Film-kii Sir iyo Caad Part 15

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • Film-kii Sir iyo Caad Part 15

ความคิดเห็น • 936

  • @Axmad-legend
    @Axmad-legend 7 หลายเดือนก่อน +203

    Nabigena aan ku salino fadlan❤SCW❤

    • @foosshiikh9711
      @foosshiikh9711 7 หลายเดือนก่อน +1

      Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

    • @BahjaAxmed-ut6qr
      @BahjaAxmed-ut6qr 7 หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu calayhi wasallam ❤🎉🙏my Team 💛

    • @user-bq9ll2kd3l
      @user-bq9ll2kd3l 7 หลายเดือนก่อน

      Salah calayhi wasallam

    • @Salmaanabdiofficial2298
      @Salmaanabdiofficial2298 7 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @user-zz9pt7vz2o
      @user-zz9pt7vz2o 7 หลายเดือนก่อน

      scw scw

  • @Alhamdulilah1506
    @Alhamdulilah1506 7 หลายเดือนก่อน +31

    Ilmadii qarsonayd ka macaan inta la socota like😂❤

  • @anasabdisalan5780
    @anasabdisalan5780 7 หลายเดือนก่อน +243

    inTaa Hargeisa kadaa waneysaa farTaa taagaa ☝️😂

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 7 หลายเดือนก่อน +65

    Inta muqdisha cadey ka daawaneso like isaara

  • @xamiidadiili
    @xamiidadiili 7 หลายเดือนก่อน +219

    Asc subax wangsan inta jiif kudaawaneso farta taaga❤😂

    • @NadroNasiib-sb5dz
      @NadroNasiib-sb5dz 7 หลายเดือนก่อน

      Maxaa Naga rabtaa ✌️

    • @rumaancumar216
      @rumaancumar216 7 หลายเดือนก่อน

      ☝️

    • @RamlaAbdiwaliali
      @RamlaAbdiwaliali 7 หลายเดือนก่อน

      Xafiiskayga shaqadaa ku dhex daawanayaa🥺

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina 7 หลายเดือนก่อน

      Same wllhi ❤😂​@@RamlaAbdiwaliali

    • @NasteexoaxmadNuur
      @NasteexoaxmadNuur 7 หลายเดือนก่อน

      👆

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 7 หลายเดือนก่อน +46

    inta jiifka ku daawanaysa farta taaga☝️ finally waa dhamaaday sir iyo caad waxaanu ahaa filim aad cajiib u ah mahadsanidin team xogmaal and director maxamed paracetamol filimo kale oo tayo leh ayaan idinka sugar sugaynaa❤❤

  • @xamdacismaan2635
    @xamdacismaan2635 7 หลายเดือนก่อน +21

    Sir iyo caad hda saa miyu kudhamaady 😢😢😢😢 i love you 😍 tim xogmaal media form hargeisa ❤❤❤

  • @fatush143mohamed6
    @fatush143mohamed6 7 หลายเดือนก่อน +10

    Gabdhow mar walba Hoyo iyo Abe number one ka dhigta

  • @kawsarcabdilaahi1989
    @kawsarcabdilaahi1989 7 หลายเดือนก่อน +111

    inta muqdisho ka dawanysa farta taag😂☝️

  • @user-xl3ti4ig9g
    @user-xl3ti4ig9g 7 หลายเดือนก่อน +27

    Musalsalka saan usugayey waan daaley wallahi waad mahdsantihiin lkn aniga jillinka waan aqaanaaye maad iqaadataan reer garowe ahaye please action walna kasoo bixi karaa waxa musalsal aad soo gudbisaan kanaan ugu taageero badnahy walle❤

