“Markii Gabadheeda ay ugu dirtay Biyo uu cabo ayuu toogtay” ninkii dilay Maamo Khadiija.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 342

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 24 วันที่ผ่านมา +41

    Labada Askari ee Qabtay waa halyeeyo Midkii gacanta ku dhigay ee udhiibay askariga kale ee yiri halkey xabada ka dhacday yaan soo eega ee ninkan sii haay iyo askarigii hayey ee yiri xabada meeshey ka dhacday yaan aadeynaa ee ina mari labo Askar oo Qatar ubareeray oo Aad u tuhunsan ninkan yey Ahayen ee jaaniskii ay gabadhii hooyada dhashay la hor geyey oo ay usheegtay kan buu Aha bistolad ayuu wataa Markiiba Soobixi yirahden xabadii yuu ku tuuray lakin isaga ayey lugaha ka jejebiyen deg deg labadaas Askar Haloo Dalacsiyo wa Geesiyal Geesiyal dhalay Allaha Inoo Badayi askarta sidaan Oo kale

  • @lilymohamedmohamed2660
    @lilymohamedmohamed2660 24 วันที่ผ่านมา +41

    Askarta training fcn inlasiyo waye qasatan body language ine fahmi karaan sbabtobto ah ninkas wubaxsan lahaa hdeesan ciyaal banonika wad dhihi lahaan sidee hdalki kafahmay
    Somaliyo jir oo joog❤❤❤

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 24 วันที่ผ่านมา +30

    Ilaahow ha iga dhigin qofka udoodaya qof qof dilay 😢

    • @Binthlm
      @Binthlm 21 วันที่ผ่านมา +3

      Aammiin dhamaan

    • @zeinabumu.hamza.1233
      @zeinabumu.hamza.1233 20 วันที่ผ่านมา +2

      😮amiiiin amiiiin

  • @farxiyofarax4645
    @farxiyofarax4645 24 วันที่ผ่านมา +78

    Ciyaal xamar waaba dowlad caadiya war ninka wad ayeey dhaheen iyagaaba ka aqli badan askarta❤

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 24 วันที่ผ่านมา +12

      Haa ninka waa hubeeysnaay 🔫 si caqli ah ayee ula shaqeeyeen ciidanka wee arkaayeen ayaa filaa sidaas ayee u dhaheen wad ninka 😂😂😂😂

    • @ABDALLAHISMAEL-ow5du
      @ABDALLAHISMAEL-ow5du 23 วันที่ผ่านมา +3

      Rer koonfuroow Heeryadda Iska Dulqaada Guumeysiga shabba ciyaal weero Bajaajle maskiin hal dollor lagu dilo mooryaanimo ilaahay siduu idiin gartay maxkamadu maalinkasta si deey wax u xukumaysay dadkiinii waaa dhamaadeen wlhi Caloolxumo

    • @loolan01
      @loolan01 23 วันที่ผ่านมา +1

      lkn wuxu dhahay qaatil ku ano bastol ladii wata baa soo raacay waa dili karay labada nin ba. waxaa moodaa inuu goaan kiisa bedelay ama uu baqay

    • @Baadil12
      @Baadil12 22 วันที่ผ่านมา +2

      waalhi waa sax waaa dowlad caadi ah ciyaal xamar wexe ku arkeen inu yhy soo galooti cml

    • @Laylamaxamuud-wq1pv
      @Laylamaxamuud-wq1pv 22 วันที่ผ่านมา

  • @user-fx6rw8hk7w
    @user-fx6rw8hk7w 24 วันที่ผ่านมา +44

    24 jir askari ah masha Allah dadaal wacana bro

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 24 วันที่ผ่านมา +25

    BEEN BADANAA SHAQADIISA AYAA AHEYD IN UU WAX DILO OO UU MUSHAAR KU QAADANAYÈY WAAD KA SHAQESATEY MISKIINTAA ADNA WAXAA KAA SHAQEYSANAA Mr shuute❤

  • @mohabdalla8651
    @mohabdalla8651 24 วันที่ผ่านมา +41

    Shabaab anagaa ku hayno muqdishu hadii runta laga hadlo. Ileen ma arkinteenaa badan hadii hal la ceeyrsado wlhi inay cid danbo dileen.

