Qiso Dhab ah :sheekhi Tagay clubka muxu kula kulmay dhacdo la yaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Qiso Dhab ah :sheekhi Tagay clubka muxu kula kulmay dhacdo la yaab leh

ความคิดเห็น • 56

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 7 ปีที่แล้ว +15

    Nabi Maxamed Scw Waa Kuma? Wax ka Baro, Waa Qoraal muhiim ah... 👍🏽👍🏽👍🏽
    (walaal sii faafi Qoraalkan, wax la faafiyo waxaa ugu qeer badan Hadalka Nabi Maxamed Scw)... SHARE
    • MAGACIISA OO SADAXAN
    - Nabi Muxammad, bin Cabdullaahi, bin Cabdul Mudhalib, bin Haashim
    • MAGACA HOOYADA RASUULKA SCW
    - Amina Bint Wahab
    • NAANEESTA RASUULKA
    - Waxaa Nabiigeena la oran jiray ama lagu naaneesi jiray Runlowga la aaminay (Sadiiqul amiin)
    • INTA JEER UU SOO XAJIYAY RASUULKA SCW
    - 1 jeer ayuu Nabi Muxamed xajiyay, sidoo kale 4 jeer wuu cimreestay.
    • SAAXIIBKA NABI MAXAMED SCW
    - Wuxuu ahaa saxaabigii Abuubkar Al-Sadiiq oo dhib iyo dheef ay isla soo mareen
    • TIRADA XAASASKA IYO CARUURTA SUUBANE MUXAMED SCW
    - Caruurta Rasuulka Scw tiradooda waa 7 (3 wiil iyo 4 gabar), Xaasaskiisa waxa ay culimada intooda badan isku raaceen in ay ahaayeen 11.
    • GOORTA UU DHASHAY
    - Nabiga SCW wuxuu ku dhashay Magaalada Makka, sanadkii Maroodiga ama bisha rabiicul awal oo ku aadan miilaadiyada.
    • WAA KUMA RASUULKA SCW ?
    - Wuxuu ahaa qof midka ugu wanaagsan ee Alle uu abuuray.
    - Wuxuu ahaa qof aan isla weyneen oo bulshada ay u siman yihiin, wuxuu kaloo ahaa qof cadaaladda si wanaagsan u kala garqaada.
    - Nabiga Scw waxa uu ahaa qof garta qaata, waxa uu ahaa qof si wanaagsan dadka u dhageysta, Waxa uu kaloo ahaa Ruux aduunyada aan jecleen.
    - Rasuulka Scw waa qofka inoo balan qaaday in Jannada aynu ku kulmi doonno, waa inta nasiib u yeelata.
    - Waa Xabiibka Alle
    • HADALADA RASUULKA SCW
    - Nabigeena wuxuu ka dardaarmay in dumarka iyo caruurta aad loogu naxariisto.
    - Qudus in ay muslimiinta furtaan ayuu ka dardaarmay oo hadda ay heystaan yahuudda.
    - In aan wax dhib ah loo geysan Dhulka barakeysan ee sacuudi Carabiya ayuu ka dardaarmay, madama ay tahay halka uu kasoo jeedo, uu ku dhashay, kuna geeriyooday, kuna aasan yahay.
    - Salaadda ayuu inbadan umadda ugala dardaarmay iyo in dhiiga qofka bini'aadamka aan lagu daadin si aan sharci ahayn.
    - Nabi Maxamed scw wuxuu kaloo yiri "hal aayad xitaa ha noqoto umadeeyda iga gaarsiiya"...
    • GEERIDA NABI MAXAMED SCW
    Wuxuu geeriyoodey maalin Isniin ah, 12kii Rabbiicul-Awal, sannadkii 11aad ee hijriga. Wuxuu xiligaas jiray SCW 63 sano.
    - Nabiga (SCW) geeridiisa ilaah baa ogaysiiyay. Wuxuu ahaa nabiga kaliya ee laga amarqaatay in naftiisa laga qaadayo.
    • XANUUNKA Rasuulka Scw
    - Nebigu wuxuu xanuunsanayey 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen.
    - Qur'aankii ayaa la taam yeelay oo waxaa soo degay aayadihii ugu dambeeyey.
    - Sidoo kale waxa uu Rasuulku SCW saxaabada ku yiri "ma idin gaarsiiyey (diintii)", oo uu waliba Saddex jeer ku cel celiyey, mar walbana ay lahaayeen "haa" markaasuu yiri "Allaw ka markhaati kac".
    Share Garey la wadaag Asxaabtaada, Wax la faafiyo Taariiqda Rasuulka Scw ugu qeer

  • @Juu_123
    @Juu_123 7 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله اخي
    حبيت قراءته القرءان
    رب يجزيكم

  • @faadumoabdi4429
    @faadumoabdi4429 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jasaka Allah khayr sheekh

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +5

    jazaakallaahu khayr yaa sheykh.

