WASIIR ISRAELI AH OO SIR CULUS FASHILAY | FALASTIIN OO FARXAD HARAYSAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • SHEEKO YAAB LEH: WASIIRKII HORE EE GAASHAAN DHIGA EE ISRAEL OO SHEEGAY INAYSAN MARNABA SUURTAGAL NOQONAYN IN ISRAELIYIINTA GAZA DEEGAAMAYN LOOGA SAMEEYO SABAAB WAALAN ?
    • WASIIR ISRAELI AH OO S...
    President Donald Trump has signed an executive order sanctioning the International Criminal Court, accusing it of "illegitimate and baseless actions targeting America and our close ally Israel".
    The measure places financial and visa restrictions on individuals and their families who assist in ICC investigations of American citizens or allies.
    Trump signed the measure as Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu was visiting Washington.
    Last November, the ICC issued an arrest warrant for Netanyahu over alleged war crimes in Gaza, which Israel denies. The ICC also issued a warrant for a Hamas commander.
    Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
    Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
    Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
    #LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
    Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
    Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.

ความคิดเห็น • 39

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Subax lamida Cxafid Alxamdulillah Masha Allah Tabarakallah Allaha ku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido Yaa Rabi Guuleyso weliga Cxafid illahey idinkiisa

  • @saidaa635
    @saidaa635 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Scwb good morning Cabdi xaafid qeyr sheeg

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @hibo7569
    @hibo7569 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar 🤲🤲🤲🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🇰🇼🇰🇼🇰🇼🇰🇼♥️♥️♥️♥️♥️

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subax wanaagsan my brother dhamaan bahda brit S tv
    Allah ha guuleysiiyo walaalaheen Falastiin
    Jab iyo halaag Allah ha ku rido yuhuud iyo inta la jirta mushrik iyo munaafaq

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha allah cxaafid

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay waxba ma moogo dulmiga lagu haayo reer Gaza mar walbo xaqaa guuleysto inshaaallaha

  • @Caliya7
    @Caliya7 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subax wanaagsan BS TV iyo Cabdihafid maalinteena maalin qeer Allaah hanooga dhigo muslimiintana ha ugargaaro oo gacantii sareysa hakadhigo.

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha cxaafid

  • @abdikafialinuur9173
    @abdikafialinuur9173 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallaah waad mahad santahay warar aad ka u xiisa habadan ee aad markasta nala wadaatid

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abdihafid waan ku salamey sxp😅😅 BRIT SOMALI TV I hope have nice weekend

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walee naxariis ay reer falastiin u sameenmaayaan ee falastiin darbi ayey u aheed hadii meesha laga saaro ayagaa ku xigo marka taas ayaa keentey ee allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin allah ha ka saaro munaafaqiinta cadowga u adeego ee dhexdooda ku jiro aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleysanee ee allah ha dhameestiro guusha bilowga ah aamiin guul guul guul guul xamaas

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Subax wanaagsan weriye A.hafid

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cabdi xaafida daantii jiniin ee fastiin warbaahintii wàa lag jeediyey halkaasna xasuuqii ayaa Ka socoda

  • @maryanwarfaay8270
    @maryanwarfaay8270 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah xamaas, free Palestine 🇵🇸 ♥

  • @Salaaxaleel
    @Salaaxaleel 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul saudi arabia

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salaan sare Abdihafid

  • @maxamedyuusufxussen8850
    @maxamedyuusufxussen8850 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ee warkeeda noo keen

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    la palestine🤲🤲☝☝❤❤

  • @MaxamedCabdiqadir-iz2pj
    @MaxamedCabdiqadir-iz2pj 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amal.waa.tuugada.uguweyn
    Soomaalia.ma.ahameel.amaanoleh

  • @maxamrdcalicalisahal4593
    @maxamrdcalicalisahal4593 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soo daaya

  • @IqtaribHaji
    @IqtaribHaji 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War yan lagu leynin shicada amankeda ma sugna miyey ilawen haniya

  • @ShuukeAxmed
    @ShuukeAxmed 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @AbdizamedXidig
    @AbdizamedXidig 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bs tv iyo mulkiile saxafi cabdixafiid ❤

  • @AhmedMohamed-o7o6t
    @AhmedMohamed-o7o6t 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iska sugaya wax yar baa idiin hadhee

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    7/10 oktober cabsi cabsi allow guusha iyo nasriga sii Ree falestiin waa mujaahidiin xaqu dirira waar somalidan jihaadka ku waashayo maxaa halkaa u aadiweydeen

  • @faham6920
    @faham6920 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dalalka carbeed waa beenaalayaal yaan la aaminini.

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kuwan yey aminin xamas wati ismacil haniya alaunaxaristo ey shirqolen maxey utagen amnigodi ayey dayacen

  • @saafi1302
    @saafi1302 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer falastiin iney shiico noqdaan baan kabaqayaa ciilka ay suniyiintu badeen darteed oo ay awood karaadshaan shiicada si loo garab istaago

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc waxan layabey sida ayago soo dayey maxabiis ey wana jiyen oo sifiican ulla dhaqmen ayey u hadlayan oo ey leyihiin maxabiisti XM ey so deysay waa la dhibateyey waa la jirdiley aad baan uga argagaxney dhibatada logeystey NBC aya wareysaneysey kii UN u fadhiyey israel alla maxa aduunka dulmi yala kuwa Falestin oo dhibatada logeystey jirkoda maskaxdoda kufsiga qar isbatalada horey laga dhigey oo wexey shegayen caqliga diidayo in bina’adam sidas gacantada ku jira sas lola dhaqmo ilaa heygi muslin naga dhigey axd

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cunto mey udhib ten batfac ayey kudhamey yen kufar

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladaha sunniga maxa
    ka dhigy mayd
    khasatan carab
    yaab
    shico moye
    dad mala waayey
    Allow sahal !!!

  • @nimcohassan9699
    @nimcohassan9699 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