Subxanalah:Hadii aan sheegto Hooyo Naagteyda iga tageyso maxaa sameeyaa”

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @louganwolfe-ng1ss
    @louganwolfe-ng1ss 3 วันที่ผ่านมา +7

    Walalo RER Djibouti iska noqo anagu ilbah Ayan nahay lacagna uuma bahnin

  • @SharifAdow
    @SharifAdow 3 วันที่ผ่านมา +5

    Ninkaan aj ah wallahi xushmad ayuuleeyahay marwalbo waa nin citiraam badan

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 2 วันที่ผ่านมา

    AJ Hooyadaa Aad inkiraysid Cuqubadeedii wejigaaga Ayay ka Muuqataa Dhibaatooyin Badana Way Kuu Danbeeyaan Aduunka iyo Aakhiraba ❤

    • @NaasirCanyou
      @NaasirCanyou วันที่ผ่านมา

      Aj hooyada sheeganeyso hada kahor baafinta c.casiis reyali ayey tagtay tilmaamaha faraa ka goan iyo dhabarkuu calaamad kuleeyahay midna horey umey dhihin kafiirsada intir waxaana waa foosto loogu tala galay qiimihiisa iyo qoyskiisa inlagu arbusho baraha bulshada ayuu nadoonka yahay guurkana sodoo kale marka waxaa isku soo dubaridey dad foosto riixitaanka ugu tala galay iney qiimahiisa hoos udhigaan tan ehelkiisa iyo baraha bulshadaba bal Aj waa dheeman dheemana dhiiqo bedesho foostada lalaanta

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 2 วันที่ผ่านมา

    Raxanweyn Haduu Yahay wiil Sagaal jir Ah wuu inkiraayaa Waalidkii❤

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 3 วันที่ผ่านมา +9

    AJ family nervous inuu yahay oo problem ku furan yahay waa la dareemi.

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 2 วันที่ผ่านมา

    Anaga anaga wiilku wuu hadlay hooyadii iyo familkiisa inuu puplic ka sheego maaha dhuq dhuqow dhaxyaal joojiya wuxuu yiri hooyaday iyo maamada waan isla hadalsiin qofna xoog laguma wato jujuub bey wataan isaga ka war dhowra bilaa caleek

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 3 วันที่ผ่านมา +7

    DNA muxuu ku diidi asagoo ugu naxariisanaayo hooyadaan maskiinta ah.

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 วันที่ผ่านมา +4

    Good speech 🎤 legend 😊

  • @umuamiraskitchen
    @umuamiraskitchen 3 วันที่ผ่านมา +9

    Waji raxaween wuu leeyahay

    • @Umm_HN
      @Umm_HN 2 วันที่ผ่านมา

      Walal raxan weyn Qabiilo isutagey weeyaan oo soomaaliyeed sidaan kumaqley Allah u aclaan

  • @fawsiagaal6901
    @fawsiagaal6901 3 วันที่ผ่านมา +3

    Hore u soco AJ family

  • @cali3422
    @cali3422 3 วันที่ผ่านมา +9

    Sxb
    ninkaan Aj family waa nin raxanweyn ah ee dadkiisa yuu inkirin

    • @frank77w
      @frank77w 3 วันที่ผ่านมา

      Raxanweyn hadii la yahy iyo hadii aan la ahayn ba wax la inkiro waa iyihiin. Waa gun boon ah

    • @qumanhorusocod6177
      @qumanhorusocod6177 3 วันที่ผ่านมา

      Raxanwayn waxba kama galin, ee Haduu Hooyadaas wiilkeda yahay haxushmeeyo Hooyadiis mcn. Raxanwayn iyo Majeerteen waxba kama galin waligiisne Qabiil Galaas biyaa masiin

    • @ZahraHassan-xm2dh
      @ZahraHassan-xm2dh 2 วันที่ผ่านมา

      Rabi ka baq qofkii diin lawa ah ayaa gun ah😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hooyo mareexaana abtiyaalkaa meeye

