Dhunkaal Hees Cusub Xariir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 622

  • @queenislii
    @queenislii ปีที่แล้ว +185

    Iga noqo dhanbaal wade😭🙏
    Xiiso aan u xiisey ayaan cawa oo tarikhu tahay 2/4/2023 haben axad soo galeysa ayaan usoo raadiyey inta ila daawameysa 2023 haiga xasdin loveta🙏🤌❤️

    • @anfacabdiomar8484
      @anfacabdiomar8484 ปีที่แล้ว +4

      Illen heestani maduqowdo best song❤️

    • @garaadkaumada
      @garaadkaumada ปีที่แล้ว +5

      Aanaa kaaga dambeeyay lkn 14 bisha sooraadiyay habeen jinca ah❤

    • @abdihakiinmuktar9888
      @abdihakiinmuktar9888 ปีที่แล้ว +3

      Ana cawa ramadan tahay 14 April 2023 dhagaysanaya

    • @maamejaamac3068
      @maamejaamac3068 ปีที่แล้ว +4

      ​@@abdihakiinmuktar9888 sidookale legend

    • @Abdi-z7h
      @Abdi-z7h ปีที่แล้ว +1

      @@maamejaamac3068ana kaga danbeyo cida 2023 sedex beri ka dhiman cawa neh so radiye hesta

  • @ahlukheyr9460
    @ahlukheyr9460 4 ปีที่แล้ว +24

    Wlhi wxn xasuuataa ani oo xiran 2017 Galab walaba wxaa inoo qadi jiray heestan Ahmed isse nuur idajaa xasuus aan iga harin weeye heestan qofkii jeel somaray ayaa daremi karo iyo qof jaceel kiisa ka fogyahay 😍😍😍❤❤❤❤❤❤ Xariir Ahmed 👍👍👍👍👍👍👍👌

  • @hoothohussein5156
    @hoothohussein5156 ปีที่แล้ว +117

    2023 still my song

  • @khaalidosman9356
    @khaalidosman9356 3 ปีที่แล้ว +44

    Heestan Yaa usoo xiisay Oo dib udhagay sanaya 2021 Farta Hala taaago

  • @omarpato9777
    @omarpato9777 8 ปีที่แล้ว +44

    wilkan codka allaha udaayo
    xamar Marlee muu imaado
    dayax iyo keyow qadka ayey kabixi lahaayeen

    • @نورهاحمد-ل6ذ
      @نورهاحمد-ل6ذ 7 ปีที่แล้ว

      hjj

    • @Umardahir02
      @Umardahir02 7 ปีที่แล้ว

      Bilaahi ma imaado. Somalida itobia waxaan kaga yaabay weey xirxiranyihiin. Wae fanaaninta sooo daaya:(

    • @muxudiin01fj75
      @muxudiin01fj75 6 ปีที่แล้ว

      adigadhaqsadayooxariir

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 3 ปีที่แล้ว +5

    2:32 inaa adi usoo dhoofto ood dhaydhayato moyee noloshii dhabtii aheyd ka dhacyoo midkaa dhumi wana dhudi daradaa wah waah eesh qiyaasak xariir ahmed adullahi my favourite fanan🥰 dhigaa ugu sharaf badnow abid🙏

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 ปีที่แล้ว +15

    Heestan markaad erayada fahanto ayey aad u macaantay.
    Marbuu hadala dhaadheer iyo
    Qosol kali la dhacayaa dheh
    Dadku dhaygag iyo yaab
    Ayey badi ku dhaafaan dheh
    Mar dhunkaal cun buu yidhi dheh
    Oo dhimasho doondoon dheh
    Dhaqtarka mar loo gee dheh
    Marna faalka niman dhigo dheh
    Mar dhimbiilo loo shiday dheh
    Oo dhashta dab laga saar dheh
    ❤❤❤❤❤

