MALAYSIA QAXOOTIGA QAABKEE LOO........

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 92

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +12

    Keep going walakey 👍🇸🇴👍👍 isoo boqo 👍

    • @mohmedabdi2650
      @mohmedabdi2650 ปีที่แล้ว

      Brother aad baan ku sallamay Waxaan Rabaa inaan imado Malaysia markaa hadii aad qaxoonti is qorto dalka maka bixi kartaa
      Talabaaa hadaan is dheho si sharci ah ku jog ma isiinayaan visa dalka ama sidee lagu helaaa

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 ปีที่แล้ว +14

    Waad mahadsantahay abowe marka hore Hay,Adan UANka bishaan gudaheeda somaalia waxay soo qaadeysaa dad bareelis ah uuka mid yahay walalkei oo 2sano xanuunsan waxaana la dhahay waxaa laga dajinayaa markii la qaado Malaysia ama mareykan ka waxaana la qaadayaa wiilka xanuunsan iyo 1qof oo qaadi karto wiilka bes qofkale oo dheeri ah hadii aad wadaneyso waa lcg 15k ah nooso duceey inuu ilaahay noo fududeeyo oo kheyr inooga dhigo insha,allah🥰❤

    • @MohaKing-uh6wz
      @MohaKing-uh6wz ปีที่แล้ว

      Matagtay wll

    • @AhmedAbdirasak
      @AhmedAbdirasak ปีที่แล้ว

      Halkad jogta walal imika

    • @cabdinaasirmohamed-ws1so
      @cabdinaasirmohamed-ws1so ปีที่แล้ว

      Asc wllo setahay wllo xagee wllkaa hayadu ka qaadayssa oo uu ka helay ani ruux waxaan ahay naafo ah oo qaarka dambe barelis ka noqday labo jeer xanuunkaygana dalka waxba loogama qaban karo
      Ee wllo iga caawi halka aad joogtaan qaxootiga Kenya moyaa

    • @jamabashir7390
      @jamabashir7390 ปีที่แล้ว

      ​@@MohaKing-uh6wzmasha Allah hadeer halkee joogtaa wllo

  • @suudiibraahim
    @suudiibraahim ปีที่แล้ว +3

    Thnx brother 🥰 waxan rabaa in an imado qoxootiga iska diiwan galiyo kaarka qaxootiga rabaa meeqo bil ku qaldan karaa

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow ปีที่แล้ว +4

    Adigaa joogo baabuur wato. Adiga sharciga kusiiyay Inaa gaari kudhaxwato xaa ugadayree

  • @Beru700
    @Beru700 27 วันที่ผ่านมา

    Malaysia 5 sano ayaa qaxooti u joogay .
    Balse allah ayaa mahad leh hada waxa aan jooga new zealand gaar ahaan Masterton ..
    Malaysia waa nasiib in aad ka dhoofto .Malaysia wan u mahad celinayaa abaal badan ayaan ku leenahay dalkaas

  • @mahadabdi7727
    @mahadabdi7727 2 ปีที่แล้ว +3

    CARDka qaxootiga meeqa bilood ayaa lagu heli karaa bro

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga uhoreyo mashaalaaah 💯👌👍🇸🇴

  • @kova758
    @kova758 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaku salaam taliye from moqdisho
    Ciyaaal madiino (◕ᴥ◕)

  • @adnamaxud5989
    @adnamaxud5989 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asad huno hadii aan malysiya imaadu qaxoontiga noqod card helo oo qof ii xareeyo 5 group ka canada caadi ma tahay ,wixii tala ah

  • @ilyaasilyaas9037
    @ilyaasilyaas9037 2 ปีที่แล้ว

    Asad jabraani sxb keep.going inla.gugu.daydo mudan tahy

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @malikeyuuya9665
    @malikeyuuya9665 2 ปีที่แล้ว +2

