Gen.Siciid Dheere ayaa sharraxaya meesha wax ka qalloocdeen ISKU DHACII SSDF iyo ETHIOPIAGEN Q.4-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.ค. 2022
  • Gen.Siciid Dheere ayaa sharraxaya meesha wax ka qalloocdeen, ISKU DHACII SSDF iyo ETHIOPIAGEN Qaybta 4-aad
    Juxa Video Research Archive
    TH-cam: Juxa Video Research Archive
    Facebook: Abdi Farah Juxa

ความคิดเห็น • 11

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 2 ปีที่แล้ว +1

    Tariikhda ugu jeclhy waa tariikhda SSDF
    markasta nala soo wadaag mudane ma'suul

  • @Somalioz2020
    @Somalioz2020 2 ปีที่แล้ว +3

    Markaad taariikh mudo hore ah ka hadlayso waxba lama qariyo, hadii kale waxaad ka hadlayso jiilalka danbe waxba ka faaiidi maayaan.

  • @ah3961
    @ah3961 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for sharing this information 🙏

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow haidilin itoopiya anigoo ragaas rag 100 jeer ka badan oo xabashi ah aan madaxa ka jarin ragaas inshallah mar ay noqotaba waa loo argudayaa

  • @kcabdi8598
    @kcabdi8598 2 ปีที่แล้ว +2

    Generalka iyo wasiir Juxa ama cidii haysa xogba wxaan waydiin lahaa ilaa imisa nin ayaa dagaalkii dheeraa ee SSDF ku dhimatay?
    Rag inteese le'eg ayey Ethiopianku laayeen markay rabeen inay jamhada burburiyaan?

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +2

    Siciid dheere wuxuu sheegay in ciidamadii S.S d f .ee galaadi joogay in amxaaradii laysay kuwa kale waa qariyaan

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 หลายเดือนก่อน

      Waa been ma jirin ciidan SSDF ah oo ay Ethiopia dishay.

  • @mohamedaden2428
    @mohamedaden2428 ปีที่แล้ว

    Mujaahidiinta ssdf aadbaan anigu u taageersanahay anigoo ka mid ahaa SNM gaar ahaan Mujaahid Siciid

    • @haykalpoi8896
      @haykalpoi8896 ปีที่แล้ว

      abaal bey idin galeen ssdf goormee gudeysaan