  • @tayibabdirahiim6219
    @tayibabdirahiim6219 4 ปีที่แล้ว +31

    Yaa u soo xiisay oo 2020 ila daawanaya

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. ปีที่แล้ว +1

    Dhabada ku kulanteen ayuu ubaxyo dhigayaa dheh❤ dhankii aad martuu kaliya sii dhugusha eegaa dheh😊 dadkoo badhi hurda galybu cidlo kali dhadhabaya dheh 😢dhaxantiyo qabowgana hade wu dhidiyaa dheh😮 dhuuxi cashaqa galay ayuu la dhuubtay waayadan dheh😢 2018 up to now still listen❤

  • @aimanamarre6880
    @aimanamarre6880 7 ปีที่แล้ว +44

    dadku mafahmayaan heestan lakin wiilkaan wuu ufikiray hadaba heestaan waagabay waliba gabayada. looyaqaano afareeyda wuxuuna kusocdaa ereyga dha ama d waxaana fahmi kara dadka afsomaaliga qaniga ka ah xarii waa fanaanki uhoreeyay eegabay hees noogadhiga thx sxb

  • @EussuphHassan
    @EussuphHassan 11 หลายเดือนก่อน +2

    Adigaa dhaqsanayo , hawadaa dhex marayee passaporka no dhiib cidi kugu dhibaynine , shimbiryohow dhaqaaqo dhudi hadladan ugeeyo iga nooqo dhambaal wade still watching 2024 old is gold

  • @sacadfaarax9704
    @sacadfaarax9704 ปีที่แล้ว +3

    Raadin dheer kadip maanta ooo taariikhdu tahay 22/4/2023 ka ayaan soo pooqday heestan from berbara idinka salaaamayaaaaa

  • @anfacabdiomar8484
    @anfacabdiomar8484 ปีที่แล้ว +9

    Inta maantey 2-3-2023 inee dhagesto u imadey love ta haila dhaafina❤️✋️

  • @sahalalli9571
    @sahalalli9571 2 วันที่ผ่านมา

    Dhabadahaad ku kulantaan
    Ayuu ubax dhig dhigayaa dheh
    Dhankii aad martuu welina
    Sii dhugayo eegaya dheh
    Dadkoo badi hurda galaybu
    Cidluu keli dhadhabayaa dheh
    Dhaxantiyo qabowgana
    Hada wuu dhididayaa dheh
    Dhuuxii caashaqy uu galay
    Ayuu dhuubtey wayadan dheh❤
    ❤❤❤❤❤❤❤ 2:01

  • @Rooda148
    @Rooda148 ปีที่แล้ว +3

    Xariir ahmed best fanan of somalia❤😊

  • @abdirahimmohamed2949
    @abdirahimmohamed2949 8 ปีที่แล้ว +15

    best song wlhi heestan caadi mahan dhabahaad ku kulanteen buu dhagax dhigdhigayaaa dheh

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 3 ปีที่แล้ว

      Dhabahaad ku kulanteen ayuu ubax dhig dhigayaa dheh weye wllo, waa hees qlbiga taabaneysa allow inta isjecele daacada isu ah hakala geyn oo isu soodhowee

  • @zuhurahmed1820
    @zuhurahmed1820 ปีที่แล้ว +4

    Adigaa dhaqasanayoo
    Hawada dhex maraye
    Passporka noo dhiib
    Cidi kugu dhibaynine
    Shimbiryahow dhaqaqo
    Dhudi hadaladan u geeye
    Iga noqo dhanbaal wade
    Dhabahaad ku kulanteen
    Ayuuu ubax dhigdhigaya dheh
    Dhankiii aad martuuu walina
    Siii dhugasho eega dheh
    Dadkoo dhami hurdo galay
    Ayuu kali dhadhabaya dheh
    Dhaxanta iyo qabowgana
    Hada wuuu dhididaya dheh
    Dhuuuxii caashaq baw u galay
    Ayuu u dhuubtay waydan dheh
    Inad adigu soo dhoofto
    Oood i dhayato mooye
    Noloshiii dhabta ahayd
    Ka dhacyoo midka lumi
    Wana dhudi daraada
    Marbuu hadalo dhaar dheer
    Iyo qosol kali la dhacaya dheh
    Dadku dhaygag iyo yaab
    Ayey badi ku dhafaan dheh
    Mar dhunkaal col lagu yiri dheh
    Waaa dhimasho doon doon dheh
    Dhaktarka mar loogee dheh
    Bal rafaadka dhiman dhigade
    Mar dhinbiilo loo shiday dheh
    Oo dhabsaar dab laga saar dheh
    2023💥💥💣💣🌷🌷🔝🔝🔝🔝

