YACKOO QAABKA FILIMADA HINDIYA LOO FASIRO QOSOLKII ADUUNKA FULL WAREYSI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 759

  • @gabadhahebeenwalbaiskukaad4043
    @gabadhahebeenwalbaiskukaad4043 6 ปีที่แล้ว +324

    yackoo naag hadadan qabin bilaa sharuud waan kugu heystaa from canada

    • @mameromio2922
      @mameromio2922 6 ปีที่แล้ว +9

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadisa hhhhh xoolo xarasha miyad hysaaa😜😜😜

    • @shamiiiaxmad2994
      @shamiiiaxmad2994 6 ปีที่แล้ว +4

      Mohammad Ali wax xarash ah majiro ee kaxishow walaashaa wad

    • @shamiiiaxmad2994
      @shamiiiaxmad2994 6 ปีที่แล้ว

      Mohammad Ali kaxiishow

    • @mameromio2922
      @mameromio2922 6 ปีที่แล้ว

      Shamiii Axmad wax khalada ma jiro

    • @barliinbashi1088
      @barliinbashi1088 6 ปีที่แล้ว +10

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadisa laakiin dhibka jira gabar habeenkasto kaadiso yackoo intuu geyhaaa

  • @hodanbaashe858
    @hodanbaashe858 5 ปีที่แล้ว +69

    Kusali nabiga wllo scw like ii sara

  • @anisocadey8935
    @anisocadey8935 6 ปีที่แล้ว +102

    Yackoo kal iyo laab aan kuutaageeraa inta yackoo taa geero u ah like igu qabta

  • @moinafarodiidofficial4759
    @moinafarodiidofficial4759 6 ปีที่แล้ว +288

    Yackoo waa iga qoslisey
    Intii Yackoo tagerta like igu qabta

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 6 ปีที่แล้ว +19

    Hhhhh nimankaa abagaal hadalkooda lahajdooda ayaan kuhaustaa bakaa salaad Cali jeele ilaa oday cabdile hhh ogaada ninkaan walahy qabiiilkisa maaqan lkn lahjadan sooqabanya wayo hadalkoduba waa qosol malayla adhky ree abagaal laandherayal qofkii abaala qolada salaad iyo yackow hit like this

  • @ahmedhashi2145
    @ahmedhashi2145 5 ปีที่แล้ว +19

    Najiib:Xiliga dhalaneese imisa jirta
    Yackoo:eberan kasoobilaabay inta ila aragtay suulka soo saara

  • @MohamedAhmed-gq4xy
    @MohamedAhmed-gq4xy 5 ปีที่แล้ว +1

    Yackoo wlhi hdalkisa qosol ahba ku lahaa waxay ka walax tahay kkkk inta yackoo tagerta like iigu qabta

  • @nimcoabdi7825
    @nimcoabdi7825 6 ปีที่แล้ว +30

    Wllhi yackoo wad iga qoslisay inder inta yacko tagerta like igu qabta

  • @suldaanmoha6349
    @suldaanmoha6349 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta jeekay iyo yackuu iyo ajakis taageerto like ha la iisaaro

  • @sadiyomohamed9728
    @sadiyomohamed9728 6 ปีที่แล้ว +9

    Omg waligaa ha ma duqoobeysid🤣🤣 1996 waa waqtigii dhashay masha Allah😍😍

  • @yaazirmedia8015
    @yaazirmedia8015 6 ปีที่แล้ว +22

    Intii yackoo taageeerto like igu qabta

  • @mohamedfowzi9613
    @mohamedfowzi9613 5 ปีที่แล้ว +2

    Waryaayac kow kalay
    Abayoma aniga haa
    Like like like like

  • @AMY-wx9ig
    @AMY-wx9ig 5 ปีที่แล้ว +3

    Inta nimco haybe taagerta like so dheh

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 6 ปีที่แล้ว +22

    Ar loda fuud macaan timir meey ku dadaleen😂 yackoo Qosol miiran waye markuu Mr boon akshey kumar u hadlaayo aan jeclahay

  • @hibocumar5644
    @hibocumar5644 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah wariye qosolkiisu waa daadax walhi wan ku haystaaba wariyahaasi quruxlow walhi 😍😍😍😍

