waaaw fatima cod waad heysaa oo weliba aad u macaan .... ee heesaha dad ka foq inoo soo waad heeso kuu qaas ah taasaan magac kuu ah tijaabo inta hakaaga ekaato walashey
tan afsomali maba taqaanee codka iska ba daa tan cod malaha ixtiraam gobaad iyo wanaag ban isku ogeynee eed gashay waxaa kugu wa af khalagaage viva fiska cod malahid walee
Hees aad u macaan oo dareen damqasho badan leh.
Horumar baan kuu rajeynaya.
Beautiful too.
waaaw fatima cod waad heysaa oo weliba aad u macaan .... ee heesaha dad ka foq inoo soo waad heeso kuu qaas ah taasaan magac kuu ah tijaabo inta hakaaga ekaato walashey
Heestii Habiibo Hassan Toohow waxay noqotay mida laguso galo fanka wa lagu so baxaaba kkk
you are beautiful abaayo and great voice.. proud of you anigoo ah will somaliyeed.
who is listening this song in 2024 march(Ooops is Ramadan)
masha allaah yarta waa shidan tahay qurux iyo codba waad haysaa
Waa fanaanad da' yar aadna u cod macaan, dadkaan oo kale ayaa fanka u baahan yahay.
she is k'naan's cousin
waa hee cajiib
@yabrou69 waar sxb oo ilen fiska wa habar hadayba tan dhashay...
tan afsomali maba taqaanee codka iska ba daa tan cod malaha ixtiraam gobaad iyo wanaag ban isku ogeynee eed gashay waxaa kugu wa af khalagaage viva fiska cod malahid walee
Naag qurxan oo heesta maxaa loowayay , midii suuqa ku adkaado aa heesta cml
fiska aa dhashay aa joow dee ma u malee naayo wale taan fiska inee dhashay kkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk
waaaaw good covver song.. waad dalaaleydaa lkn abwaan baa kaa maqan.. fisqi waad ka qurux badan tahay cod iyo wiji intaba ..
alla heesta adi ma leh tuga wahit kkkkkkk heesha islamet max lo kobiyayna qufta qadi heestan isku cod ma tihino cod ficn hika kenin
aqayaarta goobta iskugu dimid ka wareejiya gabdha ha niyad jabinina wa fanaan cusub oo rabto in aay so caan baxdo so leave her along