Qadar Editor
Qadar Editor
  • 6
  • 20 206
Fair use in YouTube | isticmaal muuqaal uu qof kale soo dhigay
Fair use waa sharci kuu ogolaanaya in aad isticmaasho muqaal uu qof kale soo dhigtay wilibo ayado copyright ama strike uusan kugu dhecen waana sharci ka diwaan gashan shirkada youtube ka
Shurudaha sharcigaan adigo raacaya waxaa soo dhigan kartaa muuqal walbo aad ka daawato youtube kaso aad jeclaan leheed in aad inta wax ka badashid aad soo dhigatid channel kaaga
Hadii Aad jeceshahy in aad kusoo biirtid youtube channel ama content creation xiligaan aan joogno waxaa kuu banaan fursado fara badan aad ugu soo biiri karto
Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1
Instagram: qadar_yt?igsh=cW90YzkxcDF1a214&
Mahadsanidiin dhamaan Inti subscribe isoo dhahday igu xiran ilana socdo wax aan abaalkiina ku gudo wllhi garan maayo mid kamid ah hadaf yadi aan ku hamin jiray ayaa ii rumeyseen oo waxaa igaarsiiseen 1k subscribers hadey jirto erey ka weyn mahadsanid oo leyskugu mahadceliyo waa idin dhihi lahaa mahadsanidiin mar kale sxpyal
มุมมอง: 337

วีดีโอ

Sida loo isticmaalo Leonardo Ai !!
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1 Instagram: qadar_yt?igsh=cW90YzkxcDF1a214&
Sababta aad ugu baahan tahay inaad sameesato youtube channel 2024 !!
มุมมอง 2.2K2 หลายเดือนก่อน
Halkan waxaad ka heli doontaa talooyin muhiim ah oo ku saabsan sida loo bilowdo channelkaada TH-cam 2024, waxaana si dhab ah ugu soo bandhigay waxyaabaha loo baahan yahay si aad ugu faa’ideesato fursadaha TH-cam channelkaada cusub. #bilaaw_youtube_hada #Qadar_editor #youtube Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1 Instagram: qadar_yt?igsh=cW90YzkxcDF1a214&
Sidee loo isticmaala Cod Ai ah?!!
มุมมอง 3.1K3 หลายเดือนก่อน
Sida loo isticmaalo cod Ai ah oo Somali ah How to make somali Ai voice over Isticmaal codkaan oo ka maaran walwalka ah makarofan fiican maheesto sidee cod usaara muuqaalkeyga sidee u isticmaali karaa cod Ai ah Saa uheshid elements ka aan u isticmale video gaan Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1 Instagram: qadar_yt?igsh=cW90YzkxcDF1a214& Video chapters 00:00 Hordhac 00:1...
Sidee loo sameeya animation hadlaayo ( cartoon hadlaayo ) !!
มุมมอง 10K3 หลายเดือนก่อน
Sidee loo sameeya animation hadalaya Cartoon hadlaya How to make talking animation Baro sida loo sameeyo animation hadlaayo Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1 Instagram: qadar_yt?igsh=cW90YzkxcDF1a214& Music: Escape Velocity by Scott Buckley | www.scottbuckley.com.au Music promoted by www.chosic.com/free-music/all/ Creative Commons CC BY 4.0 creativecommons.org/licenses...
Sidaan sameey si aad u hesho views badan!!
มุมมอง 3.6K4 หลายเดือนก่อน
sidee views lagu helaa sir lagu helo views How to get huge views 3 tips to get huge views Tips to grow your channel Use these tips to get more subscribers and more views Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1 Instagram: qadar_yt?igsh=cW90YzkxcDF1a214& Music: Escape Velocity by Scott Buckley | www.scottbuckley.com.au Music promoted by www.chosic.com/free-music/all/ Creative ...

ความคิดเห็น

  • @saidshire2424
    @saidshire2424 2 วันที่ผ่านมา

    War sxp naag buu iga noqday sidee u bedelaa😂😂

    • @QadarEditor
      @QadarEditor วันที่ผ่านมา

      Hhhh luqada marka doorato male iyo femal kuu soo baxayo male dooro

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 5 วันที่ผ่านมา

    Legend keep going pro

  • @Life-motivationxfd
    @Life-motivationxfd 6 วันที่ผ่านมา

    Waxa iiga muhiimsan codkaaan afsomaliga appke lafahelaa ama websiteka please iisheg???