    • @zamzamabdullahi510
      @zamzamabdullahi510 7 หลายเดือนก่อน +3

      Na anba kula mid baa ahay grwana waan kula joogayeh ee Yaa n rabay waaayeh😂😂😂

    • @user-xl3ti4ig9g
      @user-xl3ti4ig9g 7 หลายเดือนก่อน

      @@zamzamabdullahi510 xbbti acteriin aan loo ogeyn baan nhy dulqaadkaa badinaynaa

  • @rarahsn
    @rarahsn 7 หลายเดือนก่อน +204

    Damn i thought da musalsal ended at part 14😅please no so badiya like FILO . Twice a week will be perfect

    • @jeedacaddey6541
      @jeedacaddey6541 7 หลายเดือนก่อน +9

      Agreed

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 7 หลายเดือนก่อน +5

      Me too i thought it was ending part 14

    • @Dugsiiye2002
      @Dugsiiye2002 7 หลายเดือนก่อน +1

      Me too thought it was ended.

    • @Dugsiiye2002
      @Dugsiiye2002 7 หลายเดือนก่อน +1

      Me too thought it was ended.

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 7 หลายเดือนก่อน +3

      Waxan mafilay gadhana isbuci hal episode hadne musasal aay bilaban maba dhameyan yahuu walahi unsubscribe iska odhan Dona umaleyn

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 6 หลายเดือนก่อน +3

    inta Xanta tiktok ka argtay kadib soo raadisay☝️😂😂😂😂

  • @ubahileie8045
    @ubahileie8045 7 หลายเดือนก่อน +36

    Inta borama film kan ku wadanaysa wn salaamaya ❤

  • @amiiraadam
    @amiiraadam 7 หลายเดือนก่อน +54

    Inta burco ka dawnaysàaa🎉😂❤

  • @user-qt4jv2yi9w
    @user-qt4jv2yi9w 7 หลายเดือนก่อน +61

    Wllo ilahy dartii nabiga igula sali aday ku anfici malin aan manta ahyn😢❤

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ikraan Naag Nool waaye gabdhaha somaliyeed hadii ey sharaftoda iyo sharafta familkoda ilaalin lahayeen rafaad kumq dhici leheeen

  • @shamsamohamed8330
    @shamsamohamed8330 7 หลายเดือนก่อน +34

    Inta Garissa cadey kadawaneyso farta taag🙌🙌🙌🙌🙌

    • @Abdirahman-jw6tm
      @Abdirahman-jw6tm 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi waan uxiise Garissa cadey

    • @Cafaf40
      @Cafaf40 7 หลายเดือนก่อน +1

      Kan wixii ka horeeyay oo dhanba garissa cadey baan ku daawaday .. I miss it

    • @israbintucabdullah9369
      @israbintucabdullah9369 7 หลายเดือนก่อน +2

      Garissa cadey from bula riig 😊

    • @Abdirahman-jw6tm
      @Abdirahman-jw6tm 7 หลายเดือนก่อน

      @@israbintucabdullah9369 m.a nasiib qabta hadawa waalidka agjogtid

    • @saharaabdi6628
      @saharaabdi6628 7 หลายเดือนก่อน +1

      Missed Gtown

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 7 หลายเดือนก่อน +9

    Sir iyo caad the best filim ❤️🥺wa mhdsin tihiin xogmaal ❤️🙏👍

  • @user-hh5ug9xe7j
    @user-hh5ug9xe7j 7 หลายเดือนก่อน +19

    Asad waa Qiyaanole musuq maasuq badan lkn edab baa loo yeelay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Qamar-lm3os
    @Qamar-lm3os 7 หลายเดือนก่อน +85

    Inta canjeelada ku,kor dawaanysa oo ku,duwaysa😂🙌

    • @user-di2bg4iq7h
      @user-di2bg4iq7h 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂sax canjeelada korkeda

