Sirdoonkii Somalia (Qeybta Seddexaad)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 208

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 5 ปีที่แล้ว +72

    Sirdoonkii Somalia shaw wuxuu ahaa Sirdoonka ugu adag Aduunka wagaas ilahaw dib usoo celi

  • @fkahie
    @fkahie 5 ปีที่แล้ว +33

    Dowlad awoodeed waa Sirdoon like hada igu racsanyahay.

  • @soojirainacabdirisaaq9633
    @soojirainacabdirisaaq9633 5 ปีที่แล้ว +42

    🇸🇴soomali oo mida ma arki doonaa 😭🤲

    • @doctorcarab7294
      @doctorcarab7294 5 ปีที่แล้ว +2

      Riyadu waxay ku wacan tahay hurda wallaallo fadlan markaad riyoonaysida seexo
      Ujeeddo "ma dhici doonto inay Somalia ay dib u midawodo" waa habeen tagay taasi *viv Somalilander*

    • @maxmedmuusecali3974
      @maxmedmuusecali3974 5 ปีที่แล้ว

      inshaa allh ilahy xagiisa wax maka aha

    • @soojirainacabdirisaaq9633
      @soojirainacabdirisaaq9633 5 ปีที่แล้ว

      Maxmed Muuse Cali 😂ani anoo soo jeeda ayaan riyonayaa lkn adi waa iga qoslisay soomalilan 👎

    • @sayiid798
      @sayiid798 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhacaysaa rajada ilahay lagama quusto

    • @lakiismail5195
      @lakiismail5195 5 ปีที่แล้ว

      Mcnto wad arki donta niyada qeyr uu sheg

  • @BayahowProduction
    @BayahowProduction 5 ปีที่แล้ว +46

    Barnaamijkagaa Sirdoonka Aad Ayan Oo Ladhacay Halkaas Kawaad Wllkey 🙏🇸🇴

  • @engkaderabeib1135
    @engkaderabeib1135 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan jecelahay sidoonka caalamka iyo kan gudaha wadanka waad mahadsantahay maracade caafimaad hel forever

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +2

    Kuma soo gaarin Soomalia Oo.dowlad ah allow ha idilin anigoo arkin soomalia😢😭

  • @MrAbdirisak07
    @MrAbdirisak07 5 ปีที่แล้ว +6

    Maalin dhaweyd (29 April 2019) ayaan booqday Tikrit, qasrigaas webiga dhinacisa ku yaalaa sidda loo burburiyay haddaad aragto waad yaabaysaa, iima ay surtaglin in aan sawir fiican ka qaado arimo xaga nabadagelyada la xadhiidha awgood, laakin bal aan mid ka mid ah idinla wadaago oo gaadhiga dhexdiisa ka qaaday

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc maansha alah sirdoonkeena alaha noo soo celiyo sharaftii doowladnimo adigana mahadsanid aad ayan ula socda barnamijkaada sirdoonka ramadan mubarak

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 5 ปีที่แล้ว +18

    InTiii AmiinaH aLmufti LasocTa like Waa biL Ramadane👁🖒🖒

  • @c.risaaqbashka6704
    @c.risaaqbashka6704 5 ปีที่แล้ว +5

    Aadban ugu helnay sheekooyinka sirdoonkii hore ee soomaaliya mahadsanid wll

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 5 ปีที่แล้ว

    mercade horumar wacan iyo guul sare inshalla
    inta kahesha wararka somaliya like izaara wll

  • @suldanzaki5612
    @suldanzaki5612 5 ปีที่แล้ว +24

    first anaa ah pls 50 like i ku dhufta 👍👍👍

  • @macshuuqofficial3684
    @macshuuqofficial3684 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Aad Baan Kugu Bogaadinaayaa Khaariikhaha io Arimaha Sirdoonka Aad sida Hagar La'aanta ah Aad noogu soo gudbiso.
    ...........Full Respect ❤...

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah cod tabin ta ku wacan ayaad leedahay wll
    Barnaamij yada NSS aad baan ugahelaaa

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 5 ปีที่แล้ว +2

    Alloow u Naxaristo Siyaad bare Muxuu Somali ABAAL u galay.

