LYRICS GOWRACA GEELKII LOO GASIIRE MACOW AWDIINLE IYO MARYAN NAASIR ASRAARTII JECEELKA
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
- HADII AAD NAGU CUUSUB TAHAY INAAD NUGU SO BIIRTO DHIIRI GELIN AYEY NOO TAHAY Please ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like✔comment✔ waxaad youtubekan nagula wadaageysaan heeso banaadiri dhamaan waxaad ka heleysaa faaniinta ku heesta heesaha xamariga kuwii hore iyo dhexe heeso kujiray riwaayadahii hore kuwo cusub xitaa way ku jiraan dhamaan umadda soomaliweyn soo dhowaada
SONG; GORAC
SINGER;MACOW AWDIINLE&MARYAN NAASIR
ALBUM;ASRAARTII JECEELKA
LYRICS;DR RAFI
BAND'ISBAHEYSIGA FANAANINTA BANAADIR&IFTIN
DATE; Dec 28, 2021
Licensed to TH-cam by: Qaraare Music
my:web
qaraare.blogsp...
soundcloud
/ abdirashiid-qaraare
facebook
/ qaraare111
instagram
/ addeabdirashiid
youtube
/ @qaraaremusic
pinterest
pin.it/7qTsHEC
heeso banaadiri ah ayaan halkaan idin kulu wadaagayaa
soo dhowaada soomaliweyn dhamaan
#macowawdiinle#maryannaasir#asraartii jeceelka
Ruwayadan Yaa Alifay Hadzad Noo sheegto Fikrada iyo erayada
macalin macow aaw diinle AUN iyo maryan naasir - asraarta jaceelka riwaayadii 2aad iftin band tiyaatarka 1984 oorganka m. bishaara, guitar sh. cabdi AUN, beeska Xasan shariif, batariga zulfa, boongaha saalax. Jeeri aan xasuustaa cawadaas masraxa ka qaadaayo heestii aas alifay muqdisho iyo feel the music. qaraare wa ku salaami.
Erayada Yaa iska les Ruwayadaas
Abdul qaadir Nuuraani miyaa lahaa
Xusuus qaali ah ereyadii iyo laxankii Dr Raafi codadkii Macow Awo iyo maryan Naasir. Walaal Qaraare mahadi haka gaarto by Osmaneto
Waayo waayo
bin qaraare aad ayaad umahadsantahay
saaxib horay usod wanaagsan
In badan waa sugay 👍👍👍👍❤❤❤❤
Thanks bro for sharing
ASRAARTII JECEELKA
RIWAAYAD QAALI AH WAAD
MAHADSANTAHAY BRO
Waaaaaw
dhiiga lafaha iyo dhuuxaad
na dhaqaajisay