    • @Rumaan-cishqi
      @Rumaan-cishqi 7 หลายเดือนก่อน

      Canjeelada kor keeda😂😂😂

    • @user-nt8hx4uz9w
      @user-nt8hx4uz9w 7 หลายเดือนก่อน

      𝚜𝚎𝚖😅

    • @IdilSaalax-yg9ce
      @IdilSaalax-yg9ce 7 หลายเดือนก่อน

      Haa zx asC

    • @sucdimuriidi7600
      @sucdimuriidi7600 7 หลายเดือนก่อน

      Same😂

  • @hawaibrahim6664
    @hawaibrahim6664 7 หลายเดือนก่อน +67

    Sir iyo caad was another level! Keep going team paracetamol

    • @user-hy7rr6gg9r
      @user-hy7rr6gg9r 7 หลายเดือนก่อน

      Wall filimkii miyuu dhamaday filn kana xamasad lehe ilinta waan dawanaa lana soconaye kana ka xamasad badnaaye

  • @user-ot7hb2qb8b
    @user-ot7hb2qb8b 7 หลายเดือนก่อน +35

    Inta ayago canjerada dubeso dawaneso waa ninsalamay❤❤

    • @AminaCcasiis
      @AminaCcasiis 7 หลายเดือนก่อน

      Wankaqaday

    • @xafsoxilkas200
      @xafsoxilkas200 7 หลายเดือนก่อน +1

      Walaaley ani maa iijeedaaa 😂wllhi waa quraacanooyaa

  • @Kaamila-123
    @Kaamila-123 7 หลายเดือนก่อน +5

    Bisinka soota la is wada furay 😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 7 หลายเดือนก่อน +7

    👍💯💯👌👌Excellent wacyigalin and great lessons learned…..!
    1: don’t focus the action, but focus on course-Root
    2. Cheating, Lying….dulmiga iyo lugooyada aad ayey u xuntahay Cuqubana laga dhaxlo ….you will end ground Zero

    • @radwaAhmed351
      @radwaAhmed351 7 หลายเดือนก่อน

      In gabadh laa guursan ee rerkeeda la guursado in dadka gacalka ah isbartan

  • @zamabdul4945
    @zamabdul4945 7 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂 Aniga waan xishodaay Mahamadow like na wan saraay❤❤

  • @user-ov1tu6hf5r
    @user-ov1tu6hf5r 7 หลายเดือนก่อน +5

    Tiina Fillinka u Shidan😂❤

  • @Abdirahmansocoto7087
    @Abdirahmansocoto7087 7 หลายเดือนก่อน +10

    Imika ma tiinadii sanka taagi jirtey baa guushii raacday.

  • @Only_yourLocalbrother
    @Only_yourLocalbrother 28 วันที่ผ่านมา +1

    PLS BRING PART 16 OUT MY HOOYA AND ABO LOVE SIR IYO CAAD 😂ITS SO FUNNY MASALLAH ❤

  • @user-es9ud5cr2e
    @user-es9ud5cr2e 7 หลายเดือนก่อน +29

    Labo week baan sugayey 😂😂😂😂😂

  • @sucaadhassan9898
    @sucaadhassan9898 7 หลายเดือนก่อน +3

    Inkasto markaa yared cajiinka inaad qasto nacbeyd eedo macan taas isku dhiig ayaan nahy hadase dantaa i baday

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 7 หลายเดือนก่อน +20

    Thank you so much team paracetamol amazing film I love it thank you again for all yr hard work can’t wait for the next coming film ❤❤❤❤❤

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 7 หลายเดือนก่อน +16

    Aakhiirintii tiina baa guuleysatey io carrurteeda😂

  • @falishassan3662
    @falishassan3662 7 หลายเดือนก่อน +5

    Sabab lkn😢muxu udhamaaday😢😂😂any ways aada umahdsantihin wlhi film kal iyo laab eh ayuu aha mid kalo ka xiso bdn idinka sugeyna guuleysta ❤❤❤

