AFKAAGA ISKU DIL WAY IGAADEEN WAX IYAGAA SOO DIYAARSADEEN AYAY MADAXA IIGA DHEJIYEEN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @xabibocbdule8207
    @xabibocbdule8207 ปีที่แล้ว +81

    Wax walba waxaa ka fiican asliga nabiga scw😢

  • @ZakariyeGantaal
    @ZakariyeGantaal ปีที่แล้ว +211

    Caawa waa habeenka ugu khayrka badan habenada isbuuca, waana jumce, igula sali walaal xabiibkeena maxamed scw❤️

  • @HaniHaniMubarak
    @HaniHaniMubarak ปีที่แล้ว +43

    Nabiga kusaliya scw waa maalinta ugu khayrka badan aduunka😊😊

  • @DuniyaSaciid-th3uc
    @DuniyaSaciid-th3uc ปีที่แล้ว +37

    Kusali nabigeyna Mohamed scw...❤

  • @yayatoni8
    @yayatoni8 ปีที่แล้ว +574

    Iyado ay dadku wada masquul sanyihin hadana waxaa jiraa qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤🤣🤣

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 ปีที่แล้ว +219

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan ปีที่แล้ว +63

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +47

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon ปีที่แล้ว +190

    Ciyaarta fashil waye dadka warqada madaxa ugu dhajisay talefanka ay heestan ayay ka dhex arkayan waxa ugu dhegan inta ila fahansan like😂😂

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 ปีที่แล้ว +6

      Cimraan mxa lo kiciyay waa yhe? 😂😂

    • @Daruliman1
      @Daruliman1 ปีที่แล้ว

      @@asmamohammedomar8515 😃😃

    • @zihaamahmett6997
      @zihaamahmett6997 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi waaa ila fahantahy shaashada mopilka ka arkayaaan😮

    • @kawakawa4726
      @kawakawa4726 ปีที่แล้ว +1

      Gabdho bilaa aqlaaq ah war ummada islaamed aflagaada ka dhaafa.
      Heer waxaa gaarteen daacadnimada aad dadka ku aflagadeysaan markasa hadhow dhihi doontan waana qiyaanay bala bala

    • @abdikaniahmednor6890
      @abdikaniahmednor6890 ปีที่แล้ว

      Cimraan maxa lokiciyey wye he😂😂

  • @iqroabdi6436
    @iqroabdi6436 ปีที่แล้ว +63

    Cawa waa jimcee igula saliya habibkeena mohamett scw❤

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 ปีที่แล้ว +23

    Aanku salino nabigeena muxammad scw scw 🥰🥰🥰

  • @hudamubaarighappy99
    @hudamubaarighappy99 ปีที่แล้ว +20

    Aynu ku salino nabiga scw waxani waa aduunyo ❤

  • @asiyoahmed9205
    @asiyoahmed9205 ปีที่แล้ว +177

    Hadaad ujedo magaca allaah like saar😢❤❤❤❤❤❤

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 ปีที่แล้ว +187

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 📿📿❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +74

    Best challenge ever seen in you tube ❤❤❤❤
    Keep going bro asad hagio 💪 👌 👏 🙏 💯 🙌

  • @wllzaamzaki1221
    @wllzaamzaki1221 ปีที่แล้ว +16

    Asad libaax dadkaan taleefoonka ayey kuugugu gaadoyiin waayo teelka waalaga arkaaa waxa madaxa kuugu dhegan marka warqad kusoo diyaar sida dheh marka sidaan qaayano waaye wllka 🙏💯

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +43

    Inta kabo la'aan ku dawanysa like isaara😂😂

  • @ZaraCumar-ie7tv
    @ZaraCumar-ie7tv ปีที่แล้ว +21

    Asaxbey iisoducey inuu riyooyikayag qalabiga iga jira inuu ilaheya irumeyo ishaalah iyo qofkast murdaaleh inuu ale siyo ishaalah aamiin

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +29

    asad Erayada Badan Uu Isticmaalo Ayay Ku dilyaan That Means Waa Asxaab Dhab Ah 😢🔥❤️Guulaysta

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader ปีที่แล้ว +106

    Caawa waa habeen jimce halmar igula saliya xabiibkeena maxamed scw ❤

    • @user-mu4em5xy1t
      @user-mu4em5xy1t ปีที่แล้ว

      Holden ❤❤😂😂

    • @mssaliisha381
      @mssaliisha381 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw❤❤❤❤

    • @maxamuudabshir
      @maxamuudabshir 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@mssaliisha381csw csw csw❤

