ARIMAHEENA AMIIRA AFKEEDA KU DIL OO KA HADASHII WAXA MEESHA UGU QORAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 2.1K

  • @madaarisulcaqiidah1457
    @madaarisulcaqiidah1457 ปีที่แล้ว +176

    Fawsiya waa qofta ugu jawaabaha fiicn sifiicn by usheekaynaysaa waan wataaa fawsiya 💯👍

  • @khaalidaywaa9177
    @khaalidaywaa9177 ปีที่แล้ว +153

    Inta (Koko) Dhoola Cadeenteeda U xiistay ismuujiya👍😊🥰

    • @saynabaadan3311
      @saynabaadan3311 ปีที่แล้ว +1

      Aniga kmid dadka uxsey ceyda iyo kooka

  • @subargril4586
    @subargril4586 ปีที่แล้ว +74

    Yaakhey abeera rabnaa barnaamijkaan ku casuuma hadii uu jaanis u helayo inuu kasooqayn galo waan uxiisanee🥰 mi team 27 keep going ❤️ sidookle Ramadan ka illaahay nabad hanagu gaarsiiyo I.a🥀🥰❤️

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 ปีที่แล้ว +57

    Foosiya Macha Allah si wacan ayey qofka ugu sheekaynaysa lkn amiira iyo arimaheena difaaac ku jiraaan😂😂😂😂

  • @salmaragemohamed8099
    @salmaragemohamed8099 ปีที่แล้ว +32

    Fowsia gabadha kaliya gamekan si wacan ugu jawabto oo aan cabsi ku jirin 😮❤msh allh

  • @amunibrahim5311
    @amunibrahim5311 ปีที่แล้ว +172

    Fawsiya waa qofta keliya ee Information sax ah bixinaysa si’aan baqdin kujirinna ujawaabaysa, se yagu wax cayiman ayay rabaan in ay kujawaabto iyana dhinacyo kale ayay ka istaagaysa oo erayga macnihiisa kale ayay shegaysaa tusaale ahaan (one month afar usbuuc ayay dhahday ) waana saxan tahay ee gabadha halaga leexdo qofba Game ayuu ku wanaag sanaan karaaye ❤

    • @xamdiabdullahi224
      @xamdiabdullahi224 ปีที่แล้ว +6

      Foosiya koko armaan iyo ceyda aadbey ugu fcnyihiin wareeysi sheeko ayeey galayan arimaheyna iyo amiira safiican uma hadli yaqanaan

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man ปีที่แล้ว

      ​​@@xamdiabdullahi224 amiira waa double dabaal

  • @khadaryusufupdi6677
    @khadaryusufupdi6677 ปีที่แล้ว +104

    Jaanis iyo Maalin cusub ayaad heshay oo aan dad badani helin🥰 Dheh Alxamdulillah 🤲
    Kuna sali nebiga csw 💙❤

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +1

      ASC wllo Khadra, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

    • @khadaryusufupdi6677
      @khadaryusufupdi6677 ปีที่แล้ว +1

      @@Rabiyownabadbaadi magacaha haga ciyaarin wll khadar waaye

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +1

      @@khadaryusufupdi6677 ALLA walaalo IGA raali noqo milyan goor🙏🙏🙏🙏🙏

    • @khadaryusufupdi6677
      @khadaryusufupdi6677 ปีที่แล้ว +2

      @@Rabiyownabadbaadi no problem at all I give you subscribe 👍

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +1

      @@khadaryusufupdi6677 malayiin goor mahadsanid walaalo qali

  • @abshirali7312
    @abshirali7312 ปีที่แล้ว +40

    Gabdha Waa Active Masha allah alla aqliga iyo aqoonta ha u kordhiye

  • @dahahussein
    @dahahussein ปีที่แล้ว +48

    The best person EVER the most knowledgeable and most shine All Allah created is prophet MUHAMED SWC

  • @khatimabirik4862
    @khatimabirik4862 ปีที่แล้ว +65

    The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰

    • @alicade9233
      @alicade9233 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @neemaaden8694
      @neemaaden8694 ปีที่แล้ว

      Scw scw

    • @Safiyo-f8q
      @Safiyo-f8q 11 หลายเดือนก่อน

      Safiyo

  • @ahmedosman_
    @ahmedosman_ ปีที่แล้ว +228

    Fozia oozes wisdom. My favourite in team 27 crew ❤😘🥰

    • @ibrahimhassan3534
      @ibrahimhassan3534 ปีที่แล้ว +8

      She is my favourite one in team 27 too. We missed her alot in the past couple of games. Finally she's back
      #TEAM FOZIA

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +2

      Huuno sabiskaraab fadlan🙏

    • @dimpythehijabiqueen9993
      @dimpythehijabiqueen9993 ปีที่แล้ว +3

      Exactly the most decent one Ma sha Allah❤❤❤

    • @mascudmuxiyadin8315
      @mascudmuxiyadin8315 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhassan3534 ⁹

    • @kaahoabdul3144
      @kaahoabdul3144 ปีที่แล้ว

      @@Rabiyownabadbaadi 😊😊 😅😅 0:35

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan ปีที่แล้ว +433

    Aniga iyo adiga akhrinaaya qoraalkan
    Ku Sali Nabi Mohamed scw 🥰❤

  • @sharmaakexasan5690
    @sharmaakexasan5690 ปีที่แล้ว +150

    Wan ku jeda inaad qoral keyga adigo Amusan inaad aqri neysid ee love ta Adiga Amusan ii saar😂😂😂

    • @nastehamohamed8422
      @nastehamohamed8422 ปีที่แล้ว +2

      😂😂❤️ waba i arkosa miyaa😂 anigaaba is mooday😂

    • @Hismail88
      @Hismail88 ปีที่แล้ว +2

      war qaado ku dhimo sxp inaa aamusanhy waaba ogthy miyaa kkkkk

    • @anissamahamoudmoussa6660
      @anissamahamoudmoussa6660 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh way waada eeh idaaa

    • @nimcaali3930
      @nimcaali3930 ปีที่แล้ว +2

      Kusaray hada ku cayilesid😂

    • @muscabbashiir181
      @muscabbashiir181 ปีที่แล้ว +1

      Hh

  • @QADUMKA77
    @QADUMKA77 ปีที่แล้ว +124

    Asad soo fariiso Gameka inta igu raacsan like✊🌝

  • @qadansiciid4015
    @qadansiciid4015 ปีที่แล้ว +21

    Alle nabad Hana dhex dhigo anigayo walalahena somaliyeda🥺🥺🤲🤲
    Naso duceya asxabeey🥺🥺🤲🤲

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 ปีที่แล้ว +66

    Daad ayaba oga so horaya Masha Allah 😂😂😂😂 team 27 Arimaheena wax yar 🤏🏼aya uga dhiman milyanka an gaarsino please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidburale9253
    @saidburale9253 ปีที่แล้ว +52

    Wlhi foosiyo Waa caqli Mirian masha allah 😂😂😂😂 noo soo badi Assad sxb waxaa kaa soo salamayaa wadanka Germany Waa ka helay barmamujkaa shaman dhalinyartoo dhan way wada fiican yihiin 😂😂😂

  • @Caan_qorsoon
    @Caan_qorsoon ปีที่แล้ว +464

    Waaba soogashee kusali nabiga scw

  • @habonahmed9020
    @habonahmed9020 ปีที่แล้ว +25

    Fousiya is the best one she is very intelegence keep goimg sis💕

  • @ahmedmohamedmohamud-xr9oq
    @ahmedmohamedmohamud-xr9oq ปีที่แล้ว +10

    Foziyaa wey hdlesaa ayadaba mesha qofka aan hdlenin waaa Amiraaa
    Ceyda and Arimahena big fan idhin ahay

  • @zamyabdullahi6075
    @zamyabdullahi6075 ปีที่แล้ว +121

    Ramadan it’s Coming 🌙Illahay Caafimad ha inagu gadhsiiyo

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +57

    Hada tahay dadka jecel aqrinta comentiyada like ha ila dhaafin 😂😂❤

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +486

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 ปีที่แล้ว +33

    Asado dadaalkaaga adoo fadhiyo 1.25M ku gaartay M.A Fadhiga xitaa haduu hadaf wato guulna waa uu leeyahay 👌👏🙏

  • @rahmohasan8669
    @rahmohasan8669 ปีที่แล้ว +10

    Asadow fowsiyo dafac kuma jirto waa gabadha kaliya gameka fahnsn cadi bey u sheykenee mashallah 🥰

  • @ifrahismail1558
    @ifrahismail1558 ปีที่แล้ว +33

    Dadka iga soo horeyay meshan ma qolkini jifkaa😂 wan idin jeclahay team 27 😩❤️‍🔥

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว +1

      ASC wllo qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว

      Anine adaa iga soo horeeyay kwrn qolkaaga miyaa halkaan 😂

  • @Laarva_poy
    @Laarva_poy ปีที่แล้ว +43

    Best game wllhi. Guuleysta team 27 walalhay idin jeclahay wllhi Armaaan iyo koo koo barnaminka kuso badiya funny waye wallhi aberana barnamihka 1malin xata nogu cazuma isku dil afkaaga salaaman👏🙏🤗

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 ปีที่แล้ว +45

    Congratulations fowzia waa qofka oogu horeeyay oo hal fadhi 3 qof ku dishey ❤

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 ปีที่แล้ว

      Maalin dhexdaasna dhamantood bay wada dishe waa naag balaayo ah

  • @Girl_1n
    @Girl_1n ปีที่แล้ว +39

    Foosiya another level weeye 😂❤️🔥💯

  • @laylocabdicozmaanxersi7960
    @laylocabdicozmaanxersi7960 ปีที่แล้ว +28

    Challengigaan waa "challenge of ladies" waxba nalagama qabankaro💜🍂👸🏻

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 ปีที่แล้ว +467

    Ramadan is coming soon 🌙❤

    • @xayaadalbaani773
      @xayaadalbaani773 ปีที่แล้ว +6

      Insh Allah😍😍😍🥰

    • @Cagjar123
      @Cagjar123 ปีที่แล้ว +3

      Allah hana gaadhsiiyo insha Allah ❤

    • @ciiltira10
      @ciiltira10 ปีที่แล้ว +4

      انشا الله ☺

    • @bilanaden763
      @bilanaden763 ปีที่แล้ว

      Inchallah

    • @sahra-hi6zz
      @sahra-hi6zz ปีที่แล้ว +1

      M.m

  • @thomasbreiten9029
    @thomasbreiten9029 ปีที่แล้ว +27

    Waan jeclhy gabar kasto dunidan ku nool ona muslim ah 💟♥️♥️💟

  • @Reaction2-man
    @Reaction2-man ปีที่แล้ว +265

    Ha dhaafiin nabi maxamed scw 🥰🥰

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 ปีที่แล้ว +16

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @Mohammed-H.A.E
    @Mohammed-H.A.E ปีที่แล้ว +48

    27:52
    Ceyda see daremee😃🤣🤣
    FOSIYA BEST GAMER 🔥

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว +43

    Gamekan ,ka xujooyinka iyo ka pause challenge ayaan u jeclahay bravo 👏🏻asad for new ideas

    • @Bayoto23p
      @Bayoto23p ปีที่แล้ว +1

      Aniaga xita wan kuheesta 2daa challenga yadasa igu jeclahay

  • @hassenshukri6292
    @hassenshukri6292 ปีที่แล้ว +12

    Amiira caadi how hadasho oo jawaab macquul ah ha bixiso ama barnaamijka ha ka hadho waanku huuray wllhi (ma ogi maa jawaabaa Dhagah) hadaad igu raacsantahay like

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +48

    [ ] Midka la xanuujiyo samir🤕
    [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊
    [ ] Midka habeenkii oyayow😥
    [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯

  • @Captain_Moha
    @Captain_Moha ปีที่แล้ว +33

    Fowsia waa another level

  • @anisonaxar5397
    @anisonaxar5397 ปีที่แล้ว +14

    Fowsia wa wataa♥️😂 arimahena kulahaa macalin ba iska ilaalinyy afkygah nag baka dhigy😂😂😂

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 ปีที่แล้ว +88

    Ramadaan Alle caafimaad hanagu gaarsiiyo ❣

  • @Darkweb1815
    @Darkweb1815 ปีที่แล้ว +19

    Amira wa qalad game ka sida ay u ciyareyso Asad wax ka badalo hadalka laso jarayo 😥😥😥😥

  • @dalmarabdi877
    @dalmarabdi877 ปีที่แล้ว +37

    Ciyaarta league ka dhig 8 gabdhood iyo 8 wiil qori tuur u samee finalka lacag fiican iyo abaal marin bixi

  • @mohamettapdi9778
    @mohamettapdi9778 ปีที่แล้ว +25

    Fowziya kalsonidi oo qof ah 👏🖤

  • @Kadiye641
    @Kadiye641 ปีที่แล้ว +6

    Fowsia is my favorite always like when she playing this game Is also when i saw her account on tiktok. Keep going my big sister 💪

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +20

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @abdirahiim7972
    @abdirahiim7972 ปีที่แล้ว +34

    Ilhow bisha barakeeysay ee ramadan cafimad nagu gaarsi🤲

  • @mohamedabey2798
    @mohamedabey2798 ปีที่แล้ว +69

    Great game ! Do it as a group of 4 -6 people Like mafia game …it will be more entertaining

    • @lukmaanjamaal-ds6uz
      @lukmaanjamaal-ds6uz ปีที่แล้ว +3

      Mohamed abey somali aa tahay bee mxa ku kalifay😂😂😂

  • @AbdukadirXayle
    @AbdukadirXayle ปีที่แล้ว +3

    Macalin Macalin Ayan Iska Ilaalinaayey Kulahaa Walaahi Wan Qoslay Mahadsanid Asad Hagio

  • @aqiidhashi6377
    @aqiidhashi6377 ปีที่แล้ว +41

    Fowsiyo is the best one❤

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      The I’m only a patek grabbing throwback to from of ❤

  • @minhaajcade5477
    @minhaajcade5477 ปีที่แล้ว +19

    Fawsia wa tabliiq tusbaxa iyo adkarta Aya sacideynayin🤩❤️

  • @marwoasad9825
    @marwoasad9825 ปีที่แล้ว +20

    Barjamijkan asadow wan ku heYzanaa hanaga joogin markasta nozoo dhig insha allah❤

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +31

    I can’t wait asad playing keep going king of challenge

  • @abdirasakhussein2402
    @abdirasakhussein2402 ปีที่แล้ว +15

    Ala foosiayo wlh maskax bay hayzaaaa😂😂😂😂 aad iyo aad bay u fahanzantahay Top 👊

  • @baraarashuunchanell2133
    @baraarashuunchanell2133 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamishkaan aad buu u fiican yahay xiiso gaar ahne waa leeyahay waxaan qabaa magaca in laga dhigo afkaaga isku kici badalkii la dhihi lahaa afkaaga isku dil. Mahadsanid asad.

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +48

    inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      @@alsanalana184 maku fahmin walaal isheeg maxaad kawada

    • @ahmedsharif1128
      @ahmedsharif1128 ปีที่แล้ว

      Waan ka qady

    • @alsanalana184
      @alsanalana184 ปีที่แล้ว

      @@1LAMINE_1 sorry wll

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว

      @@alsanalana184 maxaa dhacay walaal

  • @xamdaayaan7150
    @xamdaayaan7150 ปีที่แล้ว +11

    Thnks wllokay azd aad ban kuu jecelanahay aniga iyo family kayaguba from somalind ilahay laxadkaaga haku sooceliyo idamka alle wllkey qli

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว

      ASC Xamda qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

  • @husseingabile
    @husseingabile ปีที่แล้ว +20

    Fowzia waan wataa , waa qof aad u ah macquul , wana gabar dagan..

