Quranka Iyo Fadligiisa! Qiso Cajiiba oo Dhacday Maalin Sheekh Sudaysi Nairobi Yimid

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Quranka Iyo Fadligiisa! Qiso Cajiiba oo Dhacday Maalin Sheekh Sudaysi Nairobi Yimid
    Muxaadaro aad u qiimo badan iyo qiso cajiiba quraanka iyo fadligiisa
    ----------------------------------------------------
    Fair Use Disclaimer
    Copyright disclaimer under section 107 of the Copyright Act 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, commenting, news reporting, teaching, scholarship, and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing. Non-profit, educational, or personal use tips the balance in favor of fair use.
    1. This video has no negative impact on the original works.
    2. The video is intended for educational and awareness purposes
    3. The video is transformative.
    4. Video content is always in demand from our community
    All Images and footage used in our videos are royalty free and licensed to the channel.
    -----------------------------------------
    Tools I use to edit my channel:
    Video Editing: Premiere Pro and After Effects-
    Graphic Design: PhotoShop and Illustrator
    Footage & Images Sources: Dreamstime/Envato Elments/Pexels.com/Pixabay.com/Unsplash.com
    ------------------------------------------------------------

ความคิดเห็น • 115

  • @sahranuur196
    @sahranuur196 5 หลายเดือนก่อน +12

    Mansha allah wll allah haku xiftiyo wax xaqiiqa ayaad ka hadashay

  • @mahamedabdirahman1142
    @mahamedabdirahman1142 5 หลายเดือนก่อน +6

    Waa runtaa maamo allaah haku barakeeyo dumarka dhamaantooda sidaada oo kale allaah hanooga dhigo

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 5 หลายเดือนก่อน +8

    Maashaa Allaah illaahayow xusnal qaatima ayaan kaa bariney

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sax ustada sahra
    JazakAllahu khayran❤❤

  • @howlwadaagm6406
    @howlwadaagm6406 5 หลายเดือนก่อน +6

    ASC walaal Jazaakallaahu khayran . Anigu marnaba ma aaminaani in dil iyo cabsi wax la isku baro, ilmahana waxbarasho looma diidano ee jir dilka ayaa xaaraam ah. Aniga ahaan markaan yareen wax macalinka naga celin jiray majirin hadana dugsigii waan nacay oo waa la igu kari waayey sababta macalin si xun noo garaacayey oon waalidkiina xanuunka aad marayso uusan ogayn. Jirdilku waa xaaraam caruurtana waa in aan loo daynin qofkan aan dhalin ee aan dhibkuu cunugu marayo ogayn Alhamdulillaah hada qof wayn baan ahay anaa quraan is baray anigoo jecel uma baahan. Marka abaayo ilmaha haladilo ama haljeedaleeyo caqli ilama aha, waalidkuna xaq buu leeyahay inuu ilmihiisa ilaashado xataa ilmaha ladilo maskaxiyan way u dhaawacmaan please si kale oo aan dil ahayn ciyaalka wax haloo baro maha waa la isoo dili jiray ana wax baan dilayaa.

    • @salmanmohammed1234
      @salmanmohammed1234 5 หลายเดือนก่อน

      Athiga ya kugu dehey wala jirdili
      Waxan wa cabsi galin iyo edhbin
      Waxa labaranayo wa kalamu llah
      Hadath doneyso in aqhiro Tajj luguxiro carurtadha Quraanka barr
      Hadii se macalinka wu xadhgudbo usheg siitartib

  • @shukrimuuse8175
    @shukrimuuse8175 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah jasaakallahu khayr walaal

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 5 หลายเดือนก่อน +11

    Illahay macalimiita noo daah

  • @MahemedAhmed
    @MahemedAhmed 5 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa
    allaaH
    wllo
    illaah
    ilaahdartii
    ayaan
    kuujeclahay

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 5 หลายเดือนก่อน +5

    Jazakillahu kheyran Abaayo Adiyo qofka chelka leh iyo qofka noosooduubayba

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 5 หลายเดือนก่อน +2

    ‏ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خير وجه الجزاء الله يحفظ الله حفظكم الله

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Ilaahey habarakeeyo
    Haweenkena Wan Wanaagsan
    JAzaaka Allah 🙌🙌❤❤❤🎊🌷🎊🌷

  • @fatimaosman7848
    @fatimaosman7848 5 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم إجعلنا القرآن الكريم ربيع وقلوبنا و نور صدورنا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 5 หลายเดือนก่อน +8

    صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم

  • @sacdiyaalimohammed5815
    @sacdiyaalimohammed5815 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kheyr Allah ha ku siiyo, dil wax laguma barto
    Hala jecleysiiyo Quraanka
    Waxbarashada waa loo bahan yahey nooc kasta waana waajib