  • @ciiseboyka
    @ciiseboyka ปีที่แล้ว +51

    ku sali Nebigeena Muhammad Scw ❤❤

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 ปีที่แล้ว +52

    ceyda game sharciga u raacay lkn intaa kale wey ku gaadeen erayada aa u badan tahay isticmaaleen that’s why lkn ka ma badin ku ceelin waaye ciyaartan😂😂😂😂

    • @malabey197
      @malabey197 ปีที่แล้ว +4

      Ciyaarta dhan aaba ah waxa aan ku hadalno oo isticmaalno

  • @mohamedcabdu
    @mohamedcabdu ปีที่แล้ว +5

    Sxp nabiga kusaliya inta jecel nabiga like saara😢

  • @khadarmustafe6852
    @khadarmustafe6852 ปีที่แล้ว +13

    Xabiibkeeni maxamed aynu kuwad salino scw scw

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +242

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢

  • @Ozildimember
    @Ozildimember ปีที่แล้ว +114

    The reaction by the time u heard ( Bax ) was another level too😅😅😅

    • @ina_haraar1.
      @ina_haraar1. ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😢

  • @qaaliquman7573
    @qaaliquman7573 ปีที่แล้ว +4

    Asad hagio waa lagu gaday dadkan marka uugu dhajizo warqada madaxa weey arkayan mobelka ka arki karan waxa ugu qoran markey natusayan ama ey qorayan waxa ey so diyarsaden mobilka ka arkayan waxa madaxa ugu dhagsan wee ku gadeen hada kadib waxa sameysaa inta ayaga ugu dhajinin ayaga hanatuzan waxa ey soqoren ama so diyarsaden natuzan kadib lee ugu dhaji warqada🥰

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +54

    Hadaad ujeedo magaca nebigena suban muhamed scw Like👍 saar❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @princess2deena-vn8ch
    @princess2deena-vn8ch ปีที่แล้ว +509

    Koko is not easy😂😂😂😂

  • @dhalboqortooyo4192
    @dhalboqortooyo4192 ปีที่แล้ว +23

    Bar naamijka Ku celis waaye asad Hajio sbbto ah qofka waraaqada wajiga marka uugu dhajiso miraayada mobile ayuu Ku fiir sanayaa Kadib wxa sameysa adiga marka kowad indhaha qawo Kadib waraaqada wajiga uugu dhaji qofka hadii mobile ayuu isku fiirina qofka inaa i fahantay rajeyna sxb 🥰🙏❤️

    • @drhd1043
      @drhd1043 ปีที่แล้ว +1

      Qofta varta soo qabatay ilayn waa adi legenad😂😂

    • @dhalboqortooyo4192
      @dhalboqortooyo4192 ปีที่แล้ว

      @@drhd1043 haa ani wx dheer Mel Ka arka sxb tnx 🤣😂🤝🫂

  • @issackyerrow6502
    @issackyerrow6502 ปีที่แล้ว +50

    My favorite challenge ❤❤

  • @CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe
    @CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe ปีที่แล้ว +10

    Ku sali xabiibkana maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko ปีที่แล้ว +29

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @umunajma5704
    @umunajma5704 ปีที่แล้ว +6

    Maanta waa jimce saliga nabiga aan badino (scw)

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 ปีที่แล้ว +18

    Koko and Hazazi is not easy 😅😂

  • @caashokeef
    @caashokeef ปีที่แล้ว +105

    Asad abwe I aamin dadkaan mobelka ayee ka dhex arkaayaan wax madaxooda ku qoran ee warqad ku Soo diyaarsada dheh ❤waa fikirkeyga wanaagsan 🥰 keep going 🥰

    • @fatumaaden4741
      @fatumaaden4741 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi waan kugu racay weey gaden cawa😂😂😂

    • @hafsajaama1900
      @hafsajaama1900 ปีที่แล้ว +3

      Waa kula qabaa casho

    • @cabdowtube2663
      @cabdowtube2663 ปีที่แล้ว +4

      Haa wlhi aniba taasaa dhihi rabey runtii

    • @hanadmohamed5794
      @hanadmohamed5794 ปีที่แล้ว +3

      Qofka isku fikir nahay adiga ka jira

    • @MoHa-ni8le
      @MoHa-ni8le ปีที่แล้ว +2

      Haa wllhi wee gaaden CWA Asad

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 ปีที่แล้ว +145

    Game kaan intaa warqado ku qorno oo madaxa ku dhagsano ayaa jaamcada ku ciyaarnaa xilika break timeka iyo xilika xiisada fasax tahay jaceyl loo qabo dartiisa😁😊

