dunno if you guys gives a damn but if you are stoned like me during the covid times you can stream pretty much all the latest movies and series on instaflixxer. I've been watching with my brother during the lockdown =)
markasta oo sanad kuu biiraba waxbaa kaa dhacaya , bal eeg sida xasan gareyd maanta u awoodi la yahay inuu tumo kabankuu macallinka ku ahaa , ogow waxaase waa da,da. markanoo kale inuu ka nasto ayey ahayd, in kastoo ay hiwaayadiisa tahay .....................
Zhp.waa in aad soo waresataa Abwaan mulaxan kabaniste fanan sacid Harawo Waa in aad soo.soo radisaa waxa uu Daganyahay gur yihii fanannintii hore Ee waa bari ex fiyoore
odayashane hore inta badan ma endorse gareeyan hal abuurka cusub . arinkaasi wa mid aad ila khaldan waayo hadaysan dhalinta cusub kuwooda fiican aysan endorse garayn yagana taariikhoda cid xanbaarta ma helayan .
Waxaan isleeyahay waa ninka ugu laxamo badan markii haduusan ahayn ninka labaad allha unaxristo Xasan sabrie afrax garyt markaan waraysiga laga qaadayo xanuun ayaa ka muuqda waayo xasuustii xitaa way ku yared xarkiihii kabanka oo uu xafisanaa xitaa wuu hilmaamay allow kuu naxariiso wuxuu iigu jira 1 koobaad laxamiistaysha soomaaliyeed 🙏
Cumar seerbiya ma xasuustaa mudo laga joogo 1 iyo badh ayaan kaa codsaday in aad soo waraysato xasan gareet
dunno if you guys gives a damn but if you are stoned like me during the covid times you can stream pretty much all the latest movies and series on instaflixxer. I've been watching with my brother during the lockdown =)
@Emerson Caspian yea, have been watching on Instaflixxer for years myself :)
Alle ha I naxariisto maanta ayuu geeriyooday xasan 19/10/23
Xasan Great wuu daalan yahay ee Cumarow su'aalaha badan kadaa. Waraysi kale oo uu bixiyey 2013-iina waan arkay. Rag wuu cuslaaday.
october 19 2023 hada ayaan maqlay geerida hassan sabriye afrah ilahay janatul fardawsa haw raxmadee amiin
Xassan gareed muxuu hees macaan laxankeeda saaraY....
Mahadsanid walaL...
Laxanka uu saaray heesta sida hara gingimanoo ee axmed cali cigaal iyo shankaroon qaadaan ayaan jirin lixan loo dhigo cajiib gareyt.
Intoo laxa meyay lama soo koobi karo mulaxamiste xasan sabriye afrax xasan gareet inata aan katagay idinka ku soo dara lkatana waxagiina❤❤❤❤🇸🇴
18 wabiyo isku ooman =magool
19 somali dhoohaney =magool
20 hoobal =tubeec
21 wan kuwaramaya nafteydaay=
22 goranyo cawl = magol iyo cigaal
23 haduu reer gaba gabobo =binti iyo laari
Intakale aad taqanan kubsoodara
ALLH cimre dheer Allh lu siiyo
Xasan garay waa laxamayste weyn Allah cimrig iyo cafimaad kaba ha u bara keeyo
Xildhibaan Abwaan Dheeg Waa Midha Waynyahay
Raggii TH-camrka ahaa Ee Fanka Iyo Suugaan Dhaadhiga ahaa
Nabadraadshe Iyo Cartan Kuma Hayno Halkan
La iskuma Tag Garayn Karo Horta TH-cam kkkk
Waa mulaxamistihii waynaaa mr sabriye oo hads ku sugan maglada muqdisho dalka somaliya
Allow kuu naxariiso
Waw sidii caadiyo garlaw guba
Cosoob kii ku yaaloo hoo hoo cidi daaqin bad tahay
Mukaxanka deganaan badan ayaa ka muuqata yar daalna wuu jiraa
Laxan ka hoyo 5 bilod
markasta oo sanad kuu biiraba waxbaa kaa dhacaya , bal eeg sida xasan gareyd maanta u awoodi la yahay inuu tumo kabankuu macallinka ku ahaa , ogow waxaase waa da,da. markanoo kale inuu ka nasto ayey ahayd, in kastoo ay hiwaayadiisa tahay .....................
Xasan gareet waxa uu laxameyay hadii aan soo tiriyo wey fara badan yihiin lkn
Inyar ban ka xusayaa
1 sida cabaka beraha = magol iyo kuluc
2 qalam jalam= qalinle
3 guryo samo =mandeq iyo tubec
4 hooyo la Antaa=tubeec
5Alla hayow nindacada=shankaro iyo mooge
6mininkii adiga =magol iyo tubec
7xurmo daran =kuluc
8dhoof =kuluc
9 wabiyo isku ooman = magol
10 masaguro cashaqo =magol
11fiidmerta duusha !=xasan diriye farax
12 axmed gurey ma udhina =shankaron
13 wesha gadoodee= xasan adan samatr
14 sida hara gingimano= shanakron iyo cigal
15 ubaxoo dilaacoo =qalinle
16 Araxman = maxamed moge
17 intaas ayan ka xasuusta qofkii yaqaano haku soo daro🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Heesaha riwaayadda ku jirey buu sheegayaa ee Xasan Gareed ma leh laxanka heeska ma salguuro Caashaqu sidaan marar badan maqlay waxaa leh Cigaal sxb. Waase laxameyste weyn hadduusan aheyd midka koowaad Alle haw naxariisto.
Xassan kaban Nin Culus Ex Fiyooore
Zhp.waa in aad soo waresataa Abwaan mulaxan kabaniste fanan sacid Harawo
Waa in aad soo.soo radisaa waxa uu
Daganyahay gur yihii fanannintii hore
Ee waa bari ex fiyoore
Wow Hassan gareed allow cafimad iyo cimri ku siii
Riwaayaddii adduunka waxaa la dhigay 1985kii.
Omar odeyga maxaa ka Qaldan? Inta Ruux Aad Wareeysatey aad buu Aga Duwan Yahay ma jecli inaan Dembi Galo laakiin odeyga wax baa Qaldan
Cumaroow ugaas weeydii xasan gareed isaga iyo mohamed moogee saaxiibtinimadoodi iyo markeey toiwfiikh isla dagaanaayeen
INAW NOO WAYDIIYO AYAA FIICNAYD WAXAAY DIGANAYIIN TAWFIIQ SOONAHA SILIGA AUN XASAN DIIRIYE I AUN ISMAAN GACANLAW WAZXAY DIGANAYEEN XAAFADA SILIGA TAWFIIQ
Mahad celin balaadhan naga gudoon saaxiib Cumaroow Xasan garaad heesihiisa uu codka u sameeyay waa kuwa ugu macaan. Wuu gaboobay laakiin wax badan baa ku duugan
Jiir miyuu ka horeeyaa 120hees ayuu laxameeyay
Nin ku dhowaad lixdan sano ka hor soo galay fanka.
@@dulmadoobedulmidiid4655 1000 k badan intuu laxan usaaray jiir walaga quality ficanyay dhanka mihnada kabanka iyo laxankaba
odayashane hore inta badan ma endorse gareeyan hal abuurka cusub . arinkaasi wa mid aad ila khaldan waayo hadaysan dhalinta cusub kuwooda fiican aysan endorse garayn yagana taariikhoda cid xanbaarta ma helayan .
Yusuf Jama dee saxiib kuwaan dambe Anaa ba la laxcan iyo cod fiican
Saxiix walhi
Waa dood jirta. Jiilka cusub xitaa ma helin fursad. Fan dowlad baa dhista oo isagaaba yiri “fan nidaam baa lagu soo gali jiray.”
Alle haddaayee wuxuu ka mid yahay dadka soo saaray fanka boqor ka masraxa kuluc.
Boqortooyo
Ninkano ciyaala ayuu kuluc heesayay 1958
Hassan sheikh....
Laxanka hooyo iyo saxarla qaareey baa sheega inuu leeyahay sabriyana waa kanaa way nool yihiin labaduba
Heesta Hooyo waxaa laxanka saaray Xasan Sabriye Afrax Gareed, heesta Saxarla Qaarey baa saarey laxanka.
Qaarey marnaba labadan hees laxankooda marnaba ma sheegan sabatoo ah asigoo sheegaya heesha uu maxamed mooge u sameeyay cabdikarim jiir kuma darin saxarla
@@muniir3654 qaarey heesta uu saarey laxanku waa beledweny, saxarla riwaayada ay ku jirto ee aqoon iyo afgarad waxaa saare xasan gareet
Deeqa Ali Cabdi kareen Jiir Hooyo ma lahan mana sheeganin ee armaad beledween ku qaldeesaa
Goobjoog waxaan maqlay ninkaan xasan sabriye inuu lahaa heesta soomali dhooylaay bal noo weydiiya
Heesta soomali dhoylaay waxaaa lahaaa BASHIIR XADI
Ha xasan gareet ayaa lahaa magolna wey qadaa
Kkkkk odayga maansaa kudhagan wllhi
Hehehehehehe
Odaygu caajis badanaaa😍😍
Waxaa ogtahay yar
Qofka dhalinyarada ahaa mahan
Hada waa uu duqobay marka in aad wax fahanta isku day abti
Xanun iyo.da' baa haysa
Cumar Aad Baad U Mahadsantajay
abwaan shube
Waxaan Axmad cali cigaal ayaa numbar one ah
Laxamada ugu caansan qaareey ayaa leh 120 hees ayuu laxameeyay axmad cali cigaal toban madhama heesaha uu laxanka saaray
xasan kaafi ; bro C/kariim jiir waa mulaxan qaaliya laakiin Saalax Qaasim,Aun tee Axmed Nuur Jaango,Axmed Shariif iyo Cigaal waa kuwa ugu horeeya laxan sameeyayaasha Soomaalida.waxaa kaloo nin Jabuutiyana la mida kioxdaa hore walow aan magaciisa ilaawey koley cilmi ayaa ku jiray.groupka labaad waa Jiir,Xasan gareet,Axmed Gacayte Axmed Naaji Jiim Sheekh muumin,Aweys Goobe iyo Daa’uud Cali masxaf iwm. Thanks bro.
xasan kaafi ; waxaan ilaawey Faaax Guleed iyo Siciid Xarawo.
@@AhmedAhmed-tx6dj sxb Mahad said Ninka Jabouti yanka ah.Magaciisu waa Abdirahman cali Cilmi.Wuxuu ku magac dheer yahay..Abdirahman Sakhraan Wali wuu nool Yahay. XATAA hees badan oo waberiya ayuu leeyahay.Ruwaayadii Ninba Tacabkii Taloy kaa maal,Heesheeda .Sida heesta Amaan aan la koobeyn Kow warkaaga qaadaa
@@AhmedAhmed-tx6dj Sxb intaa aad Sheegteyba waan kugu Raacsan nahay. Bashiir Xadi Baa isaguna Jira, oo Cajiiba ,Abdirahman dheere.Ragani waxay ahaayeen .Deeq ilaahay inoogu Deeqay.Waayo midkoodna school uma Galin e Dhaqankeena hodanka ah iyo helo maal ay ahaayeen
Codkiisa lama maqlayo xasan
Heeso Badan oo Maxamed Mooge liibaan qaado ayuu laxameeyey Qaarna Kabanka Garaacay
Sida
Halkuu ilagalay jacaylku
Hablu kala wanaagsan
Dani xishood male
Naag madow
Heesahaas oo dhan mid kamaad waydi Waste time shit