Wareysi 3/4- Ibraahim Aadan Ibraahim - Sideen uga baxsaday Al shabab habeen madoow
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
This is perhaps one of the best interviews i have watched on hanolato tv. The person being interviewed is an expert in his field, who will be a national asset if he is employed by the somali state. He should also collaborate with Ayanle to write a book about his experience. Wabillahi tawfiq
Episode 1 madawan umaleyna inuu dhahay waxan ahay lataliye xafiiska raiizul wazaaraha ahna kuxigeenka hayada dhaqan celinta tubsan ee soomaaliya
¹q⁰1😊
Lkn soomaali ayaan nahay 😂😂😂😂😂 afsoomaali wax noogu sheeg 😂😂😂
xilka ay hada dowlada umaga caabtay hadii ay ugu dari lahed wacyo galinta ciidanka dagalka ku jiro hab ay dagalka ka diska ah iskaga cabiyan aysan u ordin
Wax badan buu iftiimiyay masha allaah ❤ ayaanle aad baad u mahad santahay & inta kugu xiran qeybtii 3xaad aad muhiim u ahaan, waxaan ku dardaarmaayaa umada Somaliyeed in aay diinteeda si fiica u barato si aan card walba naloo marsan/ dano qaas ah naloogu oofsan ,ayaanle waxaan kaa codsanaayaa inaad mar walba noo wareysato dadka labeenta ah wax og ee wax galka ah si umadeena wacyigooda kor loogu qaado❤❤❤❤❤
mr ayaanle waan ku salaamay adiga iyo bahda kugu xidhan iyo dhamaan somali odhan walaal waxan ka codsan laha ninkan inaad waraysi kalo furan ka qaado, suaalo badan oo dhankasta taabanaya oo quseeya Shababka si aan xog badan u ogaano adoo raali ah inta ila midka walaal like saar mahadsnid 👍🏻🫡
Tb244y4rbr3r3třtb2t bt3t3t3f3tbtrb ffebt43ttbrt3tr 4gb 3brft3ffnr4bt4tbtrgt3bft3f4br3t4r⅘3br4frbr3rt3t3r⅘ŕtbt3⁴tb33t 3r4b3t3t3344t4rrb4bbf4fř3tbtb3 44g4f3bt3rgfff4b4btrffrbt4rt4t344t3b4t34rtbrtbrřtb4b3r4f4bt3ŕrffrgrbrtb 4tr3tbb3tfrftbtrbrrft3rb3tb34brrff4gtb3rt4br3tbn4bt3brrb4b3ttb43t3r4b3t4rbr4frbt4bt3tb33rt3rbbr rrtbrrbrbt3trt3 f😅😢😮😢😢😅🎉2😢😅🎉2😅😅🎉⅖⅘😢😮⅘⅘😮⁴😮⅘is 33😮on ³33⅘3rd ⅜night ⅘😢in ⅗a 😮3⅘⅘3⅘3rd 😮⅗😮⅘3rd 😮⅘night 😮⅘and 3rd 😮⅘and 😢⅗are 3rd 😮⅘in ⅘3😮😮😮⅘and 😮⅘3😮⅘3rd 3rd 33😮😮😮⅘3😮³😮⅗3😮3😮⅘3😮34⅘3rd 😮⅘has has ⅘has ⅘been ⅘of 3rd ⅘night ⅘in ³⅘with 3rd ⅘night ⅘⅘3rd 3rd 3rd ⅘33⅘3³a ⅘⅘3rd 3rd 3rd ⅘party 3rd 33³has ⅗been ⅘for 343😮on 33rd 3rd 😮⅘3rd⅗of3😮⅘😮3😮⅘3😮³😮⅘3?3rd 3😮3rd ³33😮⁴1.5😮31.5 ³and 😮⅘😢³3rd 😮⅘😮⅘😮⅘is 😮⅘😮⅘3?3rd 😮⅘and and 😮⅜😮and ³😮in ³3😮³😮3?3rd 😮⅘is 😮⅘⅘in 😮⅘with 😮⅘in 😮⅘a 😮⅘😮few 33😮😮⅘⅘a 😮⅗few 😮⅘⅘😮⅘a 😮😮⅘3😮😮3⅘4?3rd 3😮😮⅘is 33😮⅘3rd 😮⅘3😮😮⁴😮and 😮⅘😮⅘a 3rd 3?3rd 😮⅘is 😮⅘😮3rd 3rd ³⅘⅘³⅘3⅘3rd ⅘night 3rd ⅘of ⅜m 3⅘3rd ⅘of ⅜m ⅜⁴a ³and ⅘3⅘3rd ⅘night ³4th ⅘March ⅘⅘and ⅘I ³the 3rd ³⅘3⅘3rd ⅗⅘in ⅘my ⅘⁴⅘the ⁴⅘4th 3⅘⅘⅘has ⅘been 3⅘⅘for ⅘3rd and ⅘⅘⅘in 3rd ⅘⅗in ⅘a ⅘couple ³and 3rd ⅘3³😢and 😮😮⅘⅘3😮😮⅘3😮⅘a 😮⅘and 😮😢³3⁴a 3😮3rd 😮⅘3rd 😮⅘⅘has ³😮⅘³😮⅜😮⅘3?3rd 😮⅘4😮343😮⅘and ⅜his ⅘head ⅜⅘⅘and ⅗33⅘3rd 3⅘343⅘3rd ³has ⅘been ⅜made made ⅘3⁴3rd ³has 3rd ⅘and ⅘his ⅘⅘on ³⅘the ⅘³⅘is 33 31:10 3😮⅘😮⅘3⅘😮⅘is 😮😮😮😮⁴the 3⅘3rd 😮3rd 33😮?1.5😮⅘😮³😮³3😮a 3rd ³4 31:10 😮⅘is 😮⅜3😮😮⅘😮⅘😮😮⅘3😮3rd 3rd 😮⅘⅘the 3³3rd ³⅘😮is ³to 😮⅘😮😮?1:10 😢
Warasi aad u xiiso badan Ibraahim Aadan ibraahim waa qof daacad ah illaahy baa kasoo badbaadiyey haliso badan wakhyiyo adag oo uu soo maray Alxmdlaah waraysi dheeraad ah ayaan codsanlahaa
This interview 99% is valuable 👌 ❤for the new generation of somalia
Shukran ayaanle ustaadkana waraysiyo intaas ka badan suu noola wadaago
Mr Ayanle(Hanolaato);
I want to express my sincere gratitude for your insightful and illuminating coverage on the positive initiatives shaping the future of Somalia. Your dedication to shedding light on the uplifting stories and progress within the region is truly commendable. Your articles not only inform but also inspire hope, showcasing the resilience and potential for a brighter tomorrow. Thank you for your invaluable contribution in fostering a more positive narrative about Somalia, which undoubtedly plays a crucial role in shaping perceptions and encouraging positive actions.
Best regards,
Very important interview.
Hanoolaato guul iyo gobonimo
Ilaahi soo hanuuniyay baa mahad leh alx😊🎉❤
Ustad kana waa nin xog ogaal aha waraysi giisa no so badi hanolato bar naamij yada ka baxa aad ayey umada mihiim u aha thanks ayaanle
Ayaanlow Ustaadka Wareysiyo badan kasoo qaad. 4 qeybood wey yartahey, ninku waa xog ogaal si fiican wax u taxliilinayee.
Hanoolaato hore usoco ❤
Ayaanle waad mahadsantahay. Hakaa Ka wad dadaalka Masha Allah waan kulasocdaa. Runtii wax badan ayaa iftiimay ama wax qarsoonaa ayaad ifisey thanks you
Ibrahim Nadaara
Anigo yar 2009 ku arki jirey baidoa janay gaar ahan 4 idoodka gaar ahaan station yariiska baidoa waliba wuxuu aruurin jirey lacagta loogu deeqo alshabaab markii isku soobax jiro gabdhaha oo dhan waxay bixin jireyn dahabkooda asagaana aruurin jirey tan kle dumarka baidoa joogay badankooda asiga ayey jeclayeen oo naag waliba asiga ayay kuriyoonjirtey .😅
Madarasad asiga iska lahaa ayaa waxaan dhigan jireyn dumarka uun
Waxayna kutalay buundada ceelshiinaha biyaha aada .
Masjidka carabta nh muxaadaro ayuu kajedin jirey
😂😂😂😂 laxowla kuwan wa burcad. Hhh ar maxa damar la dhacay
@@caynibilan4915 adiga makujirin miyaa 😂😂
Hanoolaato ❤
Khawaarijta dadka ay soo dirsadaan waxa ay ku andacoodaan in ay soo baxsadeen,
Ummada waa aaminaan System dowlad nimada lagu sii dhex siidaa daayaa markaa ayey shaqada ka dhex qabsadaan.
Merci beaucoup ayananle suuala ana waligay is waadina jiiray bad ka dhawajisay siida qof somali ah loogu qaanciiyo inu is diilo
Luqada France intee kubaratay Djebouti mise wadanka france👑🫵
Somalia 🇸🇴 illahay ha ugargaaro cidna uma maqna ceelna uma qodna waa dal shisheeye shaadh nabad ilaalin xidhan hadheeyey iyo siyaasiyiin dantood eegato ah 😢ilahay baa noo maqan inshaalaah mar uun xaaledeenu wax laga sheekeyo wey noqon ooo waa laga bixi😅
Amazing xaqiiqdi
Waraysiyada ayaanle qaado indhahay ii fureen hurdaanka toosay xataa waxaan aaminsanaa ayuu bedelay Xaqiiqda soomalia ka jirta ayaan ogaday
Valuable interview💯 ninkaan wuxu isku darsadey aqoon, khibrad iyo aftahanimo waxan rajenaa inuu wax badan ku biirin karo hanaanka hagaajinta dalka iyo dowladnimada
Mnsha allah ibraahim waa nin aqoon iyo caqli degan leh baaris badana waa sameeyey👍❤️
Masaajidka nabiga scw ee Madina ayaan ku tukaday waxaan arkay in laga qunuudayo.
Part4 aawey
Manshallah waa waxa fiican ninkaan oo kale ayaa Somali ubahan tahay
Best ever see interview Hanoolato wll Ayaanle kuwaan cml noo soo badi 🙌
Somalida waxey umaleyan XL iyo AS inow hada dagaalkoda bilowday macawisley allow anan idin wayn❤
Daglka qbilki uhoreyay e la galay shbb wa qbilka u ninkan wreysiga bixinyo la dhashy wana biimaal
Aamin abayo❤❤
ilahow yaan qabiil maskaxda naga qabsan😂
ضروري جزء 4🤐حتي ج 5
Waxaan u fahmay Alshabaab in aysan ogoleeyn habka uu u fikiro qofka soomaaliga ah😢
We are ready mr ayanle👌
Ayanleh 4 Parties naguma filno, please waxad kaso qada waraysi kale oo sii Details ah ama fahfahsan su'alaha uu waydi please.
Ibraahim Adan illaahay baa kasoo badbaadiyey Haliso badan iyo wakhtiyo adag Allhmadulilah
Mashaallah warbixintaa xogo bdn bn kahelay wlhi
Ninkani Waa Nin caqlilow ah runtii ❤😂😅👏👏👏👏
Shabaabku waa mashruuc eey reer galbeedku nagu abuureen
Asc alle ha dhaafi Walsall keen somliga ah waxaan rabo waxa ugu weyn waa hadafkaan balse wax haqabtaan darbijiif dayacan haddii ay wax qabanayaan qaladaan
Waa ninkii ugu cajiibsanaa een arko Ibrahim nadaara halaga faa'iidaysto maskaxdiisa
Mahadsanidiin
Mashaa allah mr ibraahim,
Walhi wax badn oo aan tuhun igu jiray aan ka fahmy waye khilafka oo shegayo ilaa shalbod iyo marko iyo bulamreer woo socday lkin wabadn oo ogyahy habeen kumondaran waa runtisa
Boss where 4/4 please
Nio Ayaanle ninkan weydii wuxu ka aaminsanyahay Sheekh Xassaan Xuseen Adan midka Nairobi jooga plz
Ayaanle sxb waan kusalamay: waxaan kaa codsanayaa dadka nuucaan oo kale ah markaad wareysaneso inuu yaraado intervention-ka aad warkooda kusameyneyso hada ninkaan qodobo dhowr ah oo aaad u uhiim ah waxna uu kasheegi lahaa ayaad kadhex gshay.
dowlada aad ayaan ugu bogodaaniyaa ineey kafaaiidesatay ninkan runtiii waaa aqooon fara badan iyo cilmi kuduugan
Ninkan wax badan ayuu ogyahay cilmina waa leeyahay m.a
SOO DAA WAA HEER SARO WAREYSIGAAN
Part 4???
Shaqo fican ayaad heysaa ayaanle waxaana kugula talina and waxaa jiro somalia dad badan tacadiyob loogeystay hadlina karin dadkaas kawardoon thanks
Kuwaas anigaa ka mid ah lakiin Illaahay hortiisa ayaay cadaaladi taalaa 😢
Zhp arinta diinta na inaa fahansiya please
dhalinyarta la qabto intii dilka lagu xukumi lahaa waxa fcn in maskax ahaan loo maydho
حسبي الله ونعم الوكيل ☝🏼😪😢
Wareysigan caadi maaha
Ninkan xikmad badan baa laga faaidayaa
Hanoolato kobciyaha wacyiga bulshada
Dadaa gaariga biyo looga shubay aa ilaa hada la fadhiyaa saan u aamino gaari biyaha lagu shubay masocday meesha u rabay matagay
Marka so fahanto iso fahansi wll😅
Only waxaa fahmi karo double agent
Ilaa iyo hadda meeshi ayay joogan hhhh
Nin kani waa abwari Af-Soomaali heer sareeyana ku hadlaya, eraygan uu hada isticmaalay kama dhigna biyo bay gaadhi loo shubey ooy ku wateen
Ee ujeedku waa sida dagdaga ah ee loo baxay ee halhalka ah
Sowmadaan maqal kabahaan kala rogan usoo xidhay?
Dowlada iney daciifthy kan caawiyo kaafirka ah wuu ogyhy
Muktar robow soo wareyso siduu alshabab isku khilafen iyo meeshii uu goostay ninkasi wasiirka ah ka hadashii intuu noolahay....
Halkaa waxaa aad igaa Cadaatay Dadkan Alshabab ka ah inaanay wax aqoon maadi iyo Mid Diin toona Lahayn ee kaliya Carab doonayaan inay ku daydaan ama dhaqankooda qaatan yagoo Somali nimadiodii diidaya
Zxp.naga.siidaa
Weriyuhu muxuu ka soo celcelinayaa ka bixitaankii Xamar. Waqti badan ayuu ku lumiyay qodobkaas
dadka somaalidu intooda badan waa ay ka mooganyihiin kooxaha jihaad doonka ah ee magaca diinta islaamka ku xasuuqa dadka shacabka qokii ayaga kasoo horjeedana ay u yaqaanaan gaalo hadaba kooxaha jihaad doonka ah ee ka dagaalama wadamo badan oo caalamul islaami ah kaas oo uu ku jiro wadankeena somalia waxaan rabaa in aan dadka somaaliyed u iftiimiyo dhamaan kooxaha jihaad doonka ah waxay kasimanyihiin hal calan oo ay ku qorantahay kalmada tawxiidka (laa'ilaaha ilalaah muxamadu rasuululaah) hadaba waxaan rabaa inaan dadka somaaliyed waydiiyo kalmada tawxiidku goormay noqotay in kalmad dadka islaamka ah ee ashahaadanaaya mid lagu xasuuqo?
hadaba hadii aan jawaabta idiin sheego aduunka waxaa jira diimo badan waxaana ugu horeeya oo ah mida xaqa ah diinteena suuban ee islaamka waxaa jira kulamo waa wayn oo ay yeesheen wadaadada waa wayn ee cristanku shirarkaas oo kaga arinsanayeen sidii diinta islaamka dadka looga saari lahaa sidoo kalana aanay dad raba in ay galaan ama qaataan diinta islaamka si aanay u qaadan waxay balan qaadeen in ay sameeyaan kooxo islaam sheeganaya oo dadka qarxinaaya oo dhiig badana daadinaaya si aanay dadka raba in ay diinta islaamka qaataan si aanay u qaadan oo loo dhaho ma diinta dadka xasuuqaysa ayaad qaadanaysaan ma in laydin laayo ayaa rabtaan waa si ay u cabsi galiyaan dadka doonaaya in ay diinta islaamka qaataan waana sababta calanka madaw ee tawxiidku ku qoranyahay loogu dhiibay kooxaha
diinteena suubani waa ay inaga xarimtay in dhiig la daadiyo ilaa midka diinteena inoo sheegtay maahane
ugu dambayn hadalkayga halkan kuma soo koobi karo balse intaas waxaan rabaa inaan ugu iftiimiyo dadka somaaliyed ujeedka kooxahan iyo cida samaysatay iyo ujeedka loo sameeyay
part4
2minutes 🎉
Alshabaab hadey qaldanyihiin dowlada sidee kusaxnaadeen oo ugu soo biirtay tankalena maxaa keeni kara dadka yurub iyo wadamada kale kayimaada iney shabaab uxukn raadsadaan maxaa meeleheee kataliyaan amni dhax dhigay maxey dagaalada badan ugu guuleestaan hadana ayagoo dhahaya shareecada halisku dhaqo in ladiido oo loola dagaalamo dowladana diidaysa in shareeco lisku dhaqo tankale ii sheeg dastuurka aad sheegtay shabaab ma,aqirin dhowr vedio ey kasoo sameysy iney yihiin dhaaquut waliba daliilkooda saaraan hadey aqrin sidee udiideen uguna tilmaameen inuu qaldanyhy dadkaa kacilmi iyo ka aftahnsthy ka dhaadhici hadladaada mala awaalka ah
Ninkaan inapa caadi maahan
Ayaanle cimaamadaada lama heysan karo ✅
Ayaanlow 4 qeybood waa yartahay
Ayaanle waxaad weydiin laheyd in 2011 bixitaankii Xamar ElShabab Madaxtooda qaarkood ay Dowlada Qatar lacag ku siisey?
Ninkan cadi ma’ahn wlh✅🏃🏃✅🙏
Hanoolaato Etsy has waa qiiq iskuqaris
WAn sugeynA INSHA ALAAH
Ibrahim waa nin aad u caqlibadan diinle Allah ha xifdiyo waxaan kula telinlahaa in looga faaideysto ladagaalanka afkaarta argagaxisada
Its is too far somalia 🇸🇴 peace we are not ready
Suufiyada mar horeey bilaabeen ineey qaatan tajwiidka oo ma ahan dad xaqa diida Nahaabiyadaa hada ah biloow ineey axkaam bdn iyo fiqhi fahmaan dhibka ugu weeyn waa fiqi yarida waxa ay dalka u qaribeen
Khawaarij katirsanaan jiray inuu NoQdo wasiirkii ku xigeenka Diinta iyo AwQaafta wasiirkuna noQdo roobow As kii ugu waynaa Ah inu wasiir noQdo Nidaam xumada Guurguurte ba keentay Alle umada Ha ka Qabto tuuga
سلام 👋على الذنيا إذا لم يكن بها صديق صدوق صادق الوعد منصفا
Maxay noolaan hadayba dhimatee. Ilaahay naguma soo nooleeyo..cadawgayaga koowaad ee aduunka jira
Barnaamij gaara ka samee kaliyaa tobobarka iyo qaabka ay u dagaalaman. Aad bay muhiim utahay arintaa ayaanlow.
Cabqari weeye ninka aqoon badan oo kooxaha islaamiyiinta haya.
Ilaa iyo hada kamaadan hadal duulaanka iyo damaca itoobiya ee badena somaaliyeed...
Kkkk wallee rer aan ogahay madaahiraan
Kkk rer farmajo miyaa tahay😂
Jah waan qirooday ala badiii ala badii ayaanlow kaso hadal😂
Tani bad soomaaliyeed maahee waa bad reer leeyahay
@@NimcoFf rer awdal somaali weyn beey kadaxeysaa bey yirahdeene
Deganaasho iyo adaab ka muuqata wiilkan
Ninkan xoog badan ayaa ku duugan ayaanle waxan ka cod sanalaha inaad taxane kale oo ah wareysi ah ka qaado
Qori ismaris baatahay qabyaaladeysa oo dadka isagadhigo dhex dhexaad laakiin waxaa ceebtaada qabyaalada Ed soobaxday collision farmaajo sagal qabyaaladeed lagulajiray hada ceebta culusow Kama faalootid
Xagjir iyo xadgudub noo kalasaar
Ninkan wa caaqil wana aqonyahan xog badan ayan ka faaidnay
Anigu dhulakaaga dufaacna didi maa hargaysa ku duulna dooni maa !!!!!!!!!!!!1 from saylac
Walee Taaz been kuma uusan sheegin waa xaqiiq,
WiiL dhalinYaro ah an ADER u ahaa oo ka mid ahaa dadka babuurta Hoomeyda ah ku shaqeysta Muqdisho to Dhoobley ayay Buale ku qabteen gaariga kala dageen bilaa sbb jajuus aYad tahy ayay kiis uga dhigeen Jilib ayu mudo 1sano iyo bar ah ku xirnaa sikasta waala yeelay wydiideen inayso daayaan malinkii dambe ayay tiirka geyeen Oo toogteen Asaga dadkalo asaga cmL xaqdaro kuso qabsadeen,
Marka ninkani xogaha uu ka waramaYo oo dhan waa dhab marqaati madoonto ah ☑️
Ninkan Runtii Aqoon Ahaan Wuu Dhisan Yahay Waana Nin Wax Badan Og
Mr who invest these various religion (Madahab)I.e somalia r 10% shaa believer
Asc ayaanle maad inoo weydisid Omar xashi adan iyo abdikarin Farah laqanyo in oow wax Ka ogaa fadlan
Kuwan wana dabar jaren Alle dhulka hanoga qabto. hiran wa la hareen kuwan. Ilaahow cirib tir
Somaliya baa laga hela qof argagaxiso ahan jirey oo dad laayey oo kuso indho adag dhiigya cab baan ahan jirey kuna faraxsan
Aduunyada kale dadkoda mujŕiminta ah damiir ey ku dhuuntaan ayaa allah siiyey
Anaga aduunyada kale ee gaalada eh wax naga galay malaahan ee waxan wa fikir waana laga towbad keeni karaa
Waraysi cajiib ah iyo marti culus. Lkn qaybta la xiriirta afkaaraha islaamiga iyo kala duwanaanshahooda waxaa muuqata Ayaanle in uusan u diyaarsanayn inuu su aalo wax ku’ool ah kakeeno.
Reer Hiiran Walee shabab umada ayukaa ka qabtay wiilkan hada waa reer Hiiran wuxuna umada usharaxayaa sideey u shaqeeyan somaliyey reer Hiiran Wada noqda dalka haidinku faido 🇸🇴☝🏾
ma ibraahim nadaara baa reer hiiran ah 😅
Ibraahim Aadan Ibraahim sxpow waligaa jilp saakow iyo bu'aale matagtey
Ninkan waa nin balaaqa leh oo hadal cad degenaan leh Go for ward pro
Ar anagaa wax walba wanalagu tijabiyay. Wa so dalne
Diyaaraddii UN ta Alshabaab hubka udajisay kii diyaaradda waday soo fariisi wareesi ka qaad !!
Oo masoo nabad noqday soo ayagu ma qabsan asagii iyo waxii la socday ama booqasho la isla ogyahayba ha ahaatee
Cadaalad dhinaca dhulka laguma gaaro atoorayaash hiraab dhulka xooga kuhaysto way ka cararaan dhuki ay heesteen
Waa kii daawo dhireedka ka ganacsan jiray ninka maxkamada siyaasada
Ayanle ninkan kaso qad wareysi kusabsan hogamiyasha shabab adan ceyrow ahmed godane
Marba haday wadaniyad aaminsanayn saladana tukanin waxaa muqata galada siba itobiya inay soo aasaseen si wadankena uu u xasilin
wiilkaan o kale ayey u bahan tahay somaliya sababtoo ah suufiyada iyo wahaabiyada dadka dhibka ku haayo ayu iftiimiye walle
Waraysigan kadib waxaad maqli doontaan ninkan oo xilka laga qaadey
Xaqiiq😂😂
Awalba xilka u hayay yaa maqlay hadaaba iigu horaysee
Ninkan waa nin caqli badan sida ka muuqata hadii dalkiisa ka faa’iidaysan waayo maxaa u diidaya inuu cid kale la shaqeeeyo