    • @nimcomohamed4325
      @nimcomohamed4325 ปีที่แล้ว +4

      Wllhi nakuba interstating baan ku nahay xiiasadah off baan la eegananaaba

    • @shugrimaxamedcabdulle1273
      @shugrimaxamedcabdulle1273 ปีที่แล้ว

      Wax baro hooy😂

    • @caashocuud1
      @caashocuud1 ปีที่แล้ว +1

      @@shugrimaxamedcabdulle1273 haye abayo😄🥰

    • @princesmalyuun1768
      @princesmalyuun1768 ปีที่แล้ว

      Wllhi aniga shaqada markan joogo wan ciyaarnaa😂

    • @abdikaniahmednor6890
      @abdikaniahmednor6890 ปีที่แล้ว

      Sidokle hada schooleyy nahay Queen😂😂

  • @Mescut_adde
    @Mescut_adde ปีที่แล้ว +45

    Reer Somaliland Ma Joogan Halkan Happy 18 May🦁💚🤍❤️🙌🏻

  • @NasirWarda-jl2wi
    @NasirWarda-jl2wi 10 หลายเดือนก่อน +6

    Koko is not easy walihi❤

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 ปีที่แล้ว +25

    Caawa qac baa kaa yeerty asad 😅😅hore usoco Number one Somali TH-camr Asad hagio 🎉

  • @CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe
    @CawojaamacwarsameCawojaa-ie2pe ปีที่แล้ว +57

    Cawa waa jimco ku sali xabiibkana maxamed scw❤

  • @SALLO_888.
    @SALLO_888. ปีที่แล้ว +19

    Team dhafar in Somalia is not easy 🔥😂

  • @fatimaomar397
    @fatimaomar397 ปีที่แล้ว +5

    Waxaa ka fiicnayd in adi warqada lagugu hor dhajiyo waayo markay ku qorayaan way arkayaan waxa ugu qoran madaxa 🥰🥰

  • @Macalimoo11
    @Macalimoo11 ปีที่แล้ว +23

    Allaah ku xafido walashey kooko waan kutageraa wll MCN ❤🎉

  • @mumtaazmuhiidiin5407
    @mumtaazmuhiidiin5407 ปีที่แล้ว +26

    Asad is not easy ♥️✅🍂Asad waa lagu gaadayy caawa 😂😢

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed ปีที่แล้ว +8

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +13

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Kokoo-27
    @Kokoo-27 ปีที่แล้ว +19

    Dadka kalsoonida badan waa dadka aaminsan quruxdu waa qalbiga😂

  • @ckzahir9758
    @ckzahir9758 ปีที่แล้ว +3

    Keep going number 1 youtuber of somali

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +8

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️💕💕

  • @user-nw6kw1sv7t
    @user-nw6kw1sv7t ปีที่แล้ว +2

    Queen koko wan ku salamaay boqorada aan si dhab ah ugu xiiso markasta

  • @XareedhanadXareedhanad
    @XareedhanadXareedhanad ปีที่แล้ว +27

    Gabar walba commentigayega akhrinayeza sharfteeda ilaalisa iyo ta faamil ahaan waa walashay ❤

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 ปีที่แล้ว +15

    Koko markii ku jiirto soo orod waaye 😂😂❤

  • @nouhizmail9920
    @nouhizmail9920 ปีที่แล้ว +21

    Happy 1️⃣8️⃣may all SomaLiLanders 🟢⚪️🔴
    Sanad guuradii 3️⃣2️⃣aad kadib xoriyadii 🎉

  • @ladanaadan5053
    @ladanaadan5053 ปีที่แล้ว +12

    #Asadaw Walagu Gaaday Markay #Mobilka Kuqorayaan Way kadhex Arkyan Shashada mobilka Marka hore iyagu Haqortan kadib Adi kudhaji😢😢😢 #Way Ku Gaadeen😅

  • @shamsojaamac-to7xy
    @shamsojaamac-to7xy ปีที่แล้ว +27

    Team koko is not easy ❤😂

  • @abdiwahabhusseinmohamedmra2136
    @abdiwahabhusseinmohamedmra2136 ปีที่แล้ว +62

    Barnaamijka afkaa isku dil dadaa ku dheelay sida
    Yahye hunter sihaam tahliil iyo captain baara 😄😄😄😄😄😄😄

  • @user-hz4bm6bb5z
    @user-hz4bm6bb5z ปีที่แล้ว +6

    Ani wallhi waa iskajec lahay geemka afkaada iskudil maalin imadhaafin❤❤❤

  • @maankachannel6130
    @maankachannel6130 ปีที่แล้ว +9

    Asad waa laga Dey manata 😢😂😂 sababto ah dadka mobelka ka arkayan wixi mobelka ugu qoran😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 ปีที่แล้ว +3

