Adiga ma u fiirsatey hadalkaaga mise iska hadal baad u hadashaa?? Yaa kugu yiri raxanweyn ayaa laan gaab ma daarood baa raxan weyn ka laan dheereeysan war tag adaa yasan oo jaahil fooqul jaahil ah wax la daawadana matihid hadii aad waxaas ku hadleyso 🥺🥺meel dheer iska daa in la gaarsiiyee waaba lagala laabanaya like ta xitaa iyo in laguugu xirnaado
Digil iyo Mirifle waa dadka Somalia ugu badhan oo ugu laan dheereysan. AJ Majeerteen aa korsadheen maha in oo u doortay laan dheeranimo waana qabiilka oo isku dhiibay. Laan gaab adhiga aa ah oo habeen iyo maalin Dahir ku dheggan nac nacle oo maskax leheen ayaa tahay ee ka fariiso meesha bavaac yahow. Intaadhan hadlin orod soo baro Somali History.
Umada ka fiirsso ilaah ka kamaxase ku daba dhigay mj subxana lah bal soomaliyey u fiirsada intaa ninka mj buu Cagayan looming jawbone Uma qalantid in lagu jawbone dhibka iyo nacaybaka aad u qabto mj away hoyo iyo aabe ku dhihin aakhiro baa kaa danba6sa kusoco cayda mj ilaah baa laga dacwodey
Wulkaagan yar ma aqaan waxa ku soo fariisiyey youtube bax naaskii and nugeysey ku noqo. Markaad wax soo kala ogaatid soo noqo. Gifafka kaa dhacaaya iska ogoow.
Hooyada oyne ka duceyso inta noshahay
Wa ruuntis Dahir Alasow
Seecamar wiil ogaleeyn nabad ninyahoow dhalinyaro aatahay afdheernimada iskadaa calasow oo kusocdaa tigtooga ee waxkabaro calasow ninyahoow
Waa it's iyo istabsii
Adiga waxbaa soo gudbinaysaa, xogta dhamaystiran maadan raadin. Farxiya Qayre oo ehelkiisa ah si fiican ugu warantay Daahir Culusow. Cid walba oo arinkaas ula tagtay block ayuu saaray. Mamada ayaa sabri sidaas ayay social media u keeneen.
Adiga ma u fiirsatey hadalkaaga mise iska hadal baad u hadashaa?? Yaa kugu yiri raxanweyn ayaa laan gaab ma daarood baa raxan weyn ka laan dheereeysan war tag adaa yasan oo jaahil fooqul jaahil ah wax la daawadana matihid hadii aad waxaas ku hadleyso 🥺🥺meel dheer iska daa in la gaarsiiyee waaba lagala laabanaya like ta xitaa iyo in laguugu xirnaado
Dahir calasow jiro darot la dhoho aya ku dhacay ee quran halaga saro
Durifta kukaliftey inuuhooyadi inkiro majerten jaceyl miyaa
Somali wlhi waligod horumar ma garayan inta nucan ay u hadlayan war qabil waxba mataraye allah halaga baqo wad hogten oo baden
Digil iyo Mirifle waa dadka Somalia ugu badhan oo ugu laan dheereysan. AJ Majeerteen aa korsadheen maha in oo u doortay laan dheeranimo waana qabiilka oo isku dhiibay. Laan gaab adhiga aa ah oo habeen iyo maalin Dahir ku dheggan nac nacle oo maskax leheen ayaa tahay ee ka fariiso meesha bavaac yahow. Intaadhan hadlin orod soo baro Somali History.
daahir calaso.eede nin wacan baatahay ee wixii hore ka toobad keen
Ninkaan yaa yiri ummadda ilaahey daba gal, war waxaan ma oga miyaa in la dhimanayo. Kan ilaahey xaqa ha tuso.
Umada ka fiirsso ilaah ka kamaxase ku daba dhigay mj subxana lah bal soomaliyey u fiirsada intaa ninka mj buu Cagayan looming jawbone Uma qalantid in lagu jawbone dhibka iyo nacaybaka aad u qabto mj away hoyo iyo aabe ku dhihin aakhiro baa kaa danba6sa kusoco cayda mj ilaah baa laga dacwodey
Daahir cidaan Majeerteena aad iyo aad buu uga maseeraa ma ogi wuxuu ku arkay.
😂😂😂BEEN BADANAA! (SUB HAN ALLAH)!! XAGUU KAYIDHI WEY I KACAYSAY?? AMERICA DHEXDEDA SYUU KU LIMAY BOORSADII LACAGTA IGA DHUNTAY BUU DHAHAY(SUB HAN ALLAH)!! FARTA XABAD AYAA LAYGA DHUFTAY AYUU YIDHI DAGALAFII SOKEEYE!! RAGA DAAROOD🎉MJ🎉MAXAA LA JECEL YAHAY!
Waxay ila tahay in uu qabiil aad u qabiil aad ka dhigeyso meesha
Wulkaagan yar ma aqaan waxa ku soo fariisiyey youtube bax naaskii and nugeysey ku noqo. Markaad wax soo kala ogaatid soo noqo. Gifafka kaa dhacaaya iska ogoow.
Goormee hooyo noqotey in laga faano raxanweyn waaba dad nasaba oo soomaaliyeed xitaa hadey yahuud noqoto hooyo waa hooyo qabyaaladi idin qaadatey naarta haydinku gurtee jaahiliin yahey kulaha hooyadaa hoos kala hadal oo hoos hoos kala xiriir lacag sii ma wax fiican baad u sheegtey hada asaga iyo adigaba isku caqli baa tihiin fiyuus raadis iyo inaad soomaali iska iibisaan baad halkaan u fadhidaan daahir cidna fuusto Kuma riixin runta ayuu ka Hadley waana runtiis soomaali oo dhan baana daawaneysa faadexana maahan hooyada oo 30 sano kedib ku tiri wiil keyga baa tahey inuu ku farxo ayeey eheed hooyo soo dhawoow inuu dhaho hadaan wiilkaaga noqdo waa ii farxad hadaa noqon waayana hooyo inaa kula raadiyo wiilkaaga Ayaan diyaar u ahey 😢😢hooyo hakaga faano ayaad meel lasoo fadhidaa 💔💔maanta ma waxaa tiri majeerteen baa raxan weyn ka laan dheereeysan 🤔🤔🤔soomaali maryooley goormee jahliga ka baxeeysaan kuwiinaan dadka soo hor fareesta oo beenta iyo waxaan jirin iyo waala yirida ku quuta war quud xalaala cuna wax labo sheega umada markaa wax usheegeeysaan
Adigaa laangaab ah nascasyow waxba ogayn. Raxamwayn yaa ka tira badan kana qurux badan? Wqx aad ka jaahil tahay laguma hadla tag waryaa
HELLO HI AARKA GREATMAN HANDSOME WHEN IAM NOT WORKING I WATCH U AARKA🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🍏🍎🍏🍎🍏🍎🍇🍇🍇🍇🍒🍒🍒🍒🍓🍓🍓🌸🌺🦁💕💕💕