    Cuntada iyo mesha seexatid ayaga maa ku sinaayo jawab ka suga sxp

  • @hikmoabdiaziz8721
    @hikmoabdiaziz8721 2 ปีที่แล้ว +1

    wiil wnagsan bwe horey usoco alla huno mcn chalngega asad kasoo qeb gal

  • @Abwaan-Aayatulle
    @Abwaan-Aayatulle 5 หลายเดือนก่อน +2

    War anigu iyadaan rabaa 😂

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ramadan Mubarak ☪️ pro

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 2 ปีที่แล้ว +3

    Jabrani gari gada ayaba studio kuu ah yaaah

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 2 ปีที่แล้ว

    Sxp keep going sxp Allah ha ku sharfo

  • @farahmuhumed-w5j
    @farahmuhumed-w5j 6 หลายเดือนก่อน

    A s c my friend

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid asad👏

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 2 ปีที่แล้ว +1

    Dawlada malaysia iyadu dad Ajnabigaa sharci daganaansho masiisaa??

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 9 หลายเดือนก่อน

    Ummad QAXOOTI ah. Allow dadkaan u kaalmey!

  • @mrnobody3714
    @mrnobody3714 2 ปีที่แล้ว +3

    Asadow nio wahadashay lkn maxashegtay wlhi wayab walahadla ma usohadashay ama waxkale ajiro
    Faah faahi o walaalaha qanci o siwadax usheg ama kor ogabax please

    • @hafzaahmed2575
      @hafzaahmed2575 ปีที่แล้ว +1

      Hader waxu shegayo run maha miya wll

  • @qoraayaxye7180
    @qoraayaxye7180 7 หลายเดือนก่อน

    Walaalow guri lacag makuu bilaabayaan makudejinayaan ???

  • @muscabmuscab3758
    @muscabmuscab3758 2 ปีที่แล้ว

    Markaa soomaaliyackasoobaxaysa aamalaysiya iimaanaysid xaalagaarabaa inaacwadankabkunoolaadaar rabaa iisoo jawaab saaxiib

  • @HamdaHalimo
    @HamdaHalimo 7 หลายเดือนก่อน

    Dibu dajin maleedahy mise lcgtyda sarbanyaa😂😂

  • @MaxamedCabaas-fl2nn
    @MaxamedCabaas-fl2nn ปีที่แล้ว

    Ok

  • @ibraahimcabdullahicabdulle6445
    @ibraahimcabdullahicabdulle6445 2 ปีที่แล้ว

    Wll arimaha dacwada kawaran dalka Malaysia markii qof yurub jooga kuu dacwoona

  • @SahraGasleLifestyle
    @SahraGasleLifestyle ปีที่แล้ว

    Wllo thailand qoxootigeeda kasoohadal

  • @محمدعدنان-ع1ع5ز
    @محمدعدنان-ع1ع5ز 2 ปีที่แล้ว

    keep going my pro

  • @BasiirCabdinasir
    @BasiirCabdinasir 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maanka_poi
    @Maanka_poi 8 หลายเดือนก่อน

    Zxp anoo card qaxoonti hysta wax ma barn karaa mana shaqaysan kara

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 8 หลายเดือนก่อน

    Abowe mid aan kuu weydisto adnexio jobs baan shaqo ka codsady ma dhibaato bay ledahy❤ plz wa ku baryaa ii jaawab adaa walalkey eh ii caawi caawa kugu soo biiray❤plzzzz help me brother reply isoogal

  • @FrankRodriguez-u3o
    @FrankRodriguez-u3o 4 หลายเดือนก่อน

    Fisher Shoals

  • @ahmedhusseinabdullahi5336
    @ahmedhusseinabdullahi5336 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro wxn joga Somalia 🇸🇴 gaara ahan muqdisho wxn donayaa I aan imaado Malaysia 🇲🇾 bro qaxootiga ayaan doonayaa ee iga caawi wall

    • @AsmaMahamud-hf6rq
      @AsmaMahamud-hf6rq ปีที่แล้ว +1

      Ana ku racaya wll

    • @nahraam4749
      @nahraam4749 ปีที่แล้ว

      ​@@AsmaMahamud-hf6rq anaa usocdee sobax huna waxbarasha kutagiraba kowda hore

    • @miinimohamud5082
      @miinimohamud5082 ปีที่แล้ว

      Ani xitaaa

    • @Arawelomer
      @Arawelomer 6 หลายเดือนก่อน

      Ma baxdey hada wll bal iso jawabaa​@@nahraam4749

    • @hanicabdullahi4557
      @hanicabdullahi4557 6 หลายเดือนก่อน

      @@AsmaMahamud-hf6rqani i cawi wll

  • @Ibrahimmaxamed-h1i
    @Ibrahimmaxamed-h1i 8 หลายเดือนก่อน

    adiga maxaa ugu ceeliney dadka isheeg adiga baa qooxoti ah jooji waxaa sheegesiid zxpow 😢😅😅😅😅

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 ปีที่แล้ว

    IN MALAYSIA 🇲🇾. SIIDE KU IMAN KARA

  • @ROD_GALDILEH
    @ROD_GALDILEH 10 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku waydiyeyy adiga side ku tagtay wll sidena ku joogta

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow ปีที่แล้ว

    Adigaa gaari kudhaxwato maleeshiyo markasa dadka xaad uga deyree

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaad tahay magangalyo doon somaha Adiga 😂😂😂

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow ปีที่แล้ว

    Card UN wadataa gaarina waawadata labadaas noo fasir UNta maakuugaday?

  • @qaaliladan3313
    @qaaliladan3313 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan jooga maraykanka madagikaraa malaysia mise layma ogola

    • @manhamanha5151
      @manhamanha5151 ปีที่แล้ว

      Waa dagi kartaa nolosha lkn waa qaali 100 dolar waa 400 lacagtoda waz ey goyneyso malahan . Adega marar walmart aaba ka raqisan an is dhahaa

    • @yussufhassan5265
      @yussufhassan5265 2 หลายเดือนก่อน

      Ani igey marekan

  • @mhasaan8447
    @mhasaan8447 2 ปีที่แล้ว +2

    Adoo qaxooti makabixikartaa makusoolaaba kartaaa

    • @zakikp2893
      @zakikp2893 2 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe iso sar

  • @zakikp2893
    @zakikp2893 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal ado mahadsan subscribe iso sar
    Khayrba so gubiya

  • @fatimarose_
    @fatimarose_ 2 ปีที่แล้ว +1

    انا ابغى يجي ماليزيا ان شاء الله🇲🇾🇲🇾

  • @barwaaqofamily8146
    @barwaaqofamily8146 ปีที่แล้ว

    Qof maleedhiya jooga ila soo xidhiidha

  • @sakariyeabdirisak8005
    @sakariyeabdirisak8005 ปีที่แล้ว +4

    Asadow sxb hadaan card qaxoontiga ka qaato ma iska soo tagi karaa oo somalia ma iskaga soo laaban karaaa

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL ปีที่แล้ว +1

      maya maya tigidka .arkaad goosanayso ayaa lagaa cancel gareenayaa hadaanad visihii hore kusoo laabanayn, waayo UN-ka ayaa bilkasta lacag kaa bixiya ilaa $200 waana nidaamka UNka ee yemen intaan ogahay

    • @aamina864
      @aamina864 ปีที่แล้ว

      @@QURAN-ONLINE-SCHOOL Yemen qaxooti miyeey leeyihiin wll?

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@QURAN-ONLINE-SCHOOL 200 may bilkasta isiinayaan shaqsi kasta

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 10 หลายเดือนก่อน

      @@ogaalmedia581 adiga kuma siinayaan ee dawlada yemen ayaa kaqaadays unka

  • @shiinealinuur4057
    @shiinealinuur4057 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Sxb aad baan kugu xidhanahay pagekaaga
    Waxaan joogaa africa sidee ugu fudud oon ku imaan karaa sxb

  • @Faiixa6060
    @Faiixa6060 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsan thy sharafow Lakin an ku weydiyee ma xero qoxoti Aya ku tala maliysiya oo dadka qoxotiga ey dagan yahiin?

