MAJAAJILO QOSOL BADAN QAYB KA MIDA RIWAAYADII AW BUSTAALE AUN HURYO, BASBAAS IYO MEECAAD MIIGANE....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • MAJAAJILO QOSOL BADAN QAYB KA MIDA RIWAAYADII AW BUSTAALE AUN MAXAMED CUMAR HURYO, ISMAACIIL CABDI " BASBAAS" IYO MEECAAD MIIGANE AW MAACALEESH.........MAXAA KALA QABSANAAYA
    RIWAAYADAN WAXAA HAL ABUURKEEDA LAHAA AUN CISMAAN ADAN " CISMAAN ASKARI" WAXAA LA MATAY OO AY SOO BAXDEY RIWAAYADAN AW-BUSTAALE 1982 WAXAA LA DUUBEY 1983 DII
    DAAWASHO WACAN SUBSCRIBE HA KA ILLAAWIN HADAANAD KU AHEEYN WALI CHANNELKA

ความคิดเห็น • 14

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 5 ปีที่แล้ว +11

    Huryo allaha u naxaristo ee dhamantood huryo wuxu ahaa xidig dhankasta kuwanagsana
    Laxanka
    Majajilada
    Curunta heesaha
    Samaynta riwayadaha
    Jilida dumar ahaan
    Isla riwayada
    Qaafiyada erayada uu isticmalana waxay ahayd
    Huryo mida ugu saraysee afka somaliga lugu bud dhigo
    Raximalaah dhamantood

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  5 ปีที่แล้ว +2

      @anzul qurux Aamiin aamiin ya rab walaal illaahay qabriga ha waasiciyo Abwaan Huryo, Meecaad, Abwaanka Riwaayada Cismaan Adan Askari, Actorkii Riwaayada Dhabarloow dhamaantood illahay u wada naxariisto dad talant ah ayeey wada aheeyeen

  • @maxamedaxmed3128
    @maxamedaxmed3128 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay dhamaantood ha u naxariisto janooyinkiisna ha Ku casuumo. Riwaayadas sadexdooda oo kaliya ayay ahayd aamiin

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 3 ปีที่แล้ว +3

    Sedexdaba alle ha u naxariisto

  • @Haibe571
    @Haibe571 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow u wada naxariiso walee ragg qaali ah bay ahaayeen

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yaa rab illaahay qabriga ha u waasiciyo dhamaan aamiin aamiin

  • @Haibe571
    @Haibe571 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow u wada naxariiso. Ragg waa raggii hore

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 2 ปีที่แล้ว +2

    U gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha reer gelinsoor worldwide news wadataal

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej ปีที่แล้ว

      Gelinsoor cadey

  • @asma-ahmedabdi2935
    @asma-ahmedabdi2935 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhamantod alle ha unaxariisto

  • @mahamedabdilaahiwali8165
    @mahamedabdilaahiwali8165 3 ปีที่แล้ว +1

    Sixsi