  • @ugaazkashacabka1354
    @ugaazkashacabka1354 6 ปีที่แล้ว +23

    Intii yacko taagerto like igu qabty

  • @naciimashiikhxasan5463
    @naciimashiikhxasan5463 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wan ku tageraa yaackow Thanks maadama filimadada ad fasirto ad ayaa ku xiseyaa wlhi yackow wan ku kasbeyhaa hada iso jwbi weso 🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣🤣😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣 yaackow nolaw my abowe

  • @e_07ma66
    @e_07ma66 6 ปีที่แล้ว

    3 da actor aan ugu jeclahy inu u codeeyo aya asagana dooqiisa noqdeen 1)akshey 2)arshad warsi 3)govinda,siiba arshad warsi marku u codeenayo aya ugu qosol badan wow 😮 one love yackoo

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +61

    Yackoo Walhi waa IGA Qoslisaa 😀😀😀😀😁😁😁😁

  • @monayousuf1116
    @monayousuf1116 6 ปีที่แล้ว +1

    yackoo codkaga wa ku haysta ta ku heesha nasib badan xarabay ka dharagtay alle haku xafiido wllkay 😍😍

  • @ssdgroups3048
    @ssdgroups3048 5 ปีที่แล้ว +12

    hhhhh axmed saadaq ( yackoo) nice voice

  • @naciimashiikhxasan5463
    @naciimashiikhxasan5463 6 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhhhhhh yaackow wlhi qosolka ayaa iga dhamaday filin onaa fadiren maba fiirsado yaackow 3 naag hada qabto wan ku afareyaa yacmow ciwankisa iso radsha asxbey hadi 🤣😂😂🤣🤣😂😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣 yaackow igu so qabtaa noh asxbtaa noh 🤣😂🤣😂😂🤣🤣😂

  • @amiingantognt3639
    @amiingantognt3639 6 ปีที่แล้ว +1

    Yackoo inta tageerta like isaara

  • @mahamedcade9565
    @mahamedcade9565 6 ปีที่แล้ว +4

    Qackoow big fan Ku ahy wlhi

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว +54

    Yackoo kulaaah ebir baan kasoo bilaamy 😂😂😂😂😂😂

  • @caishahussencaisha1281
    @caishahussencaisha1281 6 ปีที่แล้ว +36

    yackoo caadi maha waku haytaa codkiisa macaan waye walagu kaysbeyhaa hhhhhhhhhhh filinuu turjumayo maba amusikaro qosol dartiis

  • @shuaybmgobyarey7879
    @shuaybmgobyarey7879 6 ปีที่แล้ว +9

    Yackoo waa jilaa majaajileyste laadar iyo atoore intaba ninkan gacan baan u taagey ☝👌👌👏👏

  • @gabadhahebeenwalbaiskukaad4043
    @gabadhahebeenwalbaiskukaad4043 6 ปีที่แล้ว +103

    yackoo codkaada waan jeclahay waanba iska qoslaa hadaan maqlo thanks saxafi

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadisa inaadeerey habeenkii iska ilaali biyaha badan si aanad isugu kaajin

    • @mohamudali8156
      @mohamudali8156 6 ปีที่แล้ว

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadi

    • @abdifataxahmed2207
      @abdifataxahmed2207 6 ปีที่แล้ว

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadisa 🔝

    • @aqligal8923
      @aqligal8923 6 ปีที่แล้ว

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadisa Ar magaca i dilay tan gabar mee ama waa abow gabar u ekoow kkk

    • @mahadgesale6647
      @mahadgesale6647 6 ปีที่แล้ว

      Gabadha Hebeen Walba isku Kaadisa kkkkkkk magca qurxoon

  • @mohomedzit5752
    @mohomedzit5752 5 ปีที่แล้ว

    Saxafi films iyo jilayasha si gaaran u taageerah runtii saxafi team nolodaah♡

  • @hamse_guray
    @hamse_guray 6 ปีที่แล้ว +2

    Yackoo apti qosol
    Socdad tahey😂😂😂
    Like saara iNti Yackoo
    KU qososheY

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan4486 6 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkk yackoo inaba caadi maaha qosol miidhan codkiisu❤❤👈👍👍👍👍

  • @barashadacilaansaarka8746
    @barashadacilaansaarka8746 5 ปีที่แล้ว +1

    1996 waa xiligiii an dhashay
    before 23 years
    yackoo nin adag iga dheh

  • @ridwaanhassan8032
    @ridwaanhassan8032 6 ปีที่แล้ว +3

    Asxaabta filmka marekanaka magaciisa aa rabaa ha laiku caawiyo please

  • @zhhi_ntrntr1871
    @zhhi_ntrntr1871 5 ปีที่แล้ว +3

    yacko mxa ku xasuusata aniga iga Hor lexo hadi kaley wa ku qoor siipa ilhy igu og😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qadanbisle5261
    @qadanbisle5261 6 ปีที่แล้ว +11