  • @sahroyussuf1012
    @sahroyussuf1012 7 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah jazaackaallah

  • @anabmohamed2027
    @anabmohamed2027 7 ปีที่แล้ว +11

    mansha allh jazaka allhu khayran

  • @admiralsamatar9366
    @admiralsamatar9366 6 ปีที่แล้ว +1

    MAA SHAA ALLAH jazakallaah shiikh waa hadal aad u xikmad badan

  • @ayanhassan8199
    @ayanhassan8199 7 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Tabarakallah

  • @rogaalm1236
    @rogaalm1236 7 ปีที่แล้ว +8

    mansha Allah jasaakumulaahu khayr

  • @maamecade7479
    @maamecade7479 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @maidamustafe7219
    @maidamustafe7219 7 ปีที่แล้ว +7

    mncha allah alle hanagu zugo diinta iyo fadligeeda

  • @fatimaadam4576
    @fatimaadam4576 7 ปีที่แล้ว +10

    masha Allah tabaarakullah

  • @libaanhamaal8210
    @libaanhamaal8210 7 ปีที่แล้ว +5

    jaka alaha kheyr alaha ku siyo

  • @hanzydiamond141
    @hanzydiamond141 7 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay haku barakeeyo sheekh

  • @jabirahamed3004
    @jabirahamed3004 6 ปีที่แล้ว +2

    JazakhaAllah

  • @marwaanmaxamed3123
    @marwaanmaxamed3123 7 ปีที่แล้ว +6

    MachaAllah

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 7 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allh

  • @farhanqojobe60
    @farhanqojobe60 7 ปีที่แล้ว +8

    masha Allah jazakallahi khayr

    • @SOMMOVIES1
      @SOMMOVIES1 7 ปีที่แล้ว

      Farhan Muhammad kkkkkkkkkkkkk

  • @rahmohilow4759
    @rahmohilow4759 7 ปีที่แล้ว +10

    masha allah

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 7 ปีที่แล้ว +8

    maa sha allaah

  • @muktarmacalim5052
    @muktarmacalim5052 7 ปีที่แล้ว +8

    Insha Allah

  • @shhdgdhfjeh3782
    @shhdgdhfjeh3782 7 ปีที่แล้ว +3

    maansh allah

  • @abdirisakwarsame7554
    @abdirisakwarsame7554 7 ปีที่แล้ว +7

    mansha allh

  • @libanabdi618
    @libanabdi618 7 ปีที่แล้ว +8

    maansha allah
    tprklh

    • @SOMMOVIES1
      @SOMMOVIES1 7 ปีที่แล้ว +1

      liban abdieeeeee

  • @actionjacktion6012
    @actionjacktion6012 7 ปีที่แล้ว +5

    mashallah

  • @abdullahirashid8004
    @abdullahirashid8004 7 ปีที่แล้ว +8

    mshaaa.allaah

  • @walalahaislaamaka6070
    @walalahaislaamaka6070 7 ปีที่แล้ว +3

    ماشا الله

  • @halimomahumud8940
    @halimomahumud8940 7 ปีที่แล้ว +8

    Det är bra

  • @sakimo6675
    @sakimo6675 7 ปีที่แล้ว +11

    mnshallh

  • @haqabtirebaahshe4155
    @haqabtirebaahshe4155 7 ปีที่แล้ว +3

    Xaaji hadalada muhiimka lama ilooboh

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 7 ปีที่แล้ว +9

    subxanallh

  • @mohamedyuusuf3061
    @mohamedyuusuf3061 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha allh

  • @Nasrinabdullahi9999
    @Nasrinabdullahi9999 7 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah 😊

  • @haqabtirebaahshe4155
    @haqabtirebaahshe4155 7 ปีที่แล้ว +6

    Stress baddan

  • @luuljama8114
    @luuljama8114 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxna allh

  • @sadiaabdi8035
    @sadiaabdi8035 7 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 7 ปีที่แล้ว +1

    👀👀👀👀👀👂👂👂👂👂👂

  • @haqabtirebaahshe4155
    @haqabtirebaahshe4155 7 ปีที่แล้ว +5

    Xaaji diinta kamuu bixine shydaan baa afduubtay

  • @mashaallahshukrancabdinasi1668
    @mashaallahshukrancabdinasi1668 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +3

    sheekhan magicii walaalayaal ii sheega?

  • @yusufabdulahi9013
    @yusufabdulahi9013 7 ปีที่แล้ว +7

    masha allaaah

  • @beerlulabigix4344
    @beerlulabigix4344 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @abdilahitalan5760
    @abdilahitalan5760 7 ปีที่แล้ว +6

    masha allah jazakallah

  • @rahmohilow4759
    @rahmohilow4759 7 ปีที่แล้ว +10

    masha allah

  • @xamdixilkas6710
    @xamdixilkas6710 7 ปีที่แล้ว +9

    masha allah

  • @hamdahasan1634
    @hamdahasan1634 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @luuljama8114
    @luuljama8114 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hiboibrahim8390
    @hiboibrahim8390 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah