Subxaanllaah sow cajiib ma ahn ugannd in somali shaqo u aado oo malaayiin lacag ah ka helaan oo ay diidan yihiin in askartooda k ka bixiyaan oo ay rabaan inay ka sii shaqeystaan laakiin somalidiin Uganda ayey qoxooti ku yihiin oo xerayo ayey ku jiraan oo qamadi iyo miserable lagu siiyaa .war inkaar ma ahoo midaas
Masha allh wareeysi fiican waaye war soomaaliyeey dalkiina dhista isaga ayaa wax ku tahiin
Walee somaliyeey dhulkiin barkicin ayaa idinku socoto dhulkaa iyo badaas waa la idiin quuri waayey idinkan caqli aad ku fahmtaan ma qabtiin reergalbeed iyo wadamad deriska ah ayaa ka dambeeyo as aygaa maalgalsho allow badbaado alle
Wadankaa Dan laga.leyahay waa la barakicinaa somalida.mana fahmsana
Subxaanllaah sow cajiib ma ahn ugannd in somali shaqo u aado oo malaayiin lacag ah ka helaan oo ay diidan yihiin in askartooda k ka bixiyaan oo ay rabaan inay ka sii shaqeystaan laakiin somalidiin Uganda ayey qoxooti ku yihiin oo xerayo ayey ku jiraan oo qamadi iyo miserable lagu siiyaa .war inkaar ma ahoo midaas
Ilaahooow u saqir
Been iyo khayaali baad umada u sheegay.
2 years baa qaxooti yar saas la isugu dhibayaa oo dahab la isaga dhigay belaaya wax ka sugta african madow
Soomalida maloofuray kaarka qaxootiga uganda