Waa Maxay Xaqa Uu Ninka Xaaskiisa Ku Leedahay?? *Guurka Wanaagsan ** QEEBTII 9

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • حق الزوج علي زوجته

ความคิดเห็น • 117

  • @hanicabdi5549
    @hanicabdi5549 4 ปีที่แล้ว +16

    talaabo maqaadikaro asigoon i ogeen wabalaqabsaday alxmd hada isla majoowgno meel ubaahdo in aan ado wan wacaa hadaan waayo ileen wuxu waa taleefana wan iska joowgaa taasna allah ayaan kaaga mahadnoqaa alxmd

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah ukhtii qof wanaag san tahay Ilahay gurigaga haku barakeyo

    • @cardafshow7129
      @cardafshow7129 4 ปีที่แล้ว +1

      Mashaallaah wll ilahay hakuxafido wll wax fican basamaysey barakalaah ninkaga iyo adiba iyo carur hadaledahay ilahhay janada hakugeyo hadalkaga ad soqortay Baa lacajabay mashaallaah

    • @farahahmed5573
      @farahahmed5573 3 ปีที่แล้ว

      Ma, qof sas yahelo

  • @shamhaadshaaruu6154
    @shamhaadshaaruu6154 4 ปีที่แล้ว +12

    Iduceeya in illahy iga dhigo kolpa qof ad adayg ku kortay o ad adag bn ahy e illahow janadaydu meeshay ku jirto iigu hagaaji

    • @samraabdullahi4779
      @samraabdullahi4779 4 หลายเดือนก่อน

      Janada yaa haayo alllah hayo inan wanagsanado dheh

  • @ahmedyareamc5408
    @ahmedyareamc5408 4 ปีที่แล้ว +31

    Manshallah Amiga xaaskayga aad ayee I adeecda I love u more zuhuur m hassan

    • @ishwaaqishwaaq1321
      @ishwaaqishwaaq1321 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah Allah haku daysto walalkey isku waaraa

    • @libanfaris8532
      @libanfaris8532 3 ปีที่แล้ว

      Allaha kuu daayo walal

    • @xaragochennel2176
      @xaragochennel2176 3 ปีที่แล้ว

      Nasiib ayaad leedahay sxb anaga noogusoo ducee nasiibka aad heshay kisii oo kale oo ah xaas na adeecda

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 3 ปีที่แล้ว

      @@xaragochennel2176 allle haku sahlo mid ku adecdo oo taqana xaqa adku ledahy insha Allah

    • @xaragochennel2176
      @xaragochennel2176 3 ปีที่แล้ว

      @@amalabdullahi328 insha allh wll qli qof qiimo.leh

  • @S..o0264
    @S..o0264 8 หลายเดือนก่อน +1

    5:30 xadiiska aad sheegtay waa daciif iska hubi
    Gabadha waa bixi kartaa awood uma leh nin.ka in uu diido oo meeshii waxaa ka dhalan buuq iyo furitaan
    Wixii kale alle hakaa cafiyo

  • @Inamohamed439
    @Inamohamed439 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah tabarkallah xafidulllah sheekh

  • @مريمعبدالرحمن-و6ن
    @مريمعبدالرحمن-و6ن 6 ปีที่แล้ว +10

    جزاك لله خيرا الشيخ أحمد

  • @xaliimoali1962
    @xaliimoali1962 6 ปีที่แล้ว +5

    Sheekh waxaan kuweydinaa ninkeyga lacagta aan shaqeeyo asiga ma leh

    • @blamemenotreligion2225
      @blamemenotreligion2225 5 ปีที่แล้ว +4

      xaliimo ali ❎ Maya waxwalba oo naftaada maareenteeda asagay kuwaajibtay. Hadaa adiga caawineysid aday kuutaal

  • @simanppecadey8464
    @simanppecadey8464 6 ปีที่แล้ว +6

    Mansh alah shiqena aladartisa kujeclnahy alaha kuxafido

  • @SumayoBintumohamed-t9l
    @SumayoBintumohamed-t9l 8 หลายเดือนก่อน

    Qodobka 8 soon suno aso kufasaxin ma soomi kartid mu yiri ma fahmine iga jaahil bixiya

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa ow sheegaa day war hadaa dad diinta bareysaan sida saxdaa ubara subxanallah waxan waxay muujinee eex

  • @Sumaya-oe9ug
    @Sumaya-oe9ug 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh ninkayga hadan uu dido inan is aragno ma danbi baa