  • @لمحبينالطبخ
    @لمحبينالطبخ 5 ปีที่แล้ว +3

    Sirdoonka soomalia soo badi wll
    Mahadsanid

  • @jmalejoojoole3866
    @jmalejoojoole3866 5 ปีที่แล้ว +2

    Bro thnks somch
    Insha allh we will wish more videos
    Inad nalawadagidonti
    Wnkuguxiranhy sharafad mudan tahay wll dalkisa jecel ayaa tahay

  • @abdiwahidade372
    @abdiwahidade372 5 ปีที่แล้ว +16

    Fiiri sheekh maracadoow
    Adeerow gacaliye hanagu badh Goyn dee nama qaloo🙂

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow kuu naxariiso jaalle maxamed siyaad bare

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +16

    Xiirane waaaba nin iga yaabiye ma nool yahay hada yaa og
    Inta jecel barnaamijka sirdoonka like ta Saar

    • @saynabcali5040
      @saynabcali5040 5 ปีที่แล้ว

      Hadaa waxa uu jogs hargysa waxa uu taliesin ka tahay cidaaanka bads mamulka sonalilnd

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 5 ปีที่แล้ว +1

      Saaxib kii cali caato Waxuu joogaa London Uk 🇬🇧 Oo ceyr ka qataa walahi formkii uu ceedha ku qaato anagaa u buuxiney so small world 🌍

    • @bashiiryare317
      @bashiiryare317 5 ปีที่แล้ว

      Waanka xumahay in u ceyr qato dalkisa hodan ah aya manta wa qajo

  • @alimohamedali4442
    @alimohamedali4442 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc azxapta anaa u horeeyee like igu kasbeeya

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 5 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴❤insha Allah Diib ayaan USO laban Donna dhawaan calaamkana Sameeyn Weeyn ku yaalaan donna

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 ปีที่แล้ว +2

    Tnks bro go forward
    Lkn bro videoyasha saan cml usoo gaabi walipa gaar ahaan sheekada aamina al mufti
    Viva maracadde show😘😚😙💋🌷🌷

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow ada dawlad noo dhisi kara 🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedomer4741
    @ahmedomer4741 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa warbixin aad u muhiim ah, fadlan ha ka daalin warbiximahan oo sidaas noogu sii wad.
    Mahadsanid.

  • @mohamedhajji5785
    @mohamedhajji5785 5 ปีที่แล้ว +3

    hadan soo dhacay wana la heestaa aad baan u xiiseeyaaa sheekoyiinkaan 👍👍👍

  • @sharmakeabdikhalif4599
    @sharmakeabdikhalif4599 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilmaaa igu soo istaagtay xaqiiqdii halkii la inala rabaan tagnay

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 ปีที่แล้ว +16

    ilahay cumri deer haku seeyo mahad sanid wall

    • @safiyadakane7186
      @safiyadakane7186 5 ปีที่แล้ว +1

      ilahay cumri deer haku seeyo mahad sanid wall

  • @ismahandahirmohammed6912
    @ismahandahirmohammed6912 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Maracadde, Ilaahay haybadii dalkeena haynoo soo celiyo

  • @cabdisalansiibaay4338
    @cabdisalansiibaay4338 5 ปีที่แล้ว +7

    libaax soomaaliyeed waan kuugu hampalyeynayaa sidaa usoo bandhigeeeyso muunada iyo awooda qoomiyadeeena waxaana si gaar ah kuugu taaageerayaa dhanka dowladaha islaaamka iyo qorshihii lagu cuuryaamiyay geesiyaashii islaamka sida
    1 siyaad barre
    2 saadaam xuseen
    3 xaafudal asad

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 5 ปีที่แล้ว +4

    Horumar baan sxb kuu rajaynayaa.
    Boqortooyo

  • @axmedabshir5289
    @axmedabshir5289 5 ปีที่แล้ว +2

    Aad ayn idiin jecelnahy
    Ee noosookordhiya sharaftii dalkeennu lahaa,si'aan nafteenna ugusheegno
    Ineysan isdhiibin

