MAY.QISOOYINKU WAA AY FIICAN YHIIN.WAYOO WAXYAALO BADAN AYAD KA BARANKARTA.NOO SI WAD DHACDOYINKA WAY FIICAN YIHIIN MAHADSANID JUMCA MUBAARAK INCHAALLAH
War carab sheegay ama laga xigtay, wax macno noo samaynaya. Kaba soo qaad in ay run tahay, maxay macno ah oo Soomaali u samaynaysaa ama dan ugu jirta. Wakhtigaaga meel fiican gasho, waz taladayda.
Aniga Ra’yigaga dadku aad bay ku dhagaystaan wax aad ajar ka helayso illahay a aad ugu dhowanayso manta wadakii iyo Dhalintii way lumayaan umada afsomaliga ku hadadhana way ku jecelyin maa ka faaidaysato ?????
😮fadlan soo badi qisooyinkaan oo kale . Mahadsanid.
Mansha allah noo soo badi qisooyinka noocan ah
Masha Allah Waan kahelay soo bad I
Asc walale nadara Jazakalahu khyr
Waa wax fiican
Lkiin falan qaynta aadbay
Udheer tahay iskuday inaadso
Yaragabiso adoo raaliya🙏
Qisada waan ka helay laakin waxaan ka jaclaan lahaa qiso aan ku jirin sixir ( sixiroole ma guuleesto quraanka ayaa lagu sheegay )
Jizakalahu khayran noo sii wad
MAY.QISOOYINKU WAA AY FIICAN YHIIN.WAYOO WAXYAALO BADAN AYAD KA BARANKARTA.NOO SI WAD DHACDOYINKA WAY FIICAN YIHIIN MAHADSANID JUMCA MUBAARAK INCHAALLAH
Waa fiicantahay soohadee walaal
Waan ka helnay ee noo soo badi
Maanshaa allah tabaarakallah ❤❤❤ keep going ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Qisaska xaqiiqda ah sida tanoo kale waa u baahanahay, mahadsanid
Nadaara soobadi qisooyankaan waxey kamidyihiin qisooyinka soomaalida kadaboolan tiihorana waamuhiim wararka falastiin iyo yuhuuda labadaba noowad insha allaah mahadsand
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Abunadaara waa baraamij fiican waynu u baahanahay waayo waa arimo bulshada ku iman kara ninkaa suxufiga ahna waan. Aqaanaa waan dhegeystaa qisaskiisa ka sheekeeya jaraaimka amniga waa khabiir ruug cadaa ah wuxuu ka sheekeeyaa ilaa kontonaadkii wixii khaleejka ka dhacay
Markaa saaxiib inoo wad waunu u baahanahay. Aad baad u mahadsantahy
Waa barnamish wanagsan wana so dhoweyneynaa. Mudane.
Maashaalah
ASC Aad IYO Aad Ayay U fiicantahay Arimaha Qisadani
In la'dilo bay ku fiican yihiin
Asc nagaare wariye hore waan ku salamayaa horay u soco waan kugu taageersan ahay waan rabnaa dhacdooyinkaa oo kale horay u soco
Mashalah ustad qiso layaableh weeye arintaan inoo wad
War adi waan kigi caajiznay ee warka murtidiisa sogaabi fadlan bro
Asc Nadaara. Sheekooyinkaan oo kale waa loo baahanyahay ee noo soo badi haddii alle idmo. Mahadsanid
Soo wada
Qisadaan waa muhiim ee sii wad Mr.nadaara
Maashaa Allah waa qiso fiican, sii wad
War carab sheegay ama laga xigtay, wax macno noo samaynaya. Kaba soo qaad in ay run tahay, maxay macno ah oo Soomaali u samaynaysaa ama dan ugu jirta. Wakhtigaaga meel fiican gasho, waz taladayda.
Aad Iyo aad baan oga helay keep going❤❤❤❤❤❤❤
Qisooyinka sidan oo kale ah aad baa loo xiiseeyaa ustad Nadaara
Asc nadara ad iyo adban uga helay sii wad qisoyinka insha allah aadbad umahadsantahay
Waa maqlay waa wax cajib ah
Is good bringing more ❤
🎉qisada waa wax kle 🎉
❤❤❤fadlan soo badi ustaad
Waa wax la yaable ogaansho iyo condo leh ku soco walaal
Wad nadaaro sheekadaan illaa iyo dhamaadka
fadlan soo badi
Asc wallo noo soo badi sheekooyinka inshaallah mahadsanid
Sobadi
Waqiso Xajib ah sokordhi
10 daqiiq in aad ku soo koobtay ahayd .