  • @hodanabdullahi8422
    @hodanabdullahi8422 6 ปีที่แล้ว +4

    Shiiq ado mahad san isheg lambar an kala so xiriro waxan ahay qof dhiban

    • @maryanmohamed4590
      @maryanmohamed4590 5 ปีที่แล้ว +3

      Hodan Abdullahi ilahay dhibka hakaaa qaado

    • @sabriyedaljir6961
      @sabriyedaljir6961 4 ปีที่แล้ว +1

      hodan alaha ka qado dhibka wll wixi an ka cawin karo wan ka cawinayah aniga nafsad ahantayda +252616262825

  • @abdisaleban1820
    @abdisaleban1820 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle Khyr Hku ZiiYo Hkna Abaal MariYo

  • @hm-vb2zv
    @hm-vb2zv 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq intee kaala soo xiriiri karaa su aal aan rabaa in aan ku waydiiyo

  • @abdullahinur4668
    @abdullahinur4668 4 ปีที่แล้ว +3

    ‏ما شاء الله ما شاء الله بارك الله فيك يا شيخ جزاك الله خير الجزاء.

  • @shaadiaahmed5002
    @shaadiaahmed5002 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh jasakallah khayr

  • @samsambare3131
    @samsambare3131 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheek jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah jassakalah

  • @samiraadan109
    @samiraadan109 6 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah

  • @suadhassan3776
    @suadhassan3776 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah jazakallahu kheyr sheikh

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allaha sheikh Ahmed yamani qeyr Allaha kusiiyo Aqrio Aduun

  • @umunazima2434
    @umunazima2434 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc shikh jazakallah naagta la furay intey cudada ku jirto biil mku leedahy ninka

    • @habibabdirahmanadam
      @habibabdirahmanadam 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll way kuleedahy, gurigana way joogaysaa sidoo kale.

  • @فاطمةمحمودامىزهرةفاظمةمحمود

    Masha Allah ahay hakubrkeeyo

  • @maxamuudcumarmaxamuudcumar5881
    @maxamuudcumarmaxamuudcumar5881 6 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh aniga ninkega waxaa kadal badaya wuxu san awoodin maxaa sameeyaa

    • @amaalxayati4132
      @amaalxayati4132 4 ปีที่แล้ว +1

      Wuxuu Allaah SWT kusiiye ku qanac abayo

  • @zeynabmohamed7575
    @zeynabmohamed7575 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shukraan sheikh jisakalla kheyr

  • @nasrohasan7708
    @nasrohasan7708 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah jasakallaah qeer

  • @ademfarah6680
    @ademfarah6680 5 ปีที่แล้ว +1

    Jizallah sheikh waxan ka codsanaa inad igu cawiso nambarkaga suaal inaa ku weydiyo ayaa rabaa Jizallah kheyr

  • @shugrimihmmed4940
    @shugrimihmmed4940 8 ปีที่แล้ว +2

    wsc illhy ha ku xiftiyo

  • @riyaanmohamud3195
    @riyaanmohamud3195 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha jasakallahu kheyrn

  • @farhiaali9164
    @farhiaali9164 7 ปีที่แล้ว +8

    masha Allha wlhi waa jeclhay shiiqaan Allha ku xafido shiiq

    • @awilxidig7273
      @awilxidig7273 5 ปีที่แล้ว +1

      mansha Allah jazaa Akalaahu khayran yaa sheikh axmed

  • @Queen-qe4te
    @Queen-qe4te 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh shiikh jazaakallh kheyr

  • @anzaldn2408
    @anzaldn2408 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh sualo ku waydina muxtaaj u ahay lmbar ama gmail

  • @shukriyahshxuseen7456
    @shukriyahshxuseen7456 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh jazaakalaah

  • @bintikhalifamashallah4609
    @bintikhalifamashallah4609 7 ปีที่แล้ว +2

    jazakalah kheera

  • @janankaafrica6453
    @janankaafrica6453 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalaah shiikh

  • @zhukriibraahim2100
    @zhukriibraahim2100 8 ปีที่แล้ว +2

    jasakumulaa wajasaa

  • @qadijaqadija5507
    @qadijaqadija5507 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allh ilahey qer haku siyo

  • @hawoabdi3510
    @hawoabdi3510 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @juujuuillaha7951
    @juujuuillaha7951 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @abdiumar1705
    @abdiumar1705 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @quuleqararac7238
    @quuleqararac7238 4 ปีที่แล้ว

    Shiikh ka waran haduu gacan adag yahy maxa lagu samayn kara

  • @abdikafikaafi4688
    @abdikafikaafi4688 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaha Nolow

  • @raakhiashekh2486
    @raakhiashekh2486 7 ปีที่แล้ว +1

    jazakalah sheikh allah haku xifdiyo

  • @shukrixasan5380
    @shukrixasan5380 5 ปีที่แล้ว +1

    Wcs shekhmasha Aallah

  • @mnkamnka5996
    @mnkamnka5996 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allha

