Waxaan Tijaabiyay 2 Microphone oo Taleefanada Ku Shaqeeya (Wireless Microphones)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @MrDayib
    @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา +13

    Labada Microphone waxaa la kala dhahaa LAVALIER iyo SX31.
    Ha Hilmaamina SUBSCRIBE ❤️

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 13 วันที่ผ่านมา +2

    Lavalier mic✅ midka koowaad waa top masha allah

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา +1

      Aad iyo Aad 👍

  • @FatuushNor12v
    @FatuushNor12v 13 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going 🎉 wlo horu usoco

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll

  • @king_amiid
    @king_amiid 14 วันที่ผ่านมา +3

    Keep going brother

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา

      Thanks Bro

  • @Mawlid842
    @Mawlid842 13 วันที่ผ่านมา +2

    Mr dayib video yadadamidna ima dhafo really I like 👍 keep going brother TH-camer ❤

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid bro, aadbaan ugu faraxsanahay arrinkaas inaan maqlo ❤️🫡

  • @AbotamamAladisow
    @AbotamamAladisow 14 วันที่ผ่านมา +2

    شكرا جزيلا لك يا أخي الحبيب تحياتي لك من مقديشو

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา

      العفو أخي العزيز، تحياتي لك أيضًا من مدينة برعو، سعيدٌ بتواصلك!

  • @Cudoona123j
    @Cudoona123j 13 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going wllo🎉

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll

  • @Qozlaayeshort
    @Qozlaayeshort 14 วันที่ผ่านมา +2

    Keep going zxp Hal talo aan ku siiyo tamnail quruxbadan marwalba u samee muuqaaladaada hurumar baan kuu rajaynayaa haka daalin

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา +1

      Aadbaad ugu mahadsan tahay faalladaada qurux badan wll. 🫡

  • @Farxiyomaxamad-b9v
    @Farxiyomaxamad-b9v 13 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah aboowe gulayso waa muuqaal qurux badan ❤🎉

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll, sidoo kale adigana guul baan kuu rajaynayaa ❤️🫡

  • @DHASAC
    @DHASAC 2 วันที่ผ่านมา

    Zxp wa mhdsantahy hore u soco

    • @MrDayib
      @MrDayib  2 วันที่ผ่านมา

      Adigaa mudan wll 🫡

  • @Idildhamays
    @Idildhamays 13 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going wllo❤

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll 🫡

  • @maxamud2372
    @maxamud2372 14 วันที่ผ่านมา +1

    Horay u soco bowe

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanida 🙏

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Adigaa mudan wll, welcome 👋

  • @Abucoffee20
    @Abucoffee20 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา +1

      Adaa mudan bro, soo dhawoow 🫡

  • @Ammanaagalte_official
    @Ammanaagalte_official 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hoorey usoco sxp kunka gaadhsiya asxpta

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid bro 👍

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree 14 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you saxib muuqaalkan aadba ugu baahnaa 👍👍👍

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Adigaa mudan bro, welcome

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 4 วันที่ผ่านมา

    Intayda iyo ka badan ayaan kuu rajaynayaa wlalkay horumar wacan😊

    • @MrDayib
      @MrDayib  4 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid wll 🫡

  • @Khayrbahiye
    @Khayrbahiye 5 วันที่ผ่านมา

    Magacyadooda

    • @MrDayib
      @MrDayib  5 วันที่ผ่านมา

      Lavalier iyo SX31

  • @SharaxaadaFilmada1
    @SharaxaadaFilmada1 14 วันที่ผ่านมา +2

    Anigu 2danba maisdicmaalo

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา +1

      Magaciisa ma nala wadaagi kartaa midka aad isticmaasho bro

    • @SharaxaadaFilmada1
      @SharaxaadaFilmada1 14 วันที่ผ่านมา

      @@MrDayib k9 wireless microphone baa ladhahaa

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา +1

      @@SharaxaadaFilmada1 Waad ku mahadsan tahay maadaama oo aad nala wadaagtay 🫡

    • @lafooletv9506
      @lafooletv9506 7 วันที่ผ่านมา +1

      Labada xaba is ticmaala

  • @MohamoudNuur-zy7yj
    @MohamoudNuur-zy7yj 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wll sidee camera loogu xiririya microphone kan

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Xadhig ayaa la isugu xidhiidhiyaa Camera-da iyo Receiver-ka, dabadeedna wuu kuu shaqaynayaa wll

  • @Azmarvlogrman
    @Azmarvlogrman 13 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb arinban ka leyahaye halke kaso qabtaa

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา +1

      instagram waad igala soo xidhiidhi kartaa bro ⬇️
      instagram.com/mr.dayib

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 13 วันที่ผ่านมา

    Daacadow meeshan aad tagtaa ma xafada banaankeeda waaba quruxe
    Microphone 1 ka ayaa wacan

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      Haa Bro, meel fog maaha

  • @Idildhamays
    @Idildhamays 13 วันที่ผ่านมา +2

    Oneka ila fiican

    • @MrDayib
      @MrDayib  13 วันที่ผ่านมา

      👍 Ok wll

  • @garyaqaan24
    @garyaqaan24 6 วันที่ผ่านมา

    Muqalkan camera mad ku dubtay mise iPhone hadi aad iPhone ku duubtay nuuce wayey

    • @MrDayib
      @MrDayib  6 วันที่ผ่านมา

      wll waa iPhone 11 Pro Max

  • @OsmanChannel-6537
    @OsmanChannel-6537 14 วันที่ผ่านมา +3

    Chp adiga microphone ma isticmaashid soo maaha website isticmaashaa

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา

      Midka 2aad ayaan isticmaalaa, ka hore waan ka wareegay bro 🫡

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 14 วันที่ผ่านมา +1

    Muqal kso sme qabka lo dubo Vedios ka like reaction o kle mxd u bhnthy

    • @MrDayib
      @MrDayib  14 วันที่ผ่านมา

      @@maanrizakofficial150 Insha Allah Bro