Madaxweyne Biixi oo HCTV uga waramay arimaha Doorashooyinka + Fariina u diray Shacabkiisa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 294

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 ปีที่แล้ว +32

    Thanks président mussa bixii guul somaliland ♥️♥️♥️♥️ from Djibouti Salan Sarre viva somaliland ♥️♥️

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 ปีที่แล้ว +35

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah.

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 2 ปีที่แล้ว +21

    Hogaamiye 🥰👏👏 Bulshadu siqiir iyo kabiir qof waliba wax buu hibo u leeyahay, qof wax buu ku wanaagsan yahay. Illaahay haku xafido mudane madaxweyne.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 2 ปีที่แล้ว +23

    Kkkkkkk very Frank discussions well done Madaxweyne you hit the nail on the head this time.

  • @hamsiyaali9985
    @hamsiyaali9985 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha allaah ialhay hakudayo
    Mudane madaxwene muuse biixi
    Cabdi mujahid jira noolou noolou
    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🤴🤴🤴👏👏👏👏👏👏👏👏👋👋✊✊✊✊✊

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +23

    Mashallah !!!!Tabarakallah !!!!!!! wataa xarago iyo gab iyo karaamo........

  • @gamalmax6066
    @gamalmax6066 2 ปีที่แล้ว +33

    Allah Haku xifdiyo oo wixii umada ufiican Allah haku tuso mudane madaxwayna. Stay blessed 🙌

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 2 ปีที่แล้ว

      ASKARI AFRIKAANA WAA DHIIG XABAD .. SILIC IYO CAR JUUQ DHEH

    • @imagaadhid3359
      @imagaadhid3359 2 ปีที่แล้ว

      @@somaliland6718 adigu Somaliland ma tihide magaca noo dhig.

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay cimriga iyo caqliga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo madaxweynaha sharafta iyo dulqaadkaba badan allaahu ma amiiiiiin.

  • @haboon6195
    @haboon6195 2 ปีที่แล้ว +5

    Cimri dheer iyo cafimaad taama ilhay ha ku siiyo madaxwayne muse biixi cabdi ❤️🕊❤️❤️❤️

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 2 ปีที่แล้ว +11

    Hore u soco madaxwayne qaran anagaa Ku wadana nin adag.

  • @mohedrashed2381
    @mohedrashed2381 2 ปีที่แล้ว +38

    Legend mbc guul🖤

    • @SilentEmpires
      @SilentEmpires 2 ปีที่แล้ว

      Faqash legend

    • @imagaadhid3359
      @imagaadhid3359 2 ปีที่แล้ว

      @@SilentEmpires adiga ah Faqash, sida duufka la iskaga misaxo soo baro marka hore. mbc wa legend🤍

  • @libside6869
    @libside6869 2 ปีที่แล้ว +25

    Manshallah, Madaxweyne Shacbigiisa dhex lugaynaya "The best president in all over the world" Somaliland president.

    • @adammohamed5339
      @adammohamed5339 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh shicibka aaway lama Arkee xaguu socdaa

    • @saarasaid2147
      @saarasaid2147 2 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq wlhi muuse wax dhaama lama hayo nio

  • @ayanhassan1141
    @ayanhassan1141 2 ปีที่แล้ว +4

    The best president Somaliland soo Mara 100% support

  • @saynabSr
    @saynabSr 2 ปีที่แล้ว +12

    Mansha allah waa si fiican mudane madax weyne khalad waa dhacaa hadii si fiican looga hadlana waa la guulaystaa

  • @alikhaakh3428
    @alikhaakh3428 2 ปีที่แล้ว +18

    REER WADANIYAW Halka ay ka dhowdahayba waa halkan muuse iyo ciro 1 minute ha tartaman kii dheereeya aya kursiga billaa buuq ku fadhiisanaya

    • @najmaahmed1781
      @najmaahmed1781 2 ปีที่แล้ว

      Kkklk alla wll faridsana

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว +1

      Tartan ayaa naga dhexeeya madaxweynaha markaa orod,socod,hadal,hanjabaad,iyo cod intaba waanu ku tartamanaa hadaanu nahay mucaaradka ee daawadayaashu siday jecel yihiin haw hadlaan

  • @jmo4410
    @jmo4410 2 ปีที่แล้ว +37

    He is the best president, we have had so far. I wish him success, healthy life and longevity. Salaam from 🇬🇧.