  • @NuriaHassan-qi3vt
    @NuriaHassan-qi3vt 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaalaah Walaal wallahi sax waaye

  • @NuriaHassan-qi3vt
    @NuriaHassan-qi3vt 5 หลายเดือนก่อน +15

    Like saar hadaad jeceshahay quraanka

  • @ahmedtaakow
    @ahmedtaakow 2 หลายเดือนก่อน

    Dilka xaddhaafka ah waan ka soo horjedaa walalaha il buu aad uga xanuunsanyahy macalin baana ku dhuftay

  • @hasnaosman8586
    @hasnaosman8586 5 หลายเดือนก่อน +1

    Jaza Allah khayr walaashay wacdiga wanaagsan lakiin hadii quran caruurta lagu dila ma jeclaanayaan. Marka quraanku waa inu la hadlo ilmaha kaliya waliidkana ogaysiyo oo kaliya ma dili karo.

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 5 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah tabaraAllah sax jazakallahu kheyrn ustaaada❤️❤️❤️💐💋

  • @SafiyaCabdicamuud
    @SafiyaCabdicamuud 5 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallaah

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alah alaha kuxafido

  • @anabgelle8723
    @anabgelle8723 5 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah abaayo Allah haku xafido. Waa jeclahay dadka should Quranka ah

  • @sheikabdisamadhussein2432
    @sheikabdisamadhussein2432 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah macalimah ilaaha ha ku xifdiyo Aamiin yaa rabbi

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maanshaa Alaah Maanshaa Alaah walaal that’s true

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 หลายเดือนก่อน

    Allaahu Akbar allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin barakallaah jazakumullaah kheyr walalo ❤❤🇸🇴💎🕋❤️🕋

  • @user-dq9yn7og6n
    @user-dq9yn7og6n 4 หลายเดือนก่อน

    Xigmadda Alle hakuusiyaadiyo abaayo iinshaaAllaah

  • @RoodoAbdullahi-u8z
    @RoodoAbdullahi-u8z 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallh quranku aad buuficayahay kalamki ilahay weeye ❤❤❤❤❤❤

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maaashaalaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤maaashaalaa

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa Allah tabaaraka Allah jizaaka Allah Qayr ❤

  • @zainabmohamed6404
    @zainabmohamed6404 5 หลายเดือนก่อน +1

    wa run arinkaas wlle Allah xifdiyo

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 5 หลายเดือนก่อน +1

    maashaa allaah sharf badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 5 หลายเดือนก่อน +5

    Jisaak laah khayar xbbti

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 5 หลายเดือนก่อน

    Maa sha allaah tabaaraka raxmaan illaahey haku xafido walaashey

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 5 หลายเดือนก่อน +6

    wax kastoo qaali ah oo sareeyo Sifudud laguma helo walaalayaal Quraanka waa qaali

  • @FathiaHajii
    @FathiaHajii 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mashalah

  • @user-pj8kn2ih6h
    @user-pj8kn2ih6h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow macalin Zahra kuxifdi amiin

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dulmi macaliniinta ha loo naxo

  • @abdirahmanmohamed8998
    @abdirahmanmohamed8998 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maamadan gabarteeda ii raadiya😊❤

  • @mohamedcaydid4404
    @mohamedcaydid4404 5 หลายเดือนก่อน +2

    بارك.فيك

  • @AbdiIsmail-rg3ei
    @AbdiIsmail-rg3ei 5 หลายเดือนก่อน +3

    M a jandh allh nagu kulmiyo 😢❤❤

  • @abdulwahididris6543
    @abdulwahididris6543 5 หลายเดือนก่อน

    Indeed great advise

  • @KaltunMaxamuud
    @KaltunMaxamuud 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا يا أستاذية❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ls8vu7ue8m
    @user-ls8vu7ue8m 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allahaa kuxifdiyo macalimadeena

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahoow kuwaa naga dhig

  • @LiliyaanHirsi-od8sr
    @LiliyaanHirsi-od8sr 5 หลายเดือนก่อน +3

    Main point muhiim ayeee ka hadashay

  • @user-rx7yu6tl2o
    @user-rx7yu6tl2o 5 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء لله ماشاء يارب ❤❤💋🤲

  • @DeeqoDalka-tj9wh
    @DeeqoDalka-tj9wh 5 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤sax waye

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 5 หลายเดือนก่อน +17

    sax wll🎉🎉🎉

  • @xalimosalat1509
    @xalimosalat1509 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah ❤❤ ❤

  • @saynabali9801
    @saynabali9801 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mamo allaha kubarakeeyo