    Ilahay amarkiis wiilkassa yackoo waligay wan kahelijiray walahy caadimahan shuruud laan ayan ku aroosilahaa😂😂😂

    • @shakaaldepana2644
      @shakaaldepana2644 6 ปีที่แล้ว

      Qadan Bisle 😂😂😂😂😂gari Mercedes ah so kaxeyso

    • @qadanbisle5261
      @qadanbisle5261 6 ปีที่แล้ว

      Shakaal Mohamed masaasaa huuno

  • @kamsuumajamaaame5362
    @kamsuumajamaaame5362 6 ปีที่แล้ว +5

    You are legend yackoo my braa wlhi waan kugu fanaa guuleeso

  • @saacidsinane1696
    @saacidsinane1696 5 ปีที่แล้ว +2

    Wan jeclahay in aan noqdo turjumaan😍😘

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 6 ปีที่แล้ว

    Yackoow very funny boy filinka gomal iyo filinka badnar Govinda Salman Khan kama xiso dhaco qosolka waa IGA dhamanaa tagero u ahay Viva axmed sadaq

  • @BakoolTV
    @BakoolTV 6 ปีที่แล้ว +3

    vivah dhalinta alfaghi cumar cismaan maye, Ajakis, yackoo, luujiyo, nimco heybe, jekey, fuad maxamed haji, ciraq, abdixakin alfagi, salax dheere dad aan jecelahay

  • @anjaliitervedii817
    @anjaliitervedii817 6 ปีที่แล้ว +6

    Yackoo cdkiisa ugu jclhy intii film fsrto😂😂😂😂😂😂xrabad waYe iga qsliye wlhi

  • @nimahassan1502
    @nimahassan1502 6 ปีที่แล้ว +9

    yackoo codkaada waan jeclahay waanba iska qoslaa hadaan maqlo thanks saxafi
    RÉPONDRE
    Saxafi Films HD

  • @somaliastar6007
    @somaliastar6007 6 ปีที่แล้ว +58

    Yacko xaaa ku xasuusataa
    Aniga = waa ku kasbeyhaa😂😂😂

    • @نجمهشريف-د8غ
      @نجمهشريف-د8غ 6 ปีที่แล้ว

      Somalia star Hhhh isku mid ayaan nahay minaan ku kas beynin

    • @intisaardahir4345
      @intisaardahir4345 6 ปีที่แล้ว +1

      Somalia star cade nuur cade tife jafaloow jafaafuloow ar loda fuud macan timir meey ku daldaleen iyo abshir aan kuso xasuusana Yacko😂😂😂😂😂😂😂

    • @yacniiadigaa8351
      @yacniiadigaa8351 6 ปีที่แล้ว

      habartii i dhashayeey

    • @AhmedHassan-uh6uv
      @AhmedHassan-uh6uv 6 ปีที่แล้ว

      Balaayo kugu dhacde

    • @inaahmett7120
      @inaahmett7120 6 ปีที่แล้ว

      Balaayo Shiir Badane😂😂😂

  • @iamhappywithyou6525
    @iamhappywithyou6525 6 ปีที่แล้ว +6

    Hadii ilahy idhaa malin un live wan ku arki adiyo bahda fanproj insha allh from awdal borama

  • @deeqozonamaxmd3744
    @deeqozonamaxmd3744 6 ปีที่แล้ว +7

    NTR MARKU FASIRAAYA JECLAHAY YACKOOW

  • @yussufalivpoipo7254
    @yussufalivpoipo7254 6 ปีที่แล้ว +7

    Yacko we love you bro keep it up

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 6 ปีที่แล้ว +2

    Yackoo wad IGA qoslisay wllhi
    From burco

  • @apdiqanixassan2781
    @apdiqanixassan2781 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla yahdiik yacko non IGA dheh

  • @ismailisgowederow496
    @ismailisgowederow496 5 ปีที่แล้ว

    Yackoo waad iga qoslisay ee waad mahadsantahay

  • @Jokeraar
    @Jokeraar 6 ปีที่แล้ว

    Ani kan wareysiga qaadayo iga qosliyay filimkaas ma fiirsataa la dhahaa asna haa uu leeyhy xitaa haduuu fiirsan 😂😂😂😂😂😂😂😂
    Inta igu racsan liketa ila dulmara 👏👏