    • @SilentEmpires
      @SilentEmpires 2 ปีที่แล้ว +2

      Are you talking about Boris Johnson kkkkk

    • @sameerahussein654
      @sameerahussein654 2 ปีที่แล้ว

      I don’t think 🤔, but he is best of the worse at the moment. The other two candidates are worse than him. I believe that Egal & Silayno are best. The first put the foundation of our republic, and second one build the governmental institutions.

    • @fdama
      @fdama 2 ปีที่แล้ว +1

      Tell me 5 things he has accomplished in his 5 years.

    • @Ahmad-ww4ue
      @Ahmad-ww4ue 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fdama
      1. He succeeded in convincing the US congress to enact the US Somaliland Partnership Act, which is the biggest political win for Somaliland in the past 30 years.
      2. He established diplomatic relations between Somaliland and Taiwan.
      3. He inaugurated diplomatic representation offices by UAE and Kenya in Somaliland.
      4. He established the first-ever National Service Program (Shaqo Qaran).
      5. He oversaw the full completion and commissioning of the Berbera Port expansion, the renovation of Berbera Corridor, and the Burao-Erigavo road.
      There you go. I could go on and on, but you said 5, so.

    • @imagaadhid3359
      @imagaadhid3359 2 ปีที่แล้ว

      @@Ahmad-ww4ue well said bro, walaahi you are good Somaliland citizen and guess what they know it too but their mind and evil is telling them to look at the other negative ways because the president and them are not from the same tribe, this is how they are thinking🙊🙈 which is absolutely disgusting.

  • @mohamoudmohamoud9040
    @mohamoudmohamoud9040 2 ปีที่แล้ว +14

    Mashalah, Alle Dalka iyo dadka ha mideeyoo.

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallahu mw biixi caafimad iyo cimridheer dhaman muujahidinta ciidamada dawlada ilaahow idin sii guulaysta guul somlilaan inshalaahu ✋🏻🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀💕🌺🌸✋🏻

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +4

    waan ku faraxsanahay mafaxwaynahayaga oo dhex socda magaalada maasha allaah ilaahay haku xiftiyo mudane madaxwayne💞💓💕

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allah laan dheeree qaranka somaliladn muuse 🦁🤍💚🤍🦁🦁🦁🤍💚❤️🦁

  • @ahmedali-zk7ud
    @ahmedali-zk7ud 2 ปีที่แล้ว +10

    gold is a gold every and anytime. our legend president Allaah bless you.

  • @Moni-ju1tf
    @Moni-ju1tf 2 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah muuse bixii cabdi madaxwyne guulayso

  • @JananOogo
    @JananOogo 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah Alle Haku Barakeeyo Madaxweyne

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 2 ปีที่แล้ว +3

    Madaxweyna mustaqbalka ummada jamuriyada barakaysan ee somaliland

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweyne mar kale nahogaami 😓😓 💚🤍❤️💚💛🦁🦁🦁🦁🦁🦁 libaaaxa somaliladn mar kale nahogaami mudane 🦁🦁🤍❤️🤍❤️💚💛🤍💚❤️💚💛🦁

  • @book2316
    @book2316 2 ปีที่แล้ว +14

    Muuse Biixi cares a lot about the Republic of Somaliland and its people. All his children and family live in Somaliland unlike other Somaliland politicians.

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +3

    This man is a gem 💎 , and the enemy of somaliland is trying to crush him , because they know he is honest , loves his country and people. And the enemy fear that the people of somaliland knows that . Thank you for your service and honest president Muse Bixii Cabdi, we are proud of you and will always defend you!may Allah swt protected you and give you long , happy and healthy live !❤️🤍💚❤️🤍

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse Biihi Abdi has a exact confidence and He is very strong man who is a more powerful than reporters and anyone else in the society

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +15

    Madaxwayne xaafadaha dhex dooda lugaynaya nabadbaa jirta masha'allah...