  • @sawda9566
    @sawda9566 5 หลายเดือนก่อน

    Allahuma Sali cala maxamed❤

  • @user-yf6rj8ne2r
    @user-yf6rj8ne2r 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakallahu khayr mamo

  • @IlmaabdiqaadirQurbejoog
    @IlmaabdiqaadirQurbejoog 5 หลายเดือนก่อน

    Waa rutaa jazaka allaah khayr

  • @UmmuCaaliyah
    @UmmuCaaliyah 5 หลายเดือนก่อน +3

    Walalo cod qurxoon waxuba kuyimdaa tajwiidka in quranka lasaxo
    Tasxiixa quran ka iyo tajwiidku waa fani dhan oo goni utaagan oo culumida islmku qoreen
    Maaha wax macalinka somalidu keenen
    Tan kale qaswi figriya o nagu so duulay weye ayaa dhahday
    Istaqfirulah dheh wllo
    Waaba cilmi dhan oo laso kobi karin culimda islamkana juhdi iyo dadaalkubixiyen
    Wana cilmi kunfudaydinaya inaa quranki sahal ubaratid
    Luqada somaligana xarfa kamaqan sida cxafka ض carab ugoniyahay waana khasab ina makhrijkisa raadino
    و حروف ط د ذ
    Intas xaraf d somaliya ma utagan hhh waana xarfo kala sifoyina
    Amaa usha iyo garacista ilmaha uma wanaagsana wana wax keenay ilmo badan o somaliya iney quranka ka cararaan o nacaan
    Qurankamilahay dadka lama nacsiiyo
    Tartama lo qabta ilmaha nashadaad ayaa lasiyaa
    Ilmaha isagaba jeclahay marwalba inu quranka xifdiyo
    Waxa iska leyahayna maahan labadaba anaa so maray 10 sano kudhawaad quran laigu dilayay waxna kama faidin kama xifdinin
    Hada 2 sano kaliya ayaan dhiganaya walihi waa xifdiyay quranka
    Waxaa ila dhigta markiska ilmo yaryar oo 10 sano ama 11 sano ah oo hal fadhi uga baxaya quranka
    من سورة الفاتحة إلى سورة الناس ❤
    Barnamijkas waa laqabta ramadankasta

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 5 หลายเดือนก่อน +3

    Scws

  • @user-kaamila
    @user-kaamila 5 หลายเดือนก่อน

    Aĺle haku barakeeyo ustaada

  • @FardawzaQueen
    @FardawzaQueen 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s cw scw scw scw scw scw scw

  • @hawoniahmad7690
    @hawoniahmad7690 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc xabiibti hadal ka istaqferi layso ilahay nagu masalid eshay daan ayaa nugosaladay

  • @mohamudmoalim1573
    @mohamudmoalim1573 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarakallah ❤❤❤❤

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha nacafiyo abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @abdulahiaynab797
    @abdulahiaynab797 5 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah sister

  • @saynabali9801
    @saynabali9801 5 หลายเดือนก่อน

    Ya allah ahlulquraan iyo ahlullah Naga dhig

  • @AdenahmedIfiye-vk2uo
    @AdenahmedIfiye-vk2uo 5 หลายเดือนก่อน +2

    Scws scws scws

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 5 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الله

  • @oumouihsanabdallah1268
    @oumouihsanabdallah1268 5 หลายเดือนก่อน +1

    NICE

  • @ahmedtaakow
    @ahmedtaakow 2 หลายเดือนก่อน

    Macalimiiney masakiinta yaryar ee laydiin kenay illahy uga baqa oo sixun hawdilina meel xunna ha ku dhufanina baan idin leyahay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 5 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @faadumomohammed4773
    @faadumomohammed4773 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @user-eu6xy2pm3w
    @user-eu6xy2pm3w 5 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @ahmedsaladali2336
    @ahmedsaladali2336 5 หลายเดือนก่อน

    Barakalahu ❤❤

  • @XaliimoShiikh-tc4kp
    @XaliimoShiikh-tc4kp 5 หลายเดือนก่อน +2

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 5 หลายเดือนก่อน

    MashAllah ❤

  • @user-zm9hf4wg7o
    @user-zm9hf4wg7o 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-rx2om8ds1g
    @user-rx2om8ds1g 5 หลายเดือนก่อน

    Saxwaye wll

  • @HamdiMohamed-sb4di
    @HamdiMohamed-sb4di 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @usaamemahamuud
    @usaamemahamuud 5 หลายเดือนก่อน

    M.a hooyo

  • @user-fp8rt7vp4t
    @user-fp8rt7vp4t 5 หลายเดือนก่อน

    Msha allah❤

  • @NasteexoNasteexoismail
    @NasteexoNasteexoismail 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamMusa-pt2rh
    @MaryamMusa-pt2rh 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @AbdikafarInkas
    @AbdikafarInkas 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh sudais Qisadi Nairobi ku qabsatay away

  • @XamdiDaahir-su2vu
    @XamdiDaahir-su2vu 5 หลายเดือนก่อน

    M.a subaxaan watacala

  • @Sagaliina534
    @Sagaliina534 5 หลายเดือนก่อน

    Sax wlshey

  • @user-ht2zc3ku4j
    @user-ht2zc3ku4j 5 หลายเดือนก่อน

    Cudka gabadho sawkii cawro ahaa diintii ma waxba laga badalay walaalayalaw

  • @UmmuCaaliyah
    @UmmuCaaliyah 5 หลายเดือนก่อน

    Tasxixu waa qazwat fikri 🤭🤭yaah
    Halkaas kulaabo walaaley

  • @mahamoudabdilahi3833
    @mahamoudabdilahi3833 5 หลายเดือนก่อน +1

    adigu miyad gursatry

  • @iqramoha6734
    @iqramoha6734 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa quran la igu sogaracay heer waxan garay markan yara anan jeclen inan aqriyo sbbto ah wala inacsiyey somalida iyo africankasa un diin iyo wuran isku garacda dadka kle balaqa ay ilmaha waxku fahamsiyan bay leyihin oo ay waxkaste ku jeclisiinkaran balaqadas barta somaliyey

    • @sahracali-ms4sr
      @sahracali-ms4sr 5 หลายเดือนก่อน +1

      marka hada ma sidii baad u necebtahay?hadalkasu waa dad kale ku dayasho ,iskulka luguguma dili jirin miyaa ?labadaba waa nalagu dili jiray manaanaan nicinwayo waxanu u arkaynay inu dan noo tahay wax barashadu.

    • @iqramoha6734
      @iqramoha6734 5 หลายเดือนก่อน

      @@sahracali-ms4sr my schoolka qfkii so daaho un ladili jiray ma ahn midkle macalinka dugsiga isaga 100jeer ka xasisan kuwa schoolka …
      Hda quranka manecbi oo schoolka nalaga baray qiimaha quraan si uu uso dagay fadligisa iyo halkii xaraf inu 10 ajar leyhy
      Lkin dugsigu gal dugsigan dhigo wuran hana lagugu gaaro waxbaba kaman fahansanen allow iga dhane dugsigana aan kabaxe ban ku dhameyey …….

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 5 หลายเดือนก่อน

    Oo quraan tasxiix la'aan ah see loo akhrinayaa ? Waaba iska akhriye!mise anaa sikale u fahmay

  • @fahadmahad5548
    @fahadmahad5548 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haween muxaadareyneyso xagee lagu arkay masaajidka ka adim

    • @DeeqoCaliCusmaan-xi8tj
      @DeeqoCaliCusmaan-xi8tj 5 หลายเดือนก่อน

      Mid heeseysoba waa la arkaa haven't wackiness maxa ka fiican

  • @maadabdi6409
    @maadabdi6409 5 หลายเดือนก่อน +1

    naashiiqa.kadurug.quraana.mataqaanide

    • @abdirahmanmohamed8998
      @abdirahmanmohamed8998 5 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay uga cabso dadka wanaaga usheegaysa waa bil ramadaane

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 หลายเดือนก่อน

      Gabadhaas yaan loo gafin
      Khayr baan u rajaynayaa

  • @MohammedHussen-cs7rk
    @MohammedHussen-cs7rk 5 หลายเดือนก่อน

    Abayo adiga mabanatahay misee waa laguqabaa

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 หลายเดือนก่อน +1

    macaliniinta islaamku magaraacaan ilmaha soomali iyo africaan ayaa laga helaa acuudu billah masakinta usha badan kadaaya

  • @shakiraali
    @shakiraali 5 หลายเดือนก่อน

    Sis u don’t know how many sexually assaulted happened in madaras’s since the qu,an became business what prevent that so called mualim to abuse his student. We got to rise our awareness

  • @Mahamudsadiiqahmedmahamed
    @Mahamudsadiiqahmedmahamed 5 หลายเดือนก่อน

    Gabdhan oo kale lama heli karo

  • @hassansulub4gmail
    @hassansulub4gmail 5 หลายเดือนก่อน

    اللهم اجعلنا القرآن الكريم ربيع قلوبنا نور صدورنا

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah allaha ku xafido

  • @IsmaaciilIrshaad-je4mb
    @IsmaaciilIrshaad-je4mb 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha❤

  • @user-rx2om8ds1g
    @user-rx2om8ds1g 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-rx2om8ds1g
    @user-rx2om8ds1g 5 หลายเดือนก่อน +1

    Scw