    • @abdalla_anas
      @abdalla_anas 24 วันที่ผ่านมา +8

      Waa run hadii umadda ay ka run sheegaan wlhi habeen masii jireen ee umadda ka dhab abayn cabsi badanna isku daboolay.

    • @maanka8907
      @maanka8907 24 วันที่ผ่านมา +5

      Raganimadaas larabaa sxboow. See dadka dhan looga dhaadhicin karaa hee taas waaye dhibaatada.

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 24 วันที่ผ่านมา +33

    Tiirka dag dag haloo geeyo nijaaska

    • @mohamedhasan7231
      @mohamedhasan7231 24 วันที่ผ่านมา +3

      Hadi ladilo kuwii soodiray aa wali sii jiraan dowlada makacabsanee ragaan

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 24 วันที่ผ่านมา

      @@mohamedhasan7231 kuwa soo diray ha ii danbeeysee ragaan lasoo diray danbiga ma geeysteen yes waa danbiile ilaa ee caqli ka yeeshaan waa la laaynayaa hebal ayaa isoo diray kaasaari meeyso waa ku fahmi karaa waxaa kawadaa tuugada waaweeyn maalasoo qabto tuuga dhalinyaro ayuu iska soo hormariyaa marka dhalinyarada haka weeynaadaan hebal ayaa isoo diray

    • @aminaliiban1780
      @aminaliiban1780 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@mohamedhasan7231ma isku qabiil tihiin nayaab soo wada bax alshabab bad tahaye

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 24 วันที่ผ่านมา +9

    Allàha u naxaristo wallashey qadijo siyaad

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 24 วันที่ผ่านมา +68

    Naxariiis Darnaaa Mxuu Ka Faiidayaa Hooyo Hoyadiisa Cml Inuu Dilo😪😪😪😪

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 24 วันที่ผ่านมา +7

      Waa wax cuqubo ku dhacday

    • @naasirkhadar8370
      @naasirkhadar8370 24 วันที่ผ่านมา +6

      Inkaar Allah haku Dido Waa qof Naxariisti ka Tagtay

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 24 วันที่ผ่านมา +4

      45 dollars 💵 ayuu kusoo qaatay si hooyadaas biyaha siineeysay si uu u dilo

    • @aminaliiban1780
      @aminaliiban1780 23 วันที่ผ่านมา

      Waa ibnu sina😢

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol 18 วันที่ผ่านมา +1

      Koleey waxbaa jira ,xog beey ogeyd oo laga baqaayey ineey gudbiso. Hooyo maskiin ah oo iskaa wax u qabso aheyd , maxaa kaloo loo dili karaa ? ALLAAHU ACLAM

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 24 วันที่ผ่านมา +40

    Ninka dilay masaakiin maatada u shaqa tagay waa maxay macaashkii 😢
    Allaha u naxariisto maamadii dhimaty 🤲🏽

    • @KUNANI23
      @KUNANI23 24 วันที่ผ่านมา +3

      Maamadii Shahiidey ❤❤❤❤ ilaaahey ha u naxriisto

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 24 วันที่ผ่านมา +3

      45 dollars 💵 macaash naf dhan ayuu u gooyay 45 kaaga daran biyo ayee sii rabeen asigana dil ayuu u socday arxan malaha shabaab waa khawaarij

  • @HappyCoastline-od8lm
    @HappyCoastline-od8lm 24 วันที่ผ่านมา +17

    Alle wxan xasusta odhaahdii Ahayd;:
    (GOD HA QODIN HADAA QODIDNA HA DHEEREYNIN KU DHICI DOONTIDNA MA OGID)..