    • @mahamuudfuad-mk2pe
      @mahamuudfuad-mk2pe ปีที่แล้ว

      Aad bey igu adkeed inaan fahmo cawada ka hor 2015 Ila hada wan iska jeclaa hestaan❤

    • @mahamuudfuad-mk2pe
      @mahamuudfuad-mk2pe ปีที่แล้ว

      Thanks❤❤

  • @KowtherOsmaan-he8rd
    @KowtherOsmaan-he8rd ปีที่แล้ว +31

    2023 still my song😢

    • @zahalcade
      @zahalcade ปีที่แล้ว

      Hal meel maku wada dhageysanaa hppti

    • @ahmedshimbir4694
      @ahmedshimbir4694 ปีที่แล้ว +2

      2023 weli heestaan waan dhagaysanaya

    • @SaafiCigaal
      @SaafiCigaal ปีที่แล้ว

      Y

  • @gabdhtuulo5922
    @gabdhtuulo5922 3 ปีที่แล้ว +25

    Heestan dareen weyn bey igu ledahay wlhi 😥😥
    Dhabahad ku kulanteen ubax sii dhig dhigaya dhe 😥

    • @Nabiil47
      @Nabiil47 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo Aad walaalo Booge Hore iyo Nabaro ayeey damqaysaa Runtii Heestani !

  • @sadiksirat6540
    @sadiksirat6540 4 ปีที่แล้ว +18

    I used to listen whn solving mathematic problems during my form fours in 2015 👌👌

  • @ahmednour2538
    @ahmednour2538 11 หลายเดือนก่อน +2

    Still song 2024

  • @Maxamedkhadar252
    @Maxamedkhadar252 7 ปีที่แล้ว +6

    1:26 OMG the real song starts from there

  • @siriinsaid4899
    @siriinsaid4899 9 ปีที่แล้ว +6

    wow the best music ever inaba caadi maahan xariir jiro joog

  • @GOCASHO
    @GOCASHO ปีที่แล้ว +2

    From tiktok 21-04-2023
    TikTok waxbadan ayaan ka bartay iyadoo 7 sano wax ka badan taala ayaan hada maqlay hestaan 😅

  • @ahmedyare7880
    @ahmedyare7880 6 ปีที่แล้ว +13

    Heestan waxa dhgsnyey anoo tahriibaaa xrir fanan aaan tgro
    Maantaa xusyaaa 23/12/2018

  • @hanathknaan2011
    @hanathknaan2011 2 ปีที่แล้ว +11

    2015 still I’m listening this song 2022 not forgett remember 💯

  • @apdifatahmohamettahmett3659
    @apdifatahmohamettahmett3659 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa uxiisey 2021 iladawanayo asxn hes wanku wataa xariir Axmed CabduLLaahi legn .

  • @maajidabdi4582
    @maajidabdi4582 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa 2022 ila dawanaya

  • @mohayoussif635
    @mohayoussif635 5 ปีที่แล้ว +14

    2019 yaa iladaawai like me👍👍

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 5 ปีที่แล้ว +24

    2015-2020 waa dookhayga koobaad heestani😍😍

    • @bashiirsaciid8221
      @bashiirsaciid8221 2 ปีที่แล้ว +2

      ilaaa 2022 ayaan dhegaysanayaa heestan 🥰🥰

    • @bashiirsaciid8221
      @bashiirsaciid8221 2 ปีที่แล้ว +1

      2023 ayaaa 1 bil ka dhimantahay walina waan dhagaysanayaa😢❤

    • @amlla
      @amlla ปีที่แล้ว

      ​@@bashiirsaciid822112/july/2023 waye hadana😊😢

    • @AishaAhmed-un7rt
      @AishaAhmed-un7rt ปีที่แล้ว

      Dhcddd❤

    • @AishaAhmed-un7rt
      @AishaAhmed-un7rt ปีที่แล้ว

      ​@@bashiirsaciid8221❤

  • @Nazz196
    @Nazz196 18 วันที่ผ่านมา +1

    15/12/2024 wa ayo qofka jacaylku hayo ee daawanayaa

  • @abrahmanabdalla324
    @abrahmanabdalla324 2 ปีที่แล้ว +17

    Hadad dawanayso 2022 like ii saar✌️😍💪✊sidayda oo kale xalad kale maku kentay mise cadi😔