  • @bintimoha4768
    @bintimoha4768 ปีที่แล้ว +11

    Ani I love love love this baranamish big fan🥺🫶❤️I cnt even wait fr another episode thank you asad plus the team💯♥️

  • @yahyeahmed9313
    @yahyeahmed9313 ปีที่แล้ว +51

    A Legend never bring shame

  • @Ahmed-laki-poi
    @Ahmed-laki-poi ปีที่แล้ว +69

    Asc kusali nabigena scw

  • @xanaan24
    @xanaan24 ปีที่แล้ว +25

    Yaa ila Rabo in uu Abeera soo Galo ciyaarta🥺🥺

    • @Sompower100
      @Sompower100 ปีที่แล้ว +1

      Abeera Malaysia wuu kaguuray. Familkiisa North Korea ayay u guureen. We miss Abeera.

    • @xanaan24
      @xanaan24 ปีที่แล้ว

      @@Sompower100 wah Wllhi mab ogeeen kawran

    • @iqramaxamed8668
      @iqramaxamed8668 ปีที่แล้ว +2

      @@Sompower100 🤣🤣🤣 beenta ugu weynd noth Korea qof waalan xita kuma qaldamayo

    • @maxamuudhasan1056
      @maxamuudhasan1056 ปีที่แล้ว

      ​@@iqramaxamed8668
      hal nugliyer lagaaga soo celinaa usheef🤣

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 ปีที่แล้ว

      @@iqramaxamed8668 usheg😂😂😂😂

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 ปีที่แล้ว +8

    Cayda amiira kooke baa ku hystaa anuu asad adna keep going 🙌❤️🔥🦋

  • @34_JR
    @34_JR ปีที่แล้ว +39

    Arimaheena game Kan wa ku dhiban yahay 😂😂

  • @haredky3951
    @haredky3951 ปีที่แล้ว +38

    Fosia is so intelligent

  • @Badran_0
    @Badran_0 ปีที่แล้ว +12

    Ma aqan sppta aa fowsiya u attack geesiin she is the one an the only person of this game 🤷‍♀️❤️

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +41

    Ilahay waxan ka barayaya inuu ramadanka cafimat io cibaado suban nagu garsii alhuma amiin

  • @saynab88
    @saynab88 ปีที่แล้ว +49

    Normally ma jecli challenge lakiin I love this game! Very fun to watch

  • @bashiirxaanshi-ot2bn
    @bashiirxaanshi-ot2bn ปีที่แล้ว +4

    Walaalkeen asad noosoo Badi aad iyo aad aan uga helay barnaamijkaan

  • @ibnoomar88
    @ibnoomar88 ปีที่แล้ว +7

    Gawadha ookiyalaha wey dagan tahay she’s so smart 🙌

  • @mustafeabdillahi4165
    @mustafeabdillahi4165 ปีที่แล้ว +20

    Fosiya waa goatka gamekan.💯

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 ปีที่แล้ว +10

    Asad hajio nin aan taagyeero guuleyso wll Qalbi wngsn guul iyo gobonimo 🥰

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 ปีที่แล้ว +7

    Amiira she have to stop feeling scared because she not talking enough or answering the questions for real.😊

  • @eisseabdulkadiriidle9393
    @eisseabdulkadiriidle9393 ปีที่แล้ว +17

    Next Game (Cayda,Asad,Fowsia,Koko) intaas isku keena

  • @naciimomuxudiin3460
    @naciimomuxudiin3460 ปีที่แล้ว +5

    asad hagio never give up my brother tageera number one ku ahay☝️🥳💓

  • @ccasiismaxamuud3222
    @ccasiismaxamuud3222 ปีที่แล้ว +12

    Wllka asad cayda prank kusoo samee next game waxa mdaxa kuqoran ee cayda ugu dhajinayso waxaa kadhigtaa《like》

  • @ayaanomar8374
    @ayaanomar8374 ปีที่แล้ว +9

    Asad mar walba Adaa mudan waayo wad naga farxisaa habeen walba wllo allha hakaa farxiyo mar walba farxad ku noolow❤😍😍

  • @jamalali8091
    @jamalali8091 ปีที่แล้ว +7

    Fowzi iyo koko waa 2gabar aan taagero weyn u ahay 🔥🔥🔥

  • @mohamedabdikadiraden9216
    @mohamedabdikadiraden9216 ปีที่แล้ว +23

    kkkkkkkkk walahi Amira is very Funny Mashlaah waxaas dhan waxa ka fican kulahaa in Nabad la dhex dhigo hhhh

