Masha allah tabarallah huno waxa ku salamaysa gabadhayda rahma habeen marka ay sidasi usogasho waxay igu tidhahda hoyo asad hagio igee wana 5 jir from Canada
Team 27 game kan waba ku heesana lkn ninyohow rag qamarjiyasha ahaa away sida i am k appera faadil war rag culus ayaa mesha ka maqan waliba faadil inuu kaso dhalaali doono waan aminsanahay so qabo raggas ku u balami fosia coca iyo cayda intaas qoorta isku gali Lagend 😂
waan jecelahay armaan marka groupka ku jiro ,i like sida kaftanka,xishmada iyo qosolkaba leh ee uu u sheekeeyo .Asad armaan igu salaam i like that guy really
Cawa wa Jimco Ilhy Ramadanta Nabad Hanagu Garsiiyo😩🤲❤
Aamiin aamiin yaa rabi walal
Aamiin aamiin yaa rabi walal
Amiiiiin yaaa rabiiiiii
Aaamin yarabi
Cawadana jimco iyo ramadhanbo wy tageen .Marka qeerkooda ALLAH nasiiyo.
Yaaab wax latiriyo taag maleh!
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠
king cyda
cumeer aaway zxp muuxanuusanyhy
Scw scw
Allah akbar
Cayda asad ugu salaam dar ilaahay ayaan idiin jeclahay
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
Fadliga Jimcaha Awgii Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxamed {ﷺ♥️}
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Macalinka maskiin wye howl aan howshiisa aheyn ey geliyeen wajibaadka kulha😂😂😂😭😭😭😭
Sawmaha😢😂
Howshiisaba waa waajibaadka inuu dadka usheego🤣
@@Zuheyla_official 😂😂
macalinka xaga maxadiroyinka kaga badisen
😂😂😂
The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammad ❤❤❤❤
8
Uj
Kusali xabiibkena muxamad scw 💞❤️
Scw scw scw
Sallahu caleyhi wasalam
Salalahu calayhi wasalam
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Paysii hadaa is dhaafisy like 😂
Kuu sara.yee maxaa ka faaide isheeg 🙄
Ani waligayba ma sugin waa is dhaafiya
@@mustafefaysal si doo kale
😂😂
best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤❤❤❤❤❤
Inta Koko taageerto Iyo Asad ISMUJIYA 👍🏻👍🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Waa taageera maxaa ka bada.li kartaa
@@1LAMINE_1 waan kukala jaraa Wallhi
@@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW maxaa beenta ugu dhaara.nee dhaarta ma biyo lacabaa moo day walaal 🙄🙄😳🥺
@@1LAMINE_1 astagrfurullah
Pubg madheeshhaa sxb
Asad iyo koko ilove wllheyga idin wata team 27
Fowsia vs asad inta sugeeyso is muujiya👍🏼🙈
Asad Fosia cadhi ogabaqay
Inta Muslim ☪️ ah like ha ii saraan
Oo gaal maa daawa.naayo muqaalka 🤔🤔🙄
@@sasuke12-h1x maxay u taree lacag laga ma sameeye😬🤨😂
Nio gaal maa kujiro mesha
@@sasuke12-h1x 😂😂😂
Alhamdulillah ilahay ba maxaad iskaley 😭❤️🤲
The best person ever the most knowledgeble and the most shine of all Allah created is prophet Mohammad scw scw scw 🥰🥰🥰
Asad wll abeera keen waan u xiiisnee please🥰
Mar waliba ku sali Nabigayna Muhamed صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
Tan cumar ukeen asadoow in lakicinaayo shaki makujiridoono
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Please Macalinka party two inta ugu racsan like 😂
Inta ramadanka. Sugayso 🤚 like saar
Kuu saara yee maxaa ka faaide isheeg 🤔🤔🙄
Armaan iyo kooko nogu Soo celi ramadanka Allah nabad hanagu gaarsiyo aamin
Aamin
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️
صلي الله عليه وسلم ❤️
hollo sharma boy best song in word
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Inta paysii is dhaafisay 😌👋😂
Aniga wlhi 😂🏃♀️🙈😊
@@faruzaalpilfw6051 same 🚬😂😫
😂😂🤦♂️
@@Mubarikmoha Awoowe waa ku salaamay 🖐😂
Hee haday maa nasiineee
Asad Lkinse qofka marku gafo haku qeylin coz sheku wadah wuna is ilalinaya attention kisa qofakakle kusinah majogo mrka qeyladaas aku qeylisey wxbay udhibi kartaa dhowr qof argney izkunaxay qofka marka kayeree intas wanaga codsi 🙏
Wlhi waa run anaab ka naxay macalinka
Koko wan jaclahy walahi Runtii 🥺😭💔
like 👍 sara
Coco cunug yar waaye dadka meesha imaado qofka ugu da'da yar waaye masha allah waana gabar dagan qosolkeeda jeclahay masha allah
Waaba soogashee kusali nabiga scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️
Scw
Scw scw scw scw scw
Scw
Waad lasoo raagtay muuqaalka CaaaawaH 1:10am #Hargeisa,Somaliland
Keep going Asad Mohamed Haji
Ani wan ka sexday
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
The frist comment walall ku sali nabigeena maxamed scw❤️🥺
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
The one and only kooko caadi ma ahan way fahantay gameka 😊😇
Ku Sali nabiga wll (scw)
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
ALah is one ♥️☝️
Ku saliya nabi muxamed scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw Kusaliya scw
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه اجمعين وسلم
Asad hagio ilaahey aafimaad taam ah cakusiiyo wallaal aadiga oo lugahaada kuso uado iilaahey netuso😢😢❤❤
Koko hadeysan gameka ku jirin xamaasas ma leh😍
Allah ha ku caafiyo walal asad aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Inta armaan ila jecel like 👍 sar
Kooko waa gabar soo jiidasho leh dhab ahaantii gabdhaha game kaan kujiro waa taageersanahay 100%
Caawa oo dhan ayan wlhi sugayay Asad hore u soco huno 2M insha allah
Allow adaa awooda koonka leh oo wax walba awooda allow asad hagio oo lugahiisa ku socdo na tus iyo inta xanuunsan oo Muslimin ah adaa awooode🤲😭😢
Aaamiin
Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ ❤ ♥ ❤
Masha allah tabarallah huno waxa ku salamaysa gabadhayda rahma habeen marka ay sidasi usogasho waxay igu tidhahda hoyo asad hagio igee wana 5 jir from Canada
Wllh waaa qoslay second round macalinka maskax😂 ayuu dhelay 😂😂
Niyaho walahayi xalayi waxan kuriyodayi adigo socda ayan kuarkayi marksban wayidiyayi saxabakayi War waxan soo ma aha asad markasu yirihaa waxan suu alayi waba socdaye wamaxay markasu iyiri maogidmiya waba bogsodayi walahay waiga dhab sxb ee ilahay haku cafiyo in shalaha. Markan malaeyisiyo tago ado socda ayan kuarkidona. Ilahao riyada dhabkadhig
3:59 - 4:01 ♥️ Koko 🔥🙌
Yaa armaan qosol kiisa ila jecel soo u qoslo wow🤣😂
Koko waa Legendry of this game 💯💯✅
Kooko waa wada maskax wllhi madax gaadmada weeye m.a smart gril😍
IamK iyo amiiro kuso dar, ereyada Xaas iyo Rabitaan ka dhig 😂😂
😂😂wax Waalan 😂😭
Hhh
Caadi aa iskigu balaminaysa bee😂
@@keyowxgaldile2863 haaa wah🤣🤣
@@asmaasmiitapipeasmaasmiita6844 balamis waye wixsa qofkan😂
Incroyable cet filles koko elle ne reste jamais les mots from Djibouti
Wllky ilaahy ha kugu istaajiyo lugahaga waxaana inoo balan ah 2m incha Allah 🤴🥰💋
Insha alah ducada ale haku aqabalo wllkay qaliga waxad tahay qof kudayasho mudan
I can't wait Abeera and iamk Asad Next Gane Must Kadhig Brother🙏
15:18 waku farxay guusha uu garay macalinka 😂😂😂 kookie mac sakor
MACALIMOW Qatar Waaye Gabadha Guulestey Habalyo CoCo🎉🎉🎉🎉
Koko number one
Fozia number two
Congratulations
Jumco wanagsan dhamantinba waan idin jeclahay ilahy Janada haa inagu kulmiyo🤲
Inti dawaneyso 2024 wani salamay ismujiya😊
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::
Diyr waye
Shiiqa hadhiwina koko waa legemad oo smart ah kaliya ahmed ubalamiya
Shiikha Inay Cagta u yar dhigtay ahayd Yartu subaxaanallah 😂😂
😂😂😂
Wah finaanada soomaalia Malaysia malaga helaaa wll asad
ar maan inta wadata like saar ⛓⚔️💙
Asad maclinka adigaa gaday nikaax inaa kabadshee eheed madama koko adka badashay furiin inleen qofka wey adg tahy inuu dhoho waa inaa xaqa sintaa thanks 👍👋🤩
Teem 27 waa idin salaamy