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 3 วันที่ผ่านมา

      Waan soo dhigay muqaalkaan ka kuxigo daawo

    • @Life-motivationxfd
      @Life-motivationxfd 3 วันที่ผ่านมา

      @@QadarEditor ok thanks wan fiirinaya

  • @NuuraAadan-yg7pl45
    @NuuraAadan-yg7pl45 6 วันที่ผ่านมา

    0:36 0:36 0:36

  • @AbdulahiAbdulaziz
    @AbdulahiAbdulaziz 9 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid sxaiib waxbadan baad iiga caawisay

  • @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
    @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj 9 วันที่ผ่านมา

    Asc, Waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan Phone- Numbarkaaga

  • @AxmedNuuryare-u3n
    @AxmedNuuryare-u3n 11 วันที่ผ่านมา

    ❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @Aziz-e4
    @Aziz-e4 12 วันที่ผ่านมา

    www.youtube.com/@Aziz-e4

  • @bakaribrahim14
    @bakaribrahim14 17 วันที่ผ่านมา

    Sxp waad mahadsan thy sidii la rapay umaaanu fahmin qeebta hore ee la isticmaalayo gaoalka inta cut cupka lee fahmay

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 16 วันที่ผ่านมา

      Inaa ku celiyo isku dayaa bro

    • @bakaribrahim14
      @bakaribrahim14 16 วันที่ผ่านมา

      Hye Wll in.a ku sugenaa

  • @KakaLeave
    @KakaLeave 17 วันที่ผ่านมา

    Zxp codka see usaartay

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 16 วันที่ผ่านมา

      Waa soo dhigay profile ka gal muuqaalka kan ku xigo uga hadlay

  • @abdirashidbile1
    @abdirashidbile1 19 วันที่ผ่านมา

    Ka waran wll muuqaalada wacdiga ah hadaan Codka kasoo qaato oo aan jarjaro markaa aan muuqaal usameeyo anoo isticmaalaya free stock videos miyaa laygu qabsanayaa mase ka mid tahay Fair Use ka.

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 19 วันที่ผ่านมา

      Haa waa isticmaali kartaa balse wacdiga music background copyright leh inuu la socdo iska ilaali uun

    • @abdullahiofficial6902
      @abdullahiofficial6902 วันที่ผ่านมา

      Jawaab maheshay sxp

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 19 วันที่ผ่านมา

    Lkn muuqalka qofka kale maan wada isticmaalaya mise badh kamida

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 19 วันที่ผ่านมา

      Muuqaalka sidiisa ha usoo qaadan wax uun ka badal 10 daqiiqana haka yaraado

  • @SiimbaYare-v8t
    @SiimbaYare-v8t 19 วันที่ผ่านมา

    ..

  • @SiimbaYare-v8t
    @SiimbaYare-v8t 19 วันที่ผ่านมา

    SXP LANBARKAGA COMENTIGA UGU SOO QOR MUQALKA XIGA

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 19 วันที่ผ่านมา

      Instagram ka profiel ka saaran igala soo hadal bro

    • @SiimbaYare-v8t
      @SiimbaYare-v8t 19 วันที่ผ่านมา

      @@QadarEditor ma isticmalo sxp

    • @Karto01
      @Karto01 10 วันที่ผ่านมา

      ❤ sxp keep going waan ku taageera adigoo 70 marayaa ayaan kugu soo biiray 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SharaxaadaFilmada1
    @SharaxaadaFilmada1 19 วันที่ผ่านมา

    Muuqaalada sidooda ayaan kusooqaataa copyright laiguma qabsado waxba kama badalo

    • @Neymadinho
      @Neymadinho 19 วันที่ผ่านมา

      Taliye sidee usameesaa😮

    • @SharaxaadaFilmada1
      @SharaxaadaFilmada1 19 วันที่ผ่านมา

      @@Neymadinho channol ajnabiah ayaan kasooqaataa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 19 วันที่ผ่านมา

      Qofka kasoo qaadid ku xiranthy ani waxan ka hadlay muuqalada copyright ka leh!

  • @Mrzaki-ro8nf
    @Mrzaki-ro8nf 19 วันที่ผ่านมา

    Xirfad same😂

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 19 วันที่ผ่านมา

      Mxaa ka wadaa?