  • @Mariam-jy2rx
    @Mariam-jy2rx 6 ปีที่แล้ว +8

    Wallahi daacad u qoslay 1969 maa dhahay kulahaa😂😂😂😂😂

  • @anaansheikh5971
    @anaansheikh5971 6 ปีที่แล้ว

    Wariya najiib Aden waxaan kaa Codsanilahaa inaad noo soobandhigtid filimkii sanjey iyo sanjuu iyo anjalii dhankii noo soo turjubey filimkaas ayaan muda badadan raadinijirey dadkii noo soo turjumey waxaan rabaa inaan wax kacodsado wax kusaabsan filimkaas Qeeyb kamid ah waayo noolasheeyda ayuu Qeeyb kaqaatey markaan daawado xusuus ayaan galaa oon raadiyaa filimkaas oon daawadaa. Marka fadlan wariye najiib waxaan kaa Codsanilahaa inaad wareeysi Layeelatid ama aad ii soodirtid Ciwaankooda Si aan wax ukuwareeysto filimkaas Qeeybta uku dambeeyso iyo Qeeybta ukuhoreeyso. Waa ikacodsi wariye najiib waxaan kuleeyahay
    MAHADSANID.

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 6 ปีที่แล้ว +12

    Reer konfur hindiga way u abtirin karaan waa lagusoo ababiyay

    • @jibriilsiciid9015
      @jibriilsiciid9015 6 ปีที่แล้ว

      Samiira sharaf reer koonfur iyo reer burco hindi udaa

  • @fattumasbeuty522
    @fattumasbeuty522 6 ปีที่แล้ว +4

    Akshay kumar ayaaan ku jeclhy ani yackoo markasta inuu u tarjumo

  • @walaalahamedia9479
    @walaalahamedia9479 5 ปีที่แล้ว +1

    Yackoo waa iga qosliyey 🤣🤣🤣🤣🇸🇴

  • @sheruahmed5765
    @sheruahmed5765 6 ปีที่แล้ว +6

    Yacko qosol ka iga dhameyse wlhi

  • @zakiyare5781
    @zakiyare5781 6 ปีที่แล้ว +34

    Akhshay kumar markaad u tarjumaysa aan ka helaa

  • @salmaabdi1540
    @salmaabdi1540 6 ปีที่แล้ว +14

    Hhhhhh yackoo cadi maha wlhi waa fuuray😂😂😂😂😂😂

  • @ffowska1878
    @ffowska1878 6 ปีที่แล้ว +15

    Waxaanba fahmi lahay wariyahaan hadal badanaa asaga waxaa moodaa inuu sheekadda asaga wado rer badiyey aaamus dheha idinkaa iiga dhow

  • @youbaby7324
    @youbaby7324 4 ปีที่แล้ว +1

    Arninkaan maninka codka aafo soo jilaa minaanan kuksabayn habartay haan biyaay foolatay kkkkkkkkk

  • @mahirkhaliif4350
    @mahirkhaliif4350 6 ปีที่แล้ว +33

    Plz jeeri hala radiyo aso aflanta ku jirin tageeryashiisa ex aya nahnay

    • @herodajiye
      @herodajiye 6 ปีที่แล้ว +1

      mahir khaliif kkkk jeeri Waa wadad

    • @abdirahmanmohamed4396
      @abdirahmanmohamed4396 6 ปีที่แล้ว

      mahir khaliif zxp wu ka baxay waxa malin ku arkay masajid hargaysa ku yaala oo tabliiq ah sanadki 2015 ki

    • @yayaahmed3537
      @yayaahmed3537 6 ปีที่แล้ว +2

      sxbyal jeeri hadii aad hada aragtaan garan maysaaan illa codkiisa moyaane..
      jeeri maalinkasta waxaan ku arkaa masaaji kuyaala hargeisa waana shiikh....
      Allena tawbada waa waafajiyey, maalin ayaan u daarey cod uu filin uu turjumay waana ka cadhooday runtii filimadaa iyo noloshii hore

    • @abdirizakmohamud3792
      @abdirizakmohamud3792 6 ปีที่แล้ว

      mahir khaliif sxb tabliiiq ayuuuu raaacay mar hore

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 6 ปีที่แล้ว

      mahir khaliif jeeri waa ka towbad keenay aflaanta aloo ba’ayoo ninki keenay waaye jeeri

