Sida loo isticmaalo Leonardo Ai !!

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 17

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 4 หลายเดือนก่อน

    Inshalh ka vedioga inooga soo hadal sidoo kale nichka sheekoyinka xog ku saabsan wll ka soo hadal👏

  • @bilicsanmedia7438
    @bilicsanmedia7438 27 วันที่ผ่านมา

    @Qsada Editor zxb sidee muuqaal looga dhigaa weliba cod soomaali ah loo saaraa zxb please noosoo samee

  • @baashicade2507
    @baashicade2507 3 หลายเดือนก่อน

    Sidee shekada video ahaan ugu badali karaa sxb

  • @AdventureAwaits26
    @AdventureAwaits26 4 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalnkaan nooga soo dhig

  • @jabriiljabka2949
    @jabriiljabka2949 4 หลายเดือนก่อน

    sxp sare ka soo hadal sida muqaala looga dhigo plz🙏

  • @AbdilahixasanibrahimAbdilahi
    @AbdilahixasanibrahimAbdilahi 4 หลายเดือนก่อน

    Ma lacagbaa
    Soomali maku jiraa

  • @ayzokaafi1578
    @ayzokaafi1578 3 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb Halke kala soo xidhiidhaa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน

      Instagram ka profile ka saaran 👍

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 4 หลายเดือนก่อน

    Horay usuco zxp ❤

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 3 หลายเดือนก่อน

    Wll codkan play store miyaa kala sodagty😳😃😃

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 หลายเดือนก่อน

      Luuq kasoo helay wll 😁

  • @hamdaayaan4297
    @hamdaayaan4297 4 หลายเดือนก่อน

    Abaowe facebook reels ka soo hadal sid loo xaliyo usse

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  4 หลายเดือนก่อน

      Cilad nooce kaa heesato mise Facebook reel general ahaan kawada

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 4 หลายเดือนก่อน

    guleyso❤

  • @Muslimeditor338
    @Muslimeditor338 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaa iishegtaa hadii aan google adsense ga ku xirto qof dibada jooga hadhow lacagta bangigayga ma ku xiran karaa😢😢

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  4 หลายเดือนก่อน

      Haa wll waa ku xiran karta

    • @Muslimeditor338
      @Muslimeditor338 4 หลายเดือนก่อน

      @@QadarEditor Ok wll mahadsanid 👍👍