QOFTU WAA FARAS | Rashiid Nuur Reaction

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 127

  • @Hassesurvival
    @Hassesurvival 4 ปีที่แล้ว +11

    Big fun from hargeisa 💘

  • @mohammedjamaccusmaan2525
    @mohammedjamaccusmaan2525 4 ปีที่แล้ว +17

    Hadii aad tahay
    Team Hosow pro
    Like saar

  • @KhaLeDhaykal47
    @KhaLeDhaykal47 4 ปีที่แล้ว +6

    Big fan ayaaN u ahay razhiid nuur waa legnad🦁👑🙏♥️

  • @ikhlasabdalle2939
    @ikhlasabdalle2939 4 ปีที่แล้ว +5

    Hamaynka ii qurxisa hossow allah haku sharfo😂😂😂♥️💯👋

  • @farhanmoh4194
    @farhanmoh4194 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga caawa ayaa igu horeysa marka wanba ka helay qosolkiisa ee noosoo badan reactionkiisa
    #HOSOWPRO WAXAAN KU LEEYAHAY KEEP GOING WALL SARE

  • @Garasho
    @Garasho 4 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan markaan qosol rabo fiirsda wlhi best somali comedian waaye

  • @amaldaahir541
    @amaldaahir541 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow waxaad soo daawataa ruwayada ninka duqad laha ahaa 🤣🤣🤣🤣🤣
    Rashond nuur wlhi waa funy wa ka helaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯

  • @abdirisakhiireey7563
    @abdirisakhiireey7563 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashid Nur shoodhaheeyga big fun ayaan u ahay long time.

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllah Rashid Nuur notre hunoriste fier de lui

  • @qurankareem4385
    @qurankareem4385 4 ปีที่แล้ว +3

    Family hosow walhi idin jaclahay dhamaantiin aleh ha idin xafido if iyo aakhiro

  • @oumalkairemohamed996
    @oumalkairemohamed996 4 ปีที่แล้ว +5

    Wan dawada reer Djibouti ayan ahay walal hadad farmiwayso af french ka vidéo rabtid ed farmiwaysid wan ku magneen si fican somaliga o m'a gorikarayo thank

  • @ziciidofficial7182
    @ziciidofficial7182 4 ปีที่แล้ว +1

    rashiid nour wuxuu ka mid yahay stand up comedianska aan taageero.
    lkn waxan si khaas ah u taageeraa mataan ali. mr.true story. is my favorite one

  • @albaanipodcast729
    @albaanipodcast729 4 ปีที่แล้ว +4

    Sxp muqaalkaan baa ugu horrryay sxp
    Rashiid nuur channel ma leeyahay

  • @mahrizamohamed8422
    @mahrizamohamed8422 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashiid nuur wlh anoo xitaa mar marka qaar fahmeyn si caadiyan baan udawadaa meeluu kujiraanba raadiyaa allow noodaa wllhey reer jabuuti hiiil wll muddo sanaddo ah baan dawanayaa wey iigu baxdaa🤣🤣🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴🇸🇴

  • @khaalidibnusoofadhiiste7892
    @khaalidibnusoofadhiiste7892 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah am I supported Rashid nour

  • @maryanali7586
    @maryanali7586 4 ปีที่แล้ว +1

    waa markii igu horesay aad iyo aad waa fani waan radinaa wana dawan doonaa insha allah

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 4 ปีที่แล้ว +1

    rashiid waa nin talent leh mana aha markii iigu horysay

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +6

    Wan urkay waxbadan waliba wan jeclhy San uqosla Feraha ixanuna 😂😂😂🇸🇴

  • @ximpiloohmohammed8702
    @ximpiloohmohammed8702 4 ปีที่แล้ว +1

    Wn Taageera iLaa 2014kii ku xiranhy Rashood Nour❤

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 4 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalkan jig jiga ayuu ku duubey

  • @qaaliaseyr9594
    @qaaliaseyr9594 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla wan dawada vidioyada rashiid nuur 🤣🤣🤣 qosol iguma haro marka arko aad ujeclhy inan dawado lahjadisana wanfhmaa dhamanted ree muqdishana ahy 👍

  • @juleibibade
    @juleibibade 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa Aad Ban U Dawada Muqldisa Rashiid Noor✌

  • @hindahodan
    @hindahodan 4 ปีที่แล้ว +1

    rashiid nuur waxan bartay markuu hargeisa siyim eey nimco samriye waraystay
    muqaalafiisuna aadbay iiga qosliyaan from hargeisa somaliland

  • @sucdicabdi0928
    @sucdicabdi0928 4 ปีที่แล้ว +1

    Same to u i like rashid nuur stand comedian

  • @usaamemohamed2628
    @usaamemohamed2628 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlh aniga muqalkan igu horeyso lkn funny waaye illahey hadeysto bro adigana keep going

  • @caliiabukar4541
    @caliiabukar4541 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashiid nuur wan tageera aniga wana dawan jiray hada baryahan mid corona asigoo ka sheekaynayo a jirta wali legend wuu jooga

  • @mariyoabdiaziiz1840
    @mariyoabdiaziiz1840 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhh😂😂
    Wlh waxaan jeclahay markuu dhagool iska dhigaayo😂😂

  • @asmadahirofficialchannal412
    @asmadahirofficialchannal412 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla Osmaanow ninkan shekada 3dii nin ee bilaa basaborka aha ba ugu jeclhy 😂😂

  • @ismailabdikarimali6740
    @ismailabdikarimali6740 4 ปีที่แล้ว +1

    Bro qof waliba kaalinta uu bulshada ku leeyahay waa mid muhiim ah
    Markad shaqeyso mararka qaar waa u bahantahat qof kaa qosliyo inkasto waayahan danbe soomaalidu ku yaraaden dadka nuucan oo kale
    Bro guuleyso aad ayan kuu tageraa

  • @azhravsoomaal1246
    @azhravsoomaal1246 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro walahi si daacada ayaan u qoslay horay u soco wllky

  • @cabdiwali1
    @cabdiwali1 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaahay rashiid waan ku qoslaa sheekooyinkiisa
    Waxay u egyihiin wax hada dhacaya 🤣🤣🤣🤣 inta ilmaysay qosolka dartii like iisaara 😭😭😭

  • @ridwadaimond290
    @ridwadaimond290 4 ปีที่แล้ว +2

    rashiid nuur 💖💖😘💖😘💖😘💖😘shoodhaay 😘

  • @madinaguedi9565
    @madinaguedi9565 4 ปีที่แล้ว +1

    Reer Djibouti ayaa tahay anigu waxa u sheegaayona waan fahmaaya shoodhahaygi lakinse waxa iga qoslinaaya waa qosaalka osman hosow🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍

  • @farahabdijama9096
    @farahabdijama9096 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan daawada waana ku qosla mararka qaar wa qof qosol badan

  • @shaaficihussein986
    @shaaficihussein986 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash alha sxbkay qali waxan fila ayaatan in ad ka caajisate xage TH-camka

  • @c.rizaaqaadan9509
    @c.rizaaqaadan9509 4 ปีที่แล้ว +1

    Mr fun rashiida nuur 🏅💯🇸🇴

  • @sadioabdirahman6006
    @sadioabdirahman6006 4 ปีที่แล้ว +1

    Ar ninkaan waa qosol miiran walhi mashlh so funny iga dheh😂😂😂🤫🤫

  • @ayaanidil9254
    @ayaanidil9254 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashiid nur waaba ninka kaliya ee iga qosliya een dawado ilaa 2014 waan dawan jiray waliba habaday oon aad u jecelahay sey utaagerto qosol indhaha casaada markay dawato klipp kasta oo uu soo dawado habo ayan dawadsiinjiray saa saan uqoslayno walahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    From somaligalbed DDS

  • @mahammedcabdikariinusmaan3320
    @mahammedcabdikariinusmaan3320 4 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaalkaan ayaa iigu horeeyo

  • @luuzaanmohaofficial3930
    @luuzaanmohaofficial3930 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah Allah qosol iguma harin salan poqrn wllkey

  • @sidra857
    @sidra857 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashid nour waagii aan dugsiga sare aan dhigan jiry baa hbeenkii tv ka dawan jiry 🤣🤣
    Madax sare weeye 🤣🤣🤣
    Hada malin dhawayda muqal dawanayay walhi wan qoslay hal iyo laab
    Hosow thanks you xoga baa naga qoslisay
    Dhibic dhiiga ku jirtah kulahaaa😂😂😂 hory u saco sharaf iyo karama ku nolow

  • @nawaalcllahi7200
    @nawaalcllahi7200 4 ปีที่แล้ว +1

    9:00 waa markii igu horeyso aan adiga kaamaqlo rashiid nuur

  • @ikraanisaaq184
    @ikraanisaaq184 4 ปีที่แล้ว +1

    Salan sare bro hosow horay u soco

  • @ibrahimhassanabdi7885
    @ibrahimhassanabdi7885 4 ปีที่แล้ว +1

    Haaa wan dhawadha wali ba reer jabuti ayan ahay bro hosow

  • @baramabaro7413
    @baramabaro7413 4 ปีที่แล้ว +3

    ruweyda corona reaction ka soo bixi ee rashii

    • @faatimajeylani8277
      @faatimajeylani8277 4 ปีที่แล้ว

      Bro waku salame ani ahaan manta igu horesa an arko masha alah wana ka la dhace

  • @farxadqoyschannel793
    @farxadqoyschannel793 4 ปีที่แล้ว +4

    2012 kii ayn daawan jirey ninkaan
    Shoodhaheyga uu dhiji jirey🤣

  • @celebritycorner7699
    @celebritycorner7699 4 ปีที่แล้ว +1

    Walal hosow pro wandawada tirala an video ga rashid nour
    Waxan igu qosol badan qisad uu kasameyey farxan duqadleh