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 8 ปีที่แล้ว +13

    dhabihi aad ku kulanteen bu wali ubax dhigaya dhanki aad martaybu wali si dhugan hayaa dheh labada eray way i danqeen

  • @CabdishakuurMunasar
    @CabdishakuurMunasar 25 วันที่ผ่านมา +1

    05/12/2024😮
    Who is still watching 😮

  • @zahalcade
    @zahalcade ปีที่แล้ว +6

    The best song 2016 untill know 2023😂😂

    • @miskiosman3739
      @miskiosman3739 ปีที่แล้ว

      Waa hees io badh mntaa igu horeysaa😂

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +5

    Ma ninka heesaa leh bay Suldaan la hor yaacayaan 🙄 aheey ah
    Mar uu hadallo dhaadheer iyo qosol kali la dhacayaa dgeh
    Dadku dhaygag iyo yaab ayay badi ku dhaafaan dheh👏👏👏

  • @xariir325
    @xariir325 ปีที่แล้ว +1

    Yaa wata 2023

  • @abdirashidhassannuur5683
    @abdirashidhassannuur5683 2 ปีที่แล้ว +5

    2015 ilaa hadan waan dhagaysta heeska lkn iminkay itaabanaysa heestani jimce-5-8-2022 amazing

  • @raxmabashiir991
    @raxmabashiir991 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestan wlhi kama daaalo ila imkan dhagyzanya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidbidhiidh4306
    @siciidbidhiidh4306 9 ปีที่แล้ว +10

    Best fanaan dhe
    oo xariir na dhe

  • @bashirabdirahman530
    @bashirabdirahman530 9 ปีที่แล้ว +22

    best song hablaha somaliyed alow idaa meelkastod adunka joogtan ba

    • @hoodiyoayaanleey5223
      @hoodiyoayaanleey5223 7 ปีที่แล้ว +1

      Bashir Abdirahman 😍😍😍😍😍😍😍 wiilasha soomaliyeed cidhif ka cidhif allah hanoo kiin xafido waan idinku fanaa wlhi proud to be somali girl from berbera

    • @sahradheeman9836
      @sahradheeman9836 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin idinkana allaha idin xifdiyo wiilasheena🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Cazka12
    @Cazka12 ปีที่แล้ว +13

    2023 Still My Song 🎉

  • @mohamednuur9125
    @mohamednuur9125 4 ปีที่แล้ว +1

    Leekta isaar 2021/1/1 yadawanaya somali maxamed jcl waa wax jira❤❤❤👌👌

  • @MohaHusein-z1h
    @MohaHusein-z1h ปีที่แล้ว +3

    Galabta waa galab qamiis ah Taariikhdu waa 03/08/2023 heestaa markastoon dhagey sanaayo waxaan dareemaa jaceyl iyo dareen xad dhaaf ah waan sababta loo dhahay fanaanka heesta waa qaadaa lkn dareen ahaan waxey ka hadashaa bulshada qeyba ka tirsan waan xaqiiq taas anaaba qiraayo galabta oo ey qalbigeyga taa baneyso dareen ahaan heestaa erayada aan heestaan ugu jeclahay heesta waxaa ka mid ah (marbuu hadala dhaa dheer iyo qosol kali ladhacayaa dheh dadku dheygag iyo yaab ayey badi ku dhaafen dheh marbuu dhunkaal cun lagu yidhi oo dhimasho Doon Doon dheh dhaqtarkaa mar loogee dheh marna faalka niman dhigo dheh marna dhimbilo lo shid oo dhashtaa dab laga saar dheh ) 🫂🥀💘🩸 inta heysato jaceyl dhab ah sideyda waxaan idin leeyahay guuleysta inta aaan heysana alle aan ubarino in qalbiyada u qaboo jiyo one love ❤️ soomali weyn