  • @umuzaki8526
    @umuzaki8526 6 ปีที่แล้ว +5

    yackooooo cadmacan leedahay nh kal.iyo.laap ❤💋❤

  • @raaqiyayaasiin4693
    @raaqiyayaasiin4693 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi yackoo iska tageeraa nolow❤️

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 6 ปีที่แล้ว

    Haday idiin suurto Gasho ninka mustafe Qawdhan LA dhaho isna noo soo daaya wllhy ninkaas codkiisu waa fani

  • @امانس-ج7د
    @امانس-ج7د 5 ปีที่แล้ว +1

    Filimkan magaciis

  • @anaansheikh5971
    @anaansheikh5971 6 ปีที่แล้ว

    Waan Idin salaamey wariye najiib Aden iyo yackow. Runtii waan idinku faanaa turtubaankiina filamada hindika ah ood noow Soow turjintiin waxaad heesiin Shaqa aad uwanaagsan oo Qof walbo oo somali ah oo adunka meelwalboow uu jooga uu fiiirsada dumar iyo rag. Runtii waan idinku faanaa hadii aan Somaliweeyn aan nahney. Waayo hadii aan turjubaan uusan jiran af somali oo hindi runtii Wax fiirsanilahaa malahan inyar oo raad sani Laheeyd oo Loo turjumaayo English. Englishna runtii Somalida weey yartaha inta garaneeyso. Marka waxaan idinku mahad celinaayaa Codka QUraxsan ood uturjintiin filimada hindika ah dhamaan asxaabta noo turjunta filimada hindika ah. Runtii waxaad uheesiiin umada Somaliyeed Shaqa aad uweeyn.
    Waxaan idiin rajeenayaa Cimri dheer iyo Caafimaad iLLahey haidinka Celiya Cadawiina.
    Waxaan idinka Codsanaayaa naad filimaadkii Qaaramika ah inaad dib uhabeen ukusameeysiin.
    Waxaan idin Leeyahay Noolaada walikiina.
    Waan kusalamey najiib aden sida wanaagsan ood noo sooban dhigtid waqti walbo waana kaaga mahadcelinaayaaa waxaana kuleeyahay noo siiwad soo bandhig dadka sharafta Leh oo noo turjubaana filimada hindika ah.
    Mahadsanid wariye najiib Aden.

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว +22

    Adirisho HAMDO nooo 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @huddayousuf368
      @huddayousuf368 6 ปีที่แล้ว +1

      Hamda Ali QUEEN

    • @hamdaali601
      @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว

      Hayat Hayat hayat😍😍😍

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 6 ปีที่แล้ว

      Hamda Ali Qurux badanida huno

    • @hamdaali601
      @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว

      Hayat Hayat thnks 😘😘

    • @hamdaali601
      @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว

      Abdifatah karama thnks sharfow wllo aalle haku xafido wllo

  • @rashiidnuur3334
    @rashiidnuur3334 6 ปีที่แล้ว +3

    Yacko tagero number wan ku ahay
    😍😍😍👈

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 6 ปีที่แล้ว +49

    YckO wa iga qoslisY wlhi

  • @inanyaheey9970
    @inanyaheey9970 6 ปีที่แล้ว

    Warsaan uqoslaaye waanfuuray tageera weenaa u ahay waankuheestaa codkiisa

  • @basramumtaz6567
    @basramumtaz6567 6 ปีที่แล้ว

    yackoo cadi matihida wan jeclhya filimah so turjabanti📹😍😂😂😂😂😂

  • @daddaccabdala9229
    @daddaccabdala9229 6 ปีที่แล้ว

    Yackoo çodkaaga beelo waaye waalyzka qoslaa anigah flimka aadan ku jirin maba fiirzado waanku kasbeyhaa

  • @IQCREATION
    @IQCREATION 6 ปีที่แล้ว +11

    Yaacko Qosol Kaliya Wye Hhhhh Cod Badna Hhhh

  • @fadumo.hassan9780
    @fadumo.hassan9780 6 ปีที่แล้ว +8

    Diidiinka bir qabatuu laqay aasay leeyihiin macdan ayaa kujirto

  • @muddyproduction3399
    @muddyproduction3399 6 ปีที่แล้ว

    Yackoo wanku tageraa big fan ayaaa kuu ahay

  • @asadmohamed2226
    @asadmohamed2226 6 ปีที่แล้ว +13

    jeekey Ku casuuma barnamijkaan aad aan uga heley sxb jeejey Ku martiqaad cml

    • @abdiyare5247
      @abdiyare5247 6 ปีที่แล้ว

      Asad Dheere sxb
      Jeekey wuu iska dhaafey. Aflaamta. Wuxuu noqdey Tabliiq

  • @mohaali1078
    @mohaali1078 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 😍😍😍