  • @halimaahmed212
    @halimaahmed212 4 ปีที่แล้ว +1

    Waligey ma maqal mana arkin mantay ayaa iigu horeyso waba nin shidan😆😀😆

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashiid nour waxaan dawanayay 2013 ilaa hada waligey ma arag nin standup comedy ugu fcn wllhi ninkan caadi maaha 😂😂😂😍👌

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah Walaal keep going

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah horr u soco walaalkay

  • @muslimayusuf5885
    @muslimayusuf5885 4 ปีที่แล้ว +1

    Taageero buuxo hosow keep going

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 4 ปีที่แล้ว +1

    VIVE RECHID NOUR

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat1716 4 ปีที่แล้ว +1

    salama hasoow qosol aa iga dhamaday😂😂😂😂👋🏻

  • @juweriaabdi9073
    @juweriaabdi9073 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhh wlhi ninkan waa qosol socda hore waan u arkay ilaa 14kii waana ifaraxad galiyaa

  • @Nyctophile.3
    @Nyctophile.3 4 ปีที่แล้ว +3

    Dadcad u qoslay sxp hosow 😂😂

  • @caliomar3106
    @caliomar3106 4 ปีที่แล้ว +1

    Big Man Hossow ku Aamin sanahay farxadeena ayaa wax walbo u sameysaa ku aamin snaahay ayaa ku leeyahay marlabaad 😁😁😂👈🏾

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 4 ปีที่แล้ว +1

    Barbaan ku haysta rashiid

  • @terabap
    @terabap 4 ปีที่แล้ว +1

    Shoodhahaygi wax badan aan fiirsaday shactiroole waaye waa ka helaa

  • @jabacjabac9467
    @jabacjabac9467 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waa actarka jabuuti

    • @hosowpro
      @hosowpro  4 ปีที่แล้ว

      Actor waa ka shidanyahay

  • @ikramdahir3644
    @ikramdahir3644 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣 Best comedian Rashiid Nuur

  • @sacdiyosacdiyomaxamed1037
    @sacdiyosacdiyomaxamed1037 4 ปีที่แล้ว +1

    True story waxkale waaye ragaan

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 4 ปีที่แล้ว +1

    Rashid nuur 2010 baan bartey ereyda france uu ku dhex daro anigaa iska micneysan jirey waxay niyadeydu i tiraahdo ereyada aan ka bartey waxaa ka mida (neeshka ku da'ay ,kooraanka ,waan ku falaasheeyay ) iyo kuwo kaloo badan inaba caadi maahan

  • @muniiromohamedbarre6369
    @muniiromohamedbarre6369 4 ปีที่แล้ว

    Mya saidaa u fiirsada markaan xanaqsanahay ayaann said udawada shodhahaygi waan ika jeclahay runtii

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 4 ปีที่แล้ว +1

    One love my boy

  • @mohammedjamaccusmaan2525
    @mohammedjamaccusmaan2525 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi waa soo fani

  • @mohammedjamaccusmaan2525
    @mohammedjamaccusmaan2525 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep gowin pro

  • @naagadagofficial3744
    @naagadagofficial3744 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga hdlkiisa ma fahmaayo🙄marka isku dayo inaa si fiican u fahmo adaaba qoslaayo😁

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii uhoreyey baan noqday ❤️

  • @najiibnaalo822
    @najiibnaalo822 4 ปีที่แล้ว

    Haa waan jeclahy in badana waan daaaaday muqaladiisa rashiid nuur waana ruux kliya ee aan jeclahy mrka aan dareemo inan xogaa caajisanhy aan daawo

  • @amaaraaragsan4784
    @amaaraaragsan4784 4 ปีที่แล้ว

    Anga muqaaladiisa waan daawada waana jeclhy

  • @abdullahiabdulkadiryusuf8023
    @abdullahiabdulkadiryusuf8023 4 ปีที่แล้ว +1

    2013 14 15 ayaan dawan jirey shoodhahayga kkk

  • @aichakhaireh8828
    @aichakhaireh8828 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk haa horey baan udawaday rachid nour notre grand humoriste a Djibouti ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤ walalo adna waan ku salamanay lkn🤔 luqadayada maad layabtiin sidaan umilenayo wayo intaa ubadan mafahamtiin miya 😂

  • @MataanPes
    @MataanPes 4 ปีที่แล้ว +1

    Waan arkay waxbadan ayaa dawaday waa funy aad ayuu iga qosliyaa

  • @laacibsoojabay2105
    @laacibsoojabay2105 4 ปีที่แล้ว +1

    rashiid nuur aad baan u dawada kuwo cusub na uu soo saray hada

  • @madaaale463
    @madaaale463 4 ปีที่แล้ว +4

    War niyahow waa markii iigu horeeesay ninku waa xaraabo miidhAne.🤣 TH-cam miyu leeyahay talow?!

  • @gargaaraapdikarem2032
    @gargaaraapdikarem2032 4 ปีที่แล้ว

    Big funny 😄 walahi waa majaajilaytaha 3 xad ee somalida is odhan kara aun gaafane iyo boon xirsi isaga ayaa soo Saddexeeya

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 4 ปีที่แล้ว +1

    Isku waqti baranay Waxan bartay xiliga wareysigii nimco ee horncable

  • @happylove6190
    @happylove6190 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxa u ahay 2013 ilahada big fun aa u ahay

  • @abdikariimubeid5177
    @abdikariimubeid5177 4 ปีที่แล้ว +1

    I AM FROM DJ Jabuti🇩🇯

  • @dauusofficial1599
    @dauusofficial1599 4 ปีที่แล้ว +1

    Horaan udaawaday waan ku qoslay

  • @ahmedhajji8456
    @ahmedhajji8456 4 ปีที่แล้ว +1

    hosaw zxb sidad shegtay waxa igu horaysay warysigas ay nimco sabriye kaqaday waxn kuqosly marku dhahay diyarada markan lasosocdy ba mid ku idhi yatahy sudhahy cidegale ana waxn iri kulaha dhooqagale ilaa wakhtigas wan ku xirna ninkas

  • @mohammedjamaccusmaan2525
    @mohammedjamaccusmaan2525 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro
    Nin wen
    Legan

  • @hpsomaliteam7146
    @hpsomaliteam7146 4 ปีที่แล้ว +1

    Adigaaba aniga iga qoslinaayaya😂😂😂

  • @farxiyamuxudiin8206
    @farxiyamuxudiin8206 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhor mar aa dawade una iga qosliye lkn magaciisa manta igu horesa micnaha magaciisa ma garanen

  • @cabdiraxmacali9997
    @cabdiraxmacali9997 4 ปีที่แล้ว +2

    Rashiidnuur waxaiguhoreysay 2013 comedianudhigma magaranayo aniga

  • @hidaolow5933
    @hidaolow5933 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waan qoslay

  • @farah1ali970
    @farah1ali970 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waa hart oo kale

  • @farxiyamuxudiin8206
    @farxiyamuxudiin8206 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanay waye walhi 🤣🤣🤣🤣

  • @nimcofarah5757
    @nimcofarah5757 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe ha Laygu Cawiyo Walalyalow

  • @shugriadam4991
    @shugriadam4991 4 ปีที่แล้ว +1

    Walhi wan dawada fani waye 😂

  • @memansaidatam420
    @memansaidatam420 4 ปีที่แล้ว

    Waqti hore fiirsaday dabacan 2014 markii lagu wareysaneysay nimco sabriye
    Run ahaanti ani kuma qoslo oo iguma baxdo lkin waa qof dadka Qaar ka qosliya

  • @xamdaxaaji8002
    @xamdaxaaji8002 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 shawdhageygii wlhi funny

  • @mohaofficiall1994
    @mohaofficiall1994 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay Ayan u arkay wan taakera

  • @doosa8454
    @doosa8454 4 ปีที่แล้ว +1

    Hosow Guri Barwaaqo miyaadan arkin kkkk

  • @mohamedibraahiim9325
    @mohamedibraahiim9325 4 ปีที่แล้ว

    Hosow sxb waad iga qoslisiisay wlhi 😂🤣👍🙏

  • @caishamaxamed5264
    @caishamaxamed5264 4 ปีที่แล้ว +1

    wan arke wall 😂😂😂 wana kahela

  • @ZulthanTv
    @ZulthanTv 4 ปีที่แล้ว +1

    Im from hargeisa Maya imika iguma horaysa Tageero wayn ayaan u ahay rashiid nour waxan daawan jiray ilaayo 2014 ilaa imika
    Videoyo kala ka soo samee sxp

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 4 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walakiis

  • @osmanofficial1776
    @osmanofficial1776 4 ปีที่แล้ว +1

    Wad ayan u xiseya
    Ôs