Sida Muuqalo Youtube Ah Sameeyo Telefoonkaga. Looguna Qurxiyo. (Muuqal Dhamaystiran)

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 53

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +10

    Website -- somalitech0.com
    ☑ Telegram -- t.me/somalitech0
    Telegram channelkena kala dag appska

  • @maryan223channell
    @maryan223channell ปีที่แล้ว +2

    Msha allh shukran wllo😊 0:19

  • @TAAXOOFFICIAL
    @TAAXOOFFICIAL 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay khyr haku siiyo wllo

  • @nasro-maxamednayrus
    @nasro-maxamednayrus ปีที่แล้ว

    M.a shuran wllo

  • @Blackwholegames
    @Blackwholegames 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb

  • @caydruussalah-qb2oz
    @caydruussalah-qb2oz ปีที่แล้ว

    Ustad mobilka ad wx duubto badiyaa waa noocma

  • @liibaanxaaji7258
    @liibaanxaaji7258 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok bro kumahadsanide. Waxaa isheegtaa sida loosameeyo sawirka coverkaa ee kahoreeyo ama lasaaro videosyada lasoodhigo fb & yt. Midakale kinmasterka makafiicanyihiin programyada nastustay ee editingka lagusuubiyo.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      aniga aragtidayda haa, appskani waxa ay ku dhow yihiin appska caadiga ah ee computerka

    • @liibaanxaaji7258
      @liibaanxaaji7258 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 ok sxb. Waxaa kasoohadashaa ama iisheegtaa qaabka loosameeyo. Sawirka coverkaa ee lasooraaro videosyada oo kahor muuqda inta aan ladaarin. Sidee loosuubiyaa sxbow. Inahaas isheege. Adoo mahadsan.

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad backgoundka kwrn mhdsnd😋

  • @mohsin-40
    @mohsin-40 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad muuqaalka facebook ayaa wuxuu kudhagey tirada views ka tirada : 319 views wayna kabadan yihiin 3 ujibaar sidee loo saxaa shukran ustaad

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Waxa aad su’aasha uga jeeda wlal viewsku muuqalku waa tusale 1000 waxaana dadka umuuqanaya daawanaya 300 oo kale. Tani maaha cillad la xaliyo ugu yaraan aniga inta ogaalkayga ah, waa delay ama dib idhac dhanka systemka FB iyo Xita aladaha kale mararka qaar ku dhaca, waqtiga iyo reporta ayaa kala dambeeya, maalin ama inyar kadib ayuu hagaaga marka sida ula soco, balse hadii inta udhaxaysana badato waqti dheerna uu sidas ahado, inkasta oo aanan arag una malaynayn inay dhacayso markas ayay noqon karta error.

  • @Mohamed-xd9oh
    @Mohamed-xd9oh ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @kalidabdibasodiir2061
    @kalidabdibasodiir2061 ปีที่แล้ว

    Nin raged noo hagar baxa ayad thy zxp
    Si fcn ayan wx kaga fa iday

  • @AxmedSalax-sn1is
    @AxmedSalax-sn1is ปีที่แล้ว

    Sidee muqaladaada magacaaga loogu dhajiyaa

  • @abwaangalaaye
    @abwaangalaaye 2 ปีที่แล้ว

    Kusoco saxib

  • @hudayfa6382
    @hudayfa6382 2 ปีที่แล้ว +1

    Masul ad Ayad umahadsantshy waxn Ku wdina germs Ka madhesha

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      gameska ma ciyaarta?. may walal telefoon iyo computer midna ma ciyaaro.

  • @husseinmohamrdancer8378
    @husseinmohamrdancer8378 2 ปีที่แล้ว +1

    wll qaliYa
    wxan jeclahY inad kaso hadashid
    canva walipa apps asago aH😇🙏

  • @Xogsidemediapro
    @Xogsidemediapro 5 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @s.xogahacusub
    @s.xogahacusub 2 ปีที่แล้ว

    Wlalo maxamedoow si gaara makuula xiidhi karaaa

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi 2 ปีที่แล้ว

    Microphone kowad magaciisa iisheeg ustad

  • @abdikariimahmed1746
    @abdikariimahmed1746 2 ปีที่แล้ว

    Sidee zxp computerka wax ugu dhexduubaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      muuqalkan ku baro sida shaashada computerada loo duubo iyo sido kale shaashada telefoonada th-cam.com/video/ZPHmZG-eJrg/w-d-xo.html

  • @updalladaniel9915
    @updalladaniel9915 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Adiga mudan wll cabdale

  • @MayowMaxamid
    @MayowMaxamid 9 หลายเดือนก่อน

    Side losameya video

  • @somgroups1036
    @somgroups1036 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @Summad
    @Summad 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp picsart lacag ayey doonaysaaye ?? !!

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Qaybi iib ah ayay leedahay miyaa?, adeegso canva, canva ayaa ah kan loogu adeegsiga badan yahay e

    • @Summad
      @Summad 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SomaliTech0 waayahay sxp 🤩♥️

    • @jabradaaud378
      @jabradaaud378 ปีที่แล้ว

      ​@@SomaliTech0 ustaadow background kwrn

    • @jabradaaud378
      @jabradaaud378 ปีที่แล้ว

      ​@@SomaliTech0 dhibka iheysta e ugu weyn background side ku xiyaa utad

  • @ayubebashir
    @ayubebashir 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Waan Ku Taageeera Hal Su'aal Ah AYaaN Qabaa Oo Ah MarkaaN Mobile Layga Video Ku Edit Gareeyo Ee Aan Soo gasho Tik Tok Misne TH-cam shuucaac Ayuu Lahaanayaa Sidee U Xaliyaa Ustaad 🙏

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +2

      wll dhowr wax ayaa sababi kara, mid kamida waa in marka hore muuqalada aad edit garaynayso tayadoodu aanay fiicnayn, mida kale ee sababaysa waa marka ad muuqalka dibada uga saarayso appka capcutka inaad tayo hoosaysa ku saarto muuqalka. hadii marka hore muuqalka tayadiisu wanaagsan tahay ciladu waa marka ad muuqalka dibada usaarayso.

    • @jabradaaud378
      @jabradaaud378 ปีที่แล้ว +1

      ​@@SomaliTech0 ustadow 🎤 microphonka 6$ ah magacisa

  • @AsmaMahamud-hf6rq
    @AsmaMahamud-hf6rq ปีที่แล้ว

    horta waxn kuwaydiya lacag ma ka heshay

  • @abdikariimahmed1746
    @abdikariimahmed1746 2 ปีที่แล้ว

    Zxp maxamed sidee loo sameeyan crack hachin androud mobile

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      ma fududa sida loo sameeya wll. waxa muhiima inad garanayso luuqada appka aad rabto inaad ku samaysa ku qoran yahay iyo dhamaan xirfadaha sida loo sameeyo appska telefoonada android. sidaas awgeed kuuma tilmami karo qaab aad usamayn karto wll oo aan ogahay inaad samayn karto

    • @abdikariimahmed1746
      @abdikariimahmed1746 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 thnk you

  • @Mr__dollar
    @Mr__dollar 2 ปีที่แล้ว

    Mikrifoonka aad ku duubayso magacii wll

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Walal kan aan adeegsanayo waa microphoneka apple ay soo saarto ee telefoonada iphone.

  • @khadramohmed943
    @khadramohmed943 2 ปีที่แล้ว

    hno anigh ima soo daga yaana bas

  • @xidigaawi_officaly2013
    @xidigaawi_officaly2013 2 ปีที่แล้ว

    Lenged

  • @babajeey
    @babajeey 2 ปีที่แล้ว

    Hi

  • @kafaiideyoraxmed2971
    @kafaiideyoraxmed2971 2 ปีที่แล้ว

    Nin yahoow wajigaaga markaan fiiriyay banii aadamna waa u eg tahay in ay wax qaldan yahiina waad mooda maxa qaldan

    • @Diamond_luula
      @Diamond_luula ปีที่แล้ว

      Reer baa diyaathy waxba kama qaldana symmetric face buu leeyhy umada ka dhamow

    • @daryeelfamily8405
      @daryeelfamily8405 ปีที่แล้ว

      Indhahaaga aya xanuun sane dhaqtartag