  • @HothoAli-pl1zp
    @HothoAli-pl1zp 7 หลายเดือนก่อน +3

    😂 tiina jiliinkeeda ka hela wlhi

  • @____0934
    @____0934 7 หลายเดือนก่อน +15

    😂😂😂😂 Adunyo imaqlay iqariyay ayu kudanbeyay Asad kkkkkkk

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 7 หลายเดือนก่อน +13

    Waa mahadsantihin dhamaan jilayasha iyo howl wadeenada. Musalsalka 2aad ee Somali aa ka fiirsado aheydeen.
    Filo iyo Sir & Caad, in xalqadaha sii socdaan jeclaan lahaa. Films iyo Series kasi xiisa badan idinka sugeyna 🌼

    • @AishahersiDhabaney
      @AishahersiDhabaney 7 หลายเดือนก่อน

      Isku mid nahay labadooda aan isku daawadaa

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤🫶🏻☝️🕋♥️😥❤

  • @nimcohnaziyah2014
    @nimcohnaziyah2014 7 หลายเดือนก่อน +4

    Filmkan inuu dhaamado muu ahayn waa macna wlhi😢

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 7 หลายเดือนก่อน +9

    Sumayo iyo maxmed iney dib umidobaan ayan jclhy wlhi😢😢😢

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baad uu mahadsantihiin filmkan cajiib kale eedno dhamaystirteen waxaan iniga fidhina aflaan kalo cussub Allah ni sharfo oo ini dhowr teamko dhan keep going up

  • @CaashoCabdinasir-qu4sv
    @CaashoCabdinasir-qu4sv 7 หลายเดือนก่อน +17

    Inta Ila sugeese😭

  • @anisojama-vp6yw
    @anisojama-vp6yw 7 หลายเดือนก่อน +5

    Inta garowe jano kadaawanaysa farta taaga😂

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 7 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher xaliye odhaahdiisii caanbaxday Daanyeer 😅😅😅✌️ team xaliye ismuuji

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 หลายเดือนก่อน +2

    Daanyeerkaasna Illahaaa Ku Dhafiyey😂😂😂❤❤❤😘🤲( Vive Les Garçons 😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤲🤲🤲)

  • @user-go8oi8dc6s
    @user-go8oi8dc6s 7 หลายเดือนก่อน +13

    Ilaahayow sir iyo caad yaanu dhmaanin 😂

    • @NagmaShidan
      @NagmaShidan 7 หลายเดือนก่อน

      Ameen
      Habeenki xalqad so dhacdaba wan ka naxaaye

  • @nadaali9553
    @nadaali9553 7 หลายเดือนก่อน +13

    Inta shaqo iyadoo ku jirta daawanysa farta taaga sxibayal ❤❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta hada soo radisay sir io caad😂😢❤❤

  • @Queensaara-px9m
    @Queensaara-px9m 7 หลายเดือนก่อน +19

    War bilaa cod miyaa mise waa kaligey😅😅😅

    • @FatxiMayo-mv2vo
      @FatxiMayo-mv2vo 7 หลายเดือนก่อน

      Waa cadi waa adiga xagaaga😂❤

    • @ramla-kf49db3h
      @ramla-kf49db3h 7 หลายเดือนก่อน

      Aba ani cod iima lahneee😢

    • @maryanahmed4083
      @maryanahmed4083 7 หลายเดือนก่อน

      @@ramla-kf49db3habyo telka dami ee shid

  • @Natrue_2
    @Natrue_2 7 หลายเดือนก่อน +17

    Wn ka xumahay inu dhamaado finallay thnk u team xogmaal❤❤❤❤

  • @sharafhaji
    @sharafhaji 7 หลายเดือนก่อน +10

    Hhhhh ad ayan oga hilay qebta ogi danbeysay xogmal dhamantin mahadsanidin

  • @abdulqadirali7885
    @abdulqadirali7885 2 หลายเดือนก่อน

    Waa filimkii ugu wanaagsan ee Somaali soo saarto. Mahadsanid

  • @Fadumo-hl4rb
    @Fadumo-hl4rb 7 หลายเดือนก่อน +4

    Suuqa xoolaha maxamad .Tina ❤masha allaah from hargaysa

  • @user-sn5bu2jf6b
    @user-sn5bu2jf6b 7 หลายเดือนก่อน +3

    nio wad laragteeen qusanayba inad goysen ❤❤😊😊😊

  • @Dhiirisomohamedibrahim
    @Dhiirisomohamedibrahim 7 หลายเดือนก่อน +45

    Inta hargaysa gaar ahaan Maxamed mooge ka daawanaysa wan salamay😂😢

    • @najaxhena
      @najaxhena 7 หลายเดือนก่อน

      Waykan😂

    • @HamthaPile
      @HamthaPile 7 หลายเดือนก่อน

      Ala reer ina moge ahaaa 😂

    • @NuuranuurCali-wy4gr
      @NuuranuurCali-wy4gr 7 หลายเดือนก่อน

      Kaxgee dee

    • @xafsaosman4397
      @xafsaosman4397 7 หลายเดือนก่อน

      woow ina mooge😂

    • @-muhiyathein
      @-muhiyathein 7 หลายเดือนก่อน

      Mustaqbal agteda 😂

  • @khadracali3430
    @khadracali3430 7 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤sana iidi dawanayey tell iga jabey plz wlky parastamool iyo deeq daeajo igu cawiya tell we love you dhamatiin jawaba wacan waxan joga keny nayropi😢

  • @yasminamin1615
    @yasminamin1615 7 หลายเดือนก่อน +6

    Inta jigjiga kadawanaysa isooraca😂😂

    • @Fathi-ij2sr
      @Fathi-ij2sr 7 หลายเดือนก่อน +1

      Weykan 😂😂

    • @yasminamin1615
      @yasminamin1615 7 หลายเดือนก่อน

      Welcome 😂😂😊

  • @ilyasaziza9457
    @ilyasaziza9457 7 หลายเดือนก่อน +4

    Inta sumayoo ka qirotey farta tage😢

  • @bishaaroali7219
    @bishaaroali7219 7 หลายเดือนก่อน +7

    Flimka saan inuu kudhamaado maanan jecleyn wa faido ahba lagama helin hadii dadkii isjeclaa ishelayn waxan jeclan lahayn labada family oo hishiiyeen , sumayo iyo mxamed oo isku soolaabteen, Kulmiye iyo sxbtis oo isgursaday iyo colaada family oo meesha kabaxda, iyo asad iyo xaskisa oo isku solaabteen. Dadkii dhmaa wayba kala tageen masaasaa filim lagu soo gaban gabeeyaa team xogmalow😢😮

    • @AishahersiDhabaney
      @AishahersiDhabaney 7 หลายเดือนก่อน

      Meeldhwwr wax ka fiirise. Waana sax 😊

    • @CaashoAbdullahi-gm2zz
      @CaashoAbdullahi-gm2zz 7 หลายเดือนก่อน

      Sax sasa laga rabay😢😊

    • @AishahersiDhabaney
      @AishahersiDhabaney 7 หลายเดือนก่อน

      @@CaashoAbdullahi-gm2zz laakiin filimka qeebtii 15 aa dhamaate dhaheen waaasii soconaa i sha allah

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 7 หลายเดือนก่อน

      Absolutely so sad 😞

  • @rahimaabdulkadir5239
    @rahimaabdulkadir5239 7 หลายเดือนก่อน +2

    War paracetamolow waaad fududaatay sumayo maxaa ufurtay😢😅😅😅😅

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jacaylkiine Waalidkuu ku xeranyhy cajaa"ib !!!!!!😱😱😱 Yaaaa Rabbi , Ne Nous Enlève Pas Notre Confiance 🤲🤲🤲🤲☝️❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 หลายเดือนก่อน +10

    Barakumu Allah jamiican. Wonderful actors and actresses. Thanks for sharing with us.