❤❤leelaa abaduulaxifii wax sax
Asc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ok
Qisadan wsy wanaagsantahay ee noo wad
Hadal ahaan kuma wanaagsanid ee iskabadaa social media da
so badi qisoyinka qariibka ah
M.a wll noso badiii
Asc wr wb somali maxamed
Nadaare bernemishkan waa ok
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah nadaaro soo badly please
Wcl bro 👍👍
Dowladii KACAANKA ahayd ee Soomaaliya waxaa jiri-jiray dad CARABTA u shaqo doontay, kuwo ganacsi isaga jira, kuwa DHINTAY, iyo kuwo meelo kale iska aaday iska aaday!
Asc noo soo dhamasys tir tan horata waa qiso cajiibee
Hno jeenin mardamve waa shirki
Asc waa noo sii wad qisooyinka
Wllhi waa kayaab sxb
Wey fiican thy in lala socdo qisooyinka adduunka ka dhaca.
Soo daa si looga faaiideysto.
2:07 ninkan TH-camr qisooyinka soo gudbiyo soomhn🤔 mise???
iyaaah allaaaa iga tag
Sxb ino so badi mar walba bro
Asc nadar wakusalamay wll
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mood qisooyinka
Nadaaro raadi nin la yiraahdo dr. Rashiid kuwaiti ah wuxuu sheegay in at adoonsan jireyn soomaalida oo ka been sheegay
Aniga Ra’yigaga dadku aad bay ku dhagaystaan wax aad ajar ka helayso illahay a aad ugu dhowanayso manta wadakii iyo Dhalintii way lumayaan umada afsomaliga ku hadadhana way ku jecelyin maa ka faaidaysato ?????
Haa.sii.wad
nadaara hakaa kagahayg guu
Nooo soo badi mcln
Yaawaye, Y Familyyyyyy saan ma ihi cadceeddumaroo QatraayEEy QaranEEy cadayyareey dagan murwodumaroo Yariisey Nicmaturabi Nicmaturabi wanicmalwakiil Qiimobadan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee
Sheekooyinka Faisal Al- Xamrani, waa qisooyin run ah oo dhacay, police kana wuu la shaqeeya! Taqriiban 2000 oo sheeko buu sii socdaa, oo kuli igraam ah. Aniga hadaanuu sheeko soo dejin, kuwa ka horeeyan ku noqdaa. Mahadadanid 🫶🏼
Waxbaa ka tagtay Nadaara
Kadib markii sixirka laga furay eygii waxay tagtay naagtii xafiiska maxaa dhacay???
Noogu soo dar waa cajiib waa inaan ogaano wax walba ee caalamka ka jira
Asc
soo wad qisooyin
"Saxiiradii" maxaad ula jeedaa kelmadaas
Wax waye sixiroole ama faaliye hadba sad utaqano
siwad hadana iiwad shekaa socotee
Maasha Allah
Soqor wll
Ask
4ta nin ma adaa ka qurxoon
Oky nadaara noosoogudbi wax ad aradid sxb
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Casi cabsi nooken jinka
Tu voudrais dire la nuit..
Waxu soo gudbiya saliva dariiqa wuxu soo bandhiga isago baabura wada waa maxami ama loyara ku taqasuusaya amaniga
Khiso wax tar uleh dadka ku dadaal sidii tixsiga buluuga ah
Ninkan aad masirkiisa meesha soo saartey wuxuu iila egyahay nin carab ah oo sheekooy8n fage ah sameeya oo inta badan dadka madoow ku saansan xitaa waxaan kadhegaystey sheeko uu yiri soomaali yaa nin inta taxi ku qaadey dilay oo meydkiisi8 buuta ku ritey iska wadan jirey iyo sheekooyin aan macquul ahayn carabtuna waxkasta oo xun qofcmadaw yey ku metelaan ee nadaarow iskahubi in uu run sheegayo
asc jzkllaah🫡🫡👍🏻👍🏻
Y jEmaadeeey Y murwodumaroo ooriyareey Nicmaturabi wanicmalwakiil janogasho iyaa iyaaa Reero dumar teen ya ahey bal Y
Nadara. Shekadu. Wakaqaldantahay. Dubay. Baykadhaday. Iskasax
Eyga kuceli sudhhy
I don't
Noobadi,wareyeye
Tu raconte n’importe quoi 😂
Broadcaster u r somali shaa believer of Iran 😂😅
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW