Maxamed Mooge Heestii | Cabdi Qaysba Waydii | Hees Qaraami Xul ah Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 หลายเดือนก่อน +6

    My All Time Favourite. ❤ Maxamed Mooge Liibaan AUN 😢😢😢😢

  • @OnlySomalilanders
    @OnlySomalilanders 11 วันที่ผ่านมา

    My All Time Favourite❤ Maxamed Mooge Lipan AUN🤲🤲🤲

  • @ahmedmohamedjama2909
    @ahmedmohamedjama2909 24 วันที่ผ่านมา

    Axyaa hees. Allaa yarxam yaa mucalim mohamed

  • @Clkariimdaahir
    @Clkariimdaahir 7 วันที่ผ่านมา +1

    Axyaa hees Waxaan dhagaysanayaa 13/12 /2024/ waxaad moodaa inay heestu aniga iga hadlayso alle naxariistii janno haka waraabiyo maxamed mooge ilaahay qof walba muraadkiisa oo toosan haw sahlo hadii aad iga dambayso oo halkan soo booqato cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajaynayaa iisoo ducee in ilaahay muraadka aan leeyahay ii sahlo like ii raaci ❤

  • @ShaakirAxmed7373
    @ShaakirAxmed7373 หลายเดือนก่อน

    Ale ha unaxariisto maxamed mooge libaan

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 25 วันที่ผ่านมา

    Mooyi waabanaysaa
    Wakhtiguba Ku ciil yaa
    Mooyi aniga waayuhu
    Iiga kaa wax sheegyaa
    Waakii sagaalaad
    Socodkani wanaageey
    Oon weheshigeeniyo
    Kuugu imid waraysiye
    In jacaylku waran yahay
    Aan cudur ka waynayn
    Waa wali asteeyee
    Abdi qays bal waydii
    Mooyi wili yaraydaa
    Adigu iska wabisaa
    Mooyi aniga waayeel
    Nimo IGA wareegtaa
    Anuun baa samaha wada
    Iyo wada jirkeenee
    Waji aan furnayn iyo
    Isha ugu wareentee
    Hadaan talo la waydayn
    Inay Kula walaal tahay
    Waa wali asteeyee
    Abdi qays bal waydii
    Raximahulaahu raxmatan waasica sayidka fanka Mohamed mooge liban

  • @YaasiinYuusufTaaqle
    @YaasiinYuusufTaaqle 21 วันที่ผ่านมา

    Xaawo farah buraale

  • @emraanmetroofficial7476
    @emraanmetroofficial7476 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hees. Tarikhda galay.