  • @Muwahiib4793
    @Muwahiib4793 7 หลายเดือนก่อน +3

    Intaa hargeiysa garaa ahan 150ka kadawaneysa wan iidin salamey ❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 หลายเดือนก่อน +2

    : ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤❤❤😢😂

  • @MiirCumar
    @MiirCumar 7 หลายเดือนก่อน +13

    Ana u hor arkay❤😂

  • @nura2006
    @nura2006 7 หลายเดือนก่อน +13

    It’s 3:07 UK time 😂😂 I just happened to be awake

    • @wiilqaranwiilqaran8703
      @wiilqaranwiilqaran8703 7 หลายเดือนก่อน +3

      In Africa its salaad fajr😂

    • @nura2006
      @nura2006 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 good morning. I just finished am off to sleep now. Good night

    • @mohamedabdiabdullahi3090
      @mohamedabdiabdullahi3090 7 หลายเดือนก่อน

      it is madness 😠

  • @user-qb6zk6jl7o
    @user-qb6zk6jl7o 7 หลายเดือนก่อน +23

    Anaa uhor arkay 39 sikin yaala ayaan daawaday liketana anaa ugu horeeyay

  • @yusuffkhasin867
    @yusuffkhasin867 7 หลายเดือนก่อน +3

    Filamada dalka inoo soo badiya FADLAN sida ILMADII QARSOONEYD inaba cadi ma ahan AAD AYAA U MAHADSANTIHIIN DHAMAAN BAHDA [XOGMAAL MEDIA]

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 7 หลายเดือนก่อน +4

    Thankz dhaman kooxdan noo heelan ugu horeeeyo maxamad baractemol ❤

  • @cawosalebaan5151
    @cawosalebaan5151 7 หลายเดือนก่อน +16

    Inta cuntadad ku dul cunaysa farta taga😅

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 7 หลายเดือนก่อน

      ☝️😂😂

    • @iqraprincess8718
      @iqraprincess8718 7 หลายเดือนก่อน

      Alaaba ku kor dhaqayyy😂

  • @NajmanajiibNajmanajiibismail
    @NajmanajiibNajmanajiibismail 7 หลายเดือนก่อน +3

    Million ka hala gaadhsiiyo asxaapta❤❤❤

  • @user-mw3ck6oc9d
    @user-mw3ck6oc9d 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hargaysa cadeey inta ka daawanaysa🎉

  • @user-lk3zi7jt8x
    @user-lk3zi7jt8x 7 หลายเดือนก่อน

    Ala marabin musalsalkaan inuu dhamaado dhamaan jilayasha waan umahd celinaa yaasmiin siqaas usalama oo door fiican kaqaadate waxan rajena drama kan kasii fiican inaad noosoo wadaan I.a ❤❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 หลายเดือนก่อน +39

    Congratulations 900k my team xogmaal media 😊🎉❤

  • @pretty841
    @pretty841 7 หลายเดือนก่อน +5

    Tiinaa Iyo KuLmiye So Funny 😂❤

  • @haniabdiqaadir3944
    @haniabdiqaadir3944 7 หลายเดือนก่อน +1

    inta kismayo ka daawaneso waa nii salame

  • @nature45631
    @nature45631 7 หลายเดือนก่อน +3

    woow😍xalqadan waan sugeenay haddan nahay team sir iyo caad 😉wanan fileeyneey inay saan dhan umaacanaty team sir iyo cad marnaba hoos❣

  • @user-bz5zz7jb7s
    @user-bz5zz7jb7s 7 หลายเดือนก่อน +15

    Horay u socda asxapta shaqo adag ayad haysiin ❤

  • @user-zg6qw7un2y
    @user-zg6qw7un2y 7 หลายเดือนก่อน +10

    Xiliga so dhigten xee thy wll yaal 😅😅😅 alxm time salad subax uso kacay asc 😊

  • @maaidomacaane4168
    @maaidomacaane4168 7 หลายเดือนก่อน +5

    Kulmiye is not easy ❤

  • @user-zn1xd4qi3u
    @user-zn1xd4qi3u 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi hoyo iyo xuman is magalan❤