    Wlh gamekan wan uhisey keep going brother ❤❤big love for you

  • @feisalabdulkadir-nr1oc
    @feisalabdulkadir-nr1oc ปีที่แล้ว +3

    ❤❤asad hagio iyo team 27 waa idin tageraa bro anigoo jogo 🇬🇧 uk aad ayaa idin tageraaa wqna idin wada salamaaa dhamaantiin koko asad King Cayda cumeer🎉

  • @faysalreyga7647
    @faysalreyga7647 ปีที่แล้ว +5

    Jimce Mubarak dhaman teenba ilahay hanowada saxaristo ❤

  • @fanaxlayissack4630
    @fanaxlayissack4630 ปีที่แล้ว +2

    M.a wlshy koko waan kuwata keep going

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 ปีที่แล้ว +4

    Waku xiisnay wlhi asad hagio routine keyga aya ka qayb tahay we love you ❤❤❤❤❤

  • @Dhaayow22
    @Dhaayow22 ปีที่แล้ว +14

    Cayda iyo Koko isn't easy 😂😂

  • @inahhahmed8813
    @inahhahmed8813 ปีที่แล้ว +4

    Happy 18 may asad maxad nogu hmblyeen wayday💚🤍❤️

  • @Caqliguhashaqeyo
    @Caqliguhashaqeyo ปีที่แล้ว +33

    Asad waa lagadoyaa 🥺Marka aysamay sanayaan telefanka ayey reflection ka ayey kadhex arkaan waxa ugu qoran wajigooda 😎😎😎qayano waaye 😂😂😂

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 ปีที่แล้ว

      Cimraan pa mobil wu hayste maxa lo kiciyay 😂😂😂

    • @nastexomaxamed815
      @nastexomaxamed815 ปีที่แล้ว

      ​@@nasapohmalapoh6664 lkn ogow walaka aqli badan yahy cimraan suufi waye😅

  • @faysallaas9548
    @faysallaas9548 ปีที่แล้ว +17

    Koko isn't easy ❤

  • @K_Darajo
    @K_Darajo ปีที่แล้ว +18

    6 things you should never tell people:
    1. Your plan
    2. Your weaknesses
    3. Your failures
    4. Your next big move
    5. Your secrets
    6. Your source of income
    Is ilaaliya!

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah asxabta is fican aye ku bartey wax yalaha ad ku hadasho mise erayada ad isticmasho keep going bro

  • @shueb123
    @shueb123 ปีที่แล้ว +1

    Sxb the quality of your videos is top ,,keep it up!

  • @engothman1413
    @engothman1413 ปีที่แล้ว +5

    Asad waxa so sameysa barnamijki waa kuma dooqaaga ee gabdhaha iyo wiilasha😍

  • @fatumashafie8200
    @fatumashafie8200 ปีที่แล้ว +4

    Asad challengekan anako schoolka jogno ban iskudeene aniga iyo asxabteyda aad iyo aad bu qaraha uleyahy wana kahelne run ahanti 🥰 waxa cajib igunoqdana ardeyda kale marke arkan anako deleyno na dahan challengeki asad hagio madeleysin. Marka weydino aan dahno asad mataqanan na dahan funs unahy familykena daan. aniga iyo asxabteyda nah funs kunahy macala familyladena. Asad hagio keep going 🥰 wankahelne challenge kan sobadi

  • @naciimamaxamed2774
    @naciimamaxamed2774 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy wan jeclahy gamekan schoolkan ku ciyaarnaa wakhtiga bireega iyo xiisadaha offta illahy amarkii waban iska jeclahy

  • @mayaabdulkadir32
    @mayaabdulkadir32 ปีที่แล้ว +2

    I miss koko welcome back ❤🎉

  • @zafaali8445
    @zafaali8445 ปีที่แล้ว +32

    Asad waxa lagugu gaadaya qofka markuu qoraalka qoranayo mobilka waa iska dhex arkaa wllhi😂intaanad uxidhin warqada ayaga ha qortaan horta Ala wllkyow caawa wllhi saasa lagugu gaadey sorry 😞 😢😂😂
    Faarta anaa ufiirsadee iga qor asad😂❤😊keep going bro❤❤❤