  • @nazaaalabdijama9454
    @nazaaalabdijama9454 8 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaaw Axsan heees Xariiir Axmed Nooloow My Fanaaan aan jeclahay

    • @hamdacaqli817
      @hamdacaqli817 ปีที่แล้ว

      Wllo wali ma jogta tolow😅😅😅😅😅

  • @kamadheelo3894
    @kamadheelo3894 2 ปีที่แล้ว +4

    Wwwww Amazing Songe in 2022 stii waan soo xusuustaa🥺😥

  • @hamdahaji9830
    @hamdahaji9830 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhabahaad ku kulanteen ayuu ubax dhigdhigaya dhe💐💐💐 dhankii ad martuu si dhugasha ega dhe🚶

  • @Alloore44
    @Alloore44 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inaad adigu soo dhoofto
    Ood dhaydhayato mooyee
    Noloshi dhabta ahayd
    Ka dhacyo midkaa lumyey
    Waana dhudi daraada
    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @rayyaankhatumo
    @rayyaankhatumo ปีที่แล้ว +1

    Hees hees dhaafety 25/11/2023

  • @abdiaziizifiso3508
    @abdiaziizifiso3508 5 ปีที่แล้ว +20

    intA dawatay 2019 like isar 😁

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri ปีที่แล้ว +2

    7 sanno kahor, maalinka ay soo baxaysay heeskaani Tiifiiga ayaan ka daawanayay. Waxa layaabka leh ayaa ah inay maalinkaa iyo ilaa hadda ay hal boos iga joogto oo ay hal dareen iigu fadhiso.

  • @saeedgarad
    @saeedgarad 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxy igu leedahay xusuus aniga oo secondryga dhigta ayan gabar aan laa wada dhegeysan jirney inkastoo aan weli jeclaahy hadana waan kala fogaanay still listening ❤❤wlhi 2022/1/11/11

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 ปีที่แล้ว +1

    2023😢🎉❤

  • @abdinasirmohamed7458
    @abdinasirmohamed7458 ปีที่แล้ว +1

    2023 dawanaya hees badh xirir axmed

  • @muscabyare3378
    @muscabyare3378 ปีที่แล้ว +4

    Xariir axmed the best 👌 song 🎵 world 🌎 ♥

  • @jaweeriyojaceyl710
    @jaweeriyojaceyl710 7 ปีที่แล้ว +5

    Afkaada lagu qaby malab iyo cano masha allah xariir axmed taageerahada kowad ayan ahy

  • @iqraabubakar9016
    @iqraabubakar9016 8 ปีที่แล้ว +2

    dhabahaa ku kulanteen ayuu ubax dhig dhigayaa dheh dhankii aad martuu walina sii dhugasha eegaa dheh dadkoo dhabi hurdaa galay cidluu kali dhadhabayaa dheh dhaxantiyo qabowgana hada wuu dhididayaa dheh dhuuxi caashaquu galay ayuu dhuubtay waayadan loved so much HOODA AYAAN(l)

  • @ayanali4939
    @ayanali4939 ปีที่แล้ว +1

    Wow 2023 ayey can baxday hestan 😮☺☺

  • @Garadka8
    @Garadka8 11 หลายเดือนก่อน +1

    What a song 🔥❣️🙏

  • @devrajhareeday9618
    @devrajhareeday9618 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024/06/19 Habeenimo Saq dhaxe Mel Maqaxi Oo Jawi Dagan Ban Fadhiya Hestane Dhagesanaya Xasus😢😮

  • @zhakiibziciid9248
    @zhakiibziciid9248 ปีที่แล้ว +1

    Ayo waayo ka jaceyl haye 2023 daawanaya🥺😭

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 ปีที่แล้ว

    Jah tiktok waxa waliba cusub bay kaa dhigi 🤣🤣team 2017 dhagaysan jiray waa salaamay 🥰🥰

