews, from the world around us. And I'm ready to impress when we expose hidden agendas, and common stories, and offer objective opinions on the most pressing issues of our time. With decades of experience and expertise in podcast interviews, I also strive to bring you the most important stories.
    Visit my our social:
    / abdikarimgorse
    / abdikarimgorse
    / gorse1313
    / gorse1313

ความคิดเห็น • 38

  • @Hoodo-e6o
    @Hoodo-e6o 2 หลายเดือนก่อน +3

    ManshAll Aduunka waxan ugu jecel qofka aana dhibatadiisa cidna lawadaagin waayo qofkaasiye waxa uu xalinkaraa wax walba oo kuyimaada

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 21 วันที่ผ่านมา

    Right

  • @SomaliNewEntertainment
    @SomaliNewEntertainment 2 หลายเดือนก่อน +4

    Great Abdikarim Gorse

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 2 หลายเดือนก่อน +3

    A.rahman Nasri I❤u

  • @Niciima-tp4ii
    @Niciima-tp4ii 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah walaaladey,C/Rahma an nasri,Xamse indho,Iyo cabdikariim Ilaahey haydin xifdiyo dhamaantiin❤❤

  • @caaishoxuseen3598
    @caaishoxuseen3598 วันที่ผ่านมา

    Nasri ❤🦕

  • @MaxamedAadan-ql3ue
    @MaxamedAadan-ql3ue 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar waa abdikariim goorse ninkaa xilimaa isugu kaaya dambaysay well done zxb

  • @FuadYazin-cn8ok
    @FuadYazin-cn8ok 2 หลายเดือนก่อน +6

    Zxpi waxan kaaa codsanayaa in aad warasi nooga soo qaado cabdiraxaan nasri kusaabaan suugaantiisa iyo laxaamdiisa iyo heesha uu qaaday intaba adoo mahasan hadii aad waqti u hayso
    Saalankala iyo laab aha yaan hawada kuu soo marinaya dhamantii gaar ahaan
    Nin rolmodalka ii ha xaga aan fank iyo laxamda cusub craxman nasri❤

  • @NagaaadJama
    @NagaaadJama หลายเดือนก่อน

    Mash allha❤

  • @BahjaSiyaadmaxamed
    @BahjaSiyaadmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    m.a apdirhman big respect

  • @HoodoAadan-c6j
    @HoodoAadan-c6j 2 หลายเดือนก่อน +4

    2008 waa markaan dhashy😂

  • @quruxzan5706
    @quruxzan5706 2 หลายเดือนก่อน +2

    Well done 👏

  • @somalifunny3709
    @somalifunny3709 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wx aan ku fani karna afka inagu umadii hadlka ayaynu nahay sida maansada gabayga iwm
    Diyaarado mooto guux
    Dabad gaashi roor
    Ma curin mig iyo wax dula
    Ma tagin samad dusheed
    Dagaran man cagaynin
    Waxase dabuub ahayga
    Duntiyo gabay mansadeyda
    Dux iyo halabuurka sheegto
    Ayan fana in door ah 🖐🏽
    The poetanation

  • @AsmaIsmacil
    @AsmaIsmacil 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @shugriahmed926
    @shugriahmed926 2 หลายเดือนก่อน

    Manshalah

  • @Nimcattt
    @Nimcattt 2 หลายเดือนก่อน

    Abdirhmn nasri❤🔐💝

  • @ZakariyeJaamac-z2h
    @ZakariyeJaamac-z2h 2 หลายเดือนก่อน +3

    Nasriga faanka ft legend hasse indho

  • @ubahkeyser8942
    @ubahkeyser8942 2 หลายเดือนก่อน

    Ha la iiraaadiyo Abdirahmaan nasri
    Nasri ha lasoo celiyo

  • @FatimomohamedFatimomohamed
    @FatimomohamedFatimomohamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fan kuba waa nasri legend inader💗❤️

  • @SharmaakeCabdi-d2l
    @SharmaakeCabdi-d2l 2 หลายเดือนก่อน

    BarnaamiJ xiiso badan wll waxn ku idhi nasri waraysi kosoosame🎉🙏

  • @BadraCismaan-v2k
    @BadraCismaan-v2k 2 หลายเดือนก่อน

    Barnaamijyadan oo kale sooo badi inaadeerr❤

  • @XANAANAADEN
    @XANAANAADEN 2 หลายเดือนก่อน

    C/raxman hesta isgata waa shikh

  • @hamdaahmed6076
    @hamdaahmed6076 2 หลายเดือนก่อน

    Legendry baa isugu yimid nolaada

  • @saidmahamoud9655
    @saidmahamoud9655 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good❤❤❤❤❤

  • @Iamsharer
    @Iamsharer 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Barnaamij xiiso badan 🔥👏🏽

  • @MuhiimDayib
    @MuhiimDayib 2 หลายเดือนก่อน

    Hamse indho noloshaa u kaftay

  • @RamlaCabdullahi
    @RamlaCabdullahi หลายเดือนก่อน

    Ilmahan yar ee nasriya waaba jeclahay habar jecloy😂😂

  • @farxiyaabdimaxamed3346
    @farxiyaabdimaxamed3346 2 หลายเดือนก่อน

    Ku dooranay nasri🦁

  • @zuuzaansheikhmohamed2994
    @zuuzaansheikhmohamed2994 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nasriga duula

  • @nasriinsiciid5563
    @nasriinsiciid5563 2 หลายเดือนก่อน

    Wll cabdiraxmaan nasri ka qabataa barnaamij taariikh nololeedkiisa hadaa awoodo wll

  • @CabdiAhmed-x5m
    @CabdiAhmed-x5m 2 หลายเดือนก่อน

    Waraysi kaso qaad nasri kusaabsan fankisa

  • @phphphphphph
    @phphphphphph 2 หลายเดือนก่อน

    nasri waa lajan ku laha waan dadaaleyna intuu ku dul laxameeyo bahasha 😂

  • @MahomedSiciid
    @MahomedSiciid 2 หลายเดือนก่อน

    Waar wan idina salmay dhaamtiina 💁

  • @KafiyaAdam
    @KafiyaAdam 2 หลายเดือนก่อน

    Magac gorse macnihiisa waxa layidhaa awawagaya baa kaligii la odhan jiraya lkn imika dadkii caanka ahaa oo dhanbaa la baxay

  • @ilhanfarah2537
    @ilhanfarah2537 2 หลายเดือนก่อน

    Where can I find the cards

  • @Fatouma_issa
    @Fatouma_issa 2 หลายเดือนก่อน

    Ninka Gadhka wayn leh ayaa meesha dadahaynayaba… haduna meesha fadhin, cringe ayay sheeka du kanoqon lahayd 🤍🦋

  • @CabdiAhmed-x5m
    @CabdiAhmed-x5m 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waraysi kaso qaad nasri kusaabsan fankisa