Laba marwo weeyaan labada habloodba way dhinteen Allah naxariis waasaca ha siiyo wuuse saxsan yahay waa marwo Cabdi gabadha kale waa marwo-gaasira maxamed
1. Heesta erayadeeda waxa leh Xasan Ganey, waxaa na luuqdeeda qaaliga ah hore ugu qaaday Marwo Cabdi Axmed. 2. Erayada heesta waxoogay ayay qaldaysaa. Halkaas na waxa ka muuqata in aan aad loo sixin. 3. Ugu danbayn, Nimco Dareen cod fiican ayay leedahay. Qaladaadka erayada: 1. "Baahan-yahay" ma aha ee waa "baaban-yahay" Innuu baaban yahay Oo baxar ku jiro Waa mid aan u bixin. 2. "Bartay(bartiyo)" ma aha ee waa "bulmiyo". "Bulaan" ku waa dad badan oo hal mar wada hadlaya oo aan codkooda waxba laga fahmayn. Cidla lagu bulmiyo Inay tahay bilaash Waa tacab burburay. 3.kacaa-burburay ma aha ee waa tacab burburay. 4. Nafta baantayee Saadasha been Ku baxnaanisee. Nimco na waxay leedahay: " i baxnaanisee"; waa ba hadii " baantay" ay leedahaye. Ninka booli cunay Ee been kitaab Baabacada midig Baalaha ku jaray ........ Baabaco = calaacal.
Waxaad mooda dhamaan Comments in ay Nico Dareen heesta leedahay u haystaan. Heestan waxa la qaaday 19883 Erayada : Abwaan Xasan Ganay. Laxanka: Axmed Gacayte Yusuf. Luuqda: Marwo Cabdi Axmed
WELCOME TO ADFAN PRODUCTIONS CHANNEL SOMALI IN NORHT AMERICA PLEASE SUBSCRIBE MY CHANNEL THANKS
Ta
Nimco, I am very broad of you showing naaxiyada somaliyeed
Nimco, waxaan kaloo ka helay sida aad u suurootaan, gabdhana waa ila dhasheen
Nimco Dareen Amazing song 😍
The queen of all Times 😁🔥💯
Asc nimco dareen waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks a lot nimco best Yusuf jama UK Birmingham
Heestaan iyo farmaajo heestaan ayaan horbartay inta ila midka ah like dhac igu sii isku da baan nahaye😂😂
1983 aya laqady heestan abwan xasan ganay aya sameyey
Nimco dareen Wali way is haysataa 1996 fanka ayay so gashay yaa rumaysanaya !
HEESTAN WAXAAN MAQLAY ANOO KU SII SOCDA MEEL MIYI AH OO GAADHI DUSHIISA SAARAN ANOO YAR OO FORM 1 AH,2012 WALAHI HEES XUSUS MUDAN....❤❤❤❤❤❤❤❤❤MANTANA WAA 2022 WAXAN AHAY ARDAY MASTER AH ❤❤❤☹☹☹☹WAQTIGA YARAANTU MACANAA
Xageed joogtay wllo🤣🤣
𝐌𝐚 𝐧𝐨𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐢𝐬𝐞 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨😂
Ayy hees waa dhaaftay waxan
Woooow axyaa nimco dareen🥰🥰✌️
Heesta Nimco waa kufsatay, waxa weeye ereyadii Hasssan Ganey,laxankii Ahmed Gacayte iyo codkii hallaasiga ahaa ee Marwa Abdi Ahmad.
marwo maxamed cabdi weeyi gaasira allah yarxam inta kle waa sidaa sheegtay sxb
Laba marwo weeyaan labada habloodba way dhinteen Allah naxariis waasaca ha siiyo wuuse saxsan yahay waa marwo Cabdi gabadha kale waa marwo-gaasira maxamed
Octoper 2020
Nimco daren isma badashid miya 😎
Ila yaranteda sidan ayunbad aheyd just wad yar naxdey un
Fanaanad Uun hadaan Hami guur u Qadi lahaa Nimco daren ayaan Gursan lahaaa 😂😂👈
wllhy way soo tuurtey
Waad Dookh wacan tahay
Oo nio maxaa ku dooratay😂
1. Heesta erayadeeda waxa leh Xasan Ganey, waxaa na luuqdeeda qaaliga ah hore ugu qaaday Marwo Cabdi Axmed.
2. Erayada heesta waxoogay ayay qaldaysaa. Halkaas na waxa ka muuqata in aan aad loo sixin.
3. Ugu danbayn, Nimco Dareen cod fiican ayay leedahay.
Qaladaadka erayada:
1. "Baahan-yahay" ma aha ee waa "baaban-yahay"
Innuu baaban yahay
Oo baxar ku jiro
Waa mid aan u bixin.