  • @khadarhinomoalin1515
    @khadarhinomoalin1515 4 ปีที่แล้ว +3

    Dumaar badan alle maxey cadaabta gali doonon waxey ku dhaqmayaan diinta kirishtanka dumarki imaanka lahay mar hore aye dhimdeen 😭😠😠

    • @sacdiyaaxmed8240
      @sacdiyaaxmed8240 4 ปีที่แล้ว +2

      Nimankaa nooga horreeya dayuus waxas la dhahay carafta jannada xitaa waa laga fogeeyaa dumarku qawaamiin ilaahey kama dhigin ilaahay ragga ayuu qawaamada saaray aka responsibility markii raggii mas,uuliyaddii gabeen innaguna waan qasnay so see you all in hell somali men that is

  • @zeinababdi203
    @zeinababdi203 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @محبتاللهسبحانهوتعالى
    @محبتاللهسبحانهوتعالى 8 ปีที่แล้ว +1

    masha alhh jazakalh qerr alaha ku dhowro 💜

  • @khadarahmed3761
    @khadarahmed3761 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh shikh ahmed jasakalahahu khyra jasaa

  • @falisckarin41
    @falisckarin41 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @fazuuinanasir930
    @fazuuinanasir930 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @ahmedcadde2776
    @ahmedcadde2776 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك لله ياشيخ

  • @hamdiwarsame4160
    @hamdiwarsame4160 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah shiiq alle cimriga ha kuu bara keeyo

  • @asmakaamil4173
    @asmakaamil4173 4 ปีที่แล้ว

    Msh allh

  • @NawaalDaahir-x8g
    @NawaalDaahir-x8g 11 หลายเดือนก่อน

    MASH ALAAH ❤❤❤❤❤

  • @wardaali8514
    @wardaali8514 8 ปีที่แล้ว +1

    ma sha Allah

  • @wardaali8514
    @wardaali8514 8 ปีที่แล้ว +1

    ma sha Allah

  • @MaRio-mp8rs
    @MaRio-mp8rs 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheq axmad ina

  • @maryanali5453
    @maryanali5453 5 ปีที่แล้ว +1

    jasaka alh

  • @umuhaatukheyr7448
    @umuhaatukheyr7448 6 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah allaha ha inaga dhigo kuwik qaata waanada

  • @Layluush
    @Layluush 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @cabdulkhaadirjamac5145
    @cabdulkhaadirjamac5145 3 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah

  • @simanqaali816
    @simanqaali816 4 ปีที่แล้ว

    Ma sha allh

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh culumada inta badan xaqa kama hadlaan nimanyaasha dhankooda ayeey jiraan wali waan la ahay sheeikh dhahaaayo nimanka xaqa eey ninkeeda ku leedahay

    • @Rosequrxinta634
      @Rosequrxinta634 4 ปีที่แล้ว +1

      Abyo isla sheqan xitaa uu kahadlaya xaqa aay xaaska ninkeeda kuledahay wayna kahadlaa sheikhyada

    • @mohanjr
      @mohanjr 4 ปีที่แล้ว +1

      Weyka hdlan ee indho adku argto allah kusiyo 😂

    • @sacdiyaaxmed8240
      @sacdiyaaxmed8240 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohanjr xaqa ragga leen maqleynay weligeen ee gabadha ha handadin wll

    • @samiyaibrahim5982
      @samiyaibrahim5982 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyaaxmed8240 dee soo kuma oran mawduucii horaa kasoo hadalay NAGTA xaqa ay kuledahay zawjkeda

    • @samiyaibrahim5982
      @samiyaibrahim5982 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyaaxmed8240 0:13 fiiri horo ugu soo hadlay dhagaha ma la dahay

  • @maryanaliadan6869
    @maryanaliadan6869 6 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allaah

  • @maryamcali4221
    @maryamcali4221 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah jasaa akalahuqeeyr

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf7235 3 ปีที่แล้ว

    Scwv scw scw

  • @ĸli-s4k
    @ĸli-s4k 3 ปีที่แล้ว

    Fnaf

  • @hibaaqabdi3730
    @hibaaqabdi3730 6 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laah

  • @lizaahmed1506
    @lizaahmed1506 8 ปีที่แล้ว +1

    jisakallah qeer

  • @bintufatima2389
    @bintufatima2389 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah lkn hadii an aniga guri leeyahay miyaa amar weydiisan sh jzk

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 7 ปีที่แล้ว +3

      Bintu Fatima Macnuhu ma aha Guriga dhisma hiisa ee waa nolasha labada qof.

  • @quuleqararac7238
    @quuleqararac7238 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadad ku khasabto wax walba ma danbi baa shiikh

  • @saynabjimcale3187
    @saynabjimcale3187 5 ปีที่แล้ว +4

    Qof bini,aadam ah oo wax kaala dhexeeyaan jano laguma geli karo walee qofku waa ku dulminayaa ilaahey aduunka in ley dulmo miyuuu iikeenay aniga?