  • @abshirhasanhuseen7915
    @abshirhasanhuseen7915 5 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaa kabaryayaa inoo nagasaaro dhibta iyo gacanta cadawga

  • @baxsanhaajijanaale5444
    @baxsanhaajijanaale5444 5 ปีที่แล้ว +1

    thnks wlky nooso badi insha allh taxanaha sirdoonkii somaaliya

  • @engratam5412
    @engratam5412 5 ปีที่แล้ว +1

    Horaa loo yiri Ragi waa Ragii hore hadalna waa intuu yire. Waa barigii Aanu Dadka ahayn. Oo Aanu lahayn xushmad Sharaf iyo Magac

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 5 ปีที่แล้ว +2

    Maaha saadaam ee waa saddaam

  • @abdulahiahmed6784
    @abdulahiahmed6784 5 ปีที่แล้ว

    Waa mahad santhy mariicadde waan kutexanahay barnamij yadada inta badan waadna ku mahadsanthy wll

  • @Ahmed_Abdi
    @Ahmed_Abdi 5 ปีที่แล้ว +2

    Saxiib xiisaad ugu daalisey

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh h u wada nxriisto dhamaantood aamiin

  • @wardafyoutube2325
    @wardafyoutube2325 5 ปีที่แล้ว

    Carab wagas xita cadow Islam bay ahayd wixi neceb carab like ii suubiya

  • @maryanmagaalo4258
    @maryanmagaalo4258 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan igaso horeeya horta xagay ku jraan markiba waan furaaye

  • @abdirahmanhajitahir3751
    @abdirahmanhajitahir3751 5 ปีที่แล้ว +12

    Talow maanta imisa dal ayaa sirdoonkoodii oo dhan kumashquul san sidii loo sii kala furfuri lahaa soomaaliya
    soomaalidiina warba kamahayso arinkaas

  • @Oodroge
    @Oodroge 5 ปีที่แล้ว +12

    Hore usoco sxb
    Slan sare
    From borama

  • @mahamedjimcale8250
    @mahamedjimcale8250 5 ปีที่แล้ว +5

    Waad mahad santahay sii wad marnaamijkan sirdoonka somaliya ku saabsan

  • @ayubabdimohamed5461
    @ayubabdimohamed5461 5 ปีที่แล้ว +2

    M.allah wallee waay aan waay aheen

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp Aad baan uga faaidnay xaqiiq 😚😚😚😚

  • @abdulahiahmed6784
    @abdulahiahmed6784 5 ปีที่แล้ว

    Thanks mr mariye adde

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo.aad ayaad umahadsantahay bro keep going

  • @kingahmed2364
    @kingahmed2364 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sxb hormay usoca sxb

  • @qaaalidarajo1573
    @qaaalidarajo1573 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw tariikh loobahn yahy

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 ปีที่แล้ว +1

    Carab manihin sidoo kale Afrikana manihin waxaan nahay Somali degen Geeska Africa ee Somalia

  • @ayuubmaxamed5790
    @ayuubmaxamed5790 5 ปีที่แล้ว +1

    Cs.mahadsanid wll. Lkn wll waad layara raagtay mahadsanid.

  • @claahimaxamed9122
    @claahimaxamed9122 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllky hory USOC

  • @sabirdamac5341
    @sabirdamac5341 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta radanka jecele like sara

  • @mohamedhaadi1491
    @mohamedhaadi1491 5 ปีที่แล้ว +14

    maanta o ah 18may sabti 2019 ayaan dawaday dhmn video yada laso wada dhigay page kan marnaba kama caajisin

  • @abdirahmanali2082
    @abdirahmanali2082 5 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka sirtika banaanka lamakeno walawkana xitaa waqti hore eytahay fadlan wakaantob warkarka noocan aah