  • @louganwolfe-ng1ss
    @louganwolfe-ng1ss 3 วันที่ผ่านมา +1

    Abi Ahmed Oday somaliah aya idhi ana dhalay was wilkaygi ayu idhi kkk somalidu wa taqan filimadan😮

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 วันที่ผ่านมา

    Waryaada Ilahey irsiq weydiista ee wiilka ka hadha

  • @KaafihassanHussen
    @KaafihassanHussen 3 วันที่ผ่านมา +6

    Hoyadii magaceda mu shego halkey jogto

    • @HalalBaller7
      @HalalBaller7 3 วันที่ผ่านมา

      Taas waxaba kaga daran hadu dad qabo walalihisa so hadli lahayen

  • @Shankaroon-kq1ww
    @Shankaroon-kq1ww 3 วันที่ผ่านมา +5

    Aniga fikir keyga waxn isleyahay datka asaga uu aamin sanyahay iney dhaleen hakeeno si ay wax u cadeyan hadii ay si rasmi ah u dhalen iyo hadey korsadeen ayaga ayaa cadeyn kara

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 วันที่ผ่านมา

      Waad khaldan taha islaantu inankii madowee farlaba mayadaa dhashay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 วันที่ผ่านมา +4

    Hooyadaasi waxay sheegtey in wiilkeedu luuq joogey
    Waxay sheegtey in uu ku yidhi wiilkeedu kumarabo ee ha isheegan
    Markaas unabated ahayd

    • @xidiigtareersool2729
      @xidiigtareersool2729 3 วันที่ผ่านมา +4

      Hooyada warkeeda waxba ka khaldan waxay tidhi wiilkaygo 9 jiir ah baa idiiday say surta gal u tahay ilmo 9 jiir ah uga tagaysa aay dhashay yaab🤔

    • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
      @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 วันที่ผ่านมา +2

      @xidiigtareersool2729 9 jir haduu sidee ku yidhi hay sheegan see bay uga tak tay ilmaheeda naxriis miyaanay lahay sidey ku dhici kartaa in aan wiilkayga oo 9 jir ah iyiraahdo ha isheegan

  • @shukriHusseinHussein-h6h
    @shukriHusseinHussein-h6h 2 วันที่ผ่านมา

    Kan casiwalideen waaye hooyadiisa oosootaagan ayuu inkirayaa walhi san hadakudhimato halisaakusugantahy

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 วันที่ผ่านมา

    AJ xayawaan ilaahay baa tahay oo bila dhaqan ah .

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 วันที่ผ่านมา

    Waryahe DNE aad dideyso ayaa hoyo khancin karaa calbigedaa aad kubogsin

  • @hawaadan4740
    @hawaadan4740 2 วันที่ผ่านมา

    Adiga ka jawab su asha lagu weydiya anag kuma weydiinin inada cantahay

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc walalkiisa Alle ka cabso naagtaada hadey kaa takto hoyadaa ku duceyneyso waxna helee naag duceysan ama naagtaada kama tageyso hadey ku jeceshahay.please hooyada Qalbiga u daji waa hooyadaa o kale

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wiilkan hooyada ha Qanciyo mida kale Hooyadiis ha keeno oo ha cadeyso in wiilkeda yahay ee hooyo macaan hooyo macaan yaala dhibin hooyo waxay ku qanceyso oo ah Dna

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 2 วันที่ผ่านมา

    So lama dhihin qofka qabiilkiisa u daaya 😂😂mashquul badanaaa😂😂hadaan qabiil laan joogo ma dhimanaaa😂😂😂😂😂balaayo qabiil raadisey😊