    • @hoygadramah
      @hoygadramah ปีที่แล้ว

      Abayo Malaysia miya rabta adna

  • @HIGLOTV
    @HIGLOTV 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️

  • @hilaallovely-pn1zm
    @hilaallovely-pn1zm 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaxotiga iska dhiba wadanka makashaqaysan karan ama wx makabaran karan

  • @abdishakur4581
    @abdishakur4581 2 ปีที่แล้ว +1

    War dadkaan meel waliba wee kaga horeeyaan

    • @zakikp2893
      @zakikp2893 2 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe iso sar ado mahadsan

  • @jowhar9388
    @jowhar9388 2 ปีที่แล้ว

    Malaysia in lagu noolado maxay ubahan thy sharci ahaan

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    sax indha yar oo dhan wa xasidiin

  • @suhaybRashiid-y1p
    @suhaybRashiid-y1p 4 หลายเดือนก่อน

    Zhp inan wax ku way diyo raba

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 5 หลายเดือนก่อน

    haddii dhaliyartii kale aad iska jooga maleysia mafiicno.why aad 6saano ujoogtay hadey xun tahay maa iskaga timaadid? takale qaxooti yaatahay cardka UNta wadataa gaari aanwata baatiri hadey meesha xun tahay see gaariga ugu watadaa?qaxootiya tahay gaariga sidee kuiibsatay? kajawaab suaalahaan. MAAHMAAH ayaa oraneysa MAGAALO QAYRKAANA UCAY ADNA JOOG.😂😂😂

  • @AhmedabdirahmanMohamed-f8x
    @AhmedabdirahmanMohamed-f8x ปีที่แล้ว

    Meeqo bileed uu cadka qaxotiga kugu sobaxaa wll

    • @mogzidrashed
      @mogzidrashed 8 หลายเดือนก่อน

      Iisoo sheeg hdaa ogaaty mzul iniga rpye

  • @hodancabdi3958
    @hodancabdi3958 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @zakariyezaki486
    @zakariyezaki486 2 ปีที่แล้ว

    🇸🇴

  • @yahyaharun6161
    @yahyaharun6161 6 หลายเดือนก่อน +1

    isaguna card UN ayuu qaatay adigana ha imaan ayuu ku leeyahay😂 adigu maxad u tagtay kaaso maydhan baa somali ku jira xaasid meel ma gaadhaysid. 😂 الحسد لا يفلح

  • @GaraadJulaybiib
    @GaraadJulaybiib ปีที่แล้ว

    Meeqo sano kaarka UNKA LAGUHELAA

  • @najmaxariir-fg5xn
    @najmaxariir-fg5xn ปีที่แล้ว +1

    Lacag inte leeg ku tagi Kara inu somali jooga bils

  • @xalimomuse1236
    @xalimomuse1236 2 ปีที่แล้ว

    America Ii loo adaa

  • @Ayubinhooffcial
    @Ayubinhooffcial 2 ปีที่แล้ว

    Waxanosharaxda macalin
    1 mesha aad dagi leheed
    2 youtube lacag maleyahay
    3 1k views wa meeqo lacagtisa
    4 malaysia cunsuriyen makajirta
    Plz intaas kasohadal hadey xushmad jirto

  • @saadaqsiyaad3897
    @saadaqsiyaad3897 2 ปีที่แล้ว

    Zxbow anigo qaxoti ah intan baxo hakid ma so laban karaa

  • @Flyboy-v7u
    @Flyboy-v7u ปีที่แล้ว

    I be honest about UNHCR in Malaysia no registering anymore if he registering un have waiting around 2 to5 yeers after u get un card ,u can work or drive car

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 8 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @DunidaAragtida
    @DunidaAragtida 7 หลายเดือนก่อน

    Ok