Salaan kadib waxaan rawy fikrad yar inaan idin ku darsado taasoo ah ereyada lidka isugu ah ( opposite) in la isu keenin tusaale ahaan ( salaad io waajib ) qofka waxaa laga yaabaa inuu afkiisa isku dilo fikeadyduna waa intaas aaad ayaa u mahadsantigiin keep going teem 27 🎉
Was a sidaas waxa larabo, inuu qofka afkiisa isku dilo 🤣🤣
Wlhi Si niyad ah Aayan kugu so duceeyo my bro Azad keep going ILAHAY ha ku aqbalo
Cajiiib heestiii yaa garanaya cawada waxa looga jaray muuqaalka mashaaalllh
mcalinka dartii
Team 27 game kan waba ku heesana lkn ninyohow rag qamarjiyasha ahaa away sida i am k appera faadil war rag culus ayaa mesha ka maqan waliba faadil inuu kaso dhalaali doono waan aminsanahay so qabo raggas ku u balami fosia coca iyo cayda intaas qoorta isku gali Lagend 😂
Macaliminta sanadkan hasocoto le waye 😂😂😂macaliminteena ine gmy sameya iska daaye ina hawenki tv dawano nola diidi jiray😅😅😅
Update wye kuwaan hhh
😂😂😂Koko caadi maaha macallimoo seeloo galay😂😂😂i like barnaamijkaan😃😃
Koke best of the best 😂you are so lucky koke
koko dheh
waan jecelahay armaan marka groupka ku jiro ,i like sida kaftanka,xishmada iyo qosolkaba leh ee uu u sheekeeyo .Asad armaan igu salaam i like that guy really
وشفاء ورحمة للمو منين🥰
Ayaada akente in ladhaafiyo wayo🥰
Koko is the best geamkan asad iyo cayda fowsiyo dadka ugu cad cad🖖
Wllo yaal iigu so duceya abahay inuu ilahay qabriga unuro😭😭🤲🤲
Ale ramadanka nabad iyo cafimad hanuga garsiyo insha alaah
walaliyaal
Allh kucafiyo asad abowe cafimad tam ah ayan ale kaga baryi Insh allh
Wasoo daahisay cawa asad 😢😢😢inta jiifta😂😂😂
Asad haigo wllo gema kaa dadkaa badan kaa daa sidaa ayauu fani ku yahayeee
Moho
Challenge jeclhy lkn waqti uma helo🥰🤭from somalia gar ahaan lascaanood 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asad ciyaarta kajooji macalinka ardaydii larabay in uu diinta baro walalow ardayda somaliyed una danee macalinka kadaa plz 🙏🙏🙏
Inta Paysii Is Dhaafisayyy😂😂😂
Asad haduu kaco waba laysu layn lkn ilay waxan uga barayayaa inuu maruun cagihiisa ku is tago inshalah guul wacn wll Asad hajiyow from somalind gar.ahan hargeysa ka soo salamay wllky
Ilahey cafimad taam ah haku siiyo abowe Asad ❤🤲🤲
Istagfurullaah sheekada ilaa iyo macalinkii dadka waanin lahaa oo noo muxaadareey la dhihi lahaa asigii baaba dumarkii lasoo hor fadhiisiyay wallee waa yaab
Asad saan u sugaayey waan daaley barnaamijka lasoo dhaqso hada kadib ilaaheeyna ducada macalinka iyo ducadeena hakuu aqbalo wlll insha allaah
Gabadh qurux badan oo haddana caqli badan tan yar ee Koko aad tidhaahdaan baan arkay
Mcnlka funny wlhi Azad aa joogo ku lhaaa🤣🤣🤣
Wlhi Koko tarawixda si fudud bee ku sheegtay isma dhehen wlhi😅😂😂😂Waa la gaday koko
Asad pension naga dhaaf waa nadhimeeeeee!!!!!!!!!!
Macalinku shaxduu fahmay markii danbe 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
I.a one day I will be there and will be part of team 27 big love to all
Sidaan kudaa barnamijkan asad xajiyow big legend one love ❤❤❤
Asad barnamijkan abeera kuso dar waa ninka kaliya ee ugu qosolka badan mesha
Macalinka danshidkii hora lala boday miskin😭 😂😂😂😂
Koko she is best inteligence person good girl in the game
Hapeen dambo waxaad no kentaa abeera cade we missed him
Macalimuu waa ka aarsadaY Koko Yez macalimuu
Kooko is not easy🤣💯👏👌
Video yinka nooca aad nogu soo badi wlhi kama xiso dhaco m.a❤💯💯💯
Tiimkega 27 waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴
Koko habaar kama baqeysid miyaa macalinkaab kicisee❤❤
Koko is on 🔥
Cawa waley dilay iso duceya asxabey in ilaahey riyadeyda iromeeyo
Cawada xiiso gaar ayuu leeyhy video ga Koko ❤️ qofta barnaamij ka Kala wada ❤️🔥🫶🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Hadaad. Ujeedo salliga nabigeena igula salli wallo❤️❤️❤️