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 24 วันที่ผ่านมา +11

    Ha la Dilo ilaahay Cadaabta ha ku Fogeeyo,Qurunka

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 24 วันที่ผ่านมา +45

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 24 วันที่ผ่านมา +3

      Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Professor4555
      @Professor4555 24 วันที่ผ่านมา

      Argagaxisdi ba dadka dhameysey ku sali maxa ka quseeya

    • @user-ri1cs9nt1v
      @user-ri1cs9nt1v 24 วันที่ผ่านมา +2

      Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 24 วันที่ผ่านมา +2

      Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 24 วันที่ผ่านมา

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 24 วันที่ผ่านมา +13

    Inla wareystaba maahan nucan waa bartiisa inlagu toogto

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 24 วันที่ผ่านมา +12

    Qofkii qof xaq daro ku dilo hala dilo alsheydaan waa waxuush bilaa diin ah

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 24 วันที่ผ่านมา +10

    Subxaanallaah bal hada masiibadaa eega

  • @farhia2984
    @farhia2984 24 วันที่ผ่านมา +8

    Inta hooyo aan waxba u dhimin gurigeeda ugu tagey oo uu ku diley buu rabaa isna in la sii daayo si uu usii noolaado subxanalaah dhiiga la fududaa😢😢😢

  • @dejiye247
    @dejiye247 24 วันที่ผ่านมา +13

    dhibaatada DWaxa Horseeday Dowladda Somaliya Oo Khawaarij Ka Xoreyneyn Magaalooyinka Fara Ku Tiriska Ay Ku Hareen Cayaalkaan Waxay Ku barbaareen Dhul Khawaarij Fikirad Ayaa laga Dhaadhiciyay Marka Kuwii Ku Dhashay Khawaarij Dhulka ay Heysato Maanta Waa Qaan Gaaro iyaga Oo Aaminsan inta Khawaarij Kaso Hartay ine Gaalo Yihiin Maxaa Loo Diiday in Jilib iyo Bu'aale Laga Saaro Khawaarij Oo Cali Garoobka Dalka Ka wada baxay la Gubo ileen Geedaha be Ku Hoos Dhuuntaan Puntland Wa Dhul banaan inyar Oo Duur Ah Ayee Ku Jiraan Khawaarij Gaalkacyo ilaa Kismaayo Geedaha Duurka Ku Yaala Diyaarado Shidaal in Laga Soo Daadiyo Hala Gubo Hadhow Mustaqbalka Ayee Somali beeran Kartaa Dhir Cusub Marke Khawaarij baaba'aan
    Cali Garoobka Waxa is Dhahay Geedka Cali garobka Micna Ayaa Loogu Beeray dalka Cidi noo Keentayba Ha ahaatee Mustaqbalka baa la Ogaa in Khawaarij So bixi Doonaan

  • @Kazaawapro
    @Kazaawapro 24 วันที่ผ่านมา +6

    alshabaab goorme bilaaween inee qareen yeeshaan wale waa socnaa😢😢

  • @engrwehelie9641
    @engrwehelie9641 24 วันที่ผ่านมา +9

    Qabriga ayaa ku fahmi doontaa sheeko!!!!

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 24 วันที่ผ่านมา +5

    Allaha U naxariisto maamada

  • @maslah345
    @maslah345 24 วันที่ผ่านมา +12

    ALLAHA UNAXARIISTO MAMADA GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 24 วันที่ผ่านมา +9

    Xaqa ayaa qabtay Eedeysanaha

  • @CaraayeJimcaale
    @CaraayeJimcaale 23 วันที่ผ่านมา +4

    Askrigg wiilka qabtay illah ha xafida

  • @user-ns9zt3tr7g
    @user-ns9zt3tr7g 24 วันที่ผ่านมา +13

    Qashinkaan hala toogto

    • @AbdulrahmaanAk
      @AbdulrahmaanAk 22 วันที่ผ่านมา

      Adi maa qashin ka dhikay alshabaab hanoolaato ilaa murtadiina somaliya kunool baa bi ineeno

  • @AskaAhmed313
    @AskaAhmed313 24 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaaheyow dhiig Muslim hana galin

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 24 วันที่ผ่านมา +28

    Dadkaan dadka udoodaayo iyo iyagaba haladilo

    • @xamuudi1762
      @xamuudi1762 24 วันที่ผ่านมา +2

      Zaxiix

    • @Dr-Hashimi
      @Dr-Hashimi 24 วันที่ผ่านมา +5

      Waa sax walaahi waxaa ciil iga qabtaa markaa arko danbiile danbiga ku cadyahay markaa la isku dayo in la difaaco

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 24 วันที่ผ่านมา +1

      Inta dastuurka dalka aaminsan inuu muqadas yhy baa aaminsan In ladifaaci karo daalim gacan kudhiigle ah.
      Somali way is jcshhy lkn waxa isku dirayo waa buugan tastuur laleeyhy.

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 24 วันที่ผ่านมา +1

      Halah diloh ninkasto khof dilay jisadisuh waa togashay ee halaguh khadah sharcigah islamkah faray oo ah naftih nafdishah iyadanah haladiloh ninkih il khof karidah isganah ishisah lalah ridoh ninkih khof gantah kagoyah isganah gantisah halajoroh Markah halaguh socdoh sharcigah islamkah iyo sunadih nabigah salalahu calihi wasalim

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 24 วันที่ผ่านมา +3

    Allah unaxariisto

  • @falisahmedsiyadsiyad9805
    @falisahmedsiyadsiyad9805 20 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaas lagama dhageesanaayo abti shuute kashaqayso arxan laawaha😢😢😢😢

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 24 วันที่ผ่านมา +7

    Gabadhi hadu dilin iyo asgarigi soqabtay wu hubeysna

  • @siradm
    @siradm 24 วันที่ผ่านมา +17

    Waa wuxuush, dhiigga umadda Soomaaliyeed ayaa loo soo diray Ilaahayow naga baab'i waa ma naxa yaaal naxariis daran
    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 24 วันที่ผ่านมา +10

    Muslim waye aaa biya siya سبحان الله 😭

    • @Cadar49
      @Cadar49 24 วันที่ผ่านมา +3

      Sadaqadeedii xalaashaa ayaa soo qabatay tuuga

  • @maxamaddaauud3914
    @maxamaddaauud3914 20 วันที่ผ่านมา +1

    Yes

  • @MasbalmuxumadNuur
    @MasbalmuxumadNuur 24 วันที่ผ่านมา +3

    Subxana allah

  • @maslah345
    @maslah345 24 วันที่ผ่านมา +17

    Masiibo hakudhacdee umada dhiigooda ayey banayzteen

  • @OglaMohmed
    @OglaMohmed 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ha unaxariisto

  • @ismailmohamedYusuf-qg5ko
    @ismailmohamedYusuf-qg5ko 24 วันที่ผ่านมา +4

    Meeshan halagu dilo waa cadow nin hooyo dilaye😢😢😢

  • @faash3973
    @faash3973 24 วันที่ผ่านมา +4

    Dil toogasho waaye Ninkan

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 24 วันที่ผ่านมา +6

    Dad kale intu dilin hala dilo

  • @YooniisGaamiye
    @YooniisGaamiye 24 วันที่ผ่านมา +6

    Ardila alihin ale Mayahay wa dalim wayn

  • @user-im7oq1lk5n
    @user-im7oq1lk5n 24 วันที่ผ่านมา

    Allah ha unaxarista

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allow kuu naxariiso

  • @HASSANMOHAMED-gk1tg
    @HASSANMOHAMED-gk1tg 24 วันที่ผ่านมา +6

    kkkkk nin walboo laqabto ma
    xuu lacabadaa

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 24 วันที่ผ่านมา +2

    سبحان الله 😢😢😢😢
    إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله ربنا يرحمها ويغفر لها ويسكنها الفردوس الأعلى من الجنة و يليهم أهلها وذويها الصبر والسلوان.
    اللهم آمين يارب العالمين🤲

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 24 วันที่ผ่านมา +6

    Mamada cuntada sinaysay hala baaro. Gurigi udegana

  • @CabdiraxmanJoseph
    @CabdiraxmanJoseph 24 วันที่ผ่านมา +3

    Waxaa loo baahnaa bastoolada uu watay in laga fiiriyo qolofka xafada iyo bastoolada uuwatay in laisku eego si cadeyn rasmi ah loo helo thnks

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j 24 วันที่ผ่านมา +7

    Askariga yar waa sigtay

    • @bario1091
      @bario1091 24 วันที่ผ่านมา +1

      Mayaro waa curi soo uhadlayo uma jeedid

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 24 วันที่ผ่านมา

      Maya waa yaryahay 25 ma gaarin kkkkk

    • @bario1091
      @bario1091 20 วันที่ผ่านมา

      @@wmdghdgg1234 hahaahah

  • @khadro9946
    @khadro9946 23 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxaristo

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 24 วันที่ผ่านมา +4

    Hadu tababar kujirey waxalo tababarayey saw dad laayo maaha sedee loogu naxariinaya ologu doodaya subxanallah

  • @jowhara1000
    @jowhara1000 24 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanallah biyo isiiy ayadana xabad ayuu afka geiyey asagana xabad afka ka geli shuutow arxanlaawaya

  • @user-mz2oq4tp7s
    @user-mz2oq4tp7s 24 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @hodohassan5037
    @hodohassan5037 16 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 24 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @abdiqadarabubakar3277
    @abdiqadarabubakar3277 13 วันที่ผ่านมา

    Shuute biyihii mala keenay beyo beel qof dhan aa nafta la dhaafsiiyey biyo warkooda maajiro alla yaa raxma hooyada muwaadinta eh allow janada ka waraabi❤❤❤

    • @xaliyetube9127
      @xaliyetube9127 7 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkk😂😂😂😂sheko o biyo as keni meshi kahadli lahayi mamada cadalad ine hesho sheko biyo as keni shuuto runta waye walahi qof hooyo dili wa ina latogta

  • @mohamedSagal
    @mohamedSagal 24 วันที่ผ่านมา +3

    marka la leeyahay somalida qaar baa sida xayawaanada u nool waa kuwan cml.
    ninbaa kusoo qanciyey in uu hooyodaas soo dilo asna waa ka aqblay waa doqonimada tan ugu wayn.
    waana sababta loo dhahay doqon ka waxuu naftiisa ugeystaa waxa uuna cadowgiisa ku geesteen.

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 24 วันที่ผ่านมา +3

    Askartaas ma jibuuti baa soo tababartay waa maxay askar soo qabatay qof aanay aqoon hadane aanan iska baarayn?🥺🥺

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ina lillahi wa Inaa lillahi Rajicuin, waa yaab

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 24 วันที่ผ่านมา +6

    Madaxwayane xasan sheekh waxanka coodaanay dadka al ahabab ka ah ee dilka gaysata dag dag hu utoogto

  • @Maxamed-Muse
    @Maxamed-Muse 24 วันที่ผ่านมา +1

    Naxariistii jano allaha siiyo amiin yarabi 🤲mamada ninkan arxanlawaha qawarijka ah hala dilo

  • @user-to6ur6vk9w
    @user-to6ur6vk9w 24 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭 Ala qalbi adkaa

  • @SSS78781
    @SSS78781 24 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭😭SOMALIA 🇸🇴 MUSIIBO AYAA KA SOCOTO SUBXANALLAH

  • @Asma11489
    @Asma11489 22 วันที่ผ่านมา +1

    Afka day kan udoodayo igu daran subxanallah gudumiyaha maxkama iyo inta lajogta dulqaad bdnaa

  • @mucaadahmed1381
    @mucaadahmed1381 24 วันที่ผ่านมา +1

    C.I.D baadhitaankeedu Ma dhameystirana Bastoolada Ninka uu watay iyo Maamada Xabadaha ku dhacay inay soo bandhigaan ayay ahayd Marmarsiinyo Ma heleen Ninkaasi Indhihiisa ayaana Laga Dareemayaa in uu Danbiva Geystay

  • @matoorh94
    @matoorh94 24 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waxaan soo jeedin la haa in maxkamadaha in la dhigo madhabka shaaficiyada Insha Allah

  • @mohamedfalir1114
    @mohamedfalir1114 24 วันที่ผ่านมา +3

    Dowlada waxan ka
    Codsanayaa dadkan xaqjirinta ah culumay leyihin wayna jogan somaliyaa fadlan hala fahmaa mahdsanidin

  • @farxiyecumar5877
    @farxiyecumar5877 24 วันที่ผ่านมา +8

    Anii isaga lama yaabinbee waxaan layabaanhy ninka qareenka sheeganya ee u doodaya gacan ku dhiigle dilay maamo isaga hooyadii oo kle ah
    Sorry hooyo macaan
    Ilahay qabriga ha kuu nuuriya kitaabkaagna midigta ha kaa siiyo
    Xaqana alle ha dil dilaaciyo
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😢😢

    • @MacalinkaBulshada
      @MacalinkaBulshada 24 วันที่ผ่านมา

      Maxaa Ula Yaabeeysaa?
      Daba Gal yo Qareen Labadaba Waa Waajib.....
      Waayo in qof Waliba La iska Qabto Kadibna La Toogto Bilaa Cadeyn ayaa imaan Doonta
      Si Looga fogaado waa in La Helaa Hadaba

    • @loolan01
      @loolan01 23 วันที่ผ่านมา

      beesha 6aad baa qanun kaas inoo dajisay in qaatil ku loyar qabsado lkn maxkamad islaami ah waxaasi ma jiraan

  • @jubalandmedia6804
    @jubalandmedia6804 24 วันที่ผ่านมา +2

    Xiligaas ayay calaacalan intay shacabka dhameeyaan waxa wasakhda ah toogta

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 24 วันที่ผ่านมา +2

    DOWLADA WAXAAN DHIHI LAHAA MASK HA XERTAAN

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaw u naxariiso mamadaas😢
    Allaw umada ka Qabo waxa
    Dhibka wada Ee diinta ku gabanaya

  • @InaDuwane
    @InaDuwane 24 วันที่ผ่านมา +3

    Ninkan cidanka ayuwa hos usi digayaa

  • @khalidkartos9068
    @khalidkartos9068 24 วันที่ผ่านมา

    Subxanal Allah subxanal Allah

  • @mahamudmahamedahmed9781
    @mahamudmahamedahmed9781 24 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 20 วันที่ผ่านมา +2

    😅bal eeg qaainka muxu la dhumanaya intuu qof so diiley naaftu wey jeclhiiny dadkana wey dilaan weliba sii xun

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 24 วันที่ผ่านมา +2

    Inkaar idiinkugu dhacdey

  • @MohamedMohamed-zm8dv
    @MohamedMohamed-zm8dv 22 วันที่ผ่านมา

    Alle ha u naxariistee hoyada dadkaan o dhan ma'iyadaa dhashey !

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 24 วันที่ผ่านมา +1

    maxkamadu hadalkiisa ha u fiirsato biyo isii ayaan iri ayuu leeyahay waa cadayn in uu kortaagnaa gacantana uu lahaa

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 11 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow naga qabo cadawgaas maalin walba laynaya maatadeena iyo hooyoyinka masakiinta ah😢😢😢😢

  • @bario1091
    @bario1091 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xaa ruunta laguso koriyey

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 16 วันที่ผ่านมา +1

    doqon sana dilaaga iyo ka u doodayay kulaha iska cafiya cudur la fududa ilaahay ha unaxariisto mamada😢

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 24 วันที่ผ่านมา +1

    Aaqiro ayaa wax ku oganeysaa duliyahow khawaariijta ah hala dilo 💯

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 16 วันที่ผ่านมา +1

    Afkaga.lee.mahano.meeshaan.waa.sharci.waa.sharci

  • @zaksom9146
    @zaksom9146 21 วันที่ผ่านมา +1

    Meeshaan ma maxkamadbaa lagaa wadaa?

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ruuxii la socoday
    Sawir gacmeed halagu
    Raadiyo iyo islaanta
    Haysay, hana la bilaawo, Dirisaytii
    Iyo 50$ qofkii soo sheego xog dhameysan, Lacagtaasna Laga bixiyaa Gobelka Banaadir?

  • @yussufduale3747
    @yussufduale3747 20 วันที่ผ่านมา +1

    askariga yar e 24 sane jirka ah wa halyeey qaran waxan aad ugu helay dhiranaantiisa
    buskoolad nagu riday ana lugaha ka jajabinay
    mamada allaha u naxariisto

  • @user-rw6oo1ck5z
    @user-rw6oo1ck5z 24 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta 23 วันที่ผ่านมา +1

    Alla Been badanaa Ninkaan Udoodaayo Gabadheedi Ayaba Dhaheysa Kan Waaye Kii Hooyadeey Dilay

  • @user-zn5qv8mt7c
    @user-zn5qv8mt7c 24 วันที่ผ่านมา +1

    Godka jilacow waqtigiisa haku dhamesto

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 23 วันที่ผ่านมา +1

    Duli aan allah ka baqeynin waaye 😢😢 ma 50/70/90 dollar ayuu naf ibina aadam ku badashtay

    • @nafisaahmed9190
      @nafisaahmed9190 23 วันที่ผ่านมา

      Waxa keneso shaqo la aanta ka jirta wadanka hda naftisa ayuu ku wayaya yaab

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 24 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahay Amarkiis !! Raxan wayn bay u -
    Badan yihiin ! Alqushaash !! Xataa -
    Boosaaso,Ayagaa wax Dila !!

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 21 วันที่ผ่านมา

      Puntland anaka ubadan Galkacyo iyo Bosaso al shabab ugu hireeyey ciyaal reer puntland waana la toogtay

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 16 วันที่ผ่านมา +1

    Hada wuxuraba in lacfiyo kwrn caqlixumdisa

  • @XamseNigir
    @XamseNigir 10 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @amirdaherofficial4770
    @amirdaherofficial4770 22 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya ilayn waxa la isku dilo dhimashadu shahaado la qaato ayay leedahay😂😂😂

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 22 วันที่ผ่านมา

    Bisinka 🪰 iyo dadka Mogadishu iisku mid bay nooqdeen Aax, Naxariisti iyo dadnimodii meerday😢😪

  • @munahaile481
    @munahaile481 23 วันที่ผ่านมา

    Well done ciidinka

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 23 วันที่ผ่านมา

    Subhnllh arxan daranaa hoyo mu dilay😢

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 24 วันที่ผ่านมา +1

    Xayawaaaaaan xawayaan dhalay,,,

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 16 วันที่ผ่านมา +1

    Asc.maxkamad.sharafata.le.waajiibaaka.mariiye.dadkase

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 16 วันที่ผ่านมา +1

    Banta.arag

  • @GureyIbrahim
    @GureyIbrahim 24 วันที่ผ่านมา

    Qof bilaa naxariis ah dilay hooyo aan waxba galabsan alle swt ayaaba fashil kadhigaya