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 ปีที่แล้ว +29

    Fowsia is the smartest lady she's cool calm and polite ma sha Allah.
    I can say she's self-oriented girl✅
    Lol she's from the land of incense 👊🏻😁

  • @abdirahmanbashir-dn8us
    @abdirahmanbashir-dn8us ปีที่แล้ว +38

    MnshaAllah 💯 Adorable nosobadi best 👌 ever

  • @jeymorecadekacede7729
    @jeymorecadekacede7729 ปีที่แล้ว +7

    I miss you Asad telophonka Aya iaga haleysnaa 1 bil lakin wan so murajaceynaa💞💞💉💞💞

  • @saaraomer1623
    @saaraomer1623 ปีที่แล้ว +13

    Wan ku haystaa barnaamijkan from hargeisa❣😉

  • @kekexd195
    @kekexd195 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi fowzio mucjiso waaye number 1 gamekan fowzia siiye

  • @im_7744
    @im_7744 ปีที่แล้ว +22

    The requirement is very easy, just be a tdm plyer or mach level should be above 50 kd should be 2 to 3

  • @shaficiisse5634
    @shaficiisse5634 ปีที่แล้ว +24

    Masha alah Ramadan is coming soon 🌙❤

  • @nimcomoha9354
    @nimcomoha9354 ปีที่แล้ว +22

    Waxan sugaba wuu imaday challengigan jeclaa🥰🔥😂

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi ปีที่แล้ว

      ASC wll nimco, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 50ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

  • @fargeto
    @fargeto ปีที่แล้ว +13

    Emotional damage aaway dadkii ka shaqeysan jire 😂🤣

  • @saharaabdi9634
    @saharaabdi9634 ปีที่แล้ว +10

    This game is really amazing wlh Asad never give up on this game pliízzz wankahelaaaa

  • @asmamahdi-ye6ph
    @asmamahdi-ye6ph ปีที่แล้ว +1

    Cayda inlaga badiyo ayuu necep yhy wuu qaraara markaste dood buu kufuraa u hanee qofkan inu badiyo wllkey muranka aad ka keneyso jooji asad adig aadban umahad san thy sida aad farxada yada uga shaqyso thanks aboowe

  • @hooyofaseex6406
    @hooyofaseex6406 ปีที่แล้ว +41

    Nabiga kusaliya scw🥰❤️

  • @ciizesiyad8529
    @ciizesiyad8529 ปีที่แล้ว +5

    Habeen dambo ciyaar Adag ey ku jiraan 1Asad hagio 2 ceyda 3foiziyo 4Ayaaniita 5koko Arimaheena daadihiya barnaamijka kadhiga waa codsigeyga halii tixgaliyo I.a

  • @nastehoagajid1858
    @nastehoagajid1858 ปีที่แล้ว +114

    Best game ever❤

  • @Abdaapoi123
    @Abdaapoi123 ปีที่แล้ว +53

    اللهمم بلغنا رمضان ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdirahmanyusuf5243
    @ahmedabdirahmanyusuf5243 ปีที่แล้ว +5

    fowziyo is so genius 😮😮

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 ปีที่แล้ว +31

    Hadaad ujeedo magaca Allah love saar ❤❤❤❤❤

  • @jiyaappe
    @jiyaappe ปีที่แล้ว +9

    Ku sali nabiga🥰. صلي الله عليه وسلم

  • @Sa3dush
    @Sa3dush ปีที่แล้ว +8

    Amiira nabad waxay kasoo saari kartey marka uu xaaladeeda weydiyey 🤣🤣🤣🤣

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 ปีที่แล้ว +1

    Asad HaGio..Tim 27. Gabdhaha iyo wiila.. best worlds 🌎 from Jowhar ❤

  • @mohamudali4179
    @mohamudali4179 ปีที่แล้ว +7

    Asad runta Marka laga hadlo foosio game ka way fahamtay, waana dadka ugu hadalka badan ba. Example amiira game aad Bay u fahamtay lkn sheeko maba kula wadayso xita hadalka MA furayso, maba ogi Bay everything uga jawabta 😂 so Ani foosiyo👌ban leeyhy