    • @riyalyusuf5371
      @riyalyusuf5371 ปีที่แล้ว +2

      Haa anaa soo waday cwda asad waala gaaday sorry next game adkeey

    • @jannahabukar2148
      @jannahabukar2148 ปีที่แล้ว +2

      Waa run qaasatan Amiira

    • @BigBoss-ie2bb
      @BigBoss-ie2bb ปีที่แล้ว +3

      Ar mee run tahay🤔

    • @ladanaadan5053
      @ladanaadan5053 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi Waa runta Waa lagaaday mobilkay kadhex arkayan miskiin❤😢

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 ปีที่แล้ว +4

    Asc wllky asad asxaabta aad wada ciyaareysan marka hore qoraalkooda ha hor mariyaan kadib wajiga kaga dhaji xaanshida insha allah

  • @Ozildimember
    @Ozildimember ปีที่แล้ว +2

    Wlhi she got u nicely Asad she knew u will start with Koko 😂😂😂😂 very smart move🎉

  • @RxXasan
    @RxXasan 18 วันที่ผ่านมา

    An kusalino nabigenamaxamad scw scw❤❤❤

  • @Maanyotv
    @Maanyotv ปีที่แล้ว +6

    I love Koko❤❤

  • @abdiaziz1805
    @abdiaziz1805 ปีที่แล้ว +4

    Asad hajio❤ legend

  • @Kaali_juicyboy
    @Kaali_juicyboy ปีที่แล้ว +1

    Asad bro adga iyo team 27 wan ni tagera ilahey cafimaad taama alaha kusiyo Insh alh wan arki doonaa adgo lugahaaga kusocotid

  • @mohamedzidiiq7969
    @mohamedzidiiq7969 ปีที่แล้ว +2

    Cayda markuu qorayey farqi wuu arky inay run ku qoran thy marka mobileka wax lagu qorayo ka saar😂

  • @rihaamhassan7161
    @rihaamhassan7161 ปีที่แล้ว +3

    Keep going asad hagio adaan ku wataa ani😅😅

  • @tirexmino4794
    @tirexmino4794 ปีที่แล้ว +3

    The legend ❤😊

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 ปีที่แล้ว +2

    Asad talefanka shaashadiisa waa miraayad okale waxa madaxa ugu dhagan caadiya loga arkaa ana samyn jiray marka guriga ku ciyareyno walagu gaady 😂

  • @muniir_official
    @muniir_official ปีที่แล้ว +1

    Koko 😂😂😂is so funy asad maanta walaga aarsadey😂

  • @apdallaridwan
    @apdallaridwan ปีที่แล้ว +4

    Koko wa lagu waaye intee kabaxdi we will missed you 😢

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 ปีที่แล้ว +3

    Asad caadi aa u gaadantahay maxaa dheh sxb qofka mobilka uu ka soo saaraayo eryga ayuu ka arkaa waxa madaxiisa ku dhagan qasab waaye taas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂keep going asad legend

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 ปีที่แล้ว +1

    Asad hagio and amiira qurux thnks from somaliland❤❤❤

  • @Hanaan86773
    @Hanaan86773 ปีที่แล้ว +43

    Team KoKo is not easy😂😂

  • @ahmedosman_
    @ahmedosman_ ปีที่แล้ว +42

    Favourite game 🥰

  • @abdiqadirabdulahimohamed8970
    @abdiqadirabdulahimohamed8970 ปีที่แล้ว

    Asalaamu calaykum qabka ay utirahdo wanjclahay koko funy wye quruxna walahaya 😍😊

  • @jamiilaosman2158
    @jamiilaosman2158 ปีที่แล้ว

    Noso badi barnamij ka afkaga isku dil abowe asad thnkes

  • @cqaadirpoi1358
    @cqaadirpoi1358 ปีที่แล้ว +10

    Cawa ciyarta cajiib waye keep going asad hagio ❤😊😂

  • @nastehoahmed2489
    @nastehoahmed2489 ปีที่แล้ว +5

    Takefanka ee ka firsanoyan waxaa madax ugu qoran asad walaguu gaaday 😂😂😂😂😂😂

  • @fadumonur5740
    @fadumonur5740 ปีที่แล้ว

    Allah ku jecliyaaa ma ka dhuumatay may/18/2023😂🇸🇴🇺🇸👀😍 Asad

  • @user-jw9mt5yk4w
    @user-jw9mt5yk4w 7 หลายเดือนก่อน +1

    Koko my favourite person in team 27

  • @Daruliman1
    @Daruliman1 ปีที่แล้ว +8

    Asc wll qofkii raba inuu quranka online ku dhigto ha ilasoo xidhiidho

  • @ibrahimxuseen-dw7md
    @ibrahimxuseen-dw7md ปีที่แล้ว +16

    24 hours maku salisey nabiga scw