  • @abdishine
    @abdishine 6 ปีที่แล้ว +1

    Jeekey madaxiisa oo lamoodo feer laduubtay😂
    Wlah Yacko qosol😂😂

  • @zhacniqalpihnurah7150
    @zhacniqalpihnurah7150 6 ปีที่แล้ว +2

    Hmmmmmm wllhi ninkan dar illhay u jacelahay ruwaayad miiran waaayeh😂😂😂😂

  • @aqligal8923
    @aqligal8923 6 ปีที่แล้ว +1

    Wariye Najiib & Axmed sadaq Yackoo waa iga qosliseen kkk

  • @munaniina7530
    @munaniina7530 6 ปีที่แล้ว +1

    yackow markuu yaraa ee riwayadaaha jili jiry saan m uhadli jirin

  • @saidabdulle668
    @saidabdulle668 6 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂
    waraa kuhaysta qof isku kadisaa kusoo dalboyso, daadaq yackoow.

  • @axmettmoxed232
    @axmettmoxed232 4 ปีที่แล้ว

    Qosal weeye 🤚🤚🤚🤚🤚

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว

    😂Yacko wan aqana 2008 isku mel baa jogney yaa baxar igaliyey walee kuma ilaawo ugaas 😍

  • @akramyareyare7669
    @akramyareyare7669 6 ปีที่แล้ว +1

    fantastic man

  • @saddamhussein4818
    @saddamhussein4818 6 ปีที่แล้ว +5

    CAtafow catatafow aar lothaa maanta fuut macaaan timiir may kutaltaleeeen

  • @a.tiger1096
    @a.tiger1096 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkklkkkkkkk yackooo wlhy you're funny man. 😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂alla beerka ma nooli yackoo wax nool tahay pr0

  • @naftahaji4156
    @naftahaji4156 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @maimacarrick3503
    @maimacarrick3503 6 ปีที่แล้ว +5

    Yackoo waku taageera wlhi noolow

  • @badriaash2477
    @badriaash2477 6 ปีที่แล้ว +11

    Yackoo balaayo waye asagan kasbenhaa

  • @foos7330
    @foos7330 6 ปีที่แล้ว

    Asc yackoo aad baan u jeclahay markaad naagaha shukaamiyesid hadal aad u macaan talow xaaskaaga ma sidaasa u qancisaa waa kaftan

  • @zuhaybcali9571
    @zuhaybcali9571 6 ปีที่แล้ว +2

    yackoo tagerahagaan ka mid ah zxp

  • @abdiraxmang-boy377
    @abdiraxmang-boy377 6 ปีที่แล้ว +7

    YACKO yaa iska horfadhiista

  • @fartuunxuseen1410
    @fartuunxuseen1410 6 ปีที่แล้ว

    Yackoo ruunti aad baan ku dageera love wlhi

  • @roobleahmed5762
    @roobleahmed5762 5 ปีที่แล้ว +1

    Wakan nin ka codkisa iwarershay leef lefow caml.qosol iyo qaraxo 😂😂😂😆😆

  • @ahmeddunka5783
    @ahmeddunka5783 6 ปีที่แล้ว +5

    cade nuur cada difoow aloda maa
    tafut macaan timir maay kudal daleen

  • @umuzaki8526
    @umuzaki8526 6 ปีที่แล้ว +3

    yackoo.banooniga.qeynta.lawaaaad hurdaa iguqabato kulahaa kkkkkk wa igaqoslisiisey 😂😃😂😄😄

  • @ramlacraxamn4672
    @ramlacraxamn4672 6 ปีที่แล้ว +2

    Yackoo wlahy tageero buuxdo qaa qofka koobaad een taagero
    Lantii filmba madawadeen

  • @pureheart3552
    @pureheart3552 6 ปีที่แล้ว +9

    Kasbaynta iyo yacko😂😂😂

  • @rahmaismail9603
    @rahmaismail9603 5 ปีที่แล้ว

    Fadhigaan ku ordaynay ku lahaa 😂😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂waa taageeraa wllhi