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 วันที่ผ่านมา

    MAMADA WILLKAAN WEEY DHASHEEY SIIDA AAY ISKUGU EEG YIHIIN

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 3 วันที่ผ่านมา +3

    Anagaba,xamar,ayaankudhashay wanagaranayaa,qabiilkayga

  • @maanqalbi114official8
    @maanqalbi114official8 3 วันที่ผ่านมา +2

    Walalow hadey ku dhalin maxaa u diidee DNA gaaaa

  • @sahrosiad4317
    @sahrosiad4317 3 วันที่ผ่านมา +1

    HOOYADAY MAY MAY WAY TAQAAN WAXAY IGAlISAY SHAKI.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan oo dhan waxaa lagu soo afjari karaa inuu qaado DNA , haduusan ka baqeynin in la soo ogaado xaqiiqdiisa…tankale hooyada uu sheeganayo hala soo dhaariyo iney dhashey oo halkaasna halagu kala baxo, si buu ninkaan u argagax aan yahey, ninyahow ka bax arinka ee is cadee

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 วันที่ผ่านมา +2

    Don't talk to her because she is not your if she lost her son you are not reponsible to loose her son close all this bullsheed that's not your business just say leave me alone you are not my mom

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 วันที่ผ่านมา

    XAAFAADA UU SHEEGTEY BULAXUBEY ANAA JA IMAADEEY HAADUU SHEEGO MEESHU KA DAGAANA WAAN GARAANII LAAHAA

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 วันที่ผ่านมา

    Maamada uu inkiraayo, Wajigeeduu Wataa 😂😂 Waryaa hadaadan rabin hoyadaa Waa inaad wajiga iska gubto 😂ood iska bedesho👈

  • @ifrahAdam-t3y
    @ifrahAdam-t3y 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hoyadaa m a soo hadaaho
    Maxaa udiideeysaa in DNA laga qado

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 3 วันที่ผ่านมา

    Wardad ku maxay xumaanta ku falaan miyaanay dhimanayn

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 3 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga maxaa madaxa uruxeysa

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 วันที่ผ่านมา

    Wuu is ogyahay in ay dhashay dhiig uma baahna

  • @queennimco8900
    @queennimco8900 2 วันที่ผ่านมา

    ninkaan caacdiisa lama Rabe DNA ha yeelo haduu diido waxbaa jiro

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 วันที่ผ่านมา

    AJ WAXAA KA MUUQAATO CAABSII DHIIGA WUXUU DIIDAN YAHEEY WUU US OG YAHEEY

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 3 วันที่ผ่านมา

    Falaari gigilato kaagama harte hooyo iyo naagtaada tee raaci lahayd nacasnimada iska dhaafee xitaa haday hoyadaa ahayn hoos ula hadal oo qanci

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 วันที่ผ่านมา

    Adiga MJ aa ahay kaliya lagaa marabo Abtirso Aabaha ka biloow

  • @safiaabdill4012
    @safiaabdill4012 วันที่ผ่านมา

    War cunigisa wayn mama ayu u egyahy

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 วันที่ผ่านมา

    Naagtu haday kategto, Manaagbuu Aduunka kawaayey lol Waa Nacas👈

  • @maanqalbi114official8
    @maanqalbi114official8 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aabahaaa away inna adeer

  • @hawojimale7455
    @hawojimale7455 2 วันที่ผ่านมา

    asc warheedhe hadaysan ku dhalin dna maxaa u diiday hadaad wax isku ogayn waa hooyadaa ku dhashay ee waxbo hadhuuman beenloow yohow naagcad cadaabta kaana celinayso ogow

  • @QamarAbdi-p8q
    @QamarAbdi-p8q 2 วันที่ผ่านมา

    Baraak omaba isago madax weine ka ah marekanka ayu kenyo ayeyadis ogu tagay kenya isaga hoyadi cadan ayey aheid abihis aya kenyan aha wuna dintay isagon arag ededis ayu haririya markey ayadis abahis dashay dimatay abihi islatu qabay ayu wali haririya islam na mahaan marka kan waxkale ayahaya

