Maxkamadeynta Agaasime loo haysto la-shaqeynta Khawaarijta.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 หลายเดือนก่อน +3

    أللهم أعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر إخواننا المجاهدين في غزة وانصر إخواننا المستضعفين وهلنا في غزة يارب العالمين🤲

  • @ismailabdikadir5593
    @ismailabdikadir5593 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waa ina adeerkeey, mana aqaan 😅

  • @husseinhaji7
    @husseinhaji7 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaadkayga Diiriye

  • @myday144
    @myday144 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah Shababki oo cimamadahodi wato ayaaba Maxkamada dhax fafadhiyo cabsi cabsi caadiya😢

  • @MahirHassan-oh5qk
    @MahirHassan-oh5qk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hala dilo balaayo allaha kuride

  • @abdinasirovic7847
    @abdinasirovic7847 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad diiriye nin wayn

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 2 หลายเดือนก่อน +2

    Numabarada uu lacagta udiri jiray oo dhan maalasoo qab qabto ilee waa layaqaanaa asiguna waa yaqaanaaahe

    • @noormohamud3911
      @noormohamud3911 2 หลายเดือนก่อน +2

      Dadkaas magaalka majoogan duurka ayey kujiran ee asaga un dambigiisa halagu ciqaabo

  • @yareys3919
    @yareys3919 2 หลายเดือนก่อน +3

    Gadoomiye SAALAX waxaan su aal maahan eee toogasho dadban waaye ,,, iyo watno qabad

  • @kd2528
    @kd2528 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka markii maxkamada la keeno😂 qal qal Hala xiro nuucaan😂😂

  • @CabdicasiisMaxamed-sj7cm
    @CabdicasiisMaxamed-sj7cm 2 หลายเดือนก่อน +1

    😊l😊😊😊Lkn ❤

  • @Tiimbare
    @Tiimbare 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaadkeygii Diiriye sharci nin yaqaan waaye ee yaan laga daba hadlin.

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 หลายเดือนก่อน

    Kiiiskkan ay xeer ilaalintu horkeentay Maxkamada Gobolka Banadir waa mid qabyo ah!
    Cadeeyman ku filan eedeeysanaha lama eeysan hor imaanin Maxkamada, blse goàanka ay Gudoonka soo saaran eeynu aragno. WABILLAHI TOWFIIQ

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 หลายเดือนก่อน

    Nin oday ah oo reer muqdisho ah ayaa igu yiri reer koonfurku ma yaqaanan abtirsiga.

  • @zaadsuudi
    @zaadsuudi 2 หลายเดือนก่อน

    300k wax weyn maaha

  • @khadiijoabdullahiahmed9848
    @khadiijoabdullahiahmed9848 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa la yaabay dowlada iyo shabab v maxee is doorshaan kuli good cashuur qasab ah ayee ka qaadaan shacabkana wax maluuga qabto

  • @FjrjrAsr
    @FjrjrAsr 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 ilmo adeer an is swoon o intas lacag loo haayo ey dheh dil doqonka telfondas magacydooda dhan xitaa ha la so qabto pls

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 2 หลายเดือนก่อน

    aar heedhe ninku jawaab xumaa! kulahaa waa inderkay mana aqaano magaciisa oo dhamaystiran

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 2 หลายเดือนก่อน

    kan waxuu qarinaayaa runti waxa lagu eedeeyay waxbaa ka jiro

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in 20 sano lagu xukumo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน

    Maffiyada isma taqaan marka sharciga la hor joogo ina adeer aan la aqoon khawaarijta laga hala 😂😂😂😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii ay Cadaalad jirto kuwa oo
    Khawaariij ah oo la ogyahay hala soo qabto

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 2 หลายเดือนก่อน

    Bal ninkaan ka Waran waa shaqa bixiyaha khawaarijta.
    Kuwa lasiiyey lacagtaa waakuwa dadka dhibaateeyey.

    • @WardaLaki-u5f
      @WardaLaki-u5f 2 หลายเดือนก่อน

      Caday laguma hayo niinka ee hau danbaabin

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน

    Koofur galbeed mw cabdicasiis laftagareen xitaa waa alshabaab

  • @Kilwo19
    @Kilwo19 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂 waligey ninweynoo ka sawirsan waligey maarag

  • @Magudbe13
    @Magudbe13 2 หลายเดือนก่อน

    Lacag dhaqida halmalin na fahansiya

    • @abdikadirmuhumed427
      @abdikadirmuhumed427 2 หลายเดือนก่อน

      Money laundering, waa lacagaha si sharci daro ah lagu soo saaro, tusale 100 kun oo kaasha ayad ka macashtay Khamri aad iibisay ka dib tukaano ama dhul ayad ka iibsatay.