2. "Bartay(bartiyo)" ma aha ee waa "bulmiyo". "Bulaan" ku waa dad badan oo hal mar wada hadlaya oo aan codkooda waxba laga fahmayn.
Cidla lagu bulmiyo
Inay tahay bilaash
Waa tacab burburay.
3.kacaa-burburay ma aha ee waa tacab burburay.
4.
Nafta baantayee
Saadasha been
Ku baxnaanisee.
Nimco na waxay leedahay: " i baxnaanisee"; waa ba hadii " baantay" ay leedahaye.
Ninka booli cunay
Ee been kitaab
Baabacada midig
Baalaha ku jaray
........
Baabaco = calaacal.
Copyga iska dhaaf s.was😂😂
2021 Hees dareen gara i leh 😔💕
One of my favorite songs👌thanks nimco dareen
hesta marki iku horaysa maqlaye ciyal dugsi baa ahaa ninka booli cunayee markee dhaheeso waxa u hesa jiray ninka dooli cunayee marka leygu qosli jiray🤣🤣🤣 xasuus wlh
😁😁😁😁anaa kula mida 😂
😂😂😂 Waad igaqoslisay Ninka Dooli Cunayaa
😂😂😂
Hhhhhh
Hhhhhhhh
Who's that skinny guy singing , he looks like legend
Taliye laandhere umleyey
@@farxaanabdi3522 waad mahadsantay raganimo 👍
J aime cette tres belle chanson de ma cousine nima.
Laxanka mcn, #Axmed gacayte allaaah yaa raxma, mxaa rag qaaliya dunida ka tagay
Imisaan Mobile Qadaafi ah ka dhagaystay📻❤️
Dareen qof jiraa 💕💕💋💋 love igu ahy xbbti ❤
Waaw! The smile is lit. MashaAllah
Heesaha aan dareemo dareen gaar ah iyo xasuusihi 10 Years ka hor
Nimco dareen
Xasuus ayee igalisay heestan 2009 addis ababa
Bbbbbb heeeskiii burcad badeedii xiligeey astaan ta sare ugu shidneeed ooo baaa hooo oo bahidoooow u bugsooday helay dareeeen caadi mahan
xilgaa naagta ka faidaystay bay ahyd
Farta taag intii 2019 dhagaysanaysa
Heestan koopi waaye waxaa laqaaday 1980 kii
14.9.2024 ❤🥺
NIMCO DAREN WLHI HEESAHEDA WA HESO XUL AH MAAHA SIDA CIYAALKA HADA HESA NIO QOFTAS ISMA BADASHO WALI WA GABAR YAR MNSHA ALAH❤❤❤❤
iyada malahan hestan waa hesihi hore
Hhh sxp abwn xasan gany ay iskaleh waxa qaday gabadh reer muqdisho ah 80 madki
Marwo cabdi axmed youtubka ka daawo
Garacaa ka shubsani, toosh buu caadi ugu hayaa Nimco Dareen😂
Xafaladan maswaro waa uwaay iyo video waan iyo mida kale leejiro
Waa xusuustii khadra daahir cige
30 ka hor ayaan dhageeystay heestan
Masha allah oo horaa baloo qaadey miyaa heesta.
Wllo khara daahir maleh waxaqaada gabadhla odhan jiray marwo cabdi axmed ereyada xasan ganay lxnka gacayte
Masha Allah Nimca Dareen Nolow cafimad ku waar aad ayaan u tageersa Said Mahadsanid walal
Nimco dareen fanaanad heeso macaan leH go forward bro
Muusigga qalbiga kaala baxaya waxaa faraha ula tagay macalim sare Ahmed salah qasim
My fvrte singer nimco daren iyo hes wayo wayo
Markii igu horaysay waxay ahayd 2010 ....ilaahdana wan dhagaysanayaa 2020
Heestan Ayado lyris eh meel igu sheega asxbey
Folllow me
Waxaa Qaadday Marwo Cabdi Axmed
Nice song Dareen👏♥️👏
Nimco Dareen
so beautiful voice
Mansha allh
Fananad aan taagero ❤️❤️❤️👋
Tres belle chanson nimo daren j tadore tu est ma soeur
Taliye laandheere miyaanu u eekayn ninka maciriphonka haya 😂😂😂🖐
Sxp anaba dhihi raby
Axyaa hees walaahi waa wax kale❤
Hestan 2010ki maqli jiree hada talow meqa jira ahaayy😂😂
Hio sauti imeniguza roho haki❤
Qiisada heesta horta maala socota ❤
My lkn waxaa maqlay nin burcad badeed ah Bay jeclaatay uqaaday😂
Ayyy hees walo wayay 6/20/2024😅
Heesti igu horeysy aan barto weye😂😂
Yaa ku baray
Who's the skinny guy singing ?
Waa xasuus igu laabkicis balse aniga maxan isku tilmaamaa
Nimco dareen codkeda wuw isbadali yaa Ila arki
Nagtaydii aan aduunka ugu jeclahay
Naagtan anoo yar oo naqana jeclaa
So gorgeous and stylish singer
dareeney madan ku dawada mise hestaa dhagaysata Allah ka baq hno
Hi.qatar.iga.dheh
Natasha.iska.astur.raga.dhaxdooda.ilaahay.kabaq.zxb
Xasuusti gasira alle hawnaxaristo marwo gasira ❤️
Long life nimco ❤️❤️❤️❤️❤️🌹
Jaime cette chanson
Dareen gueen ❤❤❤❤✅✅✅✅🎤🎤💯💯💯✅👍
Nuces song...iwas 💕 ths song 4r long tym ago 👐👌
nomco dare enjoying
Nimco Dareen ❤❤
good
Heestaan burcad badeed ayaan ku bartay
Ifahnsi
In uu baaban yahay . Maaha in uu baahan yahay . Nimco Dareen khaladka waa in saxo .
Nimco dareen fanka hooyay utahay
waqooyiga somali sameyay miraha heesta xasan-ganey xaji cabdulahi 1980
1983dii wll inta kale waad saxantahay heestana dib ugaraac weeyaan gabadh kalaa lahayd
Marwo cabdi axmed ayaa qaada waa gabadhii qaadijortay heesti deeq aratidaaadii
❤🇸🇴🎉🇸🇴
Best song
She's third rated rhyme songbirds oof italian big size southsomal...
Tres belle chanson
yaa daa wanaaya 2021 galab qamiisa
Shah wah ayaan arkaaaa
nice song and nice ....
alla gebdhaheena somaliyeed qawnaata ayay qurux moodeen
Hees io badh❤
Waxaad mooda dhamaan Comments in ay Nico Dareen heesta leedahay u haystaan.
Heestan waxa la qaaday 19883
Erayada : Abwaan Xasan Ganay.
Laxanka: Axmed Gacayte Yusuf.
Luuqda: Marwo Cabdi Axmed
Zhpky ayaaale sigad ayaa Aad u jeclaa hestan niicle ayn kwda dhagysn jirnay 😂😂😂😂
𝐒𝐢𝐠𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝐝𝐡𝐮𝐥𝐛𝐚𝐡𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐢𝐲𝐚𝐚😂😂
Heestan waxa lahayd marwo cabdi nimco waa tuuko Wayne lasocda somaalay
Nimco daren was codkamacn my fans
Ereyada waxa iska leh Xasanow Ganey . Marwo Cabdi ayaa Ka qaaday 1983kii .
Bog jacel degay . Maaha bog jacel fadhiyey .
Dareen😩❤
Wn ku guursan lahaayee wad iga waynaatay
Lajankii burcad badedkii isomareY baa tHY walhi ikraan carale adaa ka ronaa kk
2024/7/31 😢😊
Heesaha dib ugaraaca halaga daayo oo mid cusub daawaha hala saarto 🤣🤣
Caasimatu yamen sanca ku dhagaysanaya
Ishowspeed was there that night🎉❤
Nagadaaa dee beenta
Siuuuuuiiiii
M.a wy 🤞🤞🤞🤞🤞🤞🤞
When she was ashweriya ray
War tolkow nimco Daren Hala Ii guuriyo
Allaha hestan xiligad qadesay wan ku jecla
Old is gold ❤😜
kaa makarofanka afka u watta muxuu yaha ma asagaa heesaya
Ninka ka ag jaasaya ee koodhka buluuga ah xidhani talow ma taliye Laandheere Muuse Muudeybaa
Wu u egyhy lkn varkaga caadi ma ahn
🥰❤️🥰❤️🥰❤️🥰
Kkk way cayishay mise anaa moodaya
Nimco dareen 👉👉👉👉👉👉❤
Iyado ariginal ah haday ahaan lahayd waay fiicnaan lahayd
Nimco qaniyeey
Nimco dareen heeestan Kama xiiso diigo
What a song
Heeska wxa lahed marwo in laxuso aya wacned
Dareenay jidhbaad haysaa wxnool ba ku nooleya