  • @louganwolfe-ng1ss
    @louganwolfe-ng1ss 3 วันที่ผ่านมา

    Somali hasidin RER miyi😂😂

  • @NasimAhmed-t7h
    @NasimAhmed-t7h 2 วันที่ผ่านมา

    AJ doesn’t look like the mom . I don’t think she is his mom

  • @louganwolfe-ng1ss
    @louganwolfe-ng1ss 3 วันที่ผ่านมา +1

    RER djibouti qabil,lacagdon,badawnimo, hasad Iyo munafiqnimo intaba RER somali way leyihi" c de la pure jalousie "

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 วันที่ผ่านมา

    DAADKAGA HAKA CARARIIN

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 3 วันที่ผ่านมา +4

    Wuudiidanyahay,hoyadii

  • @nugaal012
    @nugaal012 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xalku waa DNA.

  • @sadam1318
    @sadam1318 3 วันที่ผ่านมา +2

    aaway hooyadaa

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa kaliya ee hooyadaan ayku qanci karto waa in DNA laga qaado

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 2 วันที่ผ่านมา

    War mamada waa hooyadaa ee maxaad u inkireysaa war nagtan soow muslim ma ahn oo mad ilaahy kabaqdid

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 3 วันที่ผ่านมา

    Asiga haduu run shegayo uu hooyadiis run la jogo maxuu DNA uu diida mida kale asaba nasiib leh Digil iyo Mirifle oo ay leyahiin anaga dhalnay war hal nin wa ka marana mamada sabar ha la dhaho wiilka wax xun kumaba dhihin bee aana ku soo barayo kula degan seattle

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 3 วันที่ผ่านมา

    Wuu og yahay inay hooyadii tahay

  • @MedNour-od5dx
    @MedNour-od5dx วันที่ผ่านมา

    Waar ma madawgaad kunacaya ninkani haduu diiday dhii en way cadahay

  • @SADIOADAN-h4b
    @SADIOADAN-h4b 3 วันที่ผ่านมา

    war mujiso badnah qof la iskaga dagayo maxayo🥹🥹

  • @CaliSandheere-x7r
    @CaliSandheere-x7r 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aj family been baa laga sheegayaa waa beentii daahir calasoow

  • @Mohamedabdisulop
    @Mohamedabdisulop 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mahamed ayaanle ninkan aj family mamada wa reer gura marban daris la ahaa sxb mama geel farabadan ayeey leyihiin geeleyda marki igu dambeysey waxu ahaa 125 neef ogeel ah sxb ninka hadukaso garbixiwayo mudaharaad cir iyo dhul ah ayaa kadhacayo Mogadisho iyo dhamaan bartamaha Somalia 🇸🇴

    • @frank77w
      @frank77w 3 วันที่ผ่านมา

      Oo yaa wax loogu dhimaa. War beenta joojiya xoolaan leenahay aa leedihiin maxaa la tuugsataan somaalia oo dhan tuugsigiina laga joogi la yahay

    • @maanqalbi114official8
      @maanqalbi114official8 3 วันที่ผ่านมา

      All soomaalia aaa tuugsataaaa​@@frank77w

  • @awobuni9338
    @awobuni9338 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkani mamman aad iyo aad buu ugu eegyahay

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 3 วันที่ผ่านมา

    Hooyo waye wayelna wathay

  • @HanaAbdi-uy2xe
    @HanaAbdi-uy2xe 3 วันที่ผ่านมา

    Waxii larabo haladhaw wll ka hadh shekadaa qof aan aqon wixii larabo

  • @marianuurmohamed5024
    @marianuurmohamed5024 3 วันที่ผ่านมา

    Walaalo ka garbax Mamma

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 วันที่ผ่านมา

    Candho isga aabihii maa la waydiiyo mise waa laga baqayaa

  • @halimamohamed8090
    @halimamohamed8090 3 วันที่ผ่านมา

    Cineaanka oska sax

  • @awobuni9338
    @awobuni9338 3 วันที่ผ่านมา

    ee ha qanciyo oo haa umaro DNA

  • @marianuurmohamed5024
    @marianuurmohamed5024 3 วันที่ผ่านมา

    Fuusto unbuu ku haya oo markey mamma ay u tageysey ninkii c/csiis riyali oo ay ku tilmameysey ma Fuustey aheyd iyadana