  • @naftaqalbi6125
    @naftaqalbi6125 5 ปีที่แล้ว +1

    cajaaib wnba xiiseynayaa wll shekoyinkaaada jzklh

  • @wadani1237
    @wadani1237 5 ปีที่แล้ว +11

    Afuur wanagsan intii ila joogto Africa

  • @ogaalkadahsoon563
    @ogaalkadahsoon563 5 ปีที่แล้ว +1

    Msh allah wll keep going

  • @wallinsondubadd4109
    @wallinsondubadd4109 5 ปีที่แล้ว +3

    👏👏👏👍👍❤❤❤👌👌👌

  • @abdiwahidisse7469
    @abdiwahidisse7469 5 ปีที่แล้ว

    Somalia, Ciraaq iyo Syria waala burburiyay
    Algeria ne sidi hore maahi
    Allow awoodeeni dib noogu soo celi adigaa awoodoo dhan kuu sugnaataye 🙏🏾

    • @aishaaden1734
      @aishaaden1734 5 ปีที่แล้ว

      Ayaaga isbuurburiyay oo diintooda yo sharciigaa Allaah kitaabkaa quurankaa kataagaay .wexeeyna qaateen dastuur ka gaaladaa ama biniiadaam

  • @omaromar8193
    @omaromar8193 5 ปีที่แล้ว +1

    Qaybta 4aad aan kaa sugayna
    keep
    going
    bro

  • @shireyusuf8216
    @shireyusuf8216 5 ปีที่แล้ว

    Manshallah sxb waad mahdsanthy

  • @xikmadzameh4794
    @xikmadzameh4794 5 ปีที่แล้ว

    Hore usii wad macalin

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE 5 ปีที่แล้ว +5

    Shugran wll aad baan ugu faraxsamahay dalkeega hooyo inuu aha dalalka carbeed dalka ugu ciidanka wanagsan wll taxane nooga dhig qeer allaha ku siiyo

    • @saha9136
      @saha9136 4 ปีที่แล้ว +1

      Berdilaacshe goormaad carabawday, sxb doqmaha hanagu daba tolin sharafkayaga somalinimana noo ilaali we are Ajabs not Arab

    • @BERDILAACSHE
      @BERDILAACSHE 4 ปีที่แล้ว

      @@saha9136 waan necbahay carabta adoomaha u ah Israel and usa wlhi

    • @saha9136
      @saha9136 4 ปีที่แล้ว

      @@BERDILAACSHE beentaa maaha sxb kuwaas sharafkoodii ayay gadeen

  • @nadifohassan5282
    @nadifohassan5282 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wall lkn nodherey fidyowga

  • @ahmedmahamed9511
    @ahmedmahamed9511 5 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad dabadii dab lamashidan xiitaa carabtii ayaa natirsanjirtay

  • @osmanabdi7976
    @osmanabdi7976 5 ปีที่แล้ว +2

    walal qoraalka intee ka helaaa adoo mhdsan

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 5 ปีที่แล้ว

    Wllky wlhi waxpadan ka ogaaday mawduucan mnsha Allah jasaakumullaah kheyr bro

  • @etoomohaolad725
    @etoomohaolad725 5 ปีที่แล้ว +1

    al xamdulliih 1 marks labaad waxaan umahadcelinayaa soo jeediyaha arimaha sirdoonkii hore ee soomalaya aaad io aad ayaan ugu farxsanahey inaan ask arko arimahaa sababtoo ah waxaan sannado badan raadinaayey arimahaan si aan uga taqasuso yaraanteedii aan jeclaa 5 sano ayaan isticmaalayey qadka Waan raadinjirey Mar labaad io ma sadexaadba waankuugu dhiirigalinayaa innAadan kacaajisin wanna muhiim siahaaan marka aan arkey aad bey ok farxad galisey

  • @weekis.horfadhee3636
    @weekis.horfadhee3636 5 ปีที่แล้ว

    Thnkz indhah loow furty wll

  • @agahlyrics4935
    @agahlyrics4935 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah haku daaysto

  • @caliamir2411
    @caliamir2411 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlalayaal AAN uducayno Wadankeena
    Like isaara Inta somalia Jecel🙏

  • @nakhiilonline9496
    @nakhiilonline9496 5 ปีที่แล้ว +1

    Shugran akhii

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlle

  • @abdikadirabdullexaaji5693
    @abdikadirabdullexaaji5693 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @mohamedguure__8081
    @mohamedguure__8081 5 ปีที่แล้ว

    Tahnks pro hory u soco

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 5 ปีที่แล้ว +1

    Wataaas Dowladnimo Maxaan Maaanta Haynaa Kuwio Dowlada Dumiyooow.....?