  • @AmallosAwbare
    @AmallosAwbare 7 หลายเดือนก่อน +3

    hinta boorama ka dawaneysa wa idin salamey😂

  • @DJavaALi
    @DJavaALi 7 หลายเดือนก่อน +4

    congratulations🎉🎉 team sir iyo caad well done

  • @user-fw5pl8rz8d
    @user-fw5pl8rz8d 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed wn jeclhy Really Wllhi fuul Respect ❤

  • @ashleyy9745
    @ashleyy9745 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed iyo familkiisa waaba wad toxic dulmiga iyo qayaanada isku support gareeya waana dhaqanka somalida badankooda

  • @hinata.ahmed1
    @hinata.ahmed1 7 หลายเดือนก่อน +18

    Dammnnnn shii was good mnta m.a nice editin n everything 🥳 Ikraan actin skills gettin better by the day 🤩

  • @Afif.zcl1
    @Afif.zcl1 7 หลายเดือนก่อน +6

    Walala yaaal xayaysiska Naga daya😊😊

  • @HaboonOsman-zf8ui
    @HaboonOsman-zf8ui 7 หลายเดือนก่อน

    Dhamaan jilayaasha xogmaal aad ayaaad umhdsantihiin wllhayga qaliga waxan idin haynaa abaal aad u weyn meeshinana xoog ugu xidhanahay wan idinka rajeynaynaa kan iyo kuwe kle oo badan tnx you dhamaantiin😢❤❤

  • @suhuurabdirahmaanjama995
    @suhuurabdirahmaanjama995 7 หลายเดือนก่อน +1

    markaad qof jecashay waa xanuun aad iyo aad udaran oo dadka kugu ag dhawi ku dareemi karin oo laguu haysto sidii qof walan markaa kolb ku noqo am kolb meel uga wareega qofkaad jecashay balse waxa ficnaanan lahayd iyadoo labad qof isdareemayaan midba midka kale jacaylkuu uqabo 😢❤

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wan ka xumahay 😢inuu dhamaado 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hadiyarashid7277
    @hadiyarashid7277 7 หลายเดือนก่อน +10

    Intaa salaadii subaax tukty is muujiya

  • @qamarsiham1592
    @qamarsiham1592 7 หลายเดือนก่อน +1

    Paracetamol is cool person I love how he is talking to mama sahro he is respectful

  • @user-jm7oz9nb3g
    @user-jm7oz9nb3g 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta haragasa ka dawnaysaa🎉❤😂

  • @user-qz7wh8nd9f
    @user-qz7wh8nd9f 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hargeisa idinka daawanaya ❤😂🎉

  • @abdiwaliiman2933
    @abdiwaliiman2933 7 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid director mohamed particemol iyo team xogmaal

  • @Mssharri
    @Mssharri 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inta burco ka dawanaysa like sara 😂❤️‍🩹🤌🏽

  • @nuradinmohamed6161
    @nuradinmohamed6161 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dhaman xogmaal media wan idin salamaya runtii musalsalka sir iyo caad aad baan ula dhacay lkn waxad moodaa dhamaadka musal salka si qurxoon uma dhamaan wxn is lahaa gaba gabada musal salka wuxuu noqon doonaa mid aad u xiiso bdn thnk you XOGMAAL MEDIA.
    sxb paracetamol wn ku taageeraa keep going

  • @ifrahabdurahman3462
    @ifrahabdurahman3462 7 หลายเดือนก่อน +5

    Wuu Soo dhacay waxan sugna a

  • @HassanFabaraca-mi7vu
    @HassanFabaraca-mi7vu 7 หลายเดือนก่อน +6

    Last person ❤❤

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i 7 หลายเดือนก่อน +1

    best film ayuu ahaa thanks guys gaar ahaan maxamed ❤

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 7 หลายเดือนก่อน +1

    aktarkii wiina e Maxamad ma guuriiluu noqday 🤣😅