  • @cabdiqaadirjanagale953
    @cabdiqaadirjanagale953 2 ปีที่แล้ว +2

    Cisi iyo sharaf ku noolow mudane madaxweyne farxad ayaan la kacaa fadhiistay markaan arkay madaxweynahaygii oo wadada lugeynaya guul baan ku leeyahay mudane madaxweyne

  • @inajuquraafi9334
    @inajuquraafi9334 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxaan samaynay yaa samayn kara mbc xafidaka allah madaxwayne

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah tabrakalaha ilahay haku xafido insha markale markale

  • @diamond1091
    @diamond1091 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah madaxweyne guulayso markasta

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 2 ปีที่แล้ว +12

    Muse🌿dhalinta idaya oo xanaqa joojiya bu idinka codsadey👍💙👍dhaafa🌿. Odayashu waa saxiib wayna heshiine isu daaya.🌾beeraha 🌾qota🌾🌾🥭🍍🍌🥑🍈🍇🍓🍋🍒🍉🐓🥚🐓🐐🐏🐄🐪🐋🐬🐬🐬🌾🌾🌾

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 2 ปีที่แล้ว +1

      ASKARI AFRIKAANA WAA DHIIG XABAD .. SILIC IYO CAR JUUQ DHEH

    • @alinuromer5876
      @alinuromer5876 2 ปีที่แล้ว +1

      Exactly

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 2 ปีที่แล้ว +11

    madaxweynuhu mujaahid muse biixi waa runtii isagu awooda doorashada madaxtooyada maleh oo distoorku waxuu jideeyey in golaha kominshinka doorashooyinku xaq distooriya u leeyihiin qabashada doorashada madaxtooyada iyo xiliga ay qabanayaan oo ay iyagu jaangoynayan haday 13ka november kuqabanayan iyo haday waqti kale qabanayaanba.hadii waqtigu kadhamaadana madaxweynaha distoorku cid gaara ayuu u xilsaaray waxay kayeelayaan oo ah golaha guurtida. iyaga oo raacaya warbixinta koomishinka doorashada iyo waqtigay cayimeen, marka wax buuq iyo qalalaase siyaasadeed loo abuuro meesha mataal ee waa in distoorka iyo sharciyada wadanka laraaco weeye oo la ixtiraamo,mana aha wax mudane muse biixi gacantiisa kusameystay ee waa distoor wwaqti hore lasameeyey loona codeeyey si uu dhaqangal u noqdo .

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 ปีที่แล้ว +18

    masha allaa masha allaa masha allaa guul soomalilnd madaxweyne noolow fariid fariid dhalay

  • @salaaxbaadiye6743
    @salaaxbaadiye6743 2 ปีที่แล้ว +4

    Madaxwayne qaaliya mudane muuse biixi cabdi

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweyne Qaran, Muuse Biixi cabdi nin Adag keepgiong🙏🥰

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 2 ปีที่แล้ว

      ASKARI AFRIKAANA WAA DHIIG XABAD .. SILIC IYO CAR JUUQ DHEH

    • @yahyajama8319
      @yahyajama8319 2 ปีที่แล้ว

      @@somaliland6718 ka xisho mujihidka ciyal faqash thy

  • @hargeisamusiclyrics5650
    @hargeisamusiclyrics5650 2 ปีที่แล้ว +6

    Wariyaha naftaa haysa wuu xiiqay, odaygaa 80jirka ah-na ma neefsanayo.

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah 👏👏👏Allahyahfiid

  • @abdisalanabdilahi9809
    @abdisalanabdilahi9809 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweynaha somaliland muuse biixi abdi waa wada kaftan miidhan madax weyne muuse noolow

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 2 ปีที่แล้ว +14

    MBC ,INA KAHIN,IYO GEN.JANA GALE ILAAHOOW NOODAA WAA DURIYADII.

  • @saadiqnews
    @saadiqnews 2 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso madax Wayne inta la helayo shiikhii tafsiililahaa sharciga

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +4

    maasha allaah madaxwayne dalkiisii dhex lugaynaya waa guulaha reer sland

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allaah madaxwaye illaahay haku xifdiyo adiyo qarankaba wixii sharwadana illaahay haynaga qabto dhamaan teen illaahay xaqa haynagu sugo

  • @ismaaciilfaarax186
    @ismaaciilfaarax186 2 ปีที่แล้ว +7

    Madaxweynaha jamuuriyada barakeysen mudane muuse biixi cabdi sharaf iyo karaamo ku noolow mudane🟩🟩🟩🟩⬜⬜⬜⬜🟥🟥🟥🟥👍✌

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 2 ปีที่แล้ว

      ASKARI AFRIKAANA WAA DHIIG XABAD .. SILIC IYO CAR JUUQ DHEH

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 2 ปีที่แล้ว +6

    mashaa Allah Guuleeysta

  • @تمامتمام-ص9ذ
    @تمامتمام-ص9ذ 2 ปีที่แล้ว +6

    Madaxwayne wan ku garab taganay

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว +1

    legend col mdxw muuse biixi.
    guul iyo gobonimo
    viva viva

  • @iOnSL
    @iOnSL 2 ปีที่แล้ว +20

    The man, the legend. 💪🏾🦍

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ปีที่แล้ว +5

    Hadaladaa wanaagsan ee madax waynuhu sheegay dhagahoodu uma daloolaan qolada mucaaradka

  • @fariidohfaraxzan8097
    @fariidohfaraxzan8097 2 ปีที่แล้ว +3

    Geesiga talabadiisa Oo kaliya la gartaa mbc🥰❤💯

  • @dacawmedia1269
    @dacawmedia1269 2 ปีที่แล้ว +8

    Laan dheeraniimo Madaxwaynhii u hooreeyaay ee Badhtamaha suuqa ika dheex luugeeya Lajan

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa laandheere hargaysa dhex lugaynaya oo bah habarmagaadle ah maansha allah

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 2 ปีที่แล้ว

      @@saynabSr kkkkkkkkk adiga habar magado ayay ka degtay.

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 2 ปีที่แล้ว

      Hisbiyadii way furan yihiin wadani daaqada ayanu ka saarayna, xisbi yar oo bil awood ah oo gaboose lagu maa weeliyo aynu so saarayna. 50 ka sano ee soo socda mar wa muse mar wa in xashi mar wa cali marexan marna wa nin kalo habar magadle oo habar awal ka ah laga Jamal cali xussain. Matkaa habar magadale wax ma ku tartay anigu mar walba salaan ku fula mid habar magaadle ah ee kkkkkkk

    • @aidenhassan37
      @aidenhassan37 2 ปีที่แล้ว

      Habar magaadle waxaad ku faata markaa wax idinka dexeeyan lakin ha ku faanin nin aan ku Rabin kkkkkkkkk

  • @RealMadridfans115
    @RealMadridfans115 2 ปีที่แล้ว +7

    Mudane Madax_weyne
    HORUMAR wacan

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 2 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaan dhalinta ahi wuu hiinraagayaa halka madaxwayne biixi oo 74 ah uu iska baashaalayo

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 ปีที่แล้ว +6

    Maansha alah guul somaliland

  • @yahyeleader334
    @yahyeleader334 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah madax weyne

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +3

    mudane mafaxwayne waanu ku faraxsanahay hogaamintaada ilaahay hakula qabto wax kaa xumaanayaana majirto ilaahay baa kula jira

  • @bnuMahamed
    @bnuMahamed 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga oo mucarid ah ayn islayahey Musa halugu celiyo ins'sha'allah

  • @fahmaaadanali1975
    @fahmaaadanali1975 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @barkhadzaki1286
    @barkhadzaki1286 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah mudane madaxwayne mbc 5 kle insha allah we are ready

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye 2 ปีที่แล้ว +5

    Madaxwaynaha waxan odhan lahaa hadalka sidaa u qabooji had iyo jeer waayo talada manta adaa haya hadalkadana caadifafa ka dhawr wayo bulshada dhan inu deeqaa la rabaa mucarad iyo muxafadba

  • @cabdirixmaancabdullaahi3943
    @cabdirixmaancabdullaahi3943 2 ปีที่แล้ว +3

    Weriyaha oo 20-35 jira mxuu la neeftuurayaa madaxweynaha oo 70 jir ku dhaw mxuu u neef tuuri waayay

  • @khadarahmed699
    @khadarahmed699 2 ปีที่แล้ว +4

    Madaxwayne ruuxiya xafidahullah

  • @barkhadcabdi8916
    @barkhadcabdi8916 2 ปีที่แล้ว +4

    Inay nabadi jirto ayay marag utahay sidan uu iskaga lugaynayo waa madaxwayne dadkiisa aan cabsi kaqabin

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 2 ปีที่แล้ว +4

    Laandheere labo maaha waankuwataa madaxweyne🤣🤣😅😅

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah madaxwayne musse Bixi cabdi illahay cafimad iyo cimridher ha kusi yo

  • @sabs3875
    @sabs3875 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah ❤️❤️

  • @ayaanabdi8465
    @ayaanabdi8465 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allha madxweyn muuse biixi cabdi guul wngsn inshaa allha 😍🥰♥️🤝

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah madaxwayne waakaas midhiimanayaa madaxwayne maaha geesi geesi dhalay garyaaqaan muuse wali

  • @bilanmuxumed9632
    @bilanmuxumed9632 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh ilahay ha xifdiyo somaliland iyo madaxweynehoogaba encha allh

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 2 ปีที่แล้ว +2

    The man is LIBAAX.
    MUSE BIXI MID QUDHA AUAAN KU JECELAY. WAA HALKUU CADOWGA SOMALIA DHIGAY.
    HADII AYNAAN MUSE HAYSAN XAARMAAJO, QATAR 🇶🇦,TURKEY AND CHINA 🇨🇳 AYAA INA KALA GOOSANLAHAA!!!!
    GUUL JAMURIYADA BARAKAYSAN

  • @munirkh
    @munirkh 2 ปีที่แล้ว +6

    Maanshalaah, mr biixi hambalyo xariif weyn oo fahmey Somaliland iyo sida loo maamulo hhhhhhh

  • @ahmedofficial1565
    @ahmedofficial1565 2 ปีที่แล้ว +4

    Wariyahu socodka wuuku xiiqay xitaa hadalkii ayuu Kari layahay madaxweenuhune waaba caadi

  • @faafintaiyofogaalaraga191
    @faafintaiyofogaalaraga191 2 ปีที่แล้ว

    Muuse Biixi wasiirka ciyaaraha ee Djibouti ayaan ka dhigi lahaa hadaan awoodi karo waayo wali ma arag madaxweyne isagoo socda la waraysanayo oo hadyala mudada intaas leeg oo haba yaraate wax hiin raaga aanu ka muuqanin
    Félicitations Mr le président

  • @jimcaalefowzi3396
    @jimcaalefowzi3396 2 ปีที่แล้ว +6

    Geesi hadal yaqana mudane muuse biixi cabdi

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 2 ปีที่แล้ว +4

    Walee Waa geesi Madaxweynee Muse.
    Cabaad, Aflagadoo, hanjabadoo iyo Qabialeed lo adeegsaneyo ciyaal, odayall iyo dumaar ayu kaga jawabee Sharciga iyo Distoorka Jamurieyada Somaliland.

  • @alikhaakh3428
    @alikhaakh3428 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha dhawro madaxwaynaha wadanka

  • @hibaaqcabdijaamac7196
    @hibaaqcabdijaamac7196 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah hano hagajiyo madax waynaha

  • @mawaahibmawliid3983
    @mawaahibmawliid3983 ปีที่แล้ว +1

    Muuse waalegen 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khadarmaxamuud2500
    @khadarmaxamuud2500 2 ปีที่แล้ว +3

    mashalaha abo musa

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend our president

  • @craxiinhassanaadan32
    @craxiinhassanaadan32 2 ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi cabdi waa funny😂👍

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah guul somaliland

  • @ahmedhabarjeclo7354
    @ahmedhabarjeclo7354 2 ปีที่แล้ว +4

    Hogaamiye Dhaba Mansha Allah

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah habarakeyo our President 👏👏👏

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 2 ปีที่แล้ว +2

    ku dhex xaragoo dalkaaga iyo dadkaaga sharaf iyo karaamo maasha allaah

  • @dangalomedia
    @dangalomedia 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha ruuxiga ah maansha allah

  • @hudanaaleye5744
    @hudanaaleye5744 2 ปีที่แล้ว +5

    Sharaf ku nolow

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 2 ปีที่แล้ว

    Guul mudane madaxweyne Allah ha nokadayo ✌️✌️

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 2 ปีที่แล้ว +2

    Geesi😎

  • @ejaaboabdirahman6463
    @ejaaboabdirahman6463 2 ปีที่แล้ว +4

    Waad xiiqday wariye odayga istag dheh kkkkkk

  • @NasraJohor-zd1wk
    @NasraJohor-zd1wk ปีที่แล้ว

    maasha allh mudane madaxweyne nolow inbadn

  • @muxyadiincraxman7408
    @muxyadiincraxman7408 2 ปีที่แล้ว +5

    Madax weyne go aan adag

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 2 ปีที่แล้ว +2

    MBC 🦁

  • @ahmedlozinho9784
    @ahmedlozinho9784 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @maxamedgoohe8705
    @maxamedgoohe8705 2 ปีที่แล้ว +6

    MASH ALAH JAMUHURIYADA SOMALILAND

  • @fdama
    @fdama 2 ปีที่แล้ว +4

    This looks like a PR exercise by the government.

  • @milanomd989
    @milanomd989 2 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne dhab ah ma sha allah

  • @alainplus894
    @alainplus894 2 ปีที่แล้ว +1

    The legend President May Allah bless him.