  • @siisiitube4549
    @siisiitube4549 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Ustadi

  • @raggeedi
    @raggeedi 5 ปีที่แล้ว

    Amina al mufti cawa maleh miyaa

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 5 ปีที่แล้ว +2

    Wareysigii reyma maxaa naga hakiyay wllkn

  • @ahmedsadiiq2917
    @ahmedsadiiq2917 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow maa noosoo deysid qisadii basasadii carbeed

  • @أبوأيمن-ق8ط
    @أبوأيمن-ق8ط 5 ปีที่แล้ว

    اللهم يا من ألف بين الشجر والنار ، ألف بين قلوبنا ، ووحد صفوفنا ، واجمع كلمتنا على الحق المبين ، يا رب العالمين .
    اللهم أصلح ذات بيننا ، وألف بين قلوب شعبنا واهدنا سبل السلام ، وأخرجنا من الظلمات إلى النور .
    اللهم أصلح أئمتنا وولاة أمورنا ، اللهم اجعل لهم بطانة صالحة ، تدلهم على الخير وتعينهم عليه .
    اللهم أصلح رئيسنا فرماجو ورئيس وزرائنا خيري ، اللهم وفق بينهما بالخير ، اللهم أصلح أعوانهم .
    اللهم وفقهم لما تحب وترضى ، وخذ بنواصيهم للبر والتقوى ، اللهم وفقهم لما فيه صلاح العباد والبلاد .
    اللهم أيدهم بتأييدك ، وانصرهم بنصرك ، واحفظهم بحفظك ، واكلأهم بكلاءتك ، واحرسهم بعينك التى لا تنام ، واكنفهم بكنفك الذي لا يرام .
    اللهم عليك بالمعارضة المافيا ، وحركة الشباب الخوارج ، وأعوانهم من التجار المفسدين ، ومرتزقة الضباط والنواب والموظفين ، وحلفائهم في الداخل والخارج : أعداء الإسلام والمسلمين .
    اللهم عليك بهم فإنهم لا يعجزونك ، اللهم خذهم أخذ عزيز مقتدر ، اللهم اقذف الرعب في قلوبهم ، اللهم زلزل الأرض من تحت أقدامهم .
    اللهم اشدد وطأتك عليهم ، ربنا اطمس على أموالهم واشدد على قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يروا العذاب الأليم .
    اللهم أنزل عليهم أليم عذابك وشديد عقابك ، اللهم أنزل عليهم زجزك وغضبك إله الحق .
    اللهم شتت شملهم ، وفرق كلمتهم ، واجعل بأسهم بينهم شديدا ، واجعلهم عبرة للمعتبرين .
    اللهم لا تحقق لهم غاية ، ولا ترفع لهم أبدا راية ، واجعلهم لمن خلفهم آية .
    اللهم أرنا فيهم عجائب قدرتك يا قوي يا متين ، اللهم أرنا فيهم يوما أسود عاجلا غير آجل يا عزيز يا جبار .
    اللهم منزل الكتاب ، مجري السحاب ، سريع الحساب ، شديد العقاب ، هازم الأحزاب ، اهزمهم وزلزلهم ، وانصر الحكومة عليهم .
    اللهم اهزمهم شر هزيمة ، وأخرجهم من الدنيا أذلة صاغرين ، واشف اللهم صدورنا وصدور قوم مؤمنين .
    اللهم أقم لنا دولة عادلة تقيم لنا الدين والدنيا ، تحكم بكتابك وسنة نبيك صلى الله عليه وسلم ، وتنصر المظلوم وتأخذ على أيدي الظالمين .
    اللهم ول علينا خيارنا ، ولا تول علينا شرارنا ، واجعل اللهم ولايتنا في من خافك واتقاك واتبع رضاك برحمتك يا أرحم الراحمين .
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ، اللهم آمين ، يا رب العالمين .