    • @ronnyzeder
      @ronnyzeder 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix waaye

    • @abdirazakahmed8780
      @abdirazakahmed8780 4 ปีที่แล้ว +4

      diinta alle ra'yi ma ahan ee adaa iga yaqaan haddii aad qaadanaysid iyo haddii kale

    • @shukrisharaf8775
      @shukrisharaf8775 4 ปีที่แล้ว +2

      Dulmi wax la dhaho malaka hadlooyo abyo hee wax laka xaqa uu kugu leeyahay ninkaaaga adigana xaq ayaad ku leedahay wuuna kasoo hadlay sheikha illaahey wuxuu dhahay hadii ay dhici lahayd in ibnu aadam loo sujuudo waxaaa dhihi lahaa naagta ninkeeda ha u sujuudo qiso kale waxaa jirto naag iyo nin ayaa is qabay naagti aabaheda wuxuu ahaa ahlu naaar maalin maalmaha ka mid ah naagta aabaheda ayaa aad uxanuunsaday wuuna sakaraaday naagti lasoo wacay waxaa ladhahay heblaayooy aabaha waa sakaraad ee inta ay nafta ka bixin u kaalay naagti ninkeeda wuu maqnaa ninkeda ayee wacday waxey kudhaday ninkeygiyow aabahey ayaa sakarad ah ee ma aadi karaa markaas ayuu dhahay may ma aadeysid ilaa sadex mar ayee ku celisay my laku dhahay aabihina wuu geeriyooday ninkeda ayaà guriga imaaday kadib ayee is raacen asigoo godka lasii galinaayo kadib gabdha ilinteeda ayaa godka meedka ku jirtay ku dhacday aabihiina sidii ayuu waxuu kunoqday ahlu jano xaqa labada qof isku leeyihin alle hana tusiyo

    • @suweydacabdinuur7873
      @suweydacabdinuur7873 4 ปีที่แล้ว +5

      @@shukrisharaf8775 abyo waa runtaa lkn hadalka ah hadii alle maahee wax kle loo sujuudi lahaa naagta ayaan ku amri lahaa iney usujuudo ningeeda rasuulka scw ayaa dhahay ee alle ma dhihin .
      Tankle xadiiska aad soo qaadaty si qalada ayaa u qortay oo waxaa waaye naag ayaa ninkeeda safar aaday wuxuuna dhahay meel ma aadi gartit nagtina aabahed ayaa sagaraaday rasuulka ayey u tagtay waxeyna dhahday ninkeyga safar ayuu ku maqan yahy aabaheyna wuxuuna I amry inaan meel aadin aabaheyna
      Waa sagaraad ee ma aadi garaa rasuulki allow gadibna wuxuu dhahay mya oo ninkaada addec illa iyo sadax jeer ay usoo noqotay kadibna aabaheed wuu geeriyooday gadibna ninkeeda ayaa imaaday weyna u sheegty wuuna u fasaxy iney soo fiiriso markii ay tag tayne ilinta kasoo difiqday ayaa ku dhacday allene wuu udanbi dhafay ahlu jano ayuuna Monday.
      Wabillahi tawfiiq hadaan qaldayna ii sax

    • @mohanjr
      @mohanjr 4 ปีที่แล้ว +1

      Qof wlpo qofka kald wajib ayu kulehhy ilmaha walidkoda ahey xaq kuleyihin ninka sido kale xaskisa xaq ayu kuleyhy waxa ukugu leyhy hdi adan kaso bixin narba ku mutesanesa ninka sidokale tan kale ha u gefin ilahhygi ku uuntay waxad khdleyso wa gef iLlahy kuma keenin in lagu dulmiyo dinto islamka wa cadalad ! Wajibka kusaran kaso bax asna haka so baxo hdu kaso bixi waye xaq waxad uledhy ina dacweso

  • @saadiasundus5748
    @saadiasundus5748 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakllah qeyr sheikhuna ILAHAY S.W.T haku xifdiyo

  • @malyunmohamed1002
    @malyunmohamed1002 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh numbrkaga ma heli karaa

  • @sabariinsabariin8340
    @sabariinsabariin8340 4 ปีที่แล้ว

    shadi

  • @ummuaamiina8642
    @ummuaamiina8642 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allh ilahay ha ku xefdiyo sheikh

  • @fardowsaxasanmashaallaah6461
    @fardowsaxasanmashaallaah6461 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah wll khr allh kusiyo

  • @axlaammaxamed9175
    @axlaammaxamed9175 7 ปีที่แล้ว

    maasha allh zasakallah