  • @abdiwahaabdhaqane7057
    @abdiwahaabdhaqane7057 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waala shirqoolay dadkii uu xabiibka kadhigtay ayaa mashimay

    • @UmuFara
      @UmuFara 2 หลายเดือนก่อน

      ثلمليييؤسؤع

  • @somalimediaaction7553
    @somalimediaaction7553 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk gadoomiyaha caadi ma,ahan

  • @Faeeeeeeeeeeeeee
    @Faeeeeeeeeeeeeee 2 หลายเดือนก่อน

    Ninjaa was nine xun o doqon ah ilmaha raxweyn o meet walba usku qarxinayey ayuu halaajiyey juwaas o walalhood somaliyeed dhimsho l iyo dhawac gantidoodii just waayen wacalka dil

  • @WardaLaki-u5f
    @WardaLaki-u5f 2 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad maaha sidaan dadka wainuqiirto qoofku amaa inaad dinbiiga ku qabaatan isoogo qoof ashabaab ah udhiibaya iska ilaaliya cadaalad daraada imiika waa caad lugiima hayo lacaagta akoonka laga saaray ciida lasiiyay keena iyo niinki lahaa lacaagta awaay

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 2 หลายเดือนก่อน

      Lama keeni karo dhul shabab ayay joogaan dadkaas

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dambiile miyaa qofkii lacagtiisa maamulanaayo ar somaliya waa jaahiliin gudoomiyaha maxkamada iyo kuwaan dambi uu laheen dusha kasaaraayo bal hada ninkaas amaankiisa idinka maa ka masuul ah cadow badan ayaa tusteen hantidiisa wixiisa wuu iska qarsanaayay inkaar haniigu dhacdee

    • @mustafeyebero23
      @mustafeyebero23 2 หลายเดือนก่อน

      Su'aal is waydii Muxuu U Bixiyaa 300 oo 30 qof ah?
      Hadana Bil walba Ah.
      Ma sheegayaa Inuu Kambani Leeyahay Ka Shaqeyaan,
      Ama Uu Agaasime ka Yahay Kambani Qaraabadiisa Leedahay?
      Haduu Dambi yesho waa Ciqaab
      Hadusan yeelane waa Fasax
      Ee Ha hor dhicin
      Shakigana Xaalada Dalka Ka Jirta Baa Keentay.
      Cadiifad yaysan Ku Qaadin adigaba Soomaali baa Tahay👍

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@mustafeyebero23xaq miyee uleedahay maxkamada in ee shaaciso hantidiisa tusaale hadii uu dambi laheen yaa ka masuul ah amaankiisa waad ogtahay wadankeena 1 dollaraa la isku dilaa

    • @ugaskabeesha4539
      @ugaskabeesha4539 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb wax hubso waxa la haaya labarada lacagta lagu diray wa al.shabab tan kale lacagta intas leg sidey kuso gasha wa su al? Maxad qabata sa su al?

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 หลายเดือนก่อน

      @@ugaskabeesha4539oo qofka bini aadamka ah wax masoo geli karaan miyaa rabi hadii uu hanti siiyay sabab ee kuusoogashay miyaa lacagta intaan la eg anagabo nama soogasho miyaa sheekada insha allah dowlad caadil ah wee dhalandoontaa oo wax walbo lagu xakumo sida uu rabi nafaray qofkasta oo xil ama darajo nooc kastabo ee ahaato haayo oo shacabka masaakiinta ah dhibaateeyay ha ogaado in uu xakunkaas sugaayo inta tii aakhiro lagaarin waabo hadii nafta baaqi usii ahaato xukunkasta oo bacrimis ah waa kii suulo sida rabi aayaadkiisa noogu sheegay أفحكم الجاهلية يبغون ومن أحسن من الله حكما لقوم يوقنون

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 หลายเดือนก่อน

      @@ugaskabeesha4539​​⁠oo qofka bini aadamka ah wax masoo geli karaan miyaa rabi hadii uu hanti siiyay sabab ee kuusoogashay miyaa lacagta intaan la eg anagabo nama soogasho miyaa sheekada insha allah dowlad caadil ah wee dhalandoontaa oo wax walbo lagu xakumo sida uu rabi nafaray qofkasta oo xil ama darajo nooc kastabo ee ahaato haayo oo shacabka masaakiinta ah dhibaateeyay ha ogaado in uu xakunkaas sugaayo inta tii aakhiro lagaarin waabo hadii nafta baaqi usii ahaato xukunkasta oo bacrimis ah waa kii suulo sida rabi aayaadkiisa noogu sheegay أفحكم الجاهلية يبغون ومن أحسن من الله حكما لقوم يوقنون

  • @siciidsaxane8893
    @siciidsaxane8893 2 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @alialiali1421
    @alialiali1421 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi ninkaas denbi malaha, waana u dhaaran karaa. Ninkaas magdhow hala siiyo. Maxkamadana hasii deyso.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Dowlada dan qaran e Somaliya