  • @abdifitaaxaxmed6678
    @abdifitaaxaxmed6678 20 วันที่ผ่านมา

    Macalin codka nooca kuu saran intee laga saara nooso sheeg

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 20 วันที่ผ่านมา

      Waan soo dhigay muqaalkaan muqaal ka ku xigo ka daawo

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 20 วันที่ผ่านมา

    Wll wajigada so raaci codkada iyo magacda wanba nabartee😂

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 20 วันที่ผ่านมา

      10k marka gaaro lee wye 👍😂

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 20 วันที่ผ่านมา

    Wll codkan play store miyaa kala sodagty😳😃😃

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 20 วันที่ผ่านมา

      Luuq kasoo helay wll 😁

  • @JabirAbdiAbdullahi
    @JabirAbdiAbdullahi 26 วันที่ผ่านมา

    Sxb mashaallah but i did not understand it well , at the end❤❤❤❤

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 20 วันที่ผ่านมา

      Qeebta CapCut ka miyaa fahmi weysay

  • @feysalabdulaahisheikh1185
    @feysalabdulaahisheikh1185 29 วันที่ผ่านมา

    Free miyaa wll

  • @Xikmaawi18
    @Xikmaawi18 หลายเดือนก่อน

    Zhp waxaa kasoo hadashaaa sida loo smeeyo vediogan codka saaran 😮

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 27 วันที่ผ่านมา

      Profiel ka gudaha ugal waan soo dhigay

  • @user-nc1qp6hj8e
    @user-nc1qp6hj8e หลายเดือนก่อน

    Thanks zxb horay usoco

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 27 วันที่ผ่านมา

      You welcome 🤗

  • @someditins
    @someditins หลายเดือนก่อน

    Talented tahey zxp❤

    • @QadarEditor
      @QadarEditor หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid bro ❤️

  • @baashicade2507
    @baashicade2507 หลายเดือนก่อน

    Sidee shekada video ahaan ugu badali karaa sxb

  • @baashicade2507
    @baashicade2507 หลายเดือนก่อน

    Miiska computerka iyo microfonka xagee ka helaa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor หลายเดือนก่อน

      Telegram ka description ka yaalo soo dhigay bro

  • @ayzokaafi1578
    @ayzokaafi1578 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb Halke kala soo xidhiidhaa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor หลายเดือนก่อน

      Instagram ka profile ka saaran 👍

  • @viralthings4379
    @viralthings4379 หลายเดือนก่อน

    Awesome video mate bro 👌 make more videos like this I hope you succeed

  • @AdventureAwaits26
    @AdventureAwaits26 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalnkaan nooga soo dhig

  • @Warac_media12
    @Warac_media12 หลายเดือนก่อน

    Inshalh ka vedioga inooga soo hadal sidoo kale nichka sheekoyinka xog ku saabsan wll ka soo hadal👏

  • @Ladansheeko1
    @Ladansheeko1 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @jabriiljabka2949
    @jabriiljabka2949 หลายเดือนก่อน

    sxp sare ka soo hadal sida muqaala looga dhigo plz🙏

  • @CaishaSuudi-pp5ep
    @CaishaSuudi-pp5ep 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @AbdilahixasanibrahimAbdilahi
    @AbdilahixasanibrahimAbdilahi 2 หลายเดือนก่อน

    Ma lacagbaa Soomali maku jiraa

  • @Feynuska-diinta.
    @Feynuska-diinta. 2 หลายเดือนก่อน

    Bilis isoboqo.wll.

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 2 หลายเดือนก่อน

      Instagram ka profile ka saaran igala soo hadal wll

  • @hamdaayaan4297
    @hamdaayaan4297 2 หลายเดือนก่อน

    Abaowe facebook reels ka soo hadal sid loo xaliyo usse

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 2 หลายเดือนก่อน

      Cilad nooce kaa heesato mise Facebook reel general ahaan kawada

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 2 หลายเดือนก่อน

    Horay usuco zxp ❤

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

    guleyso❤

  • @Muslimeditor338
    @Muslimeditor338 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaa iishegtaa hadii aan google adsense ga ku xirto qof dibada jooga hadhow lacagta bangigayga ma ku xiran karaa😢😢

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wll waa ku xiran karta

    • @Muslimeditor338
      @Muslimeditor338 2 หลายเดือนก่อน

      @@QadarEditor Ok wll mahadsanid 👍👍

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 2 หลายเดือนก่อน

    Walhi Muuqaal kan Waxaa ku Baxay Wakhti Badan Kaliya Waxa Fah Maya Qofka Creator ka Ah Ama Muuqaal Sameeya ha Ah Ustaad Run Miyaaa 😂❤

    • @QadarEditor
      @QadarEditor 2 หลายเดือนก่อน

      Waa heysaa macalin keyga 😁

    • @HiigsiEditor
      @HiigsiEditor 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@QadarEditormahayo Ustaad