  • @hamdiahmed6409
    @hamdiahmed6409 5 ปีที่แล้ว +1

    Lambar 1 inta igaa danbeysoy caafimad aan idiin rajeynaa

  • @abdisamadhussein7663
    @abdisamadhussein7663 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllo adoo mhdsan sawirka iyo hadalkaaga is waafaji

  • @abdikafimohamud
    @abdikafimohamud 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll maracadde.
    Suaal baan Qabaa taasoo ah Qoraaladaan Taliye Xiirane meel laga Tixraaco maheli karaa?? Yacni reference ma ii tilmaami kartaa Adoo mahadsan Muhiim baan u ahay?

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 5 ปีที่แล้ว +1

    Magacaagu ha jiro yaa axya wadani

  • @mohamedshaafi1264
    @mohamedshaafi1264 5 ปีที่แล้ว +2

    TH-camr kaa maskax bdan iyo channel kaa habysan kuma arag somali waan kugu hanbalyeynayaa saxiib aad baan kula socdaa

  • @abdirahmanabdiwaliali5417
    @abdirahmanabdiwaliali5417 5 ปีที่แล้ว

    4tii ciidan wax uun ka haray
    Algeria
    Alle hasoo celiyo Awodii ciidan
    Syria
    Iraq
    Somalia

  • @aashatokya8567
    @aashatokya8567 5 ปีที่แล้ว

    wll noosoo gali qeybaheeda kale adoo mahadsan

  • @qaasemshaikh5693
    @qaasemshaikh5693 5 ปีที่แล้ว +1

    xiirane halkee lagala xiriiri karaa

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 5 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bra

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 5 ปีที่แล้ว

    Sxb dalka ayaa ku baahan somaliyey inta khibrada leh oo jooga wadamada shisheeye dalkiina wxuu idinkaga baahanyahy inaad khbrdiina Ula soo laabtan

  • @Warsame1
    @Warsame1 5 ปีที่แล้ว +1

    Innaka daaya! Sheekooyinka noocan oo kale ah qof wal oo muwaadin ah waxa uu ka qaadayaa qiiro iyo murugo.

    • @abdishakurfarahahmed1976
      @abdishakurfarahahmed1976 5 ปีที่แล้ว +1

      mxa kudiidan qiirada mise waxad kamid tahy kuwa nadhigan mustaqbal la'aanta ee badaha nagu haligay gaajadana nabaday gabdhaheeni gabta ahaana udhiibay carab iyo shisheeye ...qofkaana qiiroonin ee wanaagi hore xasuusanin lagama sugo wanaag u bilaalo ...ciil nin u qabtaa dadkiisa wax utaro ciisho o badso kuwaan heerkaasna umada uhorseed hadaadan duliyaasha kamid ahayn wll

  • @cumarsaleebaan2809
    @cumarsaleebaan2809 5 ปีที่แล้ว +2

    Faarax xiirane sarkaal adag

  • @abdirahmanhajitahir3751
    @abdirahmanhajitahir3751 5 ปีที่แล้ว +1

    wadan wuxuu kudhisan yahay waa ciidan xoog badan hadii uuna ciidan lahay cidwalba way kuhawaysan markaa ilaahay dalkii hooyo hakusoociliyo siduu ahaan jiray

  • @maxamedcabdisiciid6377
    @maxamedcabdisiciid6377 5 ปีที่แล้ว +1

    Noo sooo badi kuwan simalia

  • @kingahmed2364
    @kingahmed2364 5 ปีที่แล้ว

    Sxb horya usoco sxb noo siiwad

  • @daahirnuurbarre9909
    @daahirnuurbarre9909 5 ปีที่แล้ว +1

    cidamanka masaarida ayaa ku jiray bro algeria masarta ayaa ka awood sareeysay

  • @yaareenyaareen3799
    @yaareenyaareen3799 5 ปีที่แล้ว

    ALLAAH maxey dowlad nimada wanaagsaneyd