  • @AbdiAsyar
    @AbdiAsyar 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan Gaal miyaa isaga ayaa Muslim nimadiisa laga shakisanaay ma wuxuu kudarasaday Caaqnimo iyo Caasinimo cid u caqli celisa malahan miyaa Doqonkaan

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂! DRAMA WEEK !CALASEEY 😂IYO HAWIYEEWAAR WIILKA XININYIHIISA NOOGA FUQ!!

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 3 วันที่ผ่านมา

    Bal ka warama dadka lee DNA ha Iska qaado, hadi lagu oran laha kalay DNA mar, dantada, shaqadada, reerkaga ka kalay, kharash so bixi oo DNA somar. walidna ka maqneyn, maxaad samayn lahayd? wilka amaan siya, hadu walid ka maqan yahay isaga radsan. Ta labaad ilmo isago 9 jira ku dafiray oo kuma rabo ku yirir ma hadu waynaday bu ku rabaa?

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 3 วันที่ผ่านมา +1

    War yaa beenawaas illhy ka baqa malaaig baa kaa qoraysa wiilku wuxuu ku hadlay iyo meesha waxad ku soo qorty isma laha dad caamo ah baa arki kara iyaga oo aan dawana waxad mesha ku soo qorty run moodi kara bariiskii baa meel xun kaa galay in iyo intaan ku arkayey intaa ma dhaaftid orod eeg asad haaji intuu haysto beena kuma qaraabto dadka sharaftooda meel hakaga dhicin intaad isledahay wiilkan wax ka sheeg qalbada ha jabin hooyada ilmahedii ka maqan yahay yahuu illhy ha ku soo hadeeyo waxa aad waxas oodhan usamaynayso waa muqaalka ha laguu daawado illhy irsaqada meel xun nagama galiyo

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 3 วันที่ผ่านมา +1

    Beenta camala waada wadan by ben cad lama dhagesankaro

  • @Mohamedabdisulop
    @Mohamedabdisulop 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan wa beenlow aj family hadu mamada uuqancin wayo awooda shacabka Mogadisho ayuu arkidona hadikale safarada America 🇺🇸 Mogadisho ayaan kadacweyneyna basaborka America 🇺🇸 walaga celin dona ciyalka iyo xasgagana wey kunicidonan sida ad unaceyso

    • @salmah3062
      @salmah3062 3 วันที่ผ่านมา +1

      Hhhh ku qbso ku qadi meysid ba socota wilka halaga damado

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 3 วันที่ผ่านมา

      hhhhh

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 3 วันที่ผ่านมา

    Hooyada aad sheegeyso ha laga qaado DNA 🧬 Aboowe Hooyada ma dhihin haduu jiraa Sagal sano. Waa waaga uu dagaalka bilowdey waa 34 sano ka hor buu jirey sagaal sano ee hada maaha inuu sagaal jirey. I am sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 3 วันที่ผ่านมา

    DNA,hadiidin,hadì,ayandhibjiri

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 3 วันที่ผ่านมา

    Ciwankan beenta maxaa waayo

  • @Acc-j3i
    @Acc-j3i 3 วันที่ผ่านมา

    DNA muxu didayaa

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 3 วันที่ผ่านมา

    Darood,oodhan,haiskuxirina,dadweynaha,somaliyed,waamaxkamad, DNA,waasax

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 3 วันที่ผ่านมา

    Raxanweyn aj maxay ka rabtaa aj waa majeerteen waa reer puntland