  • @siciidbidhiidh4306
    @siciidbidhiidh4306 9 ปีที่แล้ว +7

    woooooooow caadi maaha
    the best fanaan
    is the best of xariir

  • @guleidjoka8167
    @guleidjoka8167 2 ปีที่แล้ว +1

    Still 2022/ 22:17

  • @asiyaxamse9976
    @asiyaxamse9976 ปีที่แล้ว +9

    Still my song 2023😪

  • @saidhassan2556
    @saidhassan2556 ปีที่แล้ว +1

    End of Ramadan 2023 Eid mubarak best song 💞💞

  • @MISSRuwii
    @MISSRuwii 4 หลายเดือนก่อน +1

    2024😢😢

  • @ibraahimmaxamuud8550
    @ibraahimmaxamuud8550 2 ปีที่แล้ว +23

    2022 still my favourite song

    • @shucaybDony
      @shucaybDony 2 ปีที่แล้ว

      Hees an jecelahay tana ka jirto

  • @mmn1164
    @mmn1164 ปีที่แล้ว +1

    music macaanaa

  • @ruweydabicirgutale5457
    @ruweydabicirgutale5457 5 ปีที่แล้ว +6

    Dadx xariir axmed nolow❤❤❤❤❤

    • @umalmohamed760
      @umalmohamed760 3 ปีที่แล้ว

      Best song weyan wllhi💯💯💔💔✌✌🌹🌹

  • @drsamaalomar
    @drsamaalomar ปีที่แล้ว +1

    2023 still my favourite 🎉

  • @nazirganey459
    @nazirganey459 2 ปีที่แล้ว +5

    Still best song of my heart
    Wakhtigedi iyo marxaladihi xiliga taagna xazuuuuz Wlhi

  • @bisharcade5108
    @bisharcade5108 ปีที่แล้ว

    2023 stiil my song shinbiriyohow dhaqoqoo dhudi hadlkan ugee dheh iga nqo dhambaal wade

  • @face_king1
    @face_king1 ปีที่แล้ว +1

    2023💔😭 allah haku naxaristo macanto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 ปีที่แล้ว

      Amin bro ilah haunaxariiisto sidaan dareeemayo waa qof kugu weynaa jecylkaagana ahaa lkn adunyada ayaaba sidaas is ah 🥰🥺🤲 unaduceyy marwaliba aad tukato

  • @xamsecabdiw
    @xamsecabdiw ปีที่แล้ว +1

    Ya ila dawanaya 2023😔

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 7 ปีที่แล้ว +2

    iga Noqo Dhambaal Wade,, Who Watch 2018

  • @abdirahmanhaji5474
    @abdirahmanhaji5474 8 ปีที่แล้ว +2

    really nice song even all his songs
    boqorka codka D.D.S guul alwayz sxp

  • @anisobilan9153
    @anisobilan9153 9 ปีที่แล้ว +3

    Best waa tagere lanbar 1 I love him xarir

  • @najmocudoon1234
    @najmocudoon1234 2 ปีที่แล้ว +1

    If you keep listening 19 July 2022🎶 ♥ this song you legend🤞 🙌

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan yey xasuuus kutahay😪😪😪😪😪2017kii yaa igu celiya iskamaan kaa lumiyeen wllhi😪😪😪😪😪😪ilin igatimaday intaan dhageysanayay

    • @manyeknam7892
      @manyeknam7892 ปีที่แล้ว

      Abaayo dhibmalahan mid kawanagsan heleesa i.a caloosha adkee

  • @akaashfaaney3080
    @akaashfaaney3080 ปีที่แล้ว

    Aniga aya idinka dambeyo dadka iga dambeyo o saridiyey sideydi o kle likta inan ka dermo rba somaliyey cawa ay tahay habeen qamiis sacadu thy 1.30 habenimo tarikhdu thy 10 bisha 5 2023🥰🥰🥰🥰

  • @marwaanmahamed6030
    @marwaanmahamed6030 3 ปีที่แล้ว +5

    Xasuus wayn wllhi heestan

  • @nasrawalaal1838
    @nasrawalaal1838 8 ปีที่แล้ว +8

    love this guy soo much nce song cod macaan

  • @ABDIRAHMANJAMASALAD
    @ABDIRAHMANJAMASALAD ปีที่แล้ว +2

    Heesta waxaan dhagaysty habeenaan Aan safar dheer kujiray sacadu markay ahayd 3:30 Am Xsuus👏

  • @cadnaanabdi6239
    @cadnaanabdi6239 8 ปีที่แล้ว +1

    Nice Song I everyday hear this song 4 times aday

    • @yasminhani4120
      @yasminhani4120 8 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Abdi .hhhhhhh.don't do please songs&music are not good.

  • @habibahussein9362
    @habibahussein9362 ปีที่แล้ว +5

    2023 still my best song❤😅

  • @shukriabuukar3725
    @shukriabuukar3725 8 ปีที่แล้ว +6

    waw ish calaa cod mansha allah

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 19 วันที่ผ่านมา

    Waxan radiyaba heeste waxan helay 7:02:pm 2024:12;13😢😢😢😢

  • @ugbaadsaid4505
    @ugbaadsaid4505 9 ปีที่แล้ว +2

    waaae xariir caadi mah heesagun ma kal dhacn run

  • @hanibello9953
    @hanibello9953 6 ปีที่แล้ว +2

    waaw king xariir m.a shimbir yahow dhaqaqoo iga noqo dhanbal wadee intaa iqanciday huno asal baa tahay

  • @KhadarJawaahiribrahin
    @KhadarJawaahiribrahin ปีที่แล้ว +1

    2015 baab xusuusta

  • @sahalalli9571
    @sahalalli9571 2 วันที่ผ่านมา

    Marbuu hadala dhaadheer iyo
    Qosol keli la dhacayaa dheh
    Dadku dheygag iyo yaab
    Ayey baddi ku dhaafaan dheh
    Mar dhunkaal cun buu yidhi dheh
    Oo dhimasho doon doon dheh
    Dhakhtaarkaa marlooge dheh
    Marna faalka niman dhigadheh
    Mar dhinbiilo looshidey oo
    Dhashtaa dab lagasaar dheh

  • @Samatargabbar
    @Samatargabbar 3 ปีที่แล้ว +6

    2021/07 never get old 💐🤍

  • @munaali4156
    @munaali4156 4 ปีที่แล้ว +57

    Who's listening the during quarantine 2020🥰🥰🥰

    • @mawliidtv7978
      @mawliidtv7978 4 ปีที่แล้ว +2

      Waniga diga muna daraa daa😍😂😂😄

    • @mawliidtv7978
      @mawliidtv7978 4 ปีที่แล้ว +1

      2015.2016.2017.2018.2019.2020
      ????

    • @jaabircariif5895
      @jaabircariif5895 4 ปีที่แล้ว

      Still I'm listening xariir

    • @alizagwal6285
      @alizagwal6285 3 ปีที่แล้ว

      2021

    • @dhaashane1
      @dhaashane1 ปีที่แล้ว +2

      2023 hadaad nooshahay hadaan daawanaya anigu ♥️🥰

  • @mohtalyaani7162
    @mohtalyaani7162 ปีที่แล้ว +1

    2023 stiill my fov.❤😊

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 ปีที่แล้ว +1

    Xarir ahmed big thanks 😊

  • @hamdiladan
    @hamdiladan ปีที่แล้ว +1

    Wow caadi ma ahn

  • @jamamohamedhersi2370
    @jamamohamedhersi2370 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhagaysan jirey 2015 bilaa sabab, balse hadda markii xaaskaygii 29/03/2023 Canada aaday waxay ba ii noqotay heestayda runtaa😢😢

  • @Xabibo-by9oh
    @Xabibo-by9oh 8 หลายเดือนก่อน

    On the best song in the 2023 somalia

  • @MabzuudMohamedAbdi-vq2cj
    @MabzuudMohamedAbdi-vq2cj ปีที่แล้ว +1

    2023 ilaa hada wa hesta kliyenen nicin😍😘