Maadeys Farriina Oo Ay Metelen Haldoorkii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • #Maadeys kan waxa jilaya Xidigihii Kooxdii Waaberi kuwii aad ugu jeclayd oo kala ah: AHUN Xuseen Jaamac Rooble #XaajiGujis, AHUN #Meecaad #Miigane Aw #Maacaleesh, AHUN #Maxamed #Yuusuf #Cabdi, Cabdi Haybe Laambad iyo Maryan mursal

ความคิดเห็น • 19

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha u naxaristo, micaad migane, maxamed yusuuf abdi, maryan mursal wan gartay iyo cabdi heybe, midka gaban wan garan wayay oo u eg boon xirsi

    • @dantiigarad1
      @dantiigarad1 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa xuseen xaaji rooble xaaji gujis.
      Wuxuu ahaa abwaan weyn oo heeso badan oo caan ah leh.
      Waxaa ka mid ah heesta uu qaado axmed mooge ee gaasira
      Iyo qaar kle oo badan

    • @cabdirisaaqxaashi2277
      @cabdirisaaqxaashi2277 28 วันที่ผ่านมา

      Waa xaaji gujis abwaan fanaan majaajilo heesaha uu qaado waxa KA mid ah leexleexi ladaney iyo nimay dumar haleeleen ❤ilaahay ha uwada naxariisto inta dhimatay rag culus ayaa iskugu yimi ❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +4

    Allow u naxariiso intii dhimatay

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +3

    U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha reer waqooyi# suuqa weehaan ee hargeysa

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 8 หลายเดือนก่อน

    Alla ha unaxariisto

  • @abdirahmanbihi8035
    @abdirahmanbihi8035 5 หลายเดือนก่อน

    Ileen fanaaniinta aan la yaabsanahay kuwaa hore ayay dhaqan xumada iyo isqaawinta ka keeneen..

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 หลายเดือนก่อน

    Walaa sogrcaaye

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    as, Familyyyyyyyyyy Systems leeeeee ttttttttt, sooooo saas ma ahan yartaaanaa tanaaa tii heeteh hee lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee caddy yareey khatreeeyqarananeeycadceeddumaroo tii kujirtayba dumaar qaasatan khayryaashay hablaha khayryaashay waan dhaafaaba , khayrbadaneeylagufarxo.Nabad iyo noolekulente.

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 6 หลายเดือนก่อน

    ❤dusduski tumati dariska kowda sirta dumarka lagama sargadho?

  • @KeefkeefTVChannel
    @KeefkeefTVChannel  ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 7 หลายเดือนก่อน

    masha allah waa kayd dhaxal gal ah❤❤

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 6 หลายเดือนก่อน

    Berhanu?

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 7 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhhhhhh

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 10 หลายเดือนก่อน

    Madaxa musal salka

  • @YonisAbdillahihersi-zq1oq
    @YonisAbdillahihersi-zq1oq 6 หลายเดือนก่อน

    Hassan hersi boon

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 7 หลายเดือนก่อน

    Caadi maahan kooxdii Waaberi.

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 6 หลายเดือนก่อน

      Walaalaha Hargeisa weeyi not Waabari

  • @siciidcumartigow3162
    @siciidcumartigow3162 2 ปีที่แล้ว

